Somaliland hadey nagu so biiran waxba nagama faa,idayaane ee ha iska go,aan hana hormaraan maadaama ay wax badan oo dawladnimo ah ay heystaan from muqdisho
mashaa allaah alle swt ayaa mahad iyo amaan.oo dhami u sugnaatay s/land ku manaystay nimcooyin faro badan oo aan la soo koobi krayn.oo nimcada iimaanka iyo amaanku uga koow yahay
Midnimo kala dhantaalan waxaa dhaanta kala tag soomaali wey is fahmi weydey ee hala kalatago maadaama oo ay fashilantay midnimadii gacanku rimiska ahayd.
Wll adan sahan Allah hakubarakeeyo e xageed ku ilow day dagaalka qasa kasocda kalintadii baryahan wax barnaamij ah oo arintaa kusaabsan kama hayo e ❤❤❤
War inadeer adanoow Horta buugtii aad soo waday waxba Kama bsila miyaa wan sugayaaye xata wan kaa iibsane xata kuwo kale ayaan haya oo muhim ah in lasoo turjumo fadlan wada shaqayn mayeelanaa xageen kaal soo xiriiraa mahadsanid
Hadii somalia awoodeedii soo noqoto isaaq Tigrey ka yare marka over 1million aakhiro u kaco diba somalia way ku aamini majiro wadan barya dadku inay wadanka kasii mid ahadaan
Lafogurkii ugu qaayaha badnaa. Anigoo xagjir ku ah oo mabdi,iyan u aaminsan Soomaaliland baa madaxa u ruxay. Fiqi waa nin la dhibban oo beyr xasad, xiqdi iyo xumo ka buuxo uu Soomaaliland la rabo gumayn. Illaabay baa la jira Soomaaliland, oo cid xumo, xasad iyo dhib ay u haysa ma jirto.
رسألتي الئ كل مسلم اخي او اختي صاحب القناه بعرف انه مهو من حقي اعلق على قناتك بس يشهد الله ضروفنا قاسيه واجبرتني على هذا اشي ارجوك سامحني💔اخي عاد باقي اخوه إيمانيه طلبتك حق كيس طحين اخي احنا نساء ما بتقدر نخرج بين الرجال عاد باقي مره عندكم اخي ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بتقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الاخوه الايمانيه في قلوبكم احنا نساءلاخوه ولا رحمه😥 ولا شفقه ولا انسانيه وبشر الصابرين هي أكبر أمل بأنتظار ما نريد'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' كم. ناديت وكم كلامت وكم نشتد ولالكن لاحياةالمن تنادي. ياخي احنا معنا. امي تطلب لنا اكل من المطعم. زويده واليوم. امي روحت. تبكي قالت ليش يامي تبكي. قالتي يابنتي. اني اسال. الله اني. يعزني بالموت. قالته. ليش. يامي. تدعي علينا. قالتي.يابنتي اليوم صاحب. المطعم. سبني قله.ليش. اشله الزويده من حيث الناس. مناشدة 💔 اخواني اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله انني بنت يتيمه من اليمن ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع انا واسرتي بيتنا ايجار الشهر ب20 الف يمني والان علينا 60 الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجارومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يااخي لوانت مسلم وتحب الخير واتساعدني تتواصل معي اوتراسلني وتساب علئ هذا الرقم 00967716543996 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتي ويحميني من الذل والاهانة😢 نسالك بالله لولك مقدره علئ مساعدتنا لاتتاخرعليناوجزاك ألله خير🤲🏻!؟.!؛؛،؛؛اا؛.!؛؛،؛؛.\\\.:]]]]]]]==]]&;;;&;;&&;💔😭😭😭&;&;&;&;،،،،،،،،;&&;&;💔😭😭,,،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،
Bulshada Reer Somaliland waxay arrimahani marag ma doon u yihiin, in haddii Horumarka Waddankooda ay kawada qayb qaataan, Dadaal, isku duubni, iyo daacadnimo la yimaaddaan, ay Dawladaha Caalamku kusoo dhiirran doonan, inay Somaliland Aqoonsadaan... Wakhtiyadan Is beddelka Geeska ka socda waa Sababta Somaliland Hormuud ka uga tahay... Yes we Can do. #Somaliland
