UKUNTA MADAXA ISKAGA JABI WAXBA LISKUMA REEBAN CIQAABO AAD U KULUL AYAA LISKU ADEEGSADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 67

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk หลายเดือนก่อน +11

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @jimaleomar2297
    @jimaleomar2297 หลายเดือนก่อน +9

    Legend afka Cali love you for the seek of Allah (swt)

  • @MohamedAbdi-m4w
    @MohamedAbdi-m4w 21 วันที่ผ่านมา

    Wax yabaha diinta & cafimadka wax u dhibayo xujooyinka ka dhaaf sxb

  • @MOHASheikh-m8g
    @MOHASheikh-m8g หลายเดือนก่อน +10

    Afka cali noo soobadi sxb🎉

  • @safarmaxamedcali6607
    @safarmaxamedcali6607 หลายเดือนก่อน +1

    afka ali barnamijkan waa beelo lkn aan kula taliyo waxa soo qortaa nambaro 1 ilaa iyo inta tiro ay yihiin adigana midaasa ku fudud sxb

  • @CabdiKhayr-e9l
    @CabdiKhayr-e9l 2 วันที่ผ่านมา

    Kadsane keen meesha zxb plus

  • @Tooxoow24
    @Tooxoow24 หลายเดือนก่อน

    Kaabbe take care suniyaha in la jaraa waa xaaraan wixii aan diinta ogoleyn xujo haka dhigin sidoo kale balwadda waa la mid sigaarka iyo waxa la midka ah wax xaaraan ah qofka xujo ahaan uma qaadan karo

  • @niciimoaxmed-x1c
    @niciimoaxmed-x1c 25 วันที่ผ่านมา

    Indho markii baxdo anaa waa. Baxay 😂😂

  • @Fatahow143
    @Fatahow143 หลายเดือนก่อน

    Suniyaha dinta maogola in lajaro wllka

  • @nabiilcade5906
    @nabiilcade5906 หลายเดือนก่อน +2

    balwad ha ku keenin plz waxa kale beelo

  • @CabdiraxmaanWadani
    @CabdiraxmaanWadani 28 วันที่ผ่านมา

    Indho way oosay 😂😂😂😂

  • @laylaibrahim7916
    @laylaibrahim7916 หลายเดือนก่อน

    My favorite game

  • @fatimaabdi2702
    @fatimaabdi2702 หลายเดือนก่อน

    Afka cali Suniyaha in la jaro xaram wyeh balwaduna sidokle ee waxn diintu ogoleyn xujo kaha dhigin

  • @xabiiboxasan597
    @xabiiboxasan597 หลายเดือนก่อน

    Lkn mabanano inla jaro suniyaha

  • @MaryanYahye-m6d
    @MaryanYahye-m6d หลายเดือนก่อน

    Umaqalma miya inan garsino 100k angarsino intas kabathan uqalmaaa

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp หลายเดือนก่อน +1

    Afka caliyow dhaqanxumada kada mesha sida sigarka iyo suniyaha wll 😊

  • @AdnanAli-rw1fe
    @AdnanAli-rw1fe หลายเดือนก่อน +1

    So badi masuul oo xujooyinka adag kuso kordhi

  • @SumayaMohamed-x4u
    @SumayaMohamed-x4u หลายเดือนก่อน

    Wiilashu iga isliiday wallahi 😂

  • @Amalmaxed
    @Amalmaxed หลายเดือนก่อน

    Aftahab waa u qalmay guushay meeq xujo ayuu sameyay qof sidana la rabaa

  • @abdikaremibrahim472
    @abdikaremibrahim472 หลายเดือนก่อน +1

    Shp afka soo badi gamekan❤

  • @XaashiJoodax
    @XaashiJoodax หลายเดือนก่อน +1

    Wuuuaanyahay rabiir ok sababtoo ah dooqa qofka xujada hadii laraacaayo asagaba dooqiisa loogumarin burka garsooraha
    Waxbakaqaldamay

  • @maxamedAbdi-dc3ys
    @maxamedAbdi-dc3ys หลายเดือนก่อน

    Best Game

  • @abasschirwa1800
    @abasschirwa1800 หลายเดือนก่อน

    Afka ali wa badiye jalanji ma garanayo u danbeye

  • @cabdiraxmaansudees1088
    @cabdiraxmaansudees1088 หลายเดือนก่อน

    Afka cali xujada inta aan aqrin ka hor qofka qof dooro dheh

  • @06k-malikk44
    @06k-malikk44 หลายเดือนก่อน

    Gameka caawa waa kulu laaday

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 หลายเดือนก่อน +1

    Tik tok deleted iyo account kaga tik tok deleted laba ayey kala tahay ,io

  • @MMA-lk7ir
    @MMA-lk7ir หลายเดือนก่อน +1

    Afka cali team-ka xooga yaree saa id ayee u badan yahiin sxbow si uu muuqaalka u qurux badnaado

  • @MohamedAbdiqadir-c8r
    @MohamedAbdiqadir-c8r หลายเดือนก่อน

    Waji cariiri aaway wura

  • @CKARIINAden
    @CKARIINAden หลายเดือนก่อน +1

    Afka wanku wataa

  • @FahmiRirache
    @FahmiRirache หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂

  • @MohamedAbdi-m4w
    @MohamedAbdi-m4w 21 วันที่ผ่านมา

    Sida suniyaha xiiir diinta ma ogola

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np หลายเดือนก่อน +3

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
    Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.

