Naxdin Hodan online oo jawaab kulul bixisay iyo gabar lagaaleeye shekh Mustafa Ali Hana pranta Siro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 55

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial  4 หลายเดือนก่อน +11

    th-cam.com/video/TCNZaS5WIXs/w-d-xo.htmlsi=1eDMq3S_dBgyLveB
    Subxaanallah in lays gaalaysiiyo may maroysaa sheekada iyo Jawaab kulul Hodan online subscribe like share😭😭😭😭

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 4 หลายเดือนก่อน +2

      Asc abayi Margaret ayan kusaray abayo muna viva guul

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 4 หลายเดือนก่อน +2

      Subxanallaah dadka diintena islamka kabaxay illahey hasoo hanuuniyo aamiin yarabi

    • @munaworldofficial
      @munaworldofficial  4 หลายเดือนก่อน +2

      @@faizaabdulla3604 shukran walasheey ❤️

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 4 หลายเดือนก่อน

      Sheeko beraley maxa ugu tagi weysay boraseska ileen diinta muslimka ciyaar been mahe

  • @abdisharif25
    @abdisharif25 4 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah wale ma inan dibad adan galnimo ushegani laailaah ilaalahu muxamada rasululaaah

  • @ubaxaadangiire2174
    @ubaxaadangiire2174 4 หลายเดือนก่อน +3

    Jawaabtii ku habooneyd ayaad siisay hodaneey guuleyso ❤

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 4 หลายเดือนก่อน

    Walal taas waa dacif diintada cid kaa saari kartah ma jirto hadi aadan strong ahayn diintada

  • @yahye2001
    @yahye2001 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaah baa ku caawinaaya walaal Hadaadan haysan xitaa famili

  • @Kokobulle-cy3oo
    @Kokobulle-cy3oo 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi abaayo wax faa iido noo keentaa thanks qaali noso badi please hanaga caajin abayo mcn❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 4 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana allaah Ilaahay miyaa kadooratay iyo diintada

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed9851 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadha walashen ah ha ogato inay towbada ufuran tahay marwalba illaheyna ADDONKISA usonoqdo wuu jecelyahay sidaa olasoco macanto 💋♥️

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 4 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah ayadaa rabtay ineey qurbaha soo aado wey kategi kartay

  • @nimcocali868
    @nimcocali868 4 หลายเดือนก่อน

    ALLEH maad ilawday

  • @aminaanassfamily
    @aminaanassfamily 4 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanllh subxanllh Alxamdullh calaa nicmat alislaam

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkk waa runta Hodon iska celi magah

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 4 หลายเดือนก่อน +2

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan oo kale in aad tv soo galisaan ma heyn Hanna dad badan oo aqli gaaban baa waxaan ku dhaqmi kara in ay gaalnimo ku fududahay dadki naftooda dibad bada isugu tuurayey baa ku dhaqmi kara Xayeey siis bay sidan gaalnimo. U noqoneysaa

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 4 หลายเดือนก่อน +1

      Horta naagtan Hanna qeer malaha wax wanagsann maba sheegto

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 4 หลายเดือนก่อน

    War shiikhaan maaha shiikh mustafe

    • @munaworldofficial
      @munaworldofficial  4 หลายเดือนก่อน

      Asna sheekh Mustafa la dhahaa TikTok ku qor abayo

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkkkkkkk Aabahaa ahaa bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi

  • @Deeka013
    @Deeka013 4 หลายเดือนก่อน

    Subxanllah ceeshka meel qaldan lagama raadiyo sister wlahi inaad hesho lacag xaarana adigoo waaya kuu dhaanta ani waxn daawaday clipka hodan iyo hana baranta sister waxani waa wax laysku keen keenay hada maaha waliba wax run ahna maaha😅 ilaahay ka cabso

  • @SahraJimal
    @SahraJimal 4 หลายเดือนก่อน +1

    Rag isbitaal jiifo xaa naga galaxy waa wad qYAno socota

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 4 หลายเดือนก่อน +1

    Muno sabab aad usoi qadatahy dadan isku meel usocon hodon luqadeda hada mahan was wa hore