Soomaalinimada iyo Maanta: Falanqeyn Shakhsi Ah Asc walaal Aadan Sahan, magacaygu waa Fatma (Rujal). Deegaan ahaan, waxaan hadda ku noolahay Puntland, gaar ahaan magaalada Garowe. Marka aan iska hadlo, waxaan ahay arday jaamacadeed xilligan la joogo. Haddii aan fikirkeyga ka dhiibto qodobka ku saabsan Somaliland iyo Soomaaliya, aniga ahaan ma fahansani waxa loogu yeedho "Soomaalinimo." Ma calanka buluuga ah baa macnaha Soomaalinimo? Mise waa abtirsiinno ummaddu wada sheegato, iyadoo ay dadku kala fakir, kala caqiido iyo kala mabaadi’ yihiin? Halkee ayay Soomaalidu isugu iman kartaa oo ay odhan karaan, "Anigu waxaan ahay Soomaali," marka qofku is qeexayo? Mise Soomaalinimada waxay ku xiran tahay oo kaliya ninka calanka buluuga ah wata? Haddii ay sidaas tahay, war, aaminaaddu marna ma noqon karto maro. Maradu marna waa qaali oo sharfan, marna waa raqiis oo qiimo la’. Taasi micno ma samaynayso. Marka aan ka hadlo waxyaabaha la xiriira Soomaalida, waxaan ka hadlaa waxyaabo aan xog badan ka hayo. Sidaas awgeed, waan sii cudurdaaranayaa haddii aan dhinacyo qaldan uga hadlo. Waayo, inta badan xogtaydu waxay u badan tahay dhinac keliya oo aan ka arkay. Haddaba, maxay tahay Soomaalinimada? Ma tahay meel labo nin shaah ku wada cabaan, mise waa gole ummadeed oo dadku ku mideysan yahay? Aniga ahaan, maanta waxaan marayaa da’da 22 sano, intaas aan noolaa ma arag hal gaadhi oo taariikhiisa ku qoran yahay "Soomaaliya." Waxaan arkay "Somaliland" iyo "Puntland," marka aan ku eego garaadkayga iyo waxa indhahaygu ii sheegeen intii aan noolaa. Markale, aan idinla gar dhigtee: maanta Somaliland waxay jirtaa 30 sano iyo dheeraad. Wali qof Soomaaliyeed oo Koonfurta jooga ha ii sheego hal madaxweyne Soomaaliyeed oo Somaliland tagay oo yiri, "Waxaan ka wada hadalnay mashruuc Somaliland ah." Marka sidaas awgeed, walaal, anigu kuguma raacsani fikradda dhalinyarada Koonfureed ee ku doodaya midnimo. Horta waa su’aale: yaa midoobaya? Ma Muqdisho oo kaliya, iyadoo aan cid kale raacin baa midoobaysa? Ma Hargeysa iyo Xamar? Ma Hargeysa iyo Garowe? Ma Hargeysa iyo Banaadir? Ma Hargeysa iyo Dhuusamareeb? Ma Hargeysa iyo Kismaayo? Ma Hargeysa iyo Baydhabo? Mise Hargeysa iyo Cadaado? Bal iiga jawaaba: mise dhulkaa la soo rarayaa oo Soomaalidu waxay yeelatay awood ka baxsan tan Aadanaha, oo dhulkaa la mideynayaa? Mise waa quluubta iyo shacabka Soomaaliyeed oo kaliya oo loo baahan yahay in la midoobo?
Well, somalia waa dal la aqoon san yhy lkn smlnd mala aqoonsan yhy??! ->dal la aqoon san yhy wxuu xaq u leeyhy wxii soo faragaliyay inu hangool faraara leh qalka ka galiyo.. Aadan Adaa dhihi jiray :waaqiciyiin noqda :( Ana wxaan ku Lee yhy (Charity begins at home) get some rest bro❤
somaliya ama ha baroorato ama meel kasta ha la taagnaadaan s/land waa gobol lkn waxa xaqiiq ah inaan.wlhi waligeed dib layskugu soo laabanayn in dib loo midoobo waxa ka dhow in aduunka yawmal qiyaamahu ka dhaco
Wll somali land isaaq galiya maa leh dadka somalida diidan waa isaaq inta kle kuma jirto ani ahaan jabuuti gaarisa jigjiga in somali ledahy aaminsanahy marka sida,yahuuda camal isaaqa in u dhaqmaan ha iska,dayan oo ah anaga anaga anaga
Somalia wa qayb kamida amison maaha in la dhaho wa wadan wayo iyado 30 sanao amison iyo Ethiopia ilaaliyan xalane loogana taliyo xita awod u lahayn Ina shicibka ka xasuqayo wax ka qabtan xita awod u lahayn maamulada inay ka adkadam😂

Muqdisho iyo dowlad sharafleh na ma arko dhinaca kalena waa hal qabiil oo raba qabiilada kale inuu xoog ku maquuniyo kuligoodba waa dameer iyo labadiisa dhag
Aad baan ugu faraxsanahay in aduunku aqoonsado walaaalaheyn soomali land from muqdisho ❤
😂😂😂😂😂 maad iska dhahdid from hargaysa
@@X10-f6etahliil Hargeisa magac kama
Aha ee mxd ugu diidi
Waadku mahadsantahay soomaali oo dhan ilahay qalbiyadooda xumaantay isku hayaan haka saaro
@@mbaqasvlogs7147 dee qof soomali dhab ah majecle in dalka la kala goyo
Hambalyo somaliland iyo aqoonsi 😊😊😊
❤🤍💚 waxaan u rajaynayaa guul bulshada wadankan Zomaliland awoonsi wwan helaynaa
Shacabka reer somaliyana waxan u rajaynaya nabad ay ku nooladan iyo horumarba in Alle ugu deeqo,
walalahayga reer falastiina Alle ha u gargaaro.
