Wali ma arag qof Tafsiirka Quranka kugaaro sheikh cumar faaruuq oo ka af somali fasiixsan kana wanagsan.. Alle wuxu isugu daray Cilmi, balaaqo, mufasirnimo, fahmad iyo aftahanimo... Subxanallah.. Allahayow sheikhena qabriga unuuri oo inaga dhig cilmigiisa kuwa ku intifaaco. It touches me everytime I listen to his Tafsiir as if I am sitting in front of him, Allah gave him an amazing gift and he surely maximised it by teaching us in depth meaning of the beautiful words of Allah.
Allaha u naxariisto sheekh cumar faaruuq miisaanka xasanaadka ha ugu daro khayrkii uu ka shaqayn jiray naxariis waarta allow sii anagana nooga daba naxariiso
Alle ha unaxariisto Shiikh cumar faaruq Inagana Alle haynoga daba naxariisto Nebigana aynu ku salino wllo اللهم صل على محمد وعلى آله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آله ابراهيم انك حميد مجيد
ilhow sheikh cumar farouq iyo culamada somaliyed oo dhan unaxariso🤲🏻
Aamiin jazakallah
Iyo kuwa muslimiintaba
Ilahow kunaxariso sheikh cumar faruq jannadada ugu bisharee wan jeclahaye janada nagu kulmi🥺🤲🤲
Manshaalah
Wali ma arag qof Tafsiirka Quranka kugaaro sheikh cumar faaruuq oo ka af somali fasiixsan kana wanagsan.. Alle wuxu isugu daray Cilmi, balaaqo, mufasirnimo, fahmad iyo aftahanimo... Subxanallah.. Allahayow sheikhena qabriga unuuri oo inaga dhig cilmigiisa kuwa ku intifaaco. It touches me everytime I listen to his Tafsiir as if I am sitting in front of him, Allah gave him an amazing gift and he surely maximised it by teaching us in depth meaning of the beautiful words of Allah.
Okocha Messi Aamiin qabriga allahayow u nuuri annaga quraanka allahayow nagu sug oo khaatimada iyo maalinta qiyaamaba nooga nuur aan siraadka ku gudubno
mashaallah
cumar faaruuq allaah ku naxariisro
Wiil ayaa ii dhashay waxaana hada u saaraay tafsirkan macan, Ilahay haka dhigo mid Diintena macan ku dhago, Sheikh Cumar Faruq Ajir iyo Xasanad Allah haka siiyo.
Liban Farah mashallah, wiilka ilaahay ha ka dhigo Sheekh diinta dadka bara oo daaci ilaahay dartii ah. Aamiin
@@SalahBarre aamiin walal.shukran inbadan
@@SalahBarre Aamiin
Ameen
Allah ya raxma Sheikh Cumar Faaruuq.
❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Masha allh allow qabriga kuunuuri iyo intiii muslimiinaaamiiin
Aamiin jazakallah
Allah ha u naxaristo wuxuu hormarsadey camal fcn asaga kuwii ku dayda allah hanaga dhigo aamiin ya allah
Aamiin
Aqoonyahan dhab ah ayuu ahaa sheekhu, Alle ha u raxmado❤
Masha Allah ilaahey janada haka waraabiyo aamiin
MashaAllah ilaahow unaxariiso qabrigiisane unuuri shiikha
Mashllah sheekh cumar faruuq ilahay ha unaxariisto
illahaw unxariiso wa sheikhaygi iyo awowgay allaha ka abaalmariyo shaqadad illah darti uqabatay
Aisha Abdullahi Aamiin, Jazakallah
raxiimalaah sheikh cumar faaruuq qabiriga allaaha kuugu nuuri
Aaniin
Allaah hakuu naxariisto sheikhunal faadil immisaa ummadda muslimiinta guud qoyskaagii iyo ardaydaadii ku tebeysa Allaah jalla wacalaa jinaanal khuldi haynnagu kulmiyo aammiin aammiin aammiin yaarabbal caalammiin
