geedkan isaga saar sixirka lagu cunsiiyay

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 66

  • @user-gj4wf6kk6s
    @user-gj4wf6kk6s หลายเดือนก่อน +1

    Sh asc gabadh uurle maisticmaali karaysaa

  • @umuhaala4661
    @umuhaala4661 2 ปีที่แล้ว +4

    Raawanti Raawanti Raawanti Raawanti waligay ma maqlin jazaakallaahu kheyran sheekh

    • @stopchanging6753
      @stopchanging6753 2 ปีที่แล้ว

      Sido kale marka ugu horeyso an maqlayo

  • @omaralo4290
    @omaralo4290 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you sheikh sad to hear people have changed But I will come out victorious Inshallah make dua for me and my family

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 2 ปีที่แล้ว

    Illahay waxan kaga baryaya in janno fardowso shar oo dhan na alle haka xijaabo ummada shaqada uhayso alle hakuxifdiyo Aamiin ya rabbi

  • @shukriabdulaahi3781
    @shukriabdulaahi3781 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheeq raawandiga noosoo gudbi sawir kiisa insha Allah

  • @misssomaliland6712
    @misssomaliland6712 2 ปีที่แล้ว +5

    ASC sheekh suaal Haddi beedka uu cuini kariwayo qofgu muxu ku bedeeli Kara?, Allah been waa ka xarame qof ,7beed ah cuuni Kara iyadon la kaarin maa jiiro maxa xaal ah sheekh noo jawaab shukraan

  • @user-tj7wn1yw8b
    @user-tj7wn1yw8b หลายเดือนก่อน

    Sheeqow qeyr alaha kusiiyo aniga hawada laii raacshey

  • @rudwanceeloz2795
    @rudwanceeloz2795 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheekh cayadaruus Allah ah Ku xafido

  • @azka_____boy3117
    @azka_____boy3117 ปีที่แล้ว

    Hadaan gariir dareemo kawaran shiikh ama lagu salaamay💯

  • @HM-be4jo
    @HM-be4jo 2 ปีที่แล้ว +3

    What is rawaanti?

  • @badriyahasan8670
    @badriyahasan8670 2 ปีที่แล้ว

    .mansha Allah qer alahakusiyo

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 2 ปีที่แล้ว

    Shukran sheikh jazakallah kheyr

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شيخنا شكرا لك ا

  • @rahmaabdi1859
    @rahmaabdi1859 2 ปีที่แล้ว

    Wacaleykumu salaam sheikh

  • @nawalalifomoha822
    @nawalalifomoha822 2 ปีที่แล้ว

    Wcs shiiq ilaahey Ajar ha ku siiyo

  • @zahramohamedmuse9167
    @zahramohamedmuse9167 2 ปีที่แล้ว

    Shekh jazaka allh

  • @aaaxmedfarxaan818
    @aaaxmedfarxaan818 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh caydaruus illaahay khayr hakusiiyo sheekh sideen kuula xidhiidhaa waan xanuusanahay

  • @abusharmarkemuhammadali8429
    @abusharmarkemuhammadali8429 2 ปีที่แล้ว

    ‏جزاك الله خير خير الجزاء واسأل الله سبحانه وتعالى رب العرش العظيم أن يحفظك ‏ ‏ويجزيك ‏إجراء ‏عظيما عن المسلمين ونحن بحاجة لأشخاص مثلك مخلصين لمساعدة المسلمين والذين يسعون لرضا الله سبحانه وتعالى.

