DAAWO SHOWGII BAARDHEERE EE ABWAAN AADAN SHINBIROLEYS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 30

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 6 ปีที่แล้ว +4

    Goodness can,t wait to be back home #Gedo region mashallah. Baardheera, ceelwaaqo,Buusaar, Garbahareey, faafaxdhuun, ceel cade war yaa I geeya baraf ayanba ku rafaaday yaa allah peace to #Somali as a nation

    • @garadadde4771
      @garadadde4771 6 ปีที่แล้ว

      Ugaz plz come your country need as well as your region. Anaa ceelcade hada kaimaadaye geyl ayaan kusoo raacaye illaa garilay buusaar 👏👏👏👏👏

  • @asadbare4710
    @asadbare4710 6 ปีที่แล้ว +8

    wlhi Caaadi ma Rer Baardhaare way Shiden yihiin

  • @xariiroxaryan8044
    @xariiroxaryan8044 6 ปีที่แล้ว +3

    Waan u xiisay baladul aamiin baardheere

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 6 ปีที่แล้ว +3

    Qurux reer baardheere nasab kaamila

  • @sacdiyocumarcumar7522
    @sacdiyocumarcumar7522 2 ปีที่แล้ว

    faaanweyn dhulkygii❤❤🇱🇺🇱🇺

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 6 ปีที่แล้ว +3

    coodkaga dahabiga ah ugu deeq gacalka guuleyste

  • @mariahappy5384
    @mariahappy5384 4 ปีที่แล้ว

    Balad aanku faano baardhera gedo deegankayga🙏🙏💪💪❤❤👌👌👌👌

  • @lovesomaliaplasma3447
    @lovesomaliaplasma3447 5 ปีที่แล้ว +1

    reer gedo dadkaygi illahay haidinla jiro aamiin kuwa idin dhibo Kenya allaha kadhigo xaabo aad shidaan

  • @urur1445
    @urur1445 6 ปีที่แล้ว +2

    abwan adan shimbiralays wa haldorka gedo halka kasi hy masul shacab qurxon bilic o labisan amni sugan

  • @iskufilanmohamed2913
    @iskufilanmohamed2913 4 ปีที่แล้ว

    Baardheere magalayadi Waa u xiisay 🏡🏡🏡💯❤️🇸🇴🇸🇴

  • @mardhaachennel450
    @mardhaachennel450 6 ปีที่แล้ว +5

    Alle maxan mesha ka maqnaa axyaa abwan Aaden shimbiroleys

    • @jijaluup7873
      @jijaluup7873 6 ปีที่แล้ว

      aad ayeey u quurquurxbadanyihin dhalinyaradas masha allah adeen walal ila ad shaqoyin u yeesho ha kasotegin dhalintas aadka uquruxdabadan ilahow idinbadbadi amiin waanu sosocona dhulki hooyo ilahow adowga kasar dadku hanoladene

  • @abdiasishussienabdulahi8495
    @abdiasishussienabdulahi8495 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 6 ปีที่แล้ว +2

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul waa reer abtiigey ad ayan u jecelahay naftana agdhigaya gaacal is hela gaacmaha is dhafsado dhiiga dhiiiga ikacay dhiga ikacay waar kakaca oo dhaaman wada kaca dhamanwada kaca adan shimbiralaye walal hiil iyo how ayan idin garabtaganahay xaagee kaala soo xariirna deeedg deeg deeg sugid waa dhamatay toolaya ee dadkeni reer gedo dhuulkeni reer gedo hiiiiil iyo how diiyar ayan nahay heesaha weedeniga ah dhuulkey dhiisan kuu dadal isu aruurinta fananiin cod macan ciiyartana nocnoc u ciyara rawayadna ku dara dadku dhexdooda ayey maal kasameynkaran ogada uusheeg inay matooro helan oo beeraha ku jeestan wabi dawo halatabcado iyo ila juboyinka waalal huurdada kakici cadooooooooooooooooooooow kuma qabto amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

    • @mohamedhsnmohayare1881
      @mohamedhsnmohayare1881 6 ปีที่แล้ว

      Jija Luup masha alh qof wadaniyad ah ayaad tahay nmrkga whatsapka inoo sheeg kuguso dirne wixi aqbaara

    • @mohamedhsnmohayare1881
      @mohamedhsnmohayare1881 6 ปีที่แล้ว

      Insha alh aniga dhulki kaaga waramayo insha alh nmrkaga whatsapka iiso dir ok

  • @Nadiir2024
    @Nadiir2024 6 ปีที่แล้ว +3

    Wadooyiin laami waa in deg deg ku dhisnaa gobolka gedo iyo dhismooyiin aan caadi aheen because qof walbo dhulkiisa ayuu dhistay reer gedooy fadhika ka kaca it is woke up time

  • @ahmedgantaal4218
    @ahmedgantaal4218 6 ปีที่แล้ว +7

    Reer bardheere magaciina hajiro

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 6 ปีที่แล้ว +2

    cawa ad ayan ugu farxay hesahada dadku waa ubahanyihin heesa cod macan mashxaraadan iga gudon walal alalallalala alalalal alalalalalal alalalay alalaly siidas kuwad waanu ku ducayneynaye soodiir meel la idinkala xariiro dhuulka an dhise dhalinta an dhiinta andhisne masugu karn wanu dalnay sidan dowlad u sugeynay ee ee deedgdeeg nogu sotuur cawanka laga heel geedwaacaan faceed lama tartamin maxa karebay faced ilhow facano hanaga rebi dagmoyinka aman walal dadku waxan umaleyn waba isnecebyihin weli reeer heebeel iyo reer heebel ayaey isu haystane heshisi waalalaha gedo waala deegmoyiinka ama utiiri beled xawo doolow luuq ganane buur dhubo ceelwaaq dadka mu alifka ah iyo dadka codadka wanagsan dhalinyaro qurqurxon oo gedo ku fanto u same wanu kula shaqayneynaye noso jawa

  • @siciidcabdi494
    @siciidcabdi494 3 ปีที่แล้ว

    Aaden waa halyeey gedo nooloow waligaa aden

  • @raahaabdullahi1979
    @raahaabdullahi1979 6 ปีที่แล้ว +1

    Cadi maha aden

  • @bgdqays8995
    @bgdqays8995 5 ปีที่แล้ว

    manshaallaah that beautiful

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 6 ปีที่แล้ว +1

    waalalow berah walalow beraha hatabcadan dadku cadowga sixirka ku hayan hala xaqo ok geesi

  • @asadbare4710
    @asadbare4710 6 ปีที่แล้ว +2

    madax iga dheeh

  • @aminowayrax8449
    @aminowayrax8449 3 ปีที่แล้ว

    Adigan

  • @somalistars1320
    @somalistars1320 5 ปีที่แล้ว

    SALAN GOBED REE GEDO

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 6 ปีที่แล้ว

    War gabadha xaaskiisa miyaa ina adeer keey waryaa naga ilaaliya bahasha macsiyada meel lagu gaari waayay