Sida loo isticmalo mendeley ( how to use mendeley).Af somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Sida ugu sahlan loo isticmaala mendeley insha allah ka faideysi wanagsan.

ความคิดเห็น • 32

  • @abdulmajiidabdirahmansadik6824
    @abdulmajiidabdirahmansadik6824 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wll wax badan ayaan kaa faa,iday

  • @dalmar7161
    @dalmar7161 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid walaashay, software kan aad ayuu muhiim uugu yahay dhalliinta Soomalida ee waxbarta gaar ahaan ardayda jaamacaddaha. wax fiican ayaad soo gelisay runtii.

  • @xamzejamaccawad2502
    @xamzejamaccawad2502 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid abyoh qaali

  • @Ali-zt7wf
    @Ali-zt7wf 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abyo waan ka faaiidnay

  • @LTGAzam
    @LTGAzam 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah aad baan ugu faraxsanahy inaad xiligaan ubahanahy soo galisay

  • @crashiidahmed8643
    @crashiidahmed8643 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wlo wad mahadsantahay zotero noogu dar

  • @hamdaabdirahmaan4322
    @hamdaabdirahmaan4322 2 ปีที่แล้ว +4

    www m.a aad ayaad umahadsantehe dadaal wcn 👏👏

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp 6 หลายเดือนก่อน

    Woow thank you sis well explained wlh ❤

  • @fadumomohamed6070
    @fadumomohamed6070 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid thanks🙏

  • @aminodahirwarsame1645
    @aminodahirwarsame1645 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sister

  • @xamiidali7615
    @xamiidali7615 4 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid Abaayo❤🙏

  • @abdiwasacmohamed7896
    @abdiwasacmohamed7896 3 หลายเดือนก่อน

    Walal mahadsanid abaayo

  • @mohamaha5768
    @mohamaha5768 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wlshie 💯

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 2 ปีที่แล้ว +3

    Umalayn mayo inu jiro qof iga baahi badan inu jiro runti walal aad iyo aad ayan kaga mahadcelinaya ilahay ha ku barakeyo cilmigaga

  • @SagalKalajaban
    @SagalKalajaban 7 หลายเดือนก่อน

    Abaayo aado noo afacaya ardayda jamacadaha dhigta ee gudaha dalka .
    Cilmigaada allaha ku kordhiyo , mid nafci leh allaha ka dhigo

  • @sadiaabdi6491
    @sadiaabdi6491 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shukran abaayo

  • @seynabahmednuur1896
    @seynabahmednuur1896 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @LTGAzam
    @LTGAzam 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo qalabka loo soo dowoloud ggareeyo iyo sida loogu xiro word

  • @mohamedhusein5126
    @mohamedhusein5126 ปีที่แล้ว

    Inaa Cunta karineyso cml aa u sharxoysaa

  • @nurabdi6767
    @nurabdi6767 2 ปีที่แล้ว

    Wlll whatppka igu soo dir si aan losocda

  • @abdirahmanmaxedjiin3560
    @abdirahmanmaxedjiin3560 2 ปีที่แล้ว

    Wall wa ku warerzanahay 😥

  • @kulanka
    @kulanka 14 วันที่ผ่านมา

    Canabay hppt se thy 😂

  • @Awale252
    @Awale252 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allh, shukran ustaad adoo mahadsan ma na siiin kartaa 'Address' iyo meel aan kaala soo xiriirno such like WhatsAp.
    thanks a lot ustad.

  • @crashiidahmed8643
    @crashiidahmed8643 2 ปีที่แล้ว

    Zoterana noogu dar walo

  • @abdallaaweys6119
    @abdallaaweys6119 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid walal