Madaxweyne Saladiinta Xidh Ama Laaluush Siyaasi Cismaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024
  • Madaxweyne Saladiinta Xidh Ama Laaluush Siyaasi Cismaan
    #Wararka #degdeg #bulshotv
    Bulsho Television 24 hours News Update Channel

ความคิดเห็น • 30

  • @amalmohamed9003
    @amalmohamed9003 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan taageersanahay hadalkaas inaan wadahal nadhex marin soomaaliya Aamiin👍

  • @binmusacamir5228
    @binmusacamir5228 4 ปีที่แล้ว +3

    Aleylehe waa runtii...3.jir.caruur ah meesha lagu kufsanayo..ayay.kuwaasi jecladeen...somaliland.waa qaran.

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 4 ปีที่แล้ว +2

    WARKU WAA CADYAHAY MADAXWEYNE EE GO'AAN QAADO.

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว +1

    Run ayaad sheegtay.

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 4 ปีที่แล้ว +1

    Siyaasi kastaa wuxuu ku af bartaa oo uu kusoo shaac Baxaa soomaaliya

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 4 ปีที่แล้ว +1

    Kaaga iyo geedkuu. Hood fadhiyaa. Waa isu egyihiin. Dee. Dee. Dee.

  • @adanadan6167
    @adanadan6167 4 ปีที่แล้ว +1

    Adeeraw somalilandneey adeer 1997 hayngu soo celinina garaxajis baa somali hays racdo lagu dilee ingadaaya

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 4 ปีที่แล้ว

    Horaa loo soconayaa

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 4 ปีที่แล้ว

    DAQANKA SOMALILAND AYAGA DALKA XUKUMI JIREEY WEELIGOD LABA DABA FARSIN JIREEY MARKA HALA IXTIRAAMO AYAAN LEYAHEEY. MUSE ASIGA AYAA MEHERAD MEESHA KAA DIGTEEY

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 4 ปีที่แล้ว

    Madax dha qameed iyo siyaasad maxaa isukeenay sowkuwan waashay afarfii madax dhaqameed hala waayo odayaasha qudhunka ah qaran ka somaaliland qasab ayy waligii kujiraa guul qaranka isku uxoosaday runs quwadaystey

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว

    4 koofiya bacle Suldaaan sheegta ha la xidho.. xabsiga

  • @idirisshire277
    @idirisshire277 4 ปีที่แล้ว +1

    *intad noolayd maanta lagu qaataY afqaloocoW waa haday kaa daacad tahay oo doonayn inad kuso shacbaxdo*

  • @fadumoiman7821
    @fadumoiman7821 4 ปีที่แล้ว

    you right wasax dowlad waxka ma oga ku wa xamar joga

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 4 ปีที่แล้ว

    MAAHA. SALAADIIN EE WAA SHAYDAAMIIN.

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว

    Sharciga waa in loo sinaadaa ha la xidho.

  • @ahmedmohamudahmedsomali5066
    @ahmedmohamudahmedsomali5066 4 ปีที่แล้ว

    Doqon

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 4 ปีที่แล้ว

    Geedkuu. Hoos. Fadhiyo. Ayuu. U e.g. yahay.

  • @hamseali2552
    @hamseali2552 4 ปีที่แล้ว

    👍👍

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 4 ปีที่แล้ว

    Kani isaga iska hadlay kkkkkkkkkk 🤪

  • @cabdicabdilahi3632
    @cabdicabdilahi3632 4 ปีที่แล้ว +1

    Adiga lafatada qudhunka donaya ama cunayba

  • @amiincox6206
    @amiincox6206 4 ปีที่แล้ว

    waar adiga lafta lagu tuuraa hadhaw ya kuso dooran afkga ku reebaye

  • @hamseali2552
    @hamseali2552 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

  • @farxanducaqabe2557
    @farxanducaqabe2557 4 ปีที่แล้ว

    Warmooge , muuse inuu somaliland ka dhigtey meherad ganacsi miyaanad ogeynba wax iska hubso ninyahaw

    • @abdrahmandhuule1418
      @abdrahmandhuule1418 4 ปีที่แล้ว

      Farxan Ducaqabe ducad qabte maxaa duliga ku biday

  • @سعيدالصومالي-د2ع
    @سعيدالصومالي-د2ع 4 ปีที่แล้ว +1

    Beenale