HORDHACA : DAYAX SHOW | EPISODE THREE | LIIBAAN CABDI WARSAME.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 54

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 2 ปีที่แล้ว +8

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ❤️❤️❤️

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 2 ปีที่แล้ว +33

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar ❤️
    الله ❤❤❤♥️

  • @ayuupnapoli582
    @ayuupnapoli582 2 ปีที่แล้ว +11

    Qiso walba oo qurxoon waxaa ku hoos duugan xanuun iyo qalbi jab badan🥺💔😭 Rabbi ha isku xafido kuwa Sida daacada isu jecel

  • @halimodagan7143
    @halimodagan7143 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha unaxaristo

  • @cabdalaxidig3053
    @cabdalaxidig3053 2 ปีที่แล้ว +3

    dayax show waan ku aaamin sa na hy sxb bar naamij kaan ima dhaafo sxb sare dayax dal nuur she ♥️♥️♥️

  • @saharajimale805
    @saharajimale805 2 ปีที่แล้ว +1

    Wanilmeye wlh haaah Wil Hadu wax jecladho runti lacif ayu noqona Allah unaxristo abowe jecelkaga😢🤲😭

  • @nuurgeesi152
    @nuurgeesi152 2 ปีที่แล้ว

    allha kaaga booga dhayo wll qlia 😭😭waan kulla dareemaa xnnka aad soo martay allha kaaga booga dhalayo ayadane allha unaxariisto😭😭😭

  • @farhiyoahmed5825
    @farhiyoahmed5825 2 ปีที่แล้ว +1

    qalbiga Allah hako qabo Jiyo wll mcn 🤲😭 nolsha hadba waa see walhi 😭

  • @faizo9052
    @faizo9052 2 ปีที่แล้ว +2

    Runtii wexey ehed geeri qalbiyadena taabatay alla yaraxma leylo kuma iloobi doono rabi jannada fardoso hanaguwada kulmiyo🤲🤲😭😭😭

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep up legend

  • @suldaanyaasir4900
    @suldaanyaasir4900 2 ปีที่แล้ว +2

    asc wllkena dayax waa gawr somaliyed oo manta codsi wadato waxan kaa cod sana wllkena beezaani garab qawto aniga Wllhi aqon iimalho ana aqoo uma lihi base 2019 ilaahada aanka arka soshiyal madeyh ee walaal qofka bin aadinka walgarb qab taaye garab qawo mhd snd insha allh gul iyo gownimo wll qali far xad aan kura jeena cadow ilahey kum tuso adi iyo famil kaaga jwp ta waa dhan kaaga wlll🇸🇴🇸🇴👑👑👑👑👑😍😍😍😍😍

  • @dahaboahmed2398
    @dahaboahmed2398 2 ปีที่แล้ว

    Wala ilmeeyey wlhi

  • @NourAhmed-17
    @NourAhmed-17 2 ปีที่แล้ว +4

    EPISODE THREE inaa Soo qorto Qasab miya dayaxoow soo kama fiicna inaa dhahdo QAYBTA 3-aad Mahadsanid walal Dayax.

  • @Abdifatah773
    @Abdifatah773 2 ปีที่แล้ว

    Muqaalka la soo dhakhso dayaxoooow

  • @kingmohan7027
    @kingmohan7027 2 ปีที่แล้ว

    Felling 🥺💔

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 ปีที่แล้ว +3

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @YasminYasmin-zh5lv
    @YasminYasmin-zh5lv 2 ปีที่แล้ว

    Maskin alle haku dhib yareyo

  • @calicabdisiyid9721
    @calicabdisiyid9721 2 ปีที่แล้ว

    First as always❤🖐

  • @axmedmuxidiinhilowle4341
    @axmedmuxidiinhilowle4341 2 ปีที่แล้ว +1

    Dayax pink 📍 igu qabo

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 2 ปีที่แล้ว +1

    Yoyo dayax bro Hal talo wakusiina mybe ina kaheshid so waxa sameysa video walba so dhigeysid chanelkan kuso qor English qoralka hoose walhi barnamij lajecleysto noqona inshalh ❤️❤️❤️

  • @yasinbashir1055
    @yasinbashir1055 2 ปีที่แล้ว

    Dayax Legendary bin isaar hno

  • @nagskwwy1qeuwacqg38
    @nagskwwy1qeuwacqg38 ปีที่แล้ว

    Wano yar iga qaado pro dayax adiga kula hadlaya . Dunida intay jiraty qof amusida wax u dhimtay lama shegin marka ha u jawbjn cadawgaga marna

  • @hindiyaissack5236
    @hindiyaissack5236 2 ปีที่แล้ว

    Dayax plz isku day inaad codkaaga kor uqaado markaad wareysiga qaadeyso wuu hooseeya......anyway keep going