  • @GgHh-o8d
    @GgHh-o8d หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤So.funny

  • @JacaylIyojacayl
    @JacaylIyojacayl หลายเดือนก่อน

    No so badi😂

  • @abdikaremibrahim472
    @abdikaremibrahim472 หลายเดือนก่อน +1

    Soo badi shp

  • @MohamedAbdi-m4w
    @MohamedAbdi-m4w หลายเดือนก่อน

    Wax dhaqanka islaamka & cafimadka wax u dhibaayo haku so darin xujada sida suniyaha xiiir

  • @HazazileoMsalah
    @HazazileoMsalah หลายเดือนก่อน

    Shaambo iskaabulo kulahaa

  • @ilkacase0000
    @ilkacase0000 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @RaxmaCabdi-b9e
    @RaxmaCabdi-b9e หลายเดือนก่อน +3

    Afka cali xujoyinka kareb waxyabaha qaar sida suniyaha iskaxiir camal dinta Maogalo in suniyaha laxiiro

  • @cabdiriisaq
    @cabdiriisaq 28 วันที่ผ่านมา

    Wn kusalmey

  • @AbdirahimabdallaXasan
    @AbdirahimabdallaXasan หลายเดือนก่อน +1

    Aftaab macalimka jiika usheegay khiyaano

  • @FarxiyoAbdi-j6g
    @FarxiyoAbdi-j6g หลายเดือนก่อน +7

    Wlh is funny games 😅😅😅😅

  • @AbdinaasirMohamed-e7c
    @AbdinaasirMohamed-e7c หลายเดือนก่อน

    waxn ka yaabay intaan daawanaya challen jiyo badan waxan arkay dad waa wayn oo xaar ka sheekaynaaya iyo xaar ayaad tahay laysku lee yahay waxan oo kale anku waan kaba xishoonaa qof dhan.oo xaar baad tahay la lee yahay😂

  • @MuuminoCali-v5v
    @MuuminoCali-v5v 4 วันที่ผ่านมา

    diin'ta kumajurto inaa suni yaha lajaro

  • @bashkamohamed1831
    @bashkamohamed1831 หลายเดือนก่อน

    Xarifka fananada siba diiday ma naaso ayaa ku yaala kaasi salax ma dheelo

  • @AmishaSamater
    @AmishaSamater หลายเดือนก่อน +1

    afka Cali lajan

  • @iqraaden8514
    @iqraaden8514 หลายเดือนก่อน +2

    Tan suniyaha kareeba diiniyan waa xaaran😢

  • @sadamalihussein9582
    @sadamalihussein9582 หลายเดือนก่อน +2

    Aftab wuu usoo dhabar adeegay hambalyo👏👏👏

  • @HawaHusein-s8u
    @HawaHusein-s8u หลายเดือนก่อน

    Waryaa afka cali saanmaxaawaaye suniyaha.dimbiwaaye dambe muuqaalkaaka daawamaayo 😂😂😂

  • @sureyaali1743
    @sureyaali1743 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @abdullahimahat8447
    @abdullahimahat8447 หลายเดือนก่อน

    Fiirii daqan xumo waye balwada yanlagufafinin dambo halkan hadii add rabtan Mel fog inad Gartan plz plz plz plz

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali หลายเดือนก่อน +1

    Afnaan
    Iyo. AFka Cali. Kadhacdey
    Habalyo. Shuluqa😂😂😂

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi หลายเดือนก่อน +1

    🎉

  • @YussufHussein-k9i
    @YussufHussein-k9i หลายเดือนก่อน

    War sxib afka Cali ninki waji carri ahi intu kabaxay?

  • @maxamedAbdi-dc3ys
    @maxamedAbdi-dc3ys หลายเดือนก่อน

    Afka Cali Asxpt hore so qabo Jakarto, keydsane ,Captan bara , baclos

  • @lucky-pro1
    @lucky-pro1 29 วันที่ผ่านมา

    th-cam.com/video/ETTkXp7UyHo/w-d-xo.htmlsi=Q3EmnoSvnjjOuZYx

  • @fatxizhiine
    @fatxizhiine หลายเดือนก่อน +1

    Sobadi😂

  • @Zakariaabdiaden1840
    @Zakariaabdiaden1840 หลายเดือนก่อน

    Afka cali,dhex dhigte,ag seexiye,ku qutumiYe,barbar dhige,ku garaace,calwa kariye ibraahim haashim waanku salaame zxpkeYy😂❤

  • @CaliAxmedQoorey
    @CaliAxmedQoorey หลายเดือนก่อน +1

    Salanta gabdhahane kudar 😂😂😂

  • @Tawakalhabiba-y7i
    @Tawakalhabiba-y7i หลายเดือนก่อน +1

    Afka Cali wa ninwalan 😅

  • @LiibanCali-kt5yz
    @LiibanCali-kt5yz หลายเดือนก่อน +1

    Yaxye hantar soqawo afka cali

  • @liiyataash4674
    @liiyataash4674 หลายเดือนก่อน +1

    𝗔𝗳𝗸𝗮 𝗰𝗮𝗹𝗶 𝗸𝗲𝗮𝗽 𝗴𝗼𝗶𝗻𝗴 𝗽𝗿𝗼 𝗺𝗮𝗿 𝘂𝘂𝗻 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗲𝗹𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗸𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗺𝘂𝘂𝗾𝗮𝗻 𝗿𝗮𝗯𝗮𝗮 𝗶.𝗮

  • @CabdiraxmaanWadani
    @CabdiraxmaanWadani 28 วันที่ผ่านมา

    Indho way oosay 😂😂😂😂

  • @ilkacase0000
    @ilkacase0000 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @rashidmacalim8203
    @rashidmacalim8203 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