Taliye Sanbaloolshe''Madaxdii Hiiraan State ee aaday itoobiya Dowladnimada ayaan kusoo celinay''

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 14

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah inta dhiban allah kugu guuleyo Aamiin Aamin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ahmedabdi33
    @ahmedabdi33 วันที่ผ่านมา +1

    Dhulka adiga iyo Hassan Sheikh dhacdeen qeebtooda ha la siiyo haddii kale itoobiya ayeey dib ugu laabanayaan,

  • @Laansaar
    @Laansaar วันที่ผ่านมา +1

    Hiiraan state waa lagama maarmaan, hadii kale dalka dhan hal.dowlad halaga sameeyo.

  • @mos1954
    @mos1954 วันที่ผ่านมา

    Sanbalooshe Waa Nin Tashileh, Tolkiisana Yaqaano.

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 วันที่ผ่านมา

    Adeer sanbalooshe waad mahadsan tahay hiraan istade waa ma dhamaato ilaa waqtigii aad ogeey waxaan kuu sheegayaa in lasoo gaaray waqtigeeygii hadii gureey booska baneeyay ineey dhaqsi ku dhamaato ayaan rajeeynayaa,

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 วันที่ผ่านมา

    Suspention iyo frozen maha waa in la masaxa

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma taqnin walalow waa tuug meday somaliya

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sanbalolshe ilahy umada ha ka qabto waatuug

  • @ElmiShire-c4x
    @ElmiShire-c4x 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc ninkan.waiska raqiis waligii.wuxu aha qof kunool adeega dad aanu aanu aqonin laakin taanoyin.siiya marka cali madaxwenye sheegta wankaxumahay wuxu ubadanyahay inuyahay tigree.ama.oromada xawadle sookorsadeen .

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 วันที่ผ่านมา

    Xawaadle koron ayuu ku dambeeyey

    • @Laansaar
      @Laansaar วันที่ผ่านมา

      Maxaad ka wadaa

  • @raxmosiyaad2069
    @raxmosiyaad2069 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxkasta oo aad aadan warsame garab waad ka helaysaa laakiin kirshabab waa waa kaa xaaraan haddii ay xawaadle oo dhan kugu raacaan inagu diidnay dowladna kaligaa ma ahide bal tartiibso maandhow inta kale oo idil inaga ayaa kugu garab taagan laakiin jowhar iyo alshabaabkooda kaa aqbali mayno ee ogow qado maalmo kooban ahna yaysan marada kaaga dhicin maandhow jawigu wuu isbadalay kooxdanna sanad iyo bilooyin baa uharay ee xusuusta yeysan kaa tegin