Beesha Adan Ahmed Oo Buuhoodle Hanjabaad Ka Soo Diray iyo Go.aamo Soo saaray" Baaqna u diray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Beesha Adan Ahmed Oo Buuhoodle Hanjabaad Ka Soo Diray iyo Go.aamo Soo saaray" Baaqna u diray#SUBSCRIBE

ความคิดเห็น • 38

  • @bby6
    @bby6 3 วันที่ผ่านมา +2

    Dhulbahante must United khilaafka halaga fogado please viva khaatumo state of Somalia

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 3 วันที่ผ่านมา +2

    Waar la fadhiisato ummadda SSC, waxaa garaad idiin ah Garaad Candullaahi Garaad Soofe Durraan.

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 วันที่ผ่านมา +4

    Hhhh war reer hagarow garad mayeelan kartane hayna walina hhh nalaye axmed.ba garad mayelan karo hhh kan garadka sheeganaya ee hadlayaa nabad .bay kaga dhagtaa 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 3 วันที่ผ่านมา +3

    Reer hagar horgal nimada joojiya

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 3 วันที่ผ่านมา

    ماشاء الله تبارك الله حفظكم الله ورعاكم الله وجزاكم الله ألف خير و جعله الله في موازين حسناتكم يوم تلقونه آللهم آمين

  • @abshir2010
    @abshir2010 3 วันที่ผ่านมา

    Garaadka hadaa isku raacdeen waxaa qabaa in lasoo dhoweeyo oo walaalaheeyn Adan Axmed Garaad hala soo dhoweeyo faaido ayuu inoo soo kordhinayaa ALLAH midnamdeena hanoo adkeeyo.

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 2 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🐎🇸🇴DHULBAHANTOOW HALA DHEGAYSTO hana la AQBALO wixii reeraha CUQAASHOODU ku heshiiyaan MIDNIMADANA aan XOOJINO Aoo yaynaan kala DHANTAALIN

  • @Man19699
    @Man19699 วันที่ผ่านมา +1

    Wax qabad & horumar ssc ay ku tallaabsato waa sax,waana loo baahan yahay,laakiin ha la ogaado in gacmo madhan cidina wax qabad ku tallaabsan karin ee ha lala shaqeeyo maamulka af & dhaqaalaba,sida bixinta canshuuraha wixii suurta gal iyo ciddii awood u leh inay bixiso,waayo dad iska duruufeysan baa jira,oo nolol maalmeedkoodii la kufaa kacaya.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 วันที่ผ่านมา +1

    horta ssc khaatumo kashaqeeya oo cerigaabo maamulkina haka shaqeyo war idoor ba wuu diiday maamulkine dee idinkuna kiisa diida oo calankina kataaga

  • @mohamudmohamed6875
    @mohamudmohamed6875 3 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂 abti yaashay waa ku ceeb inay hanjabaad diraan garaad ka hadaad doorateen hays muujiyo oo media ha kadaaya

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 3 วันที่ผ่านมา +1

    Axmed garaad garaad buu leeyahee dadka maqaalif xumada ka daaya abtiyaaloow

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 วันที่ผ่านมา

    ssc na way uhanjaben halkay soomaali na nabad ugu baaqen midakale waxa xun bay kuhadlen magaranayo in reer ssc fahmen

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 วันที่ผ่านมา

    maamulka ssc khaatumo wa inu ufuro odayaasha cayn oo dhan meel wax lagu baro oo qadiyad iyo mabda loo yeelo oo loo sheego xaalada ssc soomartay yacni odayaasha reer buuhoodle ilaa halganki wa layaaba wa dad ugu jaahilsan ssc midakale daacad maaha dee dhulbahante isaga iyaqaane war waxan ma idoor ba waxad mooda inay 33 sano hurden

  • @AbdikarimHarun-o5w
    @AbdikarimHarun-o5w 3 วันที่ผ่านมา

    Asc. Waa War wacan. Siyaasiga. Dhiigyacabkaah. Halaga hadho maasha allaah. Caqligu haynoo soo noqdo soomaalyey