Hambalyo diiran ayaan u dirayaa xisbiga Waddani iyo dhammaan taageerayaashiisa guusha weyn ee uu ka gaaray doorashada. Waa guul taariikhi ah oo muujinaysa rabitaanka shacabka iyo rajada mustaqbal ifaya. Waxaan rajeynayaa in guushan ay horseedi doonto isbeddel wanaagsan iyo horumar baaxad leh oo dalka ka hirgala. Guul iyo gobanimo 😊
SOMALILAND aqoonsi ha la siiyo mar hadii aan Somalia waxba hayn
Mahadsanid
Aadan sahan wllky hore u soco
mahadsanid
ustaad from jigjiga
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴
Alle ha ku dhawro ustaad aadan
Masha alh waxaad uga hadashay si dhinacyo badan tabanaysa oo misan leh
Masha Allah aqoonyahan aadan khadar
Hala kala go, ama hala midoobo markasta waxaanu nahay dad soomaaliyeed oo isku dhaqan iyo diin ah ma jiro naceeyb dhaxdeena yaala
SOMALILAND ❤❤❤ GUUL WACAN
Insha allah somaliland iyo somalia madaxweynihi midayn lahaa ilaahy ha ii inoga dhigo ciro🥰
Midnimo billa hadaf iyo hanaan ah reer somaliland ma qaadanaayan.
Ma aynu iska midawnabaa ?
Midnimo bilaa hadaf ah , maya
Wll somaliland way daashy ictirif uu raadimaysay somlidii wan isku dirnay midnimada na deeqdaa🙌
Lagama yaabo inay dhacdo
Idinka uun baa u malaeeya in Somaliland ictiraaf raadiso lkn wllhi dhalinta iyo dadka Somaliland ku nool ma tix geliyaan ictiraaf 😊@@ahlam8554
Midnimo😂
Mansha allah aadan sahan soodhirigali zxp
Anoo muqdisho jooga ayaa jecel in Somalailnd la aqoonsado❤
Wada hadal lafurayaa majirto nin aan muqdisho xukumin Maxaa lagala hadlaa alle somalia ha mideeyo waan udoconaynaa ee anagana hana haneeyaan haday somalinimo rabaan anagaa xaqiida udoodayna waayo iyaga lagama dhexbaxayo iyana indho tashanaya maleh somalina muqdisho maaha ee Waa geeeska somaliland somali ayey badbadinaysaa ee hala taageero
Somaliland hadey nagu so biiran waxba nagama faa,idayaane ee ha iska go,aan hana hormaraan maadaama ay wax badan oo dawladnimo ah ay heystaan from muqdisho
Thnks. Sxb.
Sidii maalinkii maxakamadaha islaamku yimaadeen loogu riyaaqay ee dalku israaci lahaa ayaa hadii shareeco lagu dhaqmo!!
@@samirr546 wahaabi Alle ha inaga badbaadiyo Somaliland sunni shaafici qaadiriyo.
@@abdulwahidmohamud-s1n cidkasta oo daalimiintu isugu soo habar wacato waa ahlu khayr,wahaabiyana ma ba maqal,waxan maqlay muslim,gaal munaafiq!!!!
@@samirr546 wahabiyo waa kuwa wata alshabab alqaaida ee dhabarka ka toogtay dowladi islaamka cusmaaniyiinta soona dejiyey yahuuda falastiin.
Soomaliland waa guulaysatay ictiraaf dhawaan insha Allah
Teşekkür ederim kardeşim 🙏
From muqdisho, saxib aadan warkaaga wa xaqiiqo qof waliba oo wax garad ah fahmi karo.
Mhadsanid zxp waxgarad
Waa xaqiiq baad iska leedahay xamar qaraxbaa kadhacaya landerskuna sacabka iyo olologta ayey shubayaan😂
@CabdikariinQaalibCabdi maxaa kujaban markaa!
Waan ku faraxsanahay walalhen somaliland nabada ay heestaan, anagana insha allah inagana nabad wuu inoo noqon dalkeena mar uun.
@@CabdikariinQaalibCabdiwllo ayn nahay ummada somaliyed xamar ha jogo ama somaliland ❤
@@cabdisalaamyuusuf3699I.a zxb
mashaa allaah alle swt ayaa mahad iyo amaan.oo dhami u sugnaatay s/land ku manaystay nimcooyin faro badan oo aan la soo koobi krayn.oo nimcada iimaanka iyo amaanku uga koow yahay
Midnimo kala dhantaalan waxaa dhaanta kala tag soomaali wey is fahmi weydey ee hala kalatago maadaama oo ay fashilantay midnimadii gacanku rimiska ahayd.
