@@mssjimcale5086 mahadsanid wallo illahay guurkeeda haw barakeeyo waxaan rajayanaya hada labadiiba wa la guursade in cay iyo hadal danbe laga maqal marwooyin noqdan kolay jookar social media danmayso lakiin bal caydii uun in ay dayso
Habar gidirey Mineapolis ma inaad ka buraarurtaan baad ujoogtaan war maad xafiisyada iyo siyaasada gashaaan sida majeerteenka waaxay aroosyada iyo umal baxa la idin wacayanayo isasoo dhisa pls
Waxaas Waa in aa qoomulut iyo gaal nimo raacsan tahay Allahu manajana ilahayow siyaasad gaalo irzaq aan ka raadin meel kale allow naga sii. Wax lagu faano maha
Markii aad gabarnimada ku waynatid oo cid kula hadasha waydid wa saan wixii is arosaba wad ka xanaqe ilahaw mid aad ku dagtid ku sii dadkana aad uga mashqushid
Teda kale meqa ayaa hawiyo kujiro oo isku hoyo ah oo aan isku aboaheyn mahan iyago maxamud hirab udhalay iney dhahan madarkicis hirab aa nadhalay oo ay magaca abahod hos udhigan ama tariqdisii tirtiran taas ayan kawadaa magaratay ee wan ogahay iney iskuhoyo yihin
Habargidrtu waa hiraab waana hiil hawiye From Sacadka badnaaa💚🦁🦁💪
Wll waxa Allihi ku abuuray owgiis kaga Codsanaya ina subscription iyo like igu caawisid mahadsanid,
Sharafina korkaga ha ahato.
MashaaAllah! Ilahaay Habargidir iga dhigay aan u mahad celinaa. Cayr Maxamed iyo Governo Sacad Siciid idhaleen. Gobti geesiyada Galmudug. Guuleesta meelkasto aad joogtiin reer tolkey 🥰❣️❤️ HG❣️
Dhiiiga hawiyee hadu kugu jiro like 👍
Maasha Allah
Darood, Dhulbahante ❤️🐎 Darawiishta ❤️🩸Reer Garaad 👑❤️ Sool, Sanaag, Cayn & Dollo ❤️❤️❤️❤️😍🩸👑💯🙏🏼
Allahii Cayr iga dhigoow caasi kugu ma ahi 💯ALX❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🥰😍😘
Omg! Best baranbur ever. Periodt. 🙌🏽
Ceyr Mohammed reer abtiyashey 🥰❤️💯
Cayr maxamed dhiiga biya maha 💋💋❤❤🥰🥰
@@ishwaaqmuuse2232 waa saas I love reer Abti❤️❤️
Abti farxad iigu waar abidka 🥰❤️🙏💯👈
@@ilkacaseahmed7501 mahadsanid Abti 🥰❤️
Aisha walaashey waa sidaa waa reer abtigey aan ❤️❤️ ceyr Mohamed
Ceyr maxamed curadki beesha 🥰🥰
Gaaaljecel samow💋♥️
My dhiiga samaron saciid iyo reer abtiyashey abgal cisman warsan gali 😍😍
Habargidir Sacad ❤️❤️❤️❤️
Habargidir.sacad.
Masha Allah BuraanBur aa ka dhacay meesha 😍😍👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
Allah barakeyo Somalio idil 🇸🇴
Habargidirnimo 💙⚪💚💉💉💉 hani and walaalkeey congratulations 👰💐
My dhiiga 🩸duduple Hg samaroon saciid mareexaan idin jeclhy🙏🥰🌺❤️
Hambalyo hani iyo abdiqani ilmo adeeradayaal guurkiina lagu farax ilaahow dhib idinka haay amiin 😍😍😍😍😍
😍😍😍😍hambalyo ina adeer habargidir nimo 😍😍
Dhiigeyga habargidir 💪👑
masha allah cayr maxamed ismuujiya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ceyrnimo🥰🥰 hambalyo ina adeer hani sharaf
Alf mabrouk hani wallo gabadhi nimco jookar ay ismageen miya inanta
@@NH-lb2tw haa abyo habartaas gabdha eeku naxsantahay ma hani ee gaartaa😂
@@mssjimcale5086 mahadsanid wallo illahay guurkeeda haw barakeeyo waxaan rajayanaya hada labadiiba wa la guursade in cay iyo hadal danbe laga maqal marwooyin noqdan kolay jookar social media danmayso lakiin bal caydii uun in ay dayso
Masha Allah viva ceyr mahamed laandhere
Omg halyeey gaaljecel aan hilmaami garin my dhiig from gaaljecel 🥰🐪🐪
Aniga oo hg ah wan utaganahay gaaljecel Boqortoyo ❤️🙏💯👈
I love madhibaan🥰🥰🥰🥰😘
Hilibka murusde iyo malqabeen baan kufaanaa my blood🤚💯🇵🇷
👏👏👏👏
MaanshA Allah soomaali ma kala dhacaan cayr maxamed ayaanle hormuud weeye
Hurmuudka abgaal Cusman love from hg ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
Gabadhahan buraanburka sifiican ayay isku ka helayaan arooskayga waa in aan ka wacaa Afkiina caano 😍😍👌🤗🥰👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🌷👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
Hani sharaf iyo xaajigeeda.hambalyo.isku waara.aamin yaa rabi ❤
Hani sharaf iyo abdiqani habargirnimo ❤️❤️🙏👈
Hampalyo haboyartey hani sharaf illahey ha isku kiin xafiido AMEEN 🤲🎉🐆🎁
Hg reer xaaji saleeban
Mabruuk abayo macn dhiig baa iigu kaa yaal hadaaba tahy naag hg ah 💞💋💕❤️🍀👍👌
Madhibaan hada nahay wan ka qaadnay salantaaas
❤❤❤❤
Boqortoyo 🙏👈
Barabur heersare❤️❤️cayr is helay
Ceyrnimo😘😍
Ilahay cery idhaga mahad iskaleh alx
Dagodia my blood ❤️😍😍😍
Sinji majeerteeniyo niman tol wax gala ❤️👑💉
Hambalyo arooska wiil iyo caano. Hanisharaf iyo seygeeda..