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 วันที่ผ่านมา

    odayaasha reer buuhoodle wax weyn ba kakhaldan xata ina garaad soofe af hayeen bu uhayahay idoor oo muqdisho kudifaacay taasa sababtay in snm dowlada soomale wax kaqaban weydo ee odayasha iskool geeya dadnimada iyo qadiyada ssc lagu barto

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mah wixii ban so celinah kkk umadah kalah faristah doqonimadah idor nabad mah raboh danihinah kah racah somali weyneh bay ku meraystan war kah hadlah dantah dhulbahanteh

  • @adanjanale6690
    @adanjanale6690 3 วันที่ผ่านมา

    Kula qqdanay e dhulbahante maxaad ugu baaqaysaa maanta jabhadaynta ugu badani dhulbahantaa ku jiree hubka dhigis ku samee

  • @salahahmed3451
    @salahahmed3451 3 วันที่ผ่านมา +1

    xaalada dejiya ilmaderayaal

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 3 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah tabaraka Allah illahay hana waafajiyo khayr oo dhan wax garadkana illahay haydin ka ajar siiyo wacdiga iyo wanaaga aad wadaan docadana ıllahay haynoo aqbalo guuleysta dadkaygow illahay idankii

  • @abdirasak5597
    @abdirasak5597 3 วันที่ผ่านมา

    18ka gobol baad ka hadlaysaa axmed garaadna waad kala qaadaysaaa bal is qabadsii😊

  • @samirr546
    @samirr546 3 วันที่ผ่านมา

    Intii dagaalada sokeeye ku baaqday ee garaado la yidhi ha raacina ee dhegta dhiiga u dara garaado nadiif ah oo aan khiyaano qabyaalad isku dir shar qaraabo ka qaybgelin inoo magacaaba adeerayaal.

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c 3 วันที่ผ่านมา

    Reer Hagaroow, yaa idinka soo salaliyay maanta?! Wax alaale & wax aad sheegteen lama fahmin

  • @Turtle333face
    @Turtle333face 3 วันที่ผ่านมา

    Guuuul somaliland

  • @Mideye157
    @Mideye157 3 วันที่ผ่านมา

    Anigu ma fahmin imisa mawduuc ba isku qasan. Qaar hanjebeya iyo qaar wanag ku hadlaya. I am confused here

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq วันที่ผ่านมา

    Dirty muqdisho boys talking rubbish 😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul

  • @adanjanale6690
    @adanjanale6690 3 วันที่ผ่านมา

    Alle ha idin barakeeyo nabad wax ka wacan lawaaa

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 3 วันที่ผ่านมา

    Oo aadan axmed magaraad la citiraaf San yahay buu leeyahay ???
    Ma garaad aan ina garaad sooner ahayn Ba axmed garaad leeyahay ??

  • @XariirWaa
    @XariirWaa 3 วันที่ผ่านมา

    Waa sidaas hala isbixtiraamo

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 3 วันที่ผ่านมา

    ✌️👍

  • @mohamedkhalif5476
    @mohamedkhalif5476 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkkkkk

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 3 วันที่ผ่านมา

    Aden axmedow horta idinku midooba oo ra'yiga mideeya.khaatumona sidii cali khalif sheegay idinka yaan laydiinka biqin.isimadiinana mideeya.
    Haddaad nabad ku baaqdeen oo aad rabtaanna dagaal u diyaar garooba si aad u heshaan nabadda

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq วันที่ผ่านมา

    Somaliland not somali

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 วันที่ผ่านมา

    adeerayaalow horta cerigaabo xoreysta oo daaaroodka ku afduuban cerigaabo wax kaqabta war idoor see cerigaabo idina uga taliya ma waxas nabada wa xabsiye

  • @AHMEDAbdi-sl9mm
    @AHMEDAbdi-sl9mm 3 วันที่ผ่านมา

    Anga aah reer hagar. Kuma taageersani Garaadka cusub jiro

  • @J.KHR.A
    @J.KHR.A 3 วันที่ผ่านมา

    Warbaahinta halala xisaabtamo wax kasta war lagama dhigo.

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 2 วันที่ผ่านมา

    khaatumo state

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 วันที่ผ่านมา

    kuwan ma idoor ba