" Xisbiga WADDANI isagoo banaanka jooga ayuu Fashilmay" Guddoomiye Xinif

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • " Xisbiga WADDANI isagoo banaanka jooga ayuu Fashilmay" Guddoomiye Xinif

ความคิดเห็น • 48

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wadani Guul insha alah 2024❤

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 3 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse wavba ka qaadimaayaan dadka vannusanaya iyo su aalaha xannuunsanaya sidaada oo kale waxaaga iyo wixii qaranka ayuu idinkala baray wuu jirayaa kulmiye markale insha alaaa

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wariyehan waa ragii lacagta bartay siduu u egyahay

  • @DangaradDadaal
    @DangaradDadaal 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xinif xinjirofijaas,Qudhun lafwayn oo isu haysta wax kale

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wale xinif waa runtii iyago dibadad ka jooga ayay fashilmeen xisibiga wadaani 😂

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 3 หลายเดือนก่อน +1

    Oofwereenka wariyaha waa maxay wax in loo dhiibo ayuu rabaa yaahuu muuse tuugtii geed buu ku xidhay

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaanu nahay beesha xinif manihin kulmiye kamana raacsani codna naga heli maayo

    • @mubarigyusufawed7075
      @mubarigyusufawed7075 3 หลายเดือนก่อน

      Beesha xinif adigoo aye ahbaa ku hadli kara ma kayaree nacaska ahee xaashi wataad utaqanaa yeesif? East london bay nala joogaan yeesif 100/90 waa kulmiyee

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 3 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse biixi dadakan difaacayaa orta miyay ka baqaaan

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 3 หลายเดือนก่อน

    Illahay insha allah naguma kiin soo celiyo kulmiye waanu baranay

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 3 หลายเดือนก่อน

      Wadani yaa raba .condom bay cadawga u yihiin oo waa yusra harti 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @alisaid1214
      @alisaid1214 3 หลายเดือนก่อน

      Cadowga Somaliland iyo
      Gudaha iyo dibada
      Dhabarka ayaa laydinka jebin
      Maanta ninkii habaryoonis ee
      Buuhoodle lagu dilay
      Ee madaxa iyo jidhkiisa la
      Googooyey
      Nin oday ah ayaa shalay ka hadley
      Laakiin faqashtu sir ayey ka haysaa kuwa huwanta adoonta u ah ma hadli kartaan
      Ilaahay ha u naxariisto ninkaa
      Waa nin Somaliland ah
      Qoyskii iyo qaraabadii samir iyo iimaan Allah ha ka siiyo

    • @abdimajid2893
      @abdimajid2893 3 หลายเดือนก่อน

      Bacàaaaaaac bacaaaaac bacaaaaac

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 3 หลายเดือนก่อน

    Waa ceeb muuse saamiri ugaar ah alle hana dhaafiyo dalko nabada insha allah

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 3 หลายเดือนก่อน

    Qodobku waa wadani isagoo dabada jooguu fashilmay

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 3 หลายเดือนก่อน

    Guusha kulmiye ayaa leh Wixii riyo ihina waa wadani

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kulmiye inaaanu maaaanta sheeegan karin 7 sano wax ay s/lan u tareeen. waxay is marmarinayaaan siiilaaanyo wax qabadkiiiisii…….. intaaaaasa kulmiye fashil ugu filan iyo inay dalkiii iyo dadkiiiba baaaabiiiyeeen indho adkaaa

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 3 หลายเดือนก่อน

    Kulmiye wuxu dheeryahay 2bda xisbi ee kale siyaasi sida xinif indho adag oo an xishoon, bal ninkaaso wax bulshada isu keenaysa ku hadlay weligiin maa aragteen😂😂😂

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye annaagaa runta kuu sheegaynee kulmiyii hore wuu isku huursanaa kuwa maanta wadanka burburina ayaa ka mid ahaa markaa bur iyo buushaa lookala baxayaa kulmiye hada waa saafi wadanka cid u dhaantaana ma jirto ee ku biyo cab

    • @Wanaagsane
      @Wanaagsane 3 หลายเดือนก่อน

      Kuwaaa huuursaneeed sheeeegaysaa waaa kuwiii wax qabtay . Kuwa saaafigiiina waaa nimanka wadankii kasoo yaaaacay aaan waxqabad sheeegan karin

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 3 หลายเดือนก่อน

    Muse Biixi wuxu ku tartamaya badii Somaliland ayaan iibiyay. Laa xawla walaa quwah.

