Maxay Somaliland la tagtay shirweynaha caalamiga ahaa ee Dubai?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.พ. 2025
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 5

  • @_faatax
    @_faatax 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aqoon yahan turjumaad fiican bixiyey iyo wariye soo casuumay qofkii ku haboonaa
    Somaliland waligiin guul iyo gobonimo

  • @SacdiyoAbdullahi-i7h
    @SacdiyoAbdullahi-i7h 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Www waa hadl farxad leh waye

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariye saleebaan khabiiir bu ku noqday dhanka waraysiyada

  • @ApdixakiinHassan
    @ApdixakiinHassan 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    1. Ciro oo la martiqaaday - Taas macnaheedu waa in Somaliland ay si dhab ah u helayso garab diblumaasiyadeed oo heer sare ah. Haddii uu shirka ka qaybgaley, waxay muujinaysaa in dalalka waaweyn iyo kuwa gobolka ay Somaliland ula dhaqmayaan sidii dal madax-bannaan.
    2. Xasan Sheekh oo la diiday - Haddii uu runtii laga reebay, waxay ka dhigan tahay in beesha caalamka aysan u arkayn Soomaaliya hoggaan muhiim ah oo ay la tashan karaan. Taasi waa dib u dhac weyn oo siyaasadeed!
    😂😂😂 Marka sxb, haddii ciyaartu sidaan u dhacday, waa wax laga naxo oo la qoslo isku mar! Ciro wuxuu galay masraxa waaweyn, Xasan Sheekh-na wuxuu la tacaalayaa waxa dhacay! Waa waayihii cuslaa ee siyaasadda! 🔥😂

  • @mohamedchooker2975
    @mohamedchooker2975 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    haduu kugu dumay dadaka amaahi , wuu banyastee yaaa u bixi kara. guuul 😃