Iga aamu ninkan lama fahmee 😮 Maxa ku qasbaya inu itoobiya uu gacanta ugaliyo wadankeena waxa aad aragti run ha umaleyn Ilka abeeso hoos ka xiriirsan erdagon shekadis lama fahmo
Asc ilaahay ha barakeeyo HBN TV waxaan ku jeclaanay inaad ku bilowdo بسم الله الرحمان الرحيم iyo tabinta fiican oo ku fadhiyo xaqiiqda dhabta ah iyo inaadan ku dhexmilmin siyaasadaha is diiddan ee soomaalida. Runtii waan isku hallaynaa wararka HBN TV. ILAAHAY HA BARAKEEYO
Ruushku haduu mar horeba hub halis ah ku dhufan lahaa Ukraine way isdhiibi lahaayeen lkn ruushku waa ma dilaa ma nooleeye saaxiibadiina wax u tari maayaan
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯
Erdogon ilaahey janadii haku geeyo waa codka muslimiinta ❤
Iga aamu ninkan lama fahmee 😮
Maxa ku qasbaya inu itoobiya uu gacanta ugaliyo wadankeena waxa aad aragti run ha umaleyn
Ilka abeeso hoos ka xiriirsan erdagon shekadis lama fahmo
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
Yuhuuda ilaahow ka qabo umada wey waasheen ilaahey idin waal weykasii dhamaanrabtaa carabta xawayaaniinta ah oo aan la hadleylin ayaaba ugu daran bal hada waalidooda maxay suuriya kasoo dooneen guuleysta turkiga
Asc ilaahay ha barakeeyo HBN TV waxaan ku jeclaanay inaad ku bilowdo بسم الله الرحمان الرحيم iyo tabinta fiican oo ku fadhiyo xaqiiqda dhabta ah iyo inaadan ku dhexmilmin siyaasadaha is diiddan ee soomaalida.
Runtii waan isku hallaynaa wararka HBN TV.
ILAAHAY HA BARAKEEYO
Guul xuuti reer Yemen 🇾🇪
Thanks so much HBN online tv.
Iiraan .guuuuuuuuul.Sahnuniyad.hoos
Ruushka ha ka dhigeen inuu suuriya ka laalaabto shar iyo khayr midna ma laha
Digniintaas xagee kaheshey?
Mahadsanid
Syria wa xor waxan rajeynayaa in dowlad fcn dhistaan
Allaha u gargaaro muslamiinta .
Allha guuleeyo.xamaas, turkiga iyo suniyiinta suriya yaarabi
Asc waan kusalaamay hadaa nahay muslim ☪️ waan guulaysan doonaa insha allaaah
Hbn warar hufan🎉🎉
Asc mowliid subax wanaagsan
yaa naga celiya kuwaa
xutiyiintu waa in ay gubaan hargaysa iyadoo loo balance in magaaladdaas lagu iyo barbara
Yuhuud iskaceliya haddii kale way idin dhuuqi
Ruushku haduu mar horeba hub halis ah ku dhufan lahaa Ukraine way isdhiibi lahaayeen lkn ruushku waa ma dilaa ma nooleeye saaxiibadiina wax u tari maayaan
War jamciyah qaruuma ma jiraan ee wax war ah ha katabin
Turkigu isaag masul ka ah wixii ku yimaada siriye ee dib urhaca ah
Turki muxuu digaa waxba waa labaabi iyay
Ruush waa saqajaan Siiriya 40 sano ee u dambeeyey Isra,iil waa dukhaynaysey muxuu uga difaaciwaayey waa nacas nacas dhalay Ruushku oo caqlixun.
Malahayga Saraakiishii Bashaar Al-asad ee dhiigyacabada ahaa ayaa ugalay Isra,44l kaddibna waxay u sheegayaan meelaha CIIDAMADAII Siiriya HUBKU u yaalay.
Gen.Asad Xaafid Al-asad halaga raadiyo guryaha Natanyahu.
Carab waa laba dawladood waa Qatar iyo Yaman,inta kale waa sabafilifyo meesha lakeensadey umana dhalan Dadka iyo Dalka ay xukumaan.
Asc cadiwali taa geera yaash xuuti yiinta in yA huudu ay ka aar sadaan maalin jum caa
🇸🇾🤲🇸🇾🤲🇸🇾🤲🇸🇾🤲🇸🇾🤲🇸🇾🤲🇸🇾🤲🇸🇾🤲🤲🇸🇾🤲🇸🇾🤲
🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷✊✊✊✊✊✊✊
Bootolayaal waaye turkiga
Odaygan Erdoğan waa laclac iska hadla wu ogyahay inuuna waxbo ka badalikarin Israel. Hadda ayay bilowden maalmihii wacna ee Israel ay calanwalaynlahayd. Maalmo mugdi ah iyo burbur aya sugaya Hezbollah iyo Hamaz waana shax isagu uu dejiyay si gacansaràynta iyo guushu ay u raacdo Israel 🇮🇱
Rushkuhanoolaado
Maqarama madow baa wax ka sugi sheeko
Beenaale Erdogan
🤣🇸🇾🤣🇸🇾🤣🇸🇾🤣🇸🇾🤣🇹🇷🇹🇷🤣🇹🇷🤣🇹🇷🤣🇹🇷