soomaalida maxaa laga aaminsanyahay SOMSAT tv

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2012
  • waa barnaamijkii sir fuad ahmed ee mataqaanaa soomaalida
  • ตลก

ความคิดเห็น • 113

  • @majdiashur1718
    @majdiashur1718 10 ปีที่แล้ว +9

    walahi wa video aad u qiimo badan please make more video like this

  • @xogsport24
    @xogsport24 6 ปีที่แล้ว +6

    Qabiilna kuma xusna meesha waana taas waxa aduunka noo yaqaano burcad abaar baahi dad is cuna.😢😢😢😢
    Dhalinyarada somaliyeedey aan fikirkaas aduunka naga heysta. Qabiil iyo qurun waa taas meeshu na dhigay 😢😢😢😢

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 6 ปีที่แล้ว +2

    they may be here for the olympics ...omg i am speechless...thank you boy.

  • @emmamandahier5637
    @emmamandahier5637 7 ปีที่แล้ว +5

    gaaaladan soma ahan waxa isku diray soomaaliya nacaladee alle ha negu dhacdo waxa iga sii daran dadkan damiiir la,aaaanta ah war alle aaan u naqano ooo aan is cafino waxan heysanaaa waddanka aduuunka ugu qanisan inshallah maalin waxa jire doooonto nala hoooos iman dooono sheeeeko cunsurinimo kuma niyadjabno intuu wiiil ama gabar sooomaaliyeed noooshahay walle waa nega xaaaran inaaa dhulkeeena cunteeen #WaanJeclahay #Dadkeyga #Dalkeyga #Diinteyda

  • @mmsuju
    @mmsuju 6 ปีที่แล้ว +2

    #SomsatTV you guys are proud to be called your country is poor nd yet you have the courage to put in public instead of cutting anyway my country is not POOR !

  • @AsmaAhmed-qj9wp
    @AsmaAhmed-qj9wp 6 ปีที่แล้ว +1

    soomaali wlhi waa dad aad iyo aad ufiican waayo waa muslim diina hayesata ilaahyow soomaali ilaali

  • @salmaearly611
    @salmaearly611 8 ปีที่แล้ว +13

    we need more vedios like this please

  • @mimi-jo8gj
    @mimi-jo8gj 7 ปีที่แล้ว +1

    it's so sweet what they said about David bowies wife imaan

  • @anasxasan7169
    @anasxasan7169 7 ปีที่แล้ว +3

    aad Iyo aad ayaa u mahadsantihiin Somalisat tv Barnaamijkaan aad wadiin waa Barnaamij muhiim ah gaar ahaan dadkiina ku nool wadamada shisheeye sababtoo ah waa muhiim dadka aad lanooshahay inaa ogaato waxa aay kaa aaminsanyihiin tusaale hadii uu qof ku argo adikoo kunool wadanka Swedhan qof u dhashay wadankaas hadii aay kusoo dhacdo Burcad badeed bal kawaran ama waxkaloo wanaagsan marka waa muhiin inaa ogaato dadka aad lanooshahay waxa aay kaa aaminsanyihiin

  • @fatmasheekh2073
    @fatmasheekh2073 6 ปีที่แล้ว +1

    kuwa qabilka iyo gaalada la shaqeyo waa nila talina ha modina inaa jefno gal iyo kuwa kadawa socda
    Mar dhaw filimkina way u dhamane in sha allah

  • @mohamedahmedali8575
    @mohamedahmedali8575 6 ปีที่แล้ว +1

    Beauty full look 👨 men and 👩women.. 🙏 thnx..

  • @najiibabdiisse1773
    @najiibabdiisse1773 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi su.aasha ugu weyn aan isweydiiyo ayaa ah goormaa qabiilkan iyo masuqmaasuqa ka bexeena -horta aniga waxaan aminsanahay in anaga hormarka naloo diidenyahay rntii i.a mar uun baa soo rogaacelin doona

  • @AsmaAhmed-qj9wp
    @AsmaAhmed-qj9wp 6 ปีที่แล้ว

    wow dadku waa ay na yaaqaan in aay soomaaliya ku talo geeska afrika mnsha allah ilaahye soomAali aabuury aay mhd leh ilaahyow waad mhdsnty inkasto aan mhdad la koobi karin

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 7 ปีที่แล้ว +9

    isku soo xoori, gaajo, dagaalo,burcad badeed, iskala qaybin, iimaan la,aan ma waxaad sugayseen in laina yiraahdo waa dad fiican oo wanaagsan hhh

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 6 ปีที่แล้ว

      hadaan lamidoobin waa lais guumaysan free man 😂😂😂😂😂😂

  • @mosoudismail5144
    @mosoudismail5144 7 ปีที่แล้ว +7

    allahu akbar bangolian people calling us poor people.!!!!