  • @wardaseth2002
    @wardaseth2002 4 หลายเดือนก่อน

    Sax✅✅✅💕💕💕

  • @hoyggadiinta935
    @hoyggadiinta935 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wax qalad ayay samaysay illah kaliya ayaa laga cabsadaa qof dartiis inay jisho inay san diinta slamka haysan wax fiican maaha 😮😮😡😡😡

  • @zakariyasharaf4043
    @zakariyasharaf4043 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka soomaali musan ahayn awal

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 4 หลายเดือนก่อน

    U cod egaa oo u wiji egaa muniiro my rajo

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 4 หลายเดือนก่อน

    Xataa hadeey niyad ka ehen nin Gaal ah ayaa qabay oo heestay mana ubanana waaba kafurmay markuu diinta kabaxay

  • @SahraJimal
    @SahraJimal 4 หลายเดือนก่อน

    Naag nool hodaneey xaqiiqada ka hadashaay 4 erayoo daanted usheegtay

  • @nuurdahirali8437
    @nuurdahirali8437 4 หลายเดือนก่อน

    ALLAN INKIRAYAA NINKEGA GAALNIMADIISAN QAATAY FASIRA AFQOYAN HADALKAMAADEE KA HADLA ALLANA UGA BAQA

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 4 หลายเดือนก่อน

    Diinta Islamka ma gasho jiliin. Mar haddii ay kaa dhacdo diinta waad ka baxday ee dib u soo gal. ALLAHNA dambi dhaaf weydiiso.

  • @nasriinhaybe5482
    @nasriinhaybe5482 4 หลายเดือนก่อน

    Ilmaha darteed mey udhahaysa laakiin niyad haday ka aheen waaislam

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 4 หลายเดือนก่อน

    Hana oo familadii dhan soo dubayey iyo ilmihii somaliyeed cuntey ayaa waxbaa ladubtey dheheyso

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 4 หลายเดือนก่อน

    Qofkii gaalnimo sheegta waa gaal

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 4 หลายเดือนก่อน

    Muno hadii aad rabto lik kheyr soo gudbi marwalba

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 4 หลายเดือนก่อน

    War gabadhaan Hodan online
    Maxaa idin daba dhigay.
    Maxaad uga wada daba qeylineysaan.
    MA Idinka xaasidnimaa
    Mise masseyr ba idin haya

  • @dahaboodaxow
    @dahaboodaxow 4 หลายเดือนก่อน

    Jaha 😅😅allha wlhi wa runta ninkeda ka mida iga gadan

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qaraaco marabno waxii khayra soo gudbi hadiikale leeyk masaarayno

    • @munaworldofficial
      @munaworldofficial  4 หลายเดือนก่อน +3

      Ha ii saarin hadaa rabto dadaa kaa badan ok

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 4 หลายเดือนก่อน

    Abayo hodan habartan walan ha ujababin

  • @ismahanhassan2694
    @ismahanhassan2694 4 หลายเดือนก่อน

    Sax waaye hodan dhilqaha iska buufi

  • @NaimaNish
    @NaimaNish 4 หลายเดือนก่อน +1

    Impossible she is not telling the truth

  • @shariifohassan1735
    @shariifohassan1735 4 หลายเดือนก่อน

    Nin adunya jokow maxaa arakte ku.laban, somalida qar wax kasto kafilo, wax kastoo lasheego run ya lomaleynin.

  • @nasriinhaybe5482
    @nasriinhaybe5482 4 หลายเดือนก่อน

    Markey mareykan tagto yur hatiraah

  • @asadyare9770
    @asadyare9770 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wan ku saray

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay 4 หลายเดือนก่อน

    Been sheegaysa? haday u cabsootay ilmaha way la dhuuman laheed. Iyada way la qabtay ninka Arinta gaalnimada Ilaahay u toobad keen waa qafuuru raxiim Qalbigana isagaa og.

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 4 หลายเดือนก่อน

    cidina wax kuuma saarayso waayo fadeexada ayaad badisaa adigu ma adaa xisaabaya yaa kuu dirtay

    • @munaworldofficial
      @munaworldofficial  4 หลายเดือนก่อน +1

      Naa yaa karabo Ina wax Sarto urtoo uff bax yaku ku dhahay kaalay i daawo wad xanuunsantahay

  • @SahraJimal
    @SahraJimal 4 หลายเดือนก่อน

    Naag nool hodaneey xaqiiqada ka hadashaay 4 erayoo daanted usheegtay