Cabsida illaahay meesha ayaan Laga saarin Marwalba difaaca iyo dacwad qaadaha barayaasha iyo dhamaan meelahay qusayso xaqa yaan lays barbardhigin fadlan daacada ha loo hiiliyo xaqdarada ayaanan garab la siinin ee musuqa halaga hortago maadaama cidna ayaan islahayn waa laydin xisaabin iyo tanaa dhici fadlan hubsiimo badan hala sameeyo Mida kale waxaa ku badbaadi kuwa danbe ama lagula xisaabtami haddii wax lagu waayana dhibmalaha waa hubin hadii lagu helana waa hawshii la rabay in la qabto Maxkamadu way mahad San tahay hala illaaliyo saraynta kitaabka quraanka waxaan idinkala soconaa dalka dibadiisa wabilaahi tawfiiq insha allaah khayr
Dudaaye waa nin Aftahan ah
Cabsida illaahay meesha ayaan Laga saarin
Marwalba difaaca iyo dacwad qaadaha barayaasha iyo dhamaan meelahay qusayso xaqa yaan lays barbardhigin fadlan daacada ha loo hiiliyo xaqdarada ayaanan garab la siinin ee musuqa halaga hortago maadaama cidna ayaan islahayn waa laydin xisaabin iyo tanaa dhici fadlan hubsiimo badan hala sameeyo
Mida kale waxaa ku badbaadi kuwa danbe ama lagula xisaabtami haddii wax lagu waayana dhibmalaha waa hubin hadii lagu helana waa hawshii la rabay in la qabto
Maxkamadu way mahad San tahay hala illaaliyo saraynta kitaabka quraanka waxaan idinkala soconaa dalka dibadiisa wabilaahi tawfiiq insha allaah khayr
Mid kastaa wuxuu jecelyahay In Uu guulaysto oo Siduu Rabo u Rumowdo Wax Ilahay Dartii U hadlayaa way yartahay
❤❤❤❤
Maa shaa Allaah Duco Fiican buu akhristay Oo Uu ka xumaaday Kan Gudomiyaha Maxkamada Ah
Lacagi waa cunis ee iskacafiya masaakiinta
WAXAAD TAHAY MOORYAN DOFAAR AH WAA IN AAD GASHAA DIFAACA II DHEH IYA AMAAN LAGAMA SUGEEYNIN.
😂😂😂😂
Abuukaate allaah kacabao haqarin tuug
Csw csw csw csw❤❤❤❤❤❤
Horta mala ogolyahey in la amaano eedaysanaha aad qareenka utahey
Dudaaye jahwareriye
7777