  • @laylasiyaad7820
    @laylasiyaad7820 2 ปีที่แล้ว

    Bismillaahi masha allah jizaakallaahu kheyran wll

  • @basramaxamadnuur8251
    @basramaxamadnuur8251 2 ปีที่แล้ว +1

    geedka magaranayo shiikh magac kale maleeyahy

    • @user-wc9il6jh4m
      @user-wc9il6jh4m 2 หลายเดือนก่อน

      Magaciisa kale ma heshay walal jazakallh

  • @basramaxamadnuur8251
    @basramaxamadnuur8251 2 ปีที่แล้ว

    shiikh hada ma hargaysa ayaad jogtaa allah ajar hakaa siiyo talada

  • @umuraxmo4098
    @umuraxmo4098 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq blz jwb iga sii su aasheyda shiqow waxa dhageystà surah ahqaf marka dhageysto kadib calosha idibaxisa kadib dhunta wax weyn oo kusan isoo istagayo ilaa dhefta idhibto maxa sameya

  • @naimaismail1140
    @naimaismail1140 2 ปีที่แล้ว

    Oo shiikhow ukunta caloosha ma jilcisaa

  • @malyounmahad1249
    @malyounmahad1249 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh waruntaa sbbto ah wixii gudaga kujiro waa ay dhamanyan fadliga eebe adine wll alle haka abal mariyo talo wanagaga

    • @nimcomahad9266
      @nimcomahad9266 2 ปีที่แล้ว +1

      Mnsha allah wll Arwa alle inta hadhay ha kaa dul qado idamka eebe
      Sheikh caydaruus aad ayad umahsnthy wll khyr allh hakusiyo Wan isticma leynaa

    • @malyounmahad1249
      @malyounmahad1249 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcomahad9266 allhuma amiin

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah rabiyow exactly aniga sidas sidaas igu dhacdaa markan ruqiyada dhagaha gashto wax kuusan ba caloosheyda kaso guuri dhuunta ayuu imaani matak ba iqabani anigana matakgaa igu adag kadib qufac iyo daaco ayaan isku dari kadib wixi wu noqoni ano arkaayo 😥😥 computer an isasaarin aduunka mayaalo caloosheydana waxbo Kuma jiro wa nadiif bey noqoni results Wana daremeya anigi calosheyda dhinaca bidix waxba ku jiro, hada mudo bn ruqya wada especially kuwagan so dagsaday hada we guurguura wixi marba meel ban ka dareema please wn dhibanahay ee iiso duceeya qofkasto oo message keyga aqriyo walal is ducey shukran.

    • @elramlisha8932
      @elramlisha8932 2 ปีที่แล้ว

      Abyo ilahey haku cafiyo anigana iso ducey wn xanun snahy sixir aya ley cabsiyay

    • @queeninaahmed4019
      @queeninaahmed4019 2 ปีที่แล้ว

      Abayo makaficnatay ana dhibatas aya ihesato

    • @mukhtarcali3863
      @mukhtarcali3863 ปีที่แล้ว

      Wllhi aniga Kula miida waxba iso qaadayo adag hadana wu labanaya ama waxa mooda inay laabtu kukala jeexmayso waxaas waan fahmi wuxu yahay😥hada see tahay wlshay

    • @cabdikariincilmi6977
      @cabdikariincilmi6977 ปีที่แล้ว

      Iskumid ayaan nahay dhib aad ufarabadan ayaan lakulmay aniga mud 3.5 sano iyo bar ah wlina waa laldalaa dhacaa. Seethay maficnatay abyo

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh goormaaaad so laaabanaysaaa Nairobi?

  • @abdullahihussein2678
    @abdullahihussein2678 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh sual Ayan qabaaa ,Quranka markan aqriyo waxan dareema culees gar ahaan dinaca bidixda ,midakale daca yaa iga imado ,labada garab daxdoda Ayan kadareema

    • @mannish.mmk.
      @mannish.mmk. 2 ปีที่แล้ว

      Daaco oo quraanka markaa aqrineeso darentid waa jiradan

  • @nuuracumar4489
    @nuuracumar4489 2 ปีที่แล้ว

    hamayo

  • @salmaali4136
    @salmaali4136 2 ปีที่แล้ว

    😥😥

  • @sahraissa8181
    @sahraissa8181 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh caydaruus raawandi inglish maxaa lagu yiraahdaa