𝐺𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️💯
Aadan khadar cali roble ❤💯😊
Wll adan sahan Allah hakubarakeeyo e xageed ku ilow day dagaalka qasa kasocda kalintadii baryahan wax barnaamij ah oo arintaa kusaabsan kama hayo e ❤❤❤
Waa ku salaamay aadan adiga somaliland iney goosato ma ku raacsantahay
Yes 😂. So somalilnd. Maha
Guul somaliland
Falada ugu horeyso 🤓
Sahanow ha usheegin inuu fiqi shaqo fiican Somaliland uhayo😂😂
Waa xilli laga faiidaysan karo aqoonsiga waana loo magacaba wasiiro iibgayn kara
Wll muuqaallada sidaa noogu soo samee hadalkaaga uun aan maqallo waan kugu dul caajisaynnaa hadii kale e hadaad karto
Aadan sahan arinka ka hadeshay labada dhanba wa sax lkin waxa hilmamta Somaliland in ay hader xadkedu mesha u yal iyo kan u qoran in ay kala duwanthy
Wasiirku wa shakhsi hadal gafa ka dhacay ilaahau fambigisa ha dhaafo somaliland wa walaalahaya wlaahy waan jeclahay bulshada rewr simaliland haddi lagu so duulaan hiil baan u tagaya ilahay xaqa hana fahansiiyo waxaan muhiim ahayn ayaa nalaku mashquuliyay lkn waxaan ilahay ka baryaya inan ano nool arko Somali oo walaalnimo cadalad iyo sharaf kuwada nool amin
Relax bro cidna kuma qasbayso, waaxy sidii mid qori lagu hayo uhadlaysaa e😂
Pls inader idinku han dawladnimada idin barne nagu soo biira pls
@rahmaadan2469 diyaar baa nahay hadaad nagu hogaaminaysaan xaq iyo cadaalad haddi.
@apdirappiapdikani783 i can't relax bro, xaaladeena iyo sida walalaha laykugu laynayo cadwgeenuna noogu qoslaayo waxa naloo maleeegayo baa aad u wayn gumaysi hor leh iyo damac shisheeye ba i muuqda ilahay hana vafbaadiye dhalinyarow gacmaha is qabsada qabiil iyo dawlada nakala qaybiso malahan markas baynu awood iyo sharaf leenahay.
Doirashaad ookalaan urajaynhayaa umada soomaaliyeed meelkasta ok ayjoogaan iyo xornimo 🇸🇴
War Aadan Video dhinaca codka waa Yara naqusanyay xiliga edit la soco qaybta🖐️
Horan u sheegay wasiirka arimaha dibada somalia inuu somaliland hadal hayo ay muhiim utahay somaliland
Anigo habar awal aya donaya midnimo viva somalia🇸🇴✌🏼
Wll iska hadal intahadli karto tas waxan dhcayn🤐
Hada tag wllo nolosha hakugu gubaan😂😅
Magaca noo dhig habar awal layneee adeer afkaaga xun kuhadal
Yeyna kaa hoose bixin somaliland maanta laga faaloonayo habar awalba usabab uah oo aduunka bartaye ee dhaxalkaga iyo taarikhdad ilaasho yaan dhibyaraan cidkale sheegane
Hata muqdisho aad magacano dhuulka noo dhig adeer neefyahow iska hdly
Somaliland ❤
Aqoon yahan aadan khadar ali
War inadeer adanoow Horta buugtii aad soo waday waxba Kama bsila miyaa wan sugayaaye xata wan kaa iibsane xata kuwo kale ayaan haya oo muhim ah in lasoo turjumo fadlan wada shaqayn mayeelanaa xageen kaal soo xiriiraa mahadsanid
Zhp inta aan aqaanay odaygu TH-cam comantiyada ma akhriyee xagas Facebookgiisa kala xidhiidh
Siyaasi xun Ba Dadka Kala geynaya💔
kan yari waa dibjir dibjir dhalay
Somalia waajibkeda ayeey gudate cid aqonsaneeysa malahan hadeey dhacdana Africa oo dhan ayan goon ugoosadkooda lawada aqonsanaya aduunkana ma ogolo Ethiopia cid ooga liidato malahan 7 dowladood ayeey noqoneysa 🇪🇹
Horta nabadee Muqdisho iyo intakale dhis somali konfur. Kadib waqoyi wu ku dayan . Ee adigiibaan waxba hayne oo 35.sano dagal qarax . Muran qaraciyo kuligin donaya Maxwananimo sidee wax laydinku darwan karaa. 1960. Waanu qaldanay sorry show mafiyo ayaad. ahdeen . Yaa idin aaminaya mardanbe .!!!!