    • @itsabdi_x8424
      @itsabdi_x8424 6 ปีที่แล้ว

      Mosoud Ismail 😂😂 that’s sad

  • @ZakiMuuse
    @ZakiMuuse 6 ปีที่แล้ว +3

    Labada dhalinyaro wxy shgyaan wxbaa ka jira
    Gaajo / budhcad badeed / qarax iiman l.aan / Qaxoonti .
    Gacan ku dhiiglyl
    Dawlad la.aan
    Ixtraam daro
    Inaany bulshadu ismaqal
    Tuuugo
    We need more like this videas pleaze pleaze pleaze hhhhh wx jira ayay ka hdleen angnana iskugu wcn somaliyeeey .............................................................? ??????????

  • @mohamedmuse08
    @mohamedmuse08 8 ปีที่แล้ว +9

    Somali waxba Kama taqanaan kuligiin teeda kale Somali inuu yahay dad fican ma ogidiin

    • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
      @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 ปีที่แล้ว

      Mohamed Muse somalida dad fican miyaa mise

    • @jamnao5978
      @jamnao5978 7 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Muse hadee yihiin mee cuqdada iska saaran oo heshiyaan fuck it up waryaa waa dad calaama qabaan oo Ilaahey caradiisa heysato

    • @jamnao5978
      @jamnao5978 7 ปีที่แล้ว

      Tryna Chill haa wa runtaa meysan kasban Wall...

    • @sayidcalicabdalla1656
      @sayidcalicabdalla1656 6 ปีที่แล้ว

      Positive idea😁👍

  • @yussufahmedabdi774
    @yussufahmedabdi774 6 ปีที่แล้ว +2

    Whites will never forget black hawk down....viva black lioms

  • @salmaearly611
    @salmaearly611 8 ปีที่แล้ว +2

    woow

  • @Akramchannel1
    @Akramchannel1 11 ปีที่แล้ว +3

    Somalidan waxay moodayaan aduunka dhan sidooda iyagaa wax walba og... Somaliyey dadkan dalkooda unbey yaqaanaan aduunku haduu bartey somali waxaana lagu bartey pirate.. Markaasaad cunto weydiineysaan... Yaaab

  • @abukarboy8526
    @abukarboy8526 7 ปีที่แล้ว +1

    OK manta xitaa salaan INA

  • @kingmubarak4663
    @kingmubarak4663 7 ปีที่แล้ว +1

    qosolkan ad kahadlayso wa mxy luqadeno ma french ba misa carabi ma Nigeria ayan ku ag nala wanka xumay inay sidan ino aaminsanyihin dadkasi inagana sababnay inan hakla isdhignay kadaran ti yared ee timaha buluga aayd marki lawaydiyay mxy somali uk ka so dontay kulaha we have many meusems hhhhh wanka xumay
    mahadsanidin

  • @Shaacuur
    @Shaacuur 7 ปีที่แล้ว +4

    4:00 soomali badan buu wadan kooda uga war roonyahay

  • @user-yj2ij4tm6s
    @user-yj2ij4tm6s 6 ปีที่แล้ว

    Somalia people are beautiful then an other country in Africa just I said that zzz

  • @DiiwaanLyrics
    @DiiwaanLyrics 7 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan ugu jeclahay wiilka yiri olympics ka ayey u yimaadeen

  • @najkovmohamed3643
    @najkovmohamed3643 10 ปีที่แล้ว +1

    wlhy wa vedio qimo badan

  • @maxamedomer6927
    @maxamedomer6927 6 ปีที่แล้ว +1

    Waliba rabshadaha soosocda ayyaabaday
    New Shabaab kkkk

  • @hafsayuu6179
    @hafsayuu6179 5 ปีที่แล้ว

    Waxanaga misayihiin awukee utalaa midkale Allah waxnoo qoray magafeeyno midkale awukaa iskunadiray gallada Somali hormar Anu rajanayaa