  • @deqoosman2460
    @deqoosman2460 2 ปีที่แล้ว +1

    Tani waa qisada sxptey leylo habeenkii ay dunidaan nagu cidleysay waan amini waayey iney leylo geeriyootay alle ha kuu naxariisto sxp qaali😭😥

    • @shukrimohamed234
      @shukrimohamed234 2 ปีที่แล้ว

      Abyo waa taqana miya gabdha la shegay

    • @deqoosman2460
      @deqoosman2460 2 ปีที่แล้ว

      @@shukrimohamed234 haa sxptey ayee eheed

  • @abdiqadirharry2474
    @abdiqadirharry2474 2 ปีที่แล้ว

    Lii sxb ilahey badalkeda ha ku siiyo

  • @mubaarikmahamed8422
    @mubaarikmahamed8422 2 ปีที่แล้ว

    DAYAXOOW. Aigasoo Qayb Galin karta

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame 2 ปีที่แล้ว +1

    Qisadaasi waxay u eegtahay
    Maanso dheelmad la yidhaahdo oo aan sameyey qiso layga shekeyay habeenkan hindisay
    Mansada xabaal baan ku dulduubay
    Hadaad rabtid waxad kaso dawan kartaan
    Dhegcade channel
    Waxad ama ku qori karta
    Abwaan caqlisame mansadi dheelmad

  • @mahadsomali
    @mahadsomali 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabsi Cabsi Waye 😟😟😟🙏

  • @niyaaladem
    @niyaaladem 2 ปีที่แล้ว +1

    Inankan iminka ka hor ma arag se waxaa uu u ekyahay nin dhib soo gaaray.

  • @abduqadirfarah7057
    @abduqadirfarah7057 2 ปีที่แล้ว +1

    ﷴﷺﷴﷺ

  • @yaxyemaxamedaxmed791
    @yaxyemaxamedaxmed791 2 ปีที่แล้ว

    Qofkii ugu horeeyey eeku yidhaahda reply please🥺

    • @cosoble
      @cosoble 2 ปีที่แล้ว

      V

  • @safiyaabdirahman6048
    @safiyaabdirahman6048 2 ปีที่แล้ว +1

    Ani wax waa maqli waayey music ka saaid ah saas ay tahayna ma aqaan waxaan la ooyoy😢😞

  • @yufkanoofficial3077
    @yufkanoofficial3077 2 ปีที่แล้ว +1

    I am sorry man

  • @khadarabdikhadar5894
    @khadarabdikhadar5894 2 ปีที่แล้ว

    Ana u horseracing pin igu qaboh

  • @inahirsi7414
    @inahirsi7414 2 ปีที่แล้ว

    Arbacada Inay Maanta Aheyd Ayaan Moodayay

  • @engrabiic
    @engrabiic 2 ปีที่แล้ว

    Yaawaye kan maba aqaano dayaxow

  • @caizhaziinki7883
    @caizhaziinki7883 2 ปีที่แล้ว

    Ax sʀʀʏ ɪʟʜʏ ʜᴏᴡ ɴᴀxᴀʀɪsᴛᴏ

  • @nimcaciise706
    @nimcaciise706 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭

  • @nuuryare7506
    @nuuryare7506 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan umalaynayaa wiil aan qisa diisa Facebook aan ka akhriyay

  • @axmedxoosh5614
    @axmedxoosh5614 2 ปีที่แล้ว

    I'm sorry😓😓😓😓
    But I can't wait the video😔

  • @hamsearab8234
    @hamsearab8234 2 ปีที่แล้ว

    Party 4 hamda bilan soo qabo

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 ปีที่แล้ว +2

    Walalayal fadlan waxaa niiga wada codsanaa in ad ii soo wada boqaatan dhamantin change please 🙏 SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @USAME664
    @USAME664 2 ปีที่แล้ว

    😭 🥺💔

  • @nastehamohamed3925
    @nastehamohamed3925 2 ปีที่แล้ว

    Very sorry 😭😭😭

  • @baarbeofficial4435
    @baarbeofficial4435 2 ปีที่แล้ว

    Pravo hwn walbo chanelka aan wax ka aragno

  • @mohamedabuu32
    @mohamedabuu32 2 ปีที่แล้ว

    Sorry 😞

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 2 ปีที่แล้ว

    Sorry Huuno qaaali

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame 2 ปีที่แล้ว +1

    th-cam.com/video/oFiPxTy4cnA/w-d-xo.html
    Habeenkan samaynayey mansada ama qisadeeda layla wadagay weligay ishaydon ilini ka iman ayaa ilin jogsan wayday😒

  • @khadarabdikhadar5894
    @khadarabdikhadar5894 2 ปีที่แล้ว

    Jjjjjkjj

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 ปีที่แล้ว +1

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️