وضعت النقاط علي الأحرف
War io dhamantii somalia inay midawdaa rabnaye isaqaw madaxwene no noqda dorashadino kalana noqabta macsala ❤😂
Hala dhowro qaranimada somaliland waa hadalkii uu nagu macasalameyey madaxweynahayagii hore ee muuse biixi cabdi . QadiYad jcylku waa wax aanu nernahay dhamaan umada alhamdulilah ,somaliland waY docotaY soo noqoshana maleH❤🎉🎉🎉🎉
Somaliland guuul
Wr yaa wllsuuq gaynata haynaga sheegin hayno wadaane ileen aqli malee
😂
Annaguba waa ognahy wll aqli laan manihin ee wasiirku wo idinla shaqeynaya adinkaaba cuqdad uqaady kusoco bis un dhaha😂😂
Waa qabiil kaliya oo hal meel looga taliya
Iyaga oo qabil kliya ah ayay qabsaden dorasho qof iyo cod ah qabilkinu taas ma smeya 😂😂
@@C.kariinQac😂
Mahadsanid wllo guuleyso
Bulshada somaliyeed kaalin mug leh ayaad ugu jirtaa 💯 😊
Hadal io dhamaantii Somaliland dal tagay allah mooye aadmi uma baahana
😪.😪😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Aadanow mapka aa isticmaale waa mapki gumestaha 2023 ayowna kuekaa ee mapka saxda labada qabiil dagaan soo bandhig
Aadanow munafaqada kuguma ogeen. Safirka Denmark iyo gumeystaha Ingiriiska, hadal kasoofakaday oo xan ah baa loogu yeeray ee ma ahan iney Hargeisa tageen ama uhambalyeeyeen. Fiqi neh asaga shaqsi ahaantiisa ha colaadsan ee waa masuuliyada iyo jegada uu haayo.........
Hadalka kasoo yeedhay waa maxay ?
Hadii somalia awoodeedii soo noqoto isaaq Tigrey ka yare marka over 1million aakhiro u kaco diba somalia way ku aamini majiro wadan barya dadku inay wadanka kasii mid ahadaan
Waxaas markii uu Siyaad jiray ayaa lagu hadli jiray, markaa haddi aad rabto midnimo inaad baryo la timaaddo waad ku qasbantahay. Sheekadan beenta ah ee aad waado iska dhaaf.
Soomaali Waqooyi ❤
Peace ✌️
Somalilnd. Wa dal baro❤
@sharmakeofficial4254 Dal ma'ahan yaa kudhahay marki
@ ciidna 😂😂😂🤟
@@sharmakeofficial4254 marki Somaliland Dal Wye maxaa keenei
😪.😪😪😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Mala awaalka iskadaa sahanow😂
Ma jiraan wax la dhaho somaliland keliya waa hal calan 🇸🇴 oo leh hal magac somalia ❤😊
Qofna lagama baryayo midnimada somalia
😂😂😂😂LIIN BAAD RABTAA DEE BAL KAALAY CALANKA ADOO SITA😂😂😂
@CabdiCasiis-s6b liin iskadaaye naftaydan u huri karaa 10milion oo qofna wan u dili karaa qofna kama yelayo inuu wadankayga kala gooyo
@@Kingmohan123.Kaalay wye
@@Kingmohan123.Kaalay bal orodo abshab. Iska celi dal hor maray odantisia ku mashuqlay aku naxsanane
Somaliya waa idinka, markaas iska midooba horta intaadnad Somaliland wax ka oran
Somaliland is soamlia ✅️
Doofaar doofaar dhalay
Qalad wayn ayu galy waziir fiqi, ha sheego muqads nimada uu aminsanyey lkn waxa dilka ku ah diblomaciyada waxa weeye inu wadan rer galbeed oo ah kuwa kaalmeeya waxa u u badheedhy inu igu yesdho, macnaha maaha inu diidi karo, lkn waa qaab ka uu wajahy ee cadadiska ah iyo meqaamka somalia ka taganty adunka hada
Lafogurkii ugu qaayaha badnaa. Anigoo xagjir ku ah oo mabdi,iyan u aaminsan Soomaaliland baa madaxa u ruxay. Fiqi waa nin la dhibban oo beyr xasad, xiqdi iyo xumo ka buuxo uu Soomaaliland la rabo gumayn. Illaabay baa la jira Soomaaliland, oo cid xumo, xasad iyo dhib ay u haysa ma jirto.
