XAQIIQ: Soomaaliya Ma Lagu Qiyaanay Heshiiski Badda ee Itoobiya SH Cabdiraxmaan Bashiir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sababta ay u diday dakeda D.jabouti waa inay u dhawdahay entertain kaa kk

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq วันที่ผ่านมา +4

    Puntland iyo jubbaland intey nagu dhax jiraan waxba Ethiopia yaa la eedeyn, dhibka waa meeshaas ee Ethiopia Faraha ka qaada

    • @ahmedosman1713
      @ahmedosman1713 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Siyaadsad xumada Hawiye baa halkaas dadka iyo dalka, annagoo hawiye ah baa ku leh. Puntland iyo Jubaland Xasan baa ka gardarnaa oo dastuuriyan waa laga saxan yahay, adeer qabiil danbe naloo tumimaayo.

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa beentaa marka laga reebo, Masar iyo Eratariya

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kani prof. Maahaan ee wa safiir iskudir Samali-Abow iyo Samaliweyn war Ethopia anagu lama Heshiin ee waxaa la Heshiinay King Abiy Ahmed Ali oo ku abtirsadah Sheikh Ahmed Najashi Abjar Al-Joash A-Joram Sevet ise oo Noobalanqaaday Ethopia iney ka midnoqoneeyso Dawladaha Carabta ah waana ognahay in Hasbashada runtta ah ay yihiin 10 million wollo Muslimiinta Amxaaro iyo 6 million oo Tigray iyo Harari iyo Benshangul, Afar, Dhabubo Oromo( waa Samali-Abow) kulli waa Muslimiinta Ethopia waana dadka ay gaaladu isku dirayaan oo Turkish iyo Muslimiinta Geeska Africa iyo Muslimiinta Caalamku diidanyihiin Allah hanna Fahamsiiyo qayaanada dagaalka iyo kala qaybintu gaaladu ay wadaan sidaas daraadeed Siyaasada Turkish waa nabad iyo Barwaaqoiyo isfaham uwada fiican Muslimiinta deriska ah oo gaaladu cuduudka uga dhexsamyeen si aysan u heshiin oo ayaku u kala xukuntaan oo qayraadkooda kuligood boobaan ayakuna gaajo qax dagaal abaar joogtaa ugu dhamaadaan. Sidaas daraadeed war iyo Mucaarad waa dhamaaday waana fahmeeyna in Turkey uu weligiis noofiicnaa oo naga daaficijiray gaalada cadawga ah kuwii Turkiga iyo Siyaasadiisa uu Muslimiinta ku hogaaminaaya diidiida waa cadawga Muslimiinta. NabadeeyAllah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikhan hadii ay Somalinimadu ka dhab tahay, muxuu dalkiisa Djabouti uga hadli wayee? Gumeeysiga ay dadkiisu ku jiraan, inta uu Somaliya ,Somaliland iyo Ethiopia uga hadlaa😂
    War orodoo dalkaaga horta difaac,oo ninkan idin haystaa iska dul qaada.
    Somaliland iyo Somalia haku mashquulin.

  • @NimcandahirNimcandahir
    @NimcandahirNimcandahir 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar waxan mesha lagu zexexeey waa is Afgaradkii somaliland lalagaley oo ladhameystiriy

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Turkiet

  • @Ahmed-k2i5b
    @Ahmed-k2i5b วันที่ผ่านมา

    No xamer no xamer no xamer

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    0$ somalia ma galin

  • @AbdalleOmar-c5y
    @AbdalleOmar-c5y วันที่ผ่านมา +1

    😢

    • @HamzeAbdi-t8z
      @HamzeAbdi-t8z วันที่ผ่านมา

      Oo goormaad comments bixin ma aanad daawanbee

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq วันที่ผ่านมา

      ​@@HamzeAbdi-t8z cin waanka ayaa laga qiyaasi karaa

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq วันที่ผ่านมา +1

      Badda intaa iska dhaaf taan horta hala burburiyo maamul Goboleedyada siiba puntland iyo jubbaland ka bacdi ayaa Ethiopia iska celin karnaa

    • @AbdinUURSHaaFici
      @AbdinUURSHaaFici 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      a​@@IHatemumafiqadigu kaalay dudumi afkaaga kudumi maayaane

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@AbdinUURSHaaFici
      Kuwaas ayaa Somalinimo sheeganeyaa?