Gjljh Glgft Aamin, jazakallah khayr
اللهم اغفر له و ارحمه و اعفو عنه ووسع مدخله و ادخله الجنه
Allaha u naxariisto sheekh cumar faaruuq miisaanka xasanaadka ha ugu daro khayrkii uu ka shaqayn jiray naxariis waarta allow sii anagana nooga daba naxariiso
Alle ha unaxariisto
Shiikh cumar faaruq
Inagana Alle haynoga daba naxariisto
Nebigana aynu ku salino wllo
اللهم صل على محمد وعلى آله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آله ابراهيم انك حميد مجيد
M.a Allh waxaan uga baryynaa inuu janadiisa kawaraabiyo anagana kuwiii ka faidesty Allh ha inaga dhigo aaamin🤲🤲🤲
Alle haku nasiixto Shakih cumar faaruuq
ilaahay Ha u naxariisto Shiiq Cumar faaruuq wuxuu ahaa mid dadka Wax fahan siin Og
RAXIIMU_LAAH Sheikh Cumar Faruuq
Masha Allah Riximullaah sheeq cumar faaruuq
Masha alah Naxarista Jano alaha siyo Sh Cumar Faruuq
Ilahay qabriga hakuu nuuriyoh
Waa jclahy tafsiirka marku aqrinayo rabiyow unaxa riiso
amiin wlshy qli
@@soomaliproduction3891 masha allh waxan ugartay inaad hatan dhegeysa neyso
Haa maryan sheikh wlh kama daalo shiekha
@@soomaliproduction3891 masha allah
Maryan Shiekh Facebook Iga so qabo wlshey Alfa Isco
رحمة الله عليك رحمة واسعة
Illaahay haw naxariisto sheekh cumar faruuq
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس
Aamiin Jazakallah khayr
Aamiin
Allah u naxriisto sheekh cumar faaruuq
maansha allah,rabi naxariistii jano haka waraabiyo shiikh Cumar faruq.
Abdisalam Farah امين يارب العالمين
Tafsiirka
Mashaalah ilahow kunahariso
Allaha unaxaristo shiiqa qabriga allaha uwaasiciyo
Allah yarxam
اللهم اغفر له وارحمه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج ونقه من الذنوب والخطايا كما نقيت الثوب الأبيض من الدنس.امين
Mashallah Allah janatul firdaus kugeyo we missed you sheikh
Halima Cadey channel Amin Amin
Amiin
Allah unaxriisto sheikh cumar faaruuq 🤲
Allow unaxariiso anakana allaha naga dhigo asaga camal
Aamiin
allle ha unaxaristo sheekh omar faruuq dhamentena alĺle ha inonaxaristo amiiin amiiin amiiin
Abdi Ahmed aamiin2
Raximahulaah ilaah qabeigiisa ha u waasiciyo
اللهم اغفر له وارحمه و لوالدينا و اخواننا واحواتنا جميعا
Allah yarraxma raaximiin our beloved sheekh
Ilahey ha karaliinoqdo idamki ilahey Amiin yaa rabi Amin Amin Amin yarabi calamiin ilahey ha ku naxariisto Amin Amin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🤲
Gari Mohamud aaamiin
Inshallah you will inter paradise MashAllah
Sheikh omar faaruq alle ha u naxaristoo
Allah jannatul fardows hakawarabio😭😭
illaahoow kuu naxariisoo
Ilaahay janatul firdowso ha geeyo insha Allah wanaag buu shaqaystay
Zamzam Taakilo moonwalk
Allow janada geey shiekh cumar
Aamiin jazakallah. Anagoo dhanna Allahayow Jannadii fardowsa na gee
Masha Allah , Allah unaxaristoo
Ilaahayow nagu anfac oo qaligena kuxifdi
Aaamiin jazakallah
Allahayow janadada ku awal mari ❤
Eid mubarak🇸🇴
Shiikhaan ugu jeclaa alle janatul fardowsa haku geeyo
AAMIIN
Allah unaxaristo sheikh umada somaliyed
Waxan layabay dadka qalbigoda an gagay oo dislike sarayo tafsiirka sadin umacaan Allah sohanuniyo
Waa gaalo iyo munaafaqiin