  • @fadumaadan1869
    @fadumaadan1869 6 ปีที่แล้ว

    Somalia all Muslim from sunaa
    One Somalia waye
    I don't know because I don't know how my land
    My father came in Saudi Arabia 1985 I think my self like Saudi Arabia I am say one Somalia
    languages all Muslim plz don't forget about all Muslim from sauna all I love all in live the 🌍 America and 👂 to UK like Man United ⚽ arsenal fans bye 👋 👋 👋

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 ปีที่แล้ว +40

    somalida badankood waa dad xun waayo wadankoda ayaga is dhibaateyaan qurbaha qabiil ayay isku haystaan

  • @cabdulexusenmaxamad4604
    @cabdulexusenmaxamad4604 7 ปีที่แล้ว +1

    oh srrty

  • @hamseboss2542
    @hamseboss2542 6 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaalidu ma aha dad fiicN waayo iyaga ayaa isku mashquulay

  • @fariidabintacumarcali4154
    @fariidabintacumarcali4154 7 ปีที่แล้ว +1

    horaa waxa loo yidhi intadan falin ka fiirso maantana sidan ayey dhashay markan adunka iska reebenay oo qoryaha la ordaynay wan u malaynayay in meel walba nola aqoonsan doono argagaxisso

  • @fartuuncalikuusfartuuncali7287
    @fartuuncalikuusfartuuncali7287 7 ปีที่แล้ว +1

    ayagaa isbaday mey sameytan wadankoda mey qabyaladaa iska daayan

  • @AsmaAhmed-qj9wp
    @AsmaAhmed-qj9wp 6 ปีที่แล้ว

    shankaro wll waa runtaa lkni ilaahye ubari inuu mideeyo please

  • @currentmotivaion
    @currentmotivaion 7 ปีที่แล้ว +3

    ma awalu nin saas kuu kala qaybiyay e cunsuri ah ku amaani lahaa kk somali gaajo kulaha somali dhul gaajaba illahay kama dhigin somalia iyo samalise hala kala saaro horta dadka somali waa ay wahsi badan yihiin dhibkayna dheefta ka jecel yihiin wax ay shaqaysana waa jacelyihiin dhulka somalia waa dhul barwaaqaa hase yeeshe wahsiila yaal ba alle siiyay dhulkaas somaali waa wada mashaqayste siday ajnabi ugu xamaalan unbey yaqaanab wadankoda kuma qanacsana xaqiiqdii

  • @user-gu5zi7oc3f
    @user-gu5zi7oc3f 6 ปีที่แล้ว

    Laangaabnimo weeyaan sidaas.Dadka aan waydino waxaan nahay.

  • @mariabo6006
    @mariabo6006 9 ปีที่แล้ว +2

    Umad dowlad ayey wax Ku tahay dadxun wax LA dhaho ma jiraan ala UK yaa dowlada ka burburiyo say ahan lahaayen somaliya jano noqonlahayd

    • @jamnao5978
      @jamnao5978 7 ปีที่แล้ว

      maria bo beenta daa dowlada anaga Gacmaha Kuheyno oo waa sida ka dhigano.
      waan ogahay muran Waad murmi balse Iga Jawaab sualahaan.
      turkiga Yaa inqilabka kaqabtay??
      Ethiopia ninki laalush qaata mxa kudhaco?
      wadamada Qurbaha ninkii/nagtii sharciga jabiya Yaa Ku qiro? Mise waa laan dheera ahaan baa lo daaya???
      ee Dowlada yaana waxba Diirada saarin inkastoo naftooda gafaf badan Noo geysteen taaso ey ka mid tahay In la cirib tiray ciidankii somaliyeed oo mushihaar laan la baday ayadoo kuwii amiso dabaqyo kadhisteen dhaqalaha Konka u ah Wadanka somalia.
      ee Ilaahey Qalbigeena hanoo hadiyo oo Dhulkii hanoo so celiyo. Aamin

  • @hawiyebitchestheylikeblack5196
    @hawiyebitchestheylikeblack5196 7 ปีที่แล้ว +2