رسألتي الئ كل مسلم اخي او اختي صاحب القناه بعرف انه مهو من حقي اعلق على قناتك بس يشهد الله ضروفنا قاسيه واجبرتني على هذا اشي ارجوك سامحني💔اخي عاد باقي اخوه إيمانيه طلبتك حق كيس طحين اخي احنا نساء ما بتقدر نخرج بين الرجال عاد باقي مره عندكم اخي ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بتقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الاخوه الايمانيه في قلوبكم احنا نساءلاخوه ولا رحمه😥 ولا شفقه ولا انسانيه وبشر الصابرين هي أكبر أمل بأنتظار ما نريد'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' كم. ناديت وكم كلامت وكم نشتد ولالكن لاحياةالمن تنادي. ياخي احنا معنا. امي تطلب لنا اكل من المطعم. زويده واليوم. امي روحت. تبكي قالت ليش يامي تبكي. قالتي يابنتي. اني اسال. الله اني. يعزني بالموت. قالته. ليش. يامي. تدعي علينا. قالتي.يابنتي اليوم صاحب. المطعم. سبني قله.ليش. اشله الزويده من حيث الناس. مناشدة 💔 اخواني اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله انني بنت يتيمه من اليمن ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع انا واسرتي بيتنا ايجار الشهر ب20 الف يمني والان علينا 60 الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجارومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يااخي لوانت مسلم وتحب الخير واتساعدني تتواصل معي اوتراسلني وتساب علئ هذا الرقم 00967716543996 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتي ويحميني من الذل والاهانة😢 نسالك بالله لولك مقدره علئ مساعدتنا لاتتاخرعليناوجزاك ألله خير🤲🏻!؟.!؛؛،؛؛اا؛.!؛؛،؛؛.\\\.:]]]]]]]==]]&;;;&;;&&;💔😭😭😭&;&;&;&;،،،،،،،،;&&;&;💔😭😭,,،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،
اختي الله يفرج همك
Dhulkan aad sheeganeysee mapka kuugu sawiran somaliland mawada aha
Waxba nagama gelin in la aqoonsado lkn dhulkayagu kama tirsana
Annigu ka reer koofur ahaan gooni goosadka ma'aaminsani oo somaaali in eey is'aaminto oo marka kledib wax uwada dhisato waa riyadeyda lkn hda xaalada dowlada soomaliya kujirto maqabo cid annga na dhaanta inaan dhibkaan ugu yeerno amaba xitaa aan isumuujino inaan masuul kanahy
Horta intaadan somali kale ka hadal bal dhulkaga un maamul koonfur waa meesha ugu xun dhulka somalida xagga amni iyo nololba tiisa daryela tu kal daryela
Bulshada Reer Somaliland waxay arrimahani marag ma doon u yihiin, in haddii Horumarka Waddankooda ay kawada qayb qaataan, Dadaal, isku duubni, iyo daacadnimo la yimaaddaan, ay Dawladaha Caalamku kusoo dhiirran doonan, inay Somaliland Aqoonsadaan... Wakhtiyadan Is beddelka Geeska ka socda waa Sababta Somaliland Hormuud ka uga tahay... Yes we Can do.
#Somaliland
Somaaliya waa mid mana kala go i doonto waxaana hamigayga ah inaan noqdo madax weene mideen doono somaaliya oo dhan dhinac walbo
Aadan sahan iyo suuq geeyaha somalia 😢dadkii somaliland la lahaa indho ha u noqdan ayaa bohol ku ridayay 😮 wa yaab
Waar maxaad xasan gurguurto u fahansiisaysaa dee wllo😂😢😅
Soomaalinimada iyo Maanta: Falanqeyn Shakhsi Ah
Asc walaal Aadan Sahan, magacaygu waa Fatma (Rujal). Deegaan ahaan, waxaan hadda ku noolahay Puntland, gaar ahaan magaalada Garowe. Marka aan iska hadlo, waxaan ahay arday jaamacadeed xilligan la joogo.
Haddii aan fikirkeyga ka dhiibto qodobka ku saabsan Somaliland iyo Soomaaliya, aniga ahaan ma fahansani waxa loogu yeedho "Soomaalinimo." Ma calanka buluuga ah baa macnaha Soomaalinimo? Mise waa abtirsiinno ummaddu wada sheegato, iyadoo ay dadku kala fakir, kala caqiido iyo kala mabaadi’ yihiin? Halkee ayay Soomaalidu isugu iman kartaa oo ay odhan karaan, "Anigu waxaan ahay Soomaali," marka qofku is qeexayo? Mise Soomaalinimada waxay ku xiran tahay oo kaliya ninka calanka buluuga ah wata?
Haddii ay sidaas tahay, war, aaminaaddu marna ma noqon karto maro. Maradu marna waa qaali oo sharfan, marna waa raqiis oo qiimo la’. Taasi micno ma samaynayso.
Marka aan ka hadlo waxyaabaha la xiriira Soomaalida, waxaan ka hadlaa waxyaabo aan xog badan ka hayo. Sidaas awgeed, waan sii cudurdaaranayaa haddii aan dhinacyo qaldan uga hadlo. Waayo, inta badan xogtaydu waxay u badan tahay dhinac keliya oo aan ka arkay.