allah ha u naxariisto shiiq cumal faruuq waan jeclahay wadadkan allah dimbigiisa dhaafo anaga allah inaga dhigo kuwii ku cibra qaata
Amiin Ali aaamiin, jazakallah
Amiin Amiin
ilahow uu naxariso wllahi wan.jeclahay shiq cumar
Allow raxmda alle kusiii
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته
دائما اسمع تفسير عمر الفاروق رحمه الله
❤
Aamiin Allah yarxam
illaahoow u naxariiso
Ilahay ha u naxariisto aaamiiin aaamiiin
Carfoon Cali aamiin
Alle ha unaxarista
Aamiin Allah yarxam sheekha
شيخ عمر فاروق الله يا ارحم الراحمين امين يا رب العالمين
Sheeq C/faaruuq ale hakuunaxariisto abti,mcn
Aaamiin
Masha Allah illaahey hakuu naxariiso
Maaasha aaalh
Ilhhow u naxariiso
mansha allah
love.love
Maasha alaah ilaw kuu naxa riiso
May Allah grant him janatul ferdowsa @sheikh Omar faruq
Ilahay qabriga ha u nuuriyo sheekha
masha allah sheikha alaah u naxariisto jinatul fardusa alah ka warabiyo
Alla raxma
سارة الورد haso ameen
Maan shaa allaah
سارة الورد haso ameen ❤️
Masha Allah ! Jazaka Allah !.
Jazakallah ducada
Alle hakubarakeyoo
Jazakallah Khayr walaale
Aamiin Allahayow
Allaha janatul firdows hooygaada kayeelo
Aamiin, jazakallah
Allow kuu naxriiso qabrigana kuu nuuuri
mansha Allah indeed I felt a proud to be a Muslim
Manshalah Allah ya raxma
Ale haynoo wada naxariisto
maasha allah jazaakallah
masha allah allow u naxariso jana fardosana kawarabi shekha anagana hanuun iyo hidayo inagu sii dhaman walalaha muslinta aan u ducena shekh walalayal
aamiin, jazakallah khayr
Mashallah
Allah yarhamka
اللهم ادخله جنات العلى
عبد الغني عبد القادر wa iyaanaa
alle hakuu naxariisto
sheekhayga
ilaahow qabriga unuur
Jazakallah ducada sheekha aad u ducaysay, jannada allah ha nagu kulmiyo, annagana ducada nagu dar
باركالله فيك
طول الله عمرك
زادك الله علمك
غفرالله لك
وجزاك الله خيرا
walalky saalax barre
ibrahim cabdiraxmaan jazakallah kheyr kathiiran, wacilman naafican, wa cimran maca saxa wa cibaada maqbuulan
mansha allah alle haku dhawro walal
الله يرحمه ويغفر له ووسع قبره
Allaha unaxariisto shiikha
ilahey naxariistii jano haka waraabiyo
Ilahey ha u naxariisto
Arfon Hirsi
alow janada ku gee. Yaa alah aamiin
Cali Cali aamiin
Sii faafi walaale, allah ajar ha kaa siiyo
اللهم اغفر له وارحمه
Alha unaxaristo aamiin
علهم الصلاة والسلام 🌹🌹🌹
Illahow unaxariiso shiiqa
allah naxariisti jano hakawaraabiyo
Maasha allh
الله يرحمك شيخ عمر الفاروق يشرب حوض النبي الله 💖
Aamiin jazakallah
Alla u naxariisto shiikh cumar faruuq
Mansha Allah alle qabrika haku nuruyo shekhikow
Maslah Mohamed aamiin,
Jazakallah qherka salah barre
Maslah Mohamed Jazakallah khayr Maslah
mash allaahu
mansha allah tabaaraka allah allow qabriga kuunuuri
thanks for dua
your welcome salah
Fatuma Abdi
Jazakalahu qeyran Ducada ad uduceysay sheikh ga
anagana Illahi Hana hanuuniyo
ilahay Janatul firdaws haka warainto Allah artisan kujeclnhay sh cumar faruuq
Fatuma Abdi Km
Km
Mansha ALLAH
MashaaAllah sheikh.illahay qabrihah kuiftimiyo.may Allah widen your grave
M.M.B family ameen ❤️
honeydol aamiin
Alle haunaxaristo
Aminnnnnnnn