WARKA CAAWA: Dagaalkii Duleedka Jigjiga Ee Maanta, Khilaafka Somaliya, Darawalo Ku Dhintay Djibouti

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 มิ.ย. 2024
  • WARKA CAAWA:
    ~Dagaalkii Duleedka Jigjiga Ee Maleeshiyaadka Oromiya Iyo Soomaalida Ee Maanta
    ~ Khilaaf Ka Dhashay Go'aanka Somaliya Ee Ah Inay Ka Tanaasusho Guddoomiyenimada Midowga Afrika
    ~ Darawalo Itoobiyaan Ah Oo Ku Dhintay Djibouti
    ~ Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Lacago Deyn Ah
    ~ Iyo Qodobbo Kale

ความคิดเห็น • 11

  • @lifeistooshortbehappy4227
    @lifeistooshortbehappy4227 11 วันที่ผ่านมา +2

    guul tvga karamara

  • @HamseSharif
    @HamseSharif 11 วันที่ผ่านมา +2

    Dadka dhintay waa 3sadex qof anaa jooga dhawacuna waa 6lix qof

  • @Saadobashiir
    @Saadobashiir 11 วันที่ผ่านมา +2

    asc
    Waxaan joogaa qolaji

  • @geesigadifaacasoomaaligalb1302
    @geesigadifaacasoomaaligalb1302 11 วันที่ผ่านมา +1

    Kaaraamardha tv

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 12 วันที่ผ่านมา +4

    Asc Karamara TV guleestaa kusoocdaa xilldimanada fauziyaa haagolestoo warunted warunted kusoocdaa guleestaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Saadobashiir
    @Saadobashiir 11 วันที่ผ่านมา +1

    asc

  • @geesigadifaacasoomaaligalb1302
    @geesigadifaacasoomaaligalb1302 11 วันที่ผ่านมา +1

    Kaaramardha waa munaaafaqiin

  • @HamseSharif
    @HamseSharif 11 วันที่ผ่านมา +1

    8:40

  • @Axmadxubixuzayn
    @Axmadxubixuzayn 11 วันที่ผ่านมา +1

    waxaa dhintay dhanka soomaalida 3 dhimasho ah iyo 7 dhaawac ah dhanka kale e dhinacakale dhimasho 1 qof dhaawac 1 qof intaa wixii kabaxsan waa been

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 11 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ku abuuray kacabso oo beenta umada kadaa kadaab 😂😂😂

  • @AxmedFaraax-gu7ol
    @AxmedFaraax-gu7ol 12 วันที่ผ่านมา +1

    Waraysiga iska saxa 😅😅😅😅😅