Mareexaan sade amaanbaan umiisayaa💋💋 waankaaqabnaa amaanta.. cayr Mohamed 💋💋💋 reer ayeeyday💋💋💋
Nasab kaamila wad gudoontay salanta
HG sacad siciid Dhiiga 🩸🇸🇴
Caleyk wlhi ceyrkii leyga beerey🥰🥰
Wwwww Hambllyo Hanii shaaraf 👰♂️🥰💋
Alla hii iga dhigay sanjiga mareexaan sade ayaa mahada iskale🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Murusade Iyo gaaljcl ❤️❤️
Mansha allah hambalyo allayaa barikfi arooskii qarniga
Masha allaah hambalyo hani sharaf 🥰🥰🥰❤❤
Abgaalki layga beerow ❤
Nimcooyinka Ilaahey SWT isugu daray lama soo koobi karo hadaan tan ugu fiican ka sheego waa Islaanimada uu noo dooray, muuqaalka Quruxda uu na siiyey, Qalbiga hodantinimada uu noo geliyey, Sadaqo jaceelka iyo Quraanka aan tixgelin siino Ilaahey SWT uu noo ogolaaday. Laakiin ayaan darada ku habsatay dadka qaar ayaa ah qabiilkaas qurunka uu Sheydaanka ku mashquuliyey Towfiiqna ma aha ee Ilaahey hanooga naxariisto. Ubadkiina xabsiyadi ka buuxa iyo maandooriyaha dilooday oo tira aad u badan gargaar u baahan. Why $100 dhulka loogu daadinaa?. Ilaahey ha soo hanuuniyo inta Israafka suubineysa.
Waa sax
Hooyoyinkood,ayaa,ubaahan
Masha Allah congratulations abaayo ❤️🌺🌺🌺🌺🎊🎉❤️❤️❤️🌺🌺🌺
Masha Allah baraka Allah .
Ceyr jecliyaa
Mashallah reer tolkeey fq big love💗💗
Farxad iigu waar abidka
Shiiqalnimo 🙏❤
Dhiiga DAAROOD like ta dhac kusiiya
Covid-19 waa ilooban markay Soomaalidu aroos qabaan.Ilahey ha idin xafido dadaal ma haysiine.
