Waxaa ka muuqda in uu jaahil yahay wuxuun u baahanyahay in uu la fadhiisto cid cilmi leh. Waxaa jira wax la dhoho alfaad bidciyah iyo al faad kufriyah Sido kale waxaa jira wax la dhoho in aan laysku ekeesin gaalada oo waxa ay ku hadlaan oo qaldan in aan lagu hadlin. Wuxuuna dhahay aniga ayaa nuurkii ah isla markiina wuxuu ilaahay ayaa nuur ah marka wax ween baa ka qaldan Gaalada ayaa waxay dhahaan masiix baa nuurkii ah ee soo raaca nuurka, waa qaabka ay dacwada dadka ugu fidiyaan. Culimada ha u tago oo wax hasoo barto oo ha iska saxo caqiidada Ama ha dhageesto casharada ku saabsan caqiidada inta uu dadka eedi laha waqtinaga iskaga lumini lahaa social media ha.
Tu n’es pas Arabes .. jamais de la vie pour l’agent immobilier c’est rien tu as oublié qui tu étais et aujourd’hui..😂 tu es qui 😂 vendu et vendre au Turc 😂❤❤ c’est cela la Somalie alors oubliez la Somalie land et encore plus Djibouti
Subxanallah 😢
قال الله - تعالى -: {وَقَدْ نَزَّلَ عَلَيْكُمْ فِي الْكِتَابِ أَنْ إِذَا سَمِعْتُمْ آَيَاتِ اللَّهِ يُكْفَرُ بِهَا وَيُسْتَهْزَأُ بِهَا فَلَا تَقْعُدُوا مَعَهُمْ حَتَّى يَخُوضُوا فِي حَدِيثٍ غَيْرِهِ إِنَّكُمْ إِذًا مِثْلُهُمْ}[النساء: 140].
Oomaar waxba uma hayo horaan ugu qaldamay lkn mardame isiri maayo mardame wuxuu yahayn ALLAAHU ACLAM, ayaan leyahay.
إنا لله وإنا إليه راجعون حسبي الله ونعم الوكيل waa qald in lagaaleysiyo qofka muslimka cadeenla aan
NACAAM
Adeer waxaad ku hadashay waa gaalnimo oo gaalo uunbaa waxaas aaminsan ee anigu koley ku aamini maayo
Viva Xuseen jaamac
🤔🤔🤔
Waxaa ka muuqda in uu jaahil yahay wuxuun u baahanyahay in uu la fadhiisto cid cilmi leh.
Waxaa jira wax la dhoho alfaad bidciyah iyo al faad kufriyah
Sido kale waxaa jira wax la dhoho in aan laysku ekeesin gaalada oo waxa ay ku hadlaan oo qaldan in aan lagu hadlin.
Wuxuuna dhahay aniga ayaa nuurkii ah isla markiina wuxuu ilaahay ayaa nuur ah marka wax ween baa ka qaldan
Gaalada ayaa waxay dhahaan masiix baa nuurkii ah ee soo raaca nuurka,
waa qaabka ay dacwada dadka ugu fidiyaan.
Culimada ha u tago oo wax hasoo barto oo ha iska saxo caqiidada
Ama ha dhageesto casharada ku saabsan caqiidada inta uu dadka eedi laha waqtinaga iskaga lumini lahaa social media ha.
Nuur ma aha magaca Alle
Dalkena gaalo kumanooleyn
Hada kuwo inaga midaa
Leynoo soodiri
Ilaahey aya talo kufilan
Bal yaan lagu degdegin
Asxaabtii. Mid ashahadaneyey ayey dilen
Rasuulkena suubanaha
SCW caylahi salaatu wasalaam ayaa xanaqey
Halo kaadiyo oo hala hubiyo
{ذَلِكَ بِأَنَّهُمُ اتَّبَعُوا مَا أَسْخَطَ اللَّهَ وَكَرِهُوا رِضْوَانَهُ فَأَحْبَطَ أَعْمَالَهُمْ}[محمد: 28].
Inaalillaahi waa Inee ilaaheyhi
Raajicuun 😢
Dalkeeni masaasa udanmbesy
Walaahi waa la isku danbaabi Soomaali 😢
Waxa balasha leh ee kagadaalryo wa maxay mise anaa mooday
Oomaar sawirka gadaashiis shinbirta daftada ah indho sheydaan iyo ciiyo heydaan camal bey leedhay
Haa Mar baa lagu qabsaday
أخي الرضا بالكفر كفر
Ninkan dadka xigmada ku hadla buu ku jiraa
Waxaa jira gaalnimo caloolaad ama munaafaq kaasna xujo cad iyo daliil ayaa lagula dagaalamayaa
Haa insha Allaha
Adiga iyo ninka Xasan marexan hadaba qof galeysiya 😂😂😂😂😂😂😂😂
Naa aamuu xuseen cidna magaaleesiinin maadan arkeenin ninka dhahaayo waa gaal waa majeerteen inuu yahay oo waliba calanka butlaan Sito
Ferme ta boutique 😂
Toi homme Somalie tu disait toujours Arabes mais regarde où .. tu n’as pas honte
Very funny, why ask about his faith! He said he is a Muslim man end of story. Non of our business!
Tic tac on verra toi le message .. et moi un être de rien humain .. fR femme . On verra
Rien réveil toi
Et surtout Israël 🇮🇱 est là tu pourrais pleurer 😢 tu ne rien je viens de te le dire .. fR tu as .. fr
Oomar waa munaafaq waa sheydaan shababa camal ..sheydaan shabab diinta islaamka sheegtaan sida hadan u ceebeyn diinta islaamka ...oomaar diinta islaamka ku ciyaaryaa
Ici c’est Israël 🇮🇱 et surtout la Somalie land Isaac
Et arrête de vendre du vent tu ne sais sais rien alors arrête de vendre .. du vent menteur 😂
Tu n’es pas Arabes .. jamais de la vie pour l’agent immobilier c’est rien tu as oublié qui tu étais et aujourd’hui..😂 tu es qui 😂 vendu et vendre au Turc 😂❤❤ c’est cela la Somalie alors oubliez la Somalie land et encore plus Djibouti