    Somali hoormarkakaliya waaa buurcadbadeed iyo ineey meedkabaartan

    • @filmshegfilmsheg5530
      @filmshegfilmsheg5530 6 ปีที่แล้ว

      Hawiye Bitches They Like Black Dick

    • @hackerboy4498
      @hackerboy4498 6 ปีที่แล้ว

      Marqaan laan kaale aan ku dubeeyee ii imow

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 ปีที่แล้ว

    Soomaali iyagaa halkaa is dhigay dalkoodu waa barwaaqo iyagaana is nacay ka dibna cidina ma jecla

  • @fatmasheekh2073
    @fatmasheekh2073 6 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar qof ilaahay qalqay ku casiyaya baa ka suge amaan allahu akbar jahilnimadena herkas miyey mare waa nila tali dona cidacadaha mar dhaw filimkina way u dhamane

  • @fadumoa1861
    @fadumoa1861 6 ปีที่แล้ว

    Faqri malihi subxanalah 😱

  • @mohadeik4926
    @mohadeik4926 7 ปีที่แล้ว +1

    hhh

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 ปีที่แล้ว +1

    Isku soo duuboo kursi jacayl,qabiil is nacayb gaajo colaad tahriib gobol goosi baryo abaaro kufsi naxariis la,aan layzinimo sabarate furriin guur macno la,aana caruur laga dhaqaaqo maxaa la sugayaa ammaan la heli maayo taa

  • @illlssnnsdndbdb3244
    @illlssnnsdndbdb3244 7 ปีที่แล้ว +1

    muhiimadu waa dad xun yihiin

  • @khadarlove9761
    @khadarlove9761 6 ปีที่แล้ว

    Dad walbo wadankooda ayaa laga tusaala qaataa Marka inay waydiiyaan Ma aheenba wadan burbursan dadkiisa Waa dad xun

  • @hamm9369
    @hamm9369 7 ปีที่แล้ว +1

    LMAO Somali in Nigeria ah what 😂😂

  • @leeb1adam754
    @leeb1adam754 6 ปีที่แล้ว +1

    5:25 waxaan ku qoslay asian kan dhahaya they will snatch your phone, laakiin midaa waa been somalida wadamada ay tageen ma sameeyaan wax fal danbiyeed ah ama CRIME, dad yar oo waayadan danbe soo baxay ma ogiye. aniga waqti badan ayaan qurbaha ku qaatay ilaa 9 wadan ayaan tagay markaad dhahdo somali baan ahay dadka inta badan waxay ku weydiinayaan waxaan maqlay somalia dhibaatooyin baa kajira hada kawaran xaalda waa sidee? halkaa waxaad ka fahmaysaa dadka waxa ay wadankeena ka aaminsanyihiin taaso ah waxa ay warbaahin ta ka arkaan

  • @somaligirls3channel632
    @somaligirls3channel632 5 ปีที่แล้ว

    What is with the music? It is not a scary movie!!!

  • @daudiquotes0978
    @daudiquotes0978 6 ปีที่แล้ว +1

    haye adunka sumcada ino taala waan argnay
    kwrnma qabilka muxu her ino gaarsin waye
    #QABIIL

  • @Salaam114
    @Salaam114 7 ปีที่แล้ว +1

    Somali ma lahan Somalia ee meeyay dadki lahaaa? Wax xun iyo dhibaato lee laga sheegay.!!

  • @awal3715
    @awal3715 6 ปีที่แล้ว

    somalidu waa dad qiimo iyo sharfba leh markaa meelahaa la qabta waxa aad wadaan adeer waxaa nahay anaga ku qab wayn wax yaroo cadaanana warkiisu halna maaha

  • @ruqiyaxasan4898
    @ruqiyaxasan4898 4 ปีที่แล้ว

    The introduction is so long

  • @daadirqaali3667
    @daadirqaali3667 6 ปีที่แล้ว

    12:08 is she ok with that😂😂😂😂maka dhab baa mse anaa moode

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 6 ปีที่แล้ว

    HadaYba idin garanayaan aLhamdulilaaH

  • @GL-pg4xu
    @GL-pg4xu 6 ปีที่แล้ว

    Niyow wax xoola baa Tahe video noocano kala puplic Hanooso galin cawaan bad noso wareesanesa faqri aaan taleefon u xadnana maaana arage