Haddaba, maxay tahay Soomaalinimada? Ma tahay meel labo nin shaah ku wada cabaan, mise waa gole ummadeed oo dadku ku mideysan yahay?
Aniga ahaan, maanta waxaan marayaa da’da 22 sano, intaas aan noolaa ma arag hal gaadhi oo taariikhiisa ku qoran yahay "Soomaaliya." Waxaan arkay "Somaliland" iyo "Puntland," marka aan ku eego garaadkayga iyo waxa indhahaygu ii sheegeen intii aan noolaa.
Markale, aan idinla gar dhigtee: maanta Somaliland waxay jirtaa 30 sano iyo dheeraad. Wali qof Soomaaliyeed oo Koonfurta jooga ha ii sheego hal madaxweyne Soomaaliyeed oo Somaliland tagay oo yiri, "Waxaan ka wada hadalnay mashruuc Somaliland ah."
Marka sidaas awgeed, walaal, anigu kuguma raacsani fikradda dhalinyarada Koonfureed ee ku doodaya midnimo. Horta waa su’aale: yaa midoobaya?
Ma Muqdisho oo kaliya, iyadoo aan cid kale raacin baa midoobaysa?
Ma Hargeysa iyo Xamar?
Ma Hargeysa iyo Garowe?
Ma Hargeysa iyo Banaadir?
Ma Hargeysa iyo Dhuusamareeb?
Ma Hargeysa iyo Kismaayo?
Ma Hargeysa iyo Baydhabo?
Mise Hargeysa iyo Cadaado?
Bal iiga jawaaba: mise dhulkaa la soo rarayaa oo Soomaalidu waxay yeelatay awood ka baxsan tan Aadanaha, oo dhulkaa la mideynayaa? Mise waa quluubta iyo shacabka Soomaaliyeed oo kaliya oo loo baahan yahay in la midoobo?
Ninka keliyey ee somalia kala dilaayo waa adi pro
Nio ma ila aragtey in kala tago odeygan waaba mabdi,iisa koowaad
Somaliland way tagtay
Adigaa ba Fiqi igaga daran yaroobe...
Xasan sheikh iyo dawladisu gobolada koonfured bey ku fashilantay siyaasadooda
Waxaan ahay qof kasoojeedo koonfurta gaar ahaan Muqdisho waxaan aamin snhy in Somali-land wadantahy noqon kartana, waxaan sidookale aamin snhy inaan wax laisu heynin.
Waan layaabaa markaan arko madaxda Somalia oo kudhagan somaliland😂
Ciro
waryaa adan editkii buu bartay🤣 awal video qalalan buu wajiga naga jari jiree
Adigu xagad kasocotaa markaa sideese wax uwadaa?
Sharkaa waakhayr😎
War ha inugu daraysin Adigu
Hadii u daraysan yahay ina mu so hadal qaadenbe 🙂
Sxb kuguma raacsani arintas swbto ah somaliland meeshan waxa gaarsiye dowlada somaliya oo ka gaabisay wax badana u sabartay dowlada somaliya wxybo badan oo ay somaliland ufasxday ay jiro lkn shacabka somaliland waxa loogu sheega in ay ayaga qabsadeen lkn siyasyint somaliland wa ogyhiin
Adanow horta marka 1-aad hamabalyo, marka 2-aadna hasugnina inaad ethopia iyo howla laxiriri Heshiisyadeda kusaabsan waxabaha waaweyn aad faraha lagashaan wixii adinka idiin gaar ah waa adinka xagiina lkn saxiib hantida iyo qadiyada 1-meel ayaan uga wada duulnaa, qodobkaan kale ee ah ictiraafkana war Somalialand-ta aad sheege ee leedahay aduunka ayey usheegee in somalia aysan lamidoobeyn ay tahay midaan wax heyn halka somaliland ay tahay mid wax isku heeysta .uu somaliland kagubtay kaarkii aha waxynu nahay nabad iyo dal madaxbanan kama dambeyn i harcad QORYA LEYSKU QAATO wixii aad sheegeyseen ee ahayd war anaga walanalayeyna aad adigunku 6-saac kudhaqaqden adinka oo waliba dulan ah dulana ku ah Lascaanod mahen war wallayalow cid idin neceb majirto awal ayaad somali oo idin jecleyd madaxana leydinku wada sito dadka gabal isnacsiidene inta hadhahay heysku dirinina,
Well, somalia waa dal la aqoon san yhy lkn smlnd mala aqoonsan yhy??!
->dal la aqoon san yhy wxuu xaq u leeyhy wxii soo faragaliyay inu hangool faraara leh qalka ka galiyo..