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka maxamed kaahin uuuu aaa amanan waxaan uaqaana sida adi okale yaa xinif benaale

  • @kaysemohamed5586
    @kaysemohamed5586 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkani waa kuwii uu muuse geedka ku xidhay ee waayay xoolihii umada ee boobka iyo eexda ahaa ,bal car ha waydiiyo dadka waxa laguugu dhiibaa waa dad jilicsane ma wada gaadhsiisaa? Xinif oo lagu mudaharaadaayo yaa arkay inuu masuul yahay taasaa cadaynaysa,

  • @c.risaaqcismaan3010
    @c.risaaqcismaan3010 3 หลายเดือนก่อน

    kani waa buuniga cusub 😂

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 3 หลายเดือนก่อน

    Wlahay biyahii wajiga ayaa rer kulmiye ka dhamaaday

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 3 หลายเดือนก่อน

    Muuse xaaraantii ayuu joojiyey baadi la siinjiray dadka som lan ku soo qaaday dagaalka markay kibreen way rugmadeen

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 3 หลายเดือนก่อน

    Viv xisibiga Kulmiye

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 3 หลายเดือนก่อน

    INTAAN ARKAYAY QOF SIYAASI AH WAX KAN KA JAAHILSAN , FOOLXUMADA EDEBDARO IYO DHAQAN ISLA WAYNI AH AYAA KA DARAN BAL DOOFAARKAN MA REER AHAAN MISE SHAQSI AHAAN AYUU CID KA WAYNYAHAY MUXUU AFKA LA TAAGAA

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 3 หลายเดือนก่อน

    Haha haha caqligii kulmiye wakaa illahow xaal astur

  • @Mohkh647
    @Mohkh647 3 หลายเดือนก่อน

    Kaw kaw kaw War baa idinkiba hadlaya ba war ordo umada ka dhunta

  • @Af-Ashmo
    @Af-Ashmo 3 หลายเดือนก่อน

    Qabyaalad baa ku dilootay xinifow qarannimo waad ka fogtahay
    Habarjeclo inagaa wasna

    • @khadra27day12
      @khadra27day12 3 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkk doqon yqhqow afkaaga Naga jeedi

  • @Mohkh647
    @Mohkh647 3 หลายเดือนก่อน

    Fataaal xiniif

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 3 หลายเดือนก่อน

    waxaad u haflaysaa sidii ibraahim caydiid

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkk

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v 3 หลายเดือนก่อน

    Doqon

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 หลายเดือนก่อน

    Fataal heelo faqash baad tahay yaa kale Abwaan Taahana kabihiisa ma gaadhid waxaad cadaysay in aad huwan tahay yaa wasakh. Hees Quito leh ayuu Abwaan ku sameeyey waanu taageeraynaa Somalia waa cadow hadii aad qandaraas kasoo qaadatay aday ku jirtaa yaa kalb ibnal kalb

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan ka yaab nin dalkiis iyo ciidankiisa jabisin hada cod doonyaaa

  • @MaxamedKhaliif-hh2jl
    @MaxamedKhaliif-hh2jl 3 หลายเดือนก่อน

    Muuse waxba muu qaban

  • @user-fi7gx8yk6q
    @user-fi7gx8yk6q 3 หลายเดือนก่อน

    Waar ninku idha adagaa cuqubadì caruurta barakacayaasha ayaakusiraaday

  • @farhanseed-hr8ru
    @farhanseed-hr8ru 3 หลายเดือนก่อน

    xinif 😂

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 3 หลายเดือนก่อน

    been baad ka sheegtay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkani maalinta madaxweynaha dooran ee Cirro lagu dhawaaqo toolow malaha wuxuu aaminsanyahay in Muuse fircoon arsaaqada u hayo oo aanu ilaahay jirinba yaab

    • @user-ls9vs6yu3v
      @user-ls9vs6yu3v 3 หลายเดือนก่อน

      Muse Bixi cabdi xilldiid ma hoyada iyo walasha buy ka kufsadey

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 3 หลายเดือนก่อน

      @@user-ls9vs6yu3vmuuse biixi iyo ina Kaahin iyagaa la wasay oo khaatumo wastay ee cid kale ii sheeg, 500 askari oo nool buu rag yaryar oo ka ugu weyni yahay 26 jir ugasoo cararay