Toos: Janaasada & Aaska Prof Jawaari oo Madax & Shacabkaga Kasoo qeyb Galeen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac 4 หลายเดือนก่อน +3

    SubxanaAllah mayd music lagugalbinaayo wa i kow Allaha unaxariisto jawari

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey ha u naxariisto 🙏 qabrigiisa ilaahey ha u nuuriyo 🙏 qiyaamahana ilaahey ha u shafeeco 🙏

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inkaar qabtaan dhamaantii marxuumka heesta kadaya

  • @osmanaden9999
    @osmanaden9999 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allow inta dhiman siyaasiinta soo da daji ayagane

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahay haunaxariisto aamin yaarabi alle kitaabkiisa quraanka midigta ha uga dhiibo aamin aamin yaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲 ilahay marti la jeclyahay haka dhigo alle samir iyo iimaan saadiqa ha ka siiyo qofkii iyo qaraabdii uu ka baxay iyo umada soomaaliyeed aamin aamin aamin yaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 kuwan muyuusiga ku sagoo tiyey ilahay hasoo hadeeyo xaqana raxmaanku hatuso

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 หลายเดือนก่อน

    Aduun muxuu taraa ⁉️‼️Aduun wakaa Allow u naxariiso yaarabalcaallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭 subxaanallaah

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow unaxariiso oo ha u ciqqbin waxay sufahadu samaynayaan

  • @fartunabdulle2556
    @fartunabdulle2556 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha raxmaanka ha u naxariisto aamiin Aamiin

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 3 หลายเดือนก่อน

    Sidaan dhaqan islaan ma ahan ilaahey ha u naxariisto

  • @IshoOmar-sp9ch
    @IshoOmar-sp9ch 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey hasoo hanuuniyo kuwaan musicga meedka ku sagootinaayo Aamiin

  • @xamarimohamed1900
    @xamarimohamed1900 3 หลายเดือนก่อน

    Qudhaanjo ku quuso alle ha u naxariiso marxuum maxamed sheekh cusmaan (jawaari)

  • @IshoOmar-sp9ch
    @IshoOmar-sp9ch 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ha u naxariisto marxuumka laakiin music meyd loo garaacaayo iyo islaamnimo kala dheer

    • @ayaancadey1660
      @ayaancadey1660 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waa midaan layaabanhy

  • @lulomar7773
    @lulomar7773 3 หลายเดือนก่อน

    Allah ha naxariisto Jana Fardosa Allah geeyo 🤲🏻

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 3 หลายเดือนก่อน

    subxaanallaah diinteebay haystaan

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha unaxaristo

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste 3 หลายเดือนก่อน

    Allow unaxariiso 😢 munaafaqin ba mesha iskugu timid wlle meshi lo duceyn lahay olo qushuci lahay ba music 🎶 lagu kor tuma😢

  • @MohamudMkahin
    @MohamudMkahin 4 หลายเดือนก่อน

    Alah ha unaxaresto amiin amiin amiin ya rabi

  • @AbuuCarafaad
    @AbuuCarafaad 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah galo intan iyo inkasifolxun ayey nalarawan away qushuci mxeytahay myd msic logaracayo Subxanallaah

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 3 หลายเดือนก่อน

    Allah unxariisto 😢😢😢

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 3 หลายเดือนก่อน

    Jinazadi Malayska daayay o music malagu badalay war meydka marxumka ka daaya music 😢

  • @BollinaBolli
    @BollinaBolli 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin ya raaaaabi 😢😢😢😢

  • @MiskiXirsi-x5o
    @MiskiXirsi-x5o 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallh

  • @Sara-bl1vn
    @Sara-bl1vn 3 หลายเดือนก่อน

    Bisinka 1:48 waa waxey miyusica

  • @ayaancadey1660
    @ayaancadey1660 3 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan soodiin meysan baran qof meyd ah oo music lagu qaraacayo mabanaano

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 3 หลายเดือนก่อน

    Asc.
    Goormuu AASKA Islaamku yeeshay Muusig iyo Durbaan la garaaco?Waa dambi weeyn Mayd Riwaayd lagu dul dhigayo.Waayo muusig iyo Durbaan baa la garaacayaa.Askarna waa la soo safay oo lagu yiri buntukhda mar hoos u dhiga marna kor u qaada mar kalena garbaha saarta.Waxaa kaloo yaab leh in salaadii Jinaasada iyo muusiga meesha lagu wada hayo.

  • @Khalid-dc4dh
    @Khalid-dc4dh 3 หลายเดือนก่อน

    Oo gaalo iska yeelyeel miyaa sidani marxuunka Maa laguna tukado oo ilaahay looga ergeeyo inta music loo tumayo

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 4 หลายเดือนก่อน

    War isku xishooda oo sida islam qofka u aasa oo iska daaya qaab daradan iyo dhaqankan aan la aqoon ee meesha la timaadeen.

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 3 หลายเดือนก่อน

    Calmaani diin shaqo ku ma lahan dastuur iyo dimoqradiyo waa diin gaalo

  • @Ilyaas777
    @Ilyaas777 3 หลายเดือนก่อน

    Waa maxay dowladda xasan shiikh miyeesan dowlad mulin aheen waa maxay aas shaqei muslin ah oo muusig iyo turumbo iyo gurbaan loo sameenayo muslinka ma ogolo sidan foosha xun xasan waa biman diin aqoon oo calmaani ah gaalada ushaqeeya subxaana laah.

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 3 หลายเดือนก่อน

    Cali wajiis culimadi siyaad Barre ayuu noqday dhuuni qaate

  • @Muxiyadin.cabdinadifKowy
    @Muxiyadin.cabdinadifKowy 3 หลายเดือนก่อน

    Cadaab ayaad usaadaalisen musiga iyo buubuninta shaqadii daaquudnimo oo uu horey uhayey