  • @aaminadheer4730
    @aaminadheer4730 2 ปีที่แล้ว

    Asc shekh xaga laga helaya rawandig

  • @xamdisalad4982
    @xamdisalad4982 2 ปีที่แล้ว

    Wcs shiiq Allah ha ku xifdiyo ani wan xanuun sanahy mudo 4 sano ah markii aan quraanka dhageeytana wan isbadalayaa dhaqso maxaa xal ii ah

    • @dagankadagan6705
      @dagankadagan6705 2 ปีที่แล้ว

      alle ha ku caafiyo cafimaad taam ah insh allah wallo

  • @cabiircali9145
    @cabiircali9145 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh ukunta allergy ban Ku leyey maxa xala

  • @siyadibrahim4593
    @siyadibrahim4593 2 ปีที่แล้ว

    Asc … I would like a help ..

  • @handaali9947
    @handaali9947 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh Kenya ma jogtaa

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 ปีที่แล้ว

    Sheikhana waxa lugaha iga socdo markan sallada dukana

  • @jaymo9133
    @jaymo9133 2 ปีที่แล้ว

    beenlowwww ilaahay ka yaaab beenlowww

  • @hamdicisse1526
    @hamdicisse1526 2 ปีที่แล้ว

    Iso qora geedka magaciisa waalayal 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @ayaanmohamed4802
    @ayaanmohamed4802 2 ปีที่แล้ว

    Wllo Waxaan doonaayaa in aan kula soo xidhiidho ee halkee kala soo hadlaa

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh nambarkan kenya malagahella

    • @aymanmaxamed8917
      @aymanmaxamed8917 2 ปีที่แล้ว

      Rawidhi màxakàda sheeq ukuntà enarji ayakulayahay

  • @mohamed-cr8um
    @mohamed-cr8um 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh numberkga xage laga helaa waxn jogaa nairobi

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh caydarus hanun ba ihaayo inmudo ah dhaqtar wakadaley waxba maqabtid camal waxan kunolaxay USA cano loda xadan wayo gedka rawandi heelo maxakale kuqasikara cano kala isticmalna baal isheeg please thank you

    • @mannish.mmk.
      @mannish.mmk. 2 ปีที่แล้ว

      Wllky geedka suu u egyhy iisheeg please 🙏 bro

  • @mannish.mmk.
    @mannish.mmk. 2 ปีที่แล้ว

    Shikh caydarus Allah kuba rakeeyee geedka jaalaha miyaa oo laba labada badan jaala u naqana haday tahay oo laqasaayo jab in laga goosto la milaayo markaad cabtid mataga iyo shubanka leh aad markaad cabto ilaa uu kaaso baxo aanan joogi karin maalin kaas jwb inshallah. 🙏💯

  • @zainabali-ro9mu
    @zainabali-ro9mu 2 ปีที่แล้ว

    Asc shekh maxaa lagu dhahaa English geed ka

    • @123flower5
      @123flower5 2 ปีที่แล้ว

      I think it is call in English ashwagandha but you can check with someone else insha Allah

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhow waxan kuwaydinaa markaaan seexdo habaynkasta Cunaa la ikenaaa cuntadina waaa Cuna intabadan maxay tahay? Please waaa yabanahay xataa anoo dheregsan gaaajo I qabanaysa ilatali please waan kugu cusbahaye

  • @najaxhassan8676
    @najaxhassan8676 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh are you married?

    • @123flower5
      @123flower5 2 ปีที่แล้ว

      Yes he is married are you looking for a man kkkkkkk

    • @hamdicisse1526
      @hamdicisse1526 2 ปีที่แล้ว

      If he married 1 you will be 2 or 3 or 4 be reading

  • @saadadaher552
    @saadadaher552 2 ปีที่แล้ว

    Aslc cheikh biidada dhunta faraysarata maxa lagu daaweya sheihk

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq 2 หลายเดือนก่อน

      Abyo dhuunta ma lagaa hyaa