Caawa iyo Dunida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • Ka daawo Caawa iyo Dunida wararkii ugu dambeeyey, siyaasadda, iyo fallanqeyn ku saabsan Soomaaliya iyo dunida oo kaaga imanaya VOA Somali.

ความคิดเห็น • 15

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 3 ปีที่แล้ว +4

    Cajab!!!!Waa markii ugu horeysey ee ibraahim xasan muuqaalkiisa arko.

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @jamalofficial2974
    @jamalofficial2974 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa markii iigu horeysay ee aan arko Ibrahim hasen daan duray illah hakuu siyaadiyo cimriga

  • @mohamedabdi9382
    @mohamedabdi9382 3 ปีที่แล้ว +1

    Caawa ayaaa igu horaysa ibraahim

  • @qorgaabchannel6746
    @qorgaabchannel6746 3 ปีที่แล้ว +2

    WWW Waa markii iigu horeysay ee aan arko muuqalka Daandurey
    Wlhi Nin culus Waa lafihii hore
    Voa somali idaacada kaliya ee sida joogtada udhageyato

  • @jamalfarah708
    @jamalfarah708 3 ปีที่แล้ว

    Guul Musa Bixi Abdi Guul, Dowladha barakaysan

  • @ahmedyasinadaan5786
    @ahmedyasinadaan5786 3 ปีที่แล้ว

    Mr daandurey wariye aan jeclahay codkiisa

  • @abdimusebuur4552
    @abdimusebuur4552 3 ปีที่แล้ว

    Asc voa waxad gadhen guul weyn

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 3 ปีที่แล้ว

    Ibrahin xasan dandurey waxan modi jiray nin yar codakaa isiray 😲😲😲😲😲😲

  • @xamzaxabiib7345
    @xamzaxabiib7345 3 ปีที่แล้ว +1

    Muusa biixi waa qooqay

    • @dalxiischannelvlogs14
      @dalxiischannelvlogs14 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaasha ku dar sxp haduu qooqey waa rag iyo caadadise

    • @xamzaxabiib7345
      @xamzaxabiib7345 3 ปีที่แล้ว

      Ninku waa nin wey hooyadaa ayaa lada' ah

  • @jamalfarah708
    @jamalfarah708 3 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland hanolato

  • @somalitour3883
    @somalitour3883 3 ปีที่แล้ว

    Maciishada qaaliyowday ee Somaliland miyaa shacabka daalaa dhacaya
    xamar tagi taankeeda lagaga mashquulinayaa biixi waa Ku fashilmay 4tiisano ee uu xukumayay Somaliland!!????