Alla walalkey qeyr fara badan alle haku siiyo wlhi tabeelooyinka ugu damyeeyo ee hus numberka aad ayaan ugu wareeray lkin waxad modaa hada inankaa dahmay qeyr fara badan alle haku siiyo
waad ku mahadsantahay sharaxaaddda laakiin aan kuu saxo af Ssomaligaaaga tirada Kinsi lama yiyaahdo ee waxaa la yiraahdaa kisi sidaad u soo qortayna iska beddel
umo abdirahman abdi wll waxad ka heli kartaa trafikskola oo magaladaada ku taala ama bibliotek ama internerna online . Lakiin iska fiiri tariiqda in ee duug eheen. Waxa fiican bogaagta sanadkaa 2019 .
Kinsi maxaad ka wada bror AF-somali saxda AH waa TIRADA DHIMMAN IYO TIRADA BUXDA lahjandan wax Adaag tahay in laa fahmo tack så mycket du har gjort bra jobbe men din dialog är lite svårt att förstår
Wll wexe ku xerantahay sacadaha ee tabelada ee ku qoranthay. Sacadahaas aya lagu ogoleen saacadaha kale meshaad rabtid ayad dhigankartaa. Suashaada hadaan ka jawaabo kl 12 habeenkii intii lagaarin meshaad rabtid ayad dhigankartaa.
Aaad baad ugu mahadsantahay fa ido muhim ah baan ka fa idey dubistaada, asajar allah kugu siiyo. tusen tack
shaqo fiicana haysaa saxib masha alllah keep going
Alla walalkey qeyr fara badan alle haku siiyo wlhi tabeelooyinka ugu damyeeyo ee hus numberka aad ayaan ugu wareeray lkin waxad modaa hada inankaa dahmay qeyr fara badan alle haku siiyo
Jasaakallah wll iminka imtixaankaa ii balansan kaliya parking ka igu adkaa iminka wax badan baan kaa faiday waxan jeclaan lahaa hadaad awoodo inaad soo sharaxdo reaktionsträck iyo bromska 🙏🏻♥️
Wax badan ayaa kaa faaideysanay ajar allaha kaa siiyo aduun iyo aakhiraba mahadsanid.
Waa maxay farqiga udhaxeeya sawirka 4 iyo 5. Midna waa la ogolyahay midna lama ogola hadana weey isku egyihiin.
Manshallah walal mahadsanid
Masha alah Ilaah Haku barakeyo
Masha Allah Allah haku xafido walal
Waad mahadsantahay Aad iyo aad ayaad no fahamsiisay waay i dhibi jirtay lakiin hada waan fahmay ilaahay ajir badan allaha kaa siiyo amiin jiro joog weligaa
Masha alah❤❤❤
Wall sobadi calamadaha iyo wadiida gaariga wadooyinka
Masha alah hzkmlh kheeyr
Waad mahad santay
Tack så mycket bror
Mahadsanid bro
Tack bror
waad ku mahadsantahay sharaxaaddda laakiin aan kuu saxo af Ssomaligaaaga tirada Kinsi lama yiyaahdo ee waxaa la yiraahdaa kisi sidaad u soo qortayna iska beddel
Masha allah
Mahad sanid Wlhi Wad fahmi dontaa isma lahen
Aad bad u mahadsantahay sxb
Teoriga dhan lashega saan miya😍
Kkkk sa u malayso Maha xbt
Fertun Mehamud kkkkk kusoo dhawoow dheh isks sug dheh wli wax maad arag
😂😂😂😂
Tack snälla du😭
Ma shallah tack så mycket 🙏
M.a wllo howl wacan
Aad iyo Aad baa u mahadsantahay saxiib Lkn heesta quran ku badal
bror Adaa umahad santahey waxa ku dhibanaa aa sifudud ii fahan siisay
Nice👍🏻👍🏻👍🏻
🙏🏾🙏🏾❤️❤️
Walaalo waxaan ku war sanaayaa bookakta inteen ka kadan karnaaaa
umo abdirahman abdi wll waxad ka heli kartaa trafikskola oo magaladaada ku taala ama bibliotek ama internerna online . Lakiin iska fiiri tariiqda in ee duug eheen. Waxa fiican bogaagta sanadkaa 2019 .
Mahadsanid wll wlhi ani wuu igu adkaa inaa fahmo lkn hada okej
Asc horusoco walal
Asc
Qeybta miljöga maku jirtaa mise waa soo socotaa su,aalaha haa iyo maya ah
Rahmo Foundation xiisoyin oo miljöga wan soo wadaa wll
Kinsi maxaad ka wada bror AF-somali saxda AH waa TIRADA DHIMMAN IYO TIRADA BUXDA lahjandan wax Adaag tahay in laa fahmo tack så mycket du har gjort bra jobbe men din dialog är lite svårt att förstår
Tack så jättemycket wall bor du i Borlänge jag behöver hjälp om teori
Maya wll waxan daganahay Västerås.
Husen walal tioriga dadka maka caawisaa
Asc wll mahadsanid waxaan jogaa jarmalka buga sideen ku heli karas waase imisa telkaga ama halka lagala xariiro
Saida Abdi Wcs wll. Waxad igala soo xeriirikartaa instagram keeyga Hussein_Hassan92
Suaal qaaba sxb p
avgift
4-Tim
9-18
(9-15
avgift
4-Tim
9-18
(9-15
Isku midle waye wax ay ku kale duwaan yaahin maa jiro jababta ka rabaaa
Walaal mid we isku dhaganyihiin midne we kala go anyihiin hadaad eegtid . Taas aya keyneyso in ee kala duwinyihiin.
Kis iyo dhaban ku dhibanhay 2 la ma dhigo karo la ku leyahe
KL7 BAAN imi caawa ayey is bedelaysaa 12 saacadu inta aanay gaadhin dhabanka miyaanan dhigan karin... Hadii ganaax yimaado kan kisida ah miyaanu ogu qabsan karin ilayn xiligii lama gaadhine
Wll wexe ku xerantahay sacadaha ee tabelada ee ku qoranthay. Sacadahaas aya lagu ogoleen saacadaha kale meshaad rabtid ayad dhigankartaa. Suashaada hadaan ka jawaabo kl 12 habeenkii intii lagaarin meshaad rabtid ayad dhigankartaa.
Aad umahad san tahay aad udhibaye wana ijilcisay
Midh kama fahmin
Varför kollar jag på den här videon, jag förstår inte somaliska😂😂
HHHHH 🤣😂vad gör man då?
Samma wllah 😂😂