Aadan Adaa dhihi jiray :waaqiciyiin noqda :(
Ana wxaan ku Lee yhy (Charity begins at home) get some rest bro❤
somaliya ama ha baroorato ama meel kasta ha la taagnaadaan s/land waa gobol lkn waxa xaqiiq ah inaan.wlhi waligeed dib layskugu soo laabanayn in dib loo midoobo waxa ka dhow in aduunka yawmal qiyaamahu ka dhaco
Somalia waa xaar cadiya
CIDNA UMAYEDHINE. ISKA. AAAMUS. JAHIIL
somaliland ta waa isaaq oo kaligiis runta man isku sheegno isaaqow
Wll somali land isaaq galiya maa leh dadka somalida diidan waa isaaq inta kle kuma jirto ani ahaan jabuuti gaarisa jigjiga in somali ledahy aaminsanahy marka sida,yahuuda camal isaaqa in u dhaqmaan ha iska,dayan oo ah anaga anaga anaga
Adanow adiga xitta siba gooni ugoosadka aad ugu ololeysaa 😅😅😊ee cadets 🇸🇴🇸🇴🇸🇴marawlbo wa isooomali hdey go wana ano l.xun ayan hdne ugu hambalyeyna wyo wallaheyn gaalo inkla qubqubtay anaka wli fahmin oo wli calamo inta sii badan ayaan melkste ku wanaa qbilkste wxu le yhy calan tana mahan mid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴saamali uroon ilhey hnakala badbadiyo cdowgana hnaga badbadiyo tlo kleh maleh rajo uunban ku noolnahy hdl ookliya 🇸🇴knahy wey cadahay tas
Sax weeyi
Anaka waxba nagamakalin 😂😂 siyaasada soomaaliland marka janalkan hadaa kadhigaysi goob looga hadlo siyaasada Somaliland 😂 waa in aan dhahnaa unsubscribe 😂amase naga xishood oo barnaamijyadeenii hore noosoogudbi aadanow 😂😂❤❤
Somaliland is the part of somalia ma ahaa in la dhaho wadan wasiir fiqi wuu saxan yahay ❤️❤️❤️
Adu ku saxan yahy anaga noma saxna taas ogow
Somalia wa qayb kamida amison maaha in la dhaho wa wadan wayo iyado 30 sanao amison iyo Ethiopia ilaaliyan xalane loogana taliyo xita awod u lahayn Ina shicibka ka xasuqayo wax ka qabtan xita awod u lahayn maamulada inay ka adkadam😂
Somalia wa qayb kamida amison maaha in la dhaho wa wadan wayo iyado 30 sanao amison iyo Ethiopia ilaaliyan xalane loogana taliyo xita awod u lahayn Ina shicibka ka xasuqayo wax ka qabtan xita awod u lahayn maamulada inay ka adkadam😂
Muqdisho iyo dowlad sharafleh na ma arko dhinaca kalena waa hal qabiil oo raba qabiilada kale inuu xoog ku maquuniyo kuligoodba waa dameer iyo labadiisa dhag
Hhhh ma idinkaan qabiil ahayn bal noo sheeg dawlada sheegata magaca soomaliyeed oo cid qabiilada kale ah madaxwayne kanoqatay kabaxsan daarood iyo hawiye iyaga isku badbadala mataasaan ahayn .
Miyaanay ahayn tii umaddii ladaganayd lagaga lahaa magaalada maadiga leh kabax qabilada kula dagan ee wal7ba aad dhididkooda iuo beerahooda cunto maxaad ku dhaantaa hhhh halkan Marbaaba 7 sano uu xulumayay ninaan isaaq ahayn bal adogu marna iisheeg
Somaaliland waa gobol soomaaliya ka mid ah😊😂😅😂😅😅
Aduu hadaa burco kusoo laabato wa lagu xidhaya. KhaaimuL wadaN
Umadda aadd kala fogeyneysso jooji OO alle ka cabsso wall
Ssc baa idin fashilisay adan sahy ictiraaf ki waa so dhamaaday haku fikirin
Ictirafku mu wax Ku qabto adiga 30sanay inama yaryaro afka xidhani idin babinayan oy intaso 🇰🇪.🇪🇷.🇮🇷🇺🇬.🇺🇸.🇹🇷 Wadan Ku difacan ado wadan sheganays😂😂😂😂😂
Ader tisaba daryela tukale Ku Dara calamka sadex Shayna lagu midoba 1: amni
2: nidam dawladnimo
3: dhaqale
Intaba ma haysatide maxan Kaso donayan hora lo idhi labs qawan isma qado
@HodanMaxamuud-jo1eq hh adinkaba ciyal iskuulbaa nafta idin kenay kurayba gojacade idinku faatxaystay
Lkn anu dawlada muqdisho ka dhoban la midoba idin mlihi waxay daladuhu difacayan somali ma matlaan mudisho 2006 baa la qabsday intii ka danbaysay Dan somali kuma maqna
Lkn ictiraaf ha sugin
@@brarug Adigu maxaa qorshe ah ayaad ku soo biirin Somaliland? Ma haysaa wax aad Somliland ku qanciso?
Sas man modayn. Guul. Gobanimo somalilnd