  • @abdinasirfarah566
    @abdinasirfarah566 6 ปีที่แล้ว

    Sida ka muuqata Dadkan waxaay aad u maqleen budhcad badeeda

  • @abdirishidali6315
    @abdirishidali6315 6 ปีที่แล้ว

    aryaa farakh afsomali ubadal

  • @mahmoudabdullah903
    @mahmoudabdullah903 6 ปีที่แล้ว

    Soomaalaay wa idinkaa 15 jirkaa maanta ha idin dhaho poor baa tihiin

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 5 ปีที่แล้ว

    I just don't that Baki
    Talking down to pple like
    This

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 ปีที่แล้ว

    Somali speak somalian

  • @coderMoha
    @coderMoha 6 ปีที่แล้ว

    Wtf near africa or somewhere in nigeria???

  • @umucanabjeele1697
    @umucanabjeele1697 6 ปีที่แล้ว

    Soomali

  • @abdallashow
    @abdallashow 6 ปีที่แล้ว

    Pirates And Children soldier ayay somali caanku tahay ayay dhahooyaan

  • @afeywiilka220
    @afeywiilka220 7 ปีที่แล้ว +1

    soomalidu waa fuck dad isjecel ma aha

  • @yasminmuqtarali2344
    @yasminmuqtarali2344 6 ปีที่แล้ว

    Somalia people it;s not poor

  • @AhmedMohamed-me4kq
    @AhmedMohamed-me4kq 6 ปีที่แล้ว

    waxaan laga naxo weeye wlh dadka qaar waxa ay somalida ku qeexayaan markey arkaan side pirates oo burcad badeed 95 % baa ku qeexday dadna anigeyba igu dheheenba aan live ula dooday
    ILLAHOW noo gar gaaar

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 7 ปีที่แล้ว +3

    Somalia is near to Africa kkkkkkkkk

  • @kadarali1249
    @kadarali1249 7 ปีที่แล้ว +11

    3:35 wtf wayaa Chinese guy ma'anagaaa Catholic ah ????????

    • @kamkam22100
      @kamkam22100 6 ปีที่แล้ว

      way ficnaan laheed wadan Catholic ah hadaan ahaan laheen ,Somali dhib badan markteen sida aynu nahay hada ma ahaanen alshababna ma jareen .

    • @NoWay_666
      @NoWay_666 6 ปีที่แล้ว

      kamkam22100 wtf bruh??
      Happy maku tihid miyaaa diintaada allah ku siiyey kuma faraxsanid miyaaa kitaaabka quraanka ah markaaad dhahayso wey fiicnaaan lahayd hadana ahaan lahayn catholic 🤔🤔

    • @abwaanshucaybyarexasan5383
      @abwaanshucaybyarexasan5383 6 ปีที่แล้ว

      kamkam22100 cajiib aya tahay. Soomaaliga baratY somali mateehid islam is the best religion

    • @xogsport24
      @xogsport24 6 ปีที่แล้ว

      Wolf Gamer diinta koowad ee somalida waa qabiilka no Muslim no Christians

  • @abdifatahartan3843
    @abdifatahartan3843 6 ปีที่แล้ว

    olso pakitan is por

  • @wiiliskaako5875
    @wiiliskaako5875 7 ปีที่แล้ว +1

    lmao dadka badan waxay dheheen somaliya wxaa lagu yaqanaa awaar dagaal burcadbadeed , sorry but wht they think are we?

  • @muhammedahmed1216
    @muhammedahmed1216 7 ปีที่แล้ว +1

    caruur wadada mareeso hadii aad wareesatid waxaa ka sugtaa waa dhuuso

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 6 ปีที่แล้ว

    !!!

  • @zakariaabdullahi3707
    @zakariaabdullahi3707 6 ปีที่แล้ว

    Kan buuran oofadhiya waa faataale su aalkaste run iyo been wuu isku daray

  • @abdifatahartan3843
    @abdifatahartan3843 6 ปีที่แล้ว

    so pakistan is por

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 7 ปีที่แล้ว +1

    kaluunka ma oga markay cunayaan inay sanka ka qabsadaan hhhh boqolkii 1 ayaa lagu qiyaasay dadka cuna kaluunka