Mash allh my dhiiga hgr
Labadaan gabdhood Maashaa alah buraabur kooda
Mashaa Allah 😍😍😍😍
Duddble nimo❤❤❤
Mansha alaah
Adeer oo duduble ah ayaa maalka laga baryaa waaw 🙏👈
Habar gidirey Mineapolis ma inaad ka buraarurtaan baad ujoogtaan war maad xafiisyada iyo siyaasada gashaaan sida majeerteenka waaxay aroosyada iyo umal baxa la idin wacayanayo isasoo dhisa pls
Waxaas Waa in aa qoomulut iyo gaal nimo raacsan tahay Allahu manajana ilahayow siyaasad gaalo irzaq aan ka raadin meel kale allow naga sii. Wax lagu faano maha
Caleeg cellen 😍😍👌🥰🥰🥰👏🏼🌷♥️👏🏼👏🏼
Ceyr dhiigeyga
Maasha Allah
Markeey ilma aderada markay kuu baranburaan waa sidaa wlaahi caleek
Masha Allah congratulations hani iyo abdiqani
Masha Allah eesh calaa buraanbur
Ceer habar aji
My awlaadeyda
Mansha alaah dumaashi
Soo dhawaaw dumaashi
H.Gnimo💋💖🥰
Hodan buranburtooy qabyaladi oo qof aah, USA aroosada sidi hore logama waco qabiliste weyn. Naceeb nimco jooker aay uu qabto ayaay waxaas oo dhan uu samaysay
Hawia kadhshaya dhalsha ciil uma qaba
👏👏👏👏
Hambalyo habo ❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹
Hambalyo Hambalyo hani sharaf
Duduble xardage🎉 salanta wan kaqatny
Masha Allah BuraanBur macaan🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰Beautiful sisters
👍👍
My dhiiga absamenimo
Hambalyo hani sharaf ❤️❤️😍
sinjiga dhulbahante 🥰🥰🥰🥰
Hani aaa la aroosa aduunyo nin joogow maxaa aragti kuulaban🤔🤔🤔
Ninkaa iyo naagta balayada nooga dhigaysan kan hani iyo walasheed sariir kuwada bashiyeynayay sow ma ahan AQ
Qaraar . Com
@@fe8829 TH-cam dib ugu laabo 😂😂😂
ILWAAD abaayo waa soomanahay
Waxa fiicanaa lagu hadlaa
Markii aad gabarnimada ku waynatid oo cid kula hadasha waydid wa saan wixii is arosaba wad ka xanaqe ilahaw mid aad ku dagtid ku sii dadkana aad uga mashqushid
Duduble 4habargidir kumajiro waa ladimanyahay hg waxaa ladhahaa madarkicis hirab abagal waxaa ladhahaamudulod hirab dudublewaxaa ladhahaa maxamud hiraab shiqalna waxaa ladhahaa martile hirab marka duduble habargidir waye kadayaa somaliyey
Isku naas ayee nuugeen dadka wey iskaga dhow yihiin taas ku darso walaal. Inaad qanacdaa filaa.
Boqolal iskunasnugaa jiro lakin isku abo mahan hoyadaa cunigaydhasho maisku abaa tihin
Teda kale meqa ayaa hawiyo kujiro oo isku hoyo ah oo aan isku aboaheyn mahan iyago maxamud hirab udhalay iney dhahan madarkicis hirab aa nadhalay oo ay magaca abahod hos udhigan ama tariqdisii tirtiran taas ayan kawadaa magaratay ee wan ogahay iney iskuhoyo yihin
Viiva abgaal isman dadkii leyga abgaal isman
❤️❤️❤️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🥳🥳🥳🥳🥳🤩🤩🤩🤩🤩🤩❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Food stamps, section 8 iyo low income waaye
Shaqo yeelo dadka ha ku mashqulin
Hani leebito miyaa
Inad xanaqdo wad ku qasbantahay sababto ah ma gaari kartid hani wa boqorad iska qayli
@@ilkacaseahmed7501 😃😃😁 nimco jokar is queen always sakin laq
Jugta
Dhaqda liido
Naciimo jookar qudbasiro ayaa lagu qabaa halka hani lo dhigay aroos socday labo bilood
Ulululuulillil
Hampalyo abyo hani hg
Muransade iyo murule
My dhiiga darood
buranburkan wa lo dhan yahay
Sheikhaal maa hawiye amuur wataas🤣🤣🤣🤣🤣
soobaro markas hadal
Kalay adiga ka bixi ee ku darso kuwada😂😂😂😂 hadaa rabto wax badsasho kuwa qabiilkada ka soo xanaqay soo cesho😂😂😂 hadii kale maseerka iska dhaaf🤗😎
@@mariaosman1836 quruxy maxaa ka bartaaa ana ah sheikhal hawiyena maihi 😂😂😂ee reerku siyeesada wax wada qaybsanaaa
@@shaxshax7836 sister waad khaldantahay hdlka iska sex teda kale anaaa ah sheikhal hawiyena maihi danahaaga raco
4.5 maatahay heee ? 😂😂😂
Waxaasi loo hesaa bas waa qabiiil
Waa iska saas markaa hgr tahay
Dhiiga ogaadeen
Jaahil wakaas
War see wax ujiraan
XAWAADLE, GALJECEL, SHIIQAAL, BIYO MAAL MAAHA HAWIYE.
Yeey yihiin markaa
@@fadumoali620
XAWAADLE waa mayle samaale.
GALJECEL waa garjaandhe samaale
BIYO MAAL waa DIR
SHIIQAAL waa 3 qoloba meelbay sheegan
@@user-sr86ui3xsuexi waawareey, warkalaa yimid. Malahubaa Arinkaa,. SACAD SICIIDNA WAA OGAADEEN BAALA YIRI.🤣🤣🤣👸🤩😍🥰
biya maal maan aqaan waa dir isaaq waa dir samaroon siciid waa dir sure waa dir gaadsan waa dir akishe waa dir ciise waa dir iyo qaar kalo badan
@@queennimco5571 ISAAQ ka reeb ma ay ogola
Cod xuma cali guree
Bisinka. Wlh meshas karteey iyo jano aa ka maqan
Say mansha alaah
👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