FARIIN KUSOCOTA WADAAD KAMID AH SUUFIYADA. [{}]

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 243

  • @fahiimo_____bintuahmed5957
    @fahiimo_____bintuahmed5957 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh mustafe waad mahasantahay mushrikinti baad noocadaysay
    M a

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 3 ปีที่แล้ว +3

    Jasaaka allaah khayr allaah sheekh shirkiga umada uga dig guulayso

  • @mohassan2096
    @mohassan2096 3 ปีที่แล้ว +3

    ‎ومنهم من يستمع اليك وجعلنا على قلوبهم اكنه ان يفقهوه وفي اذانهم وقرا وان يروا كل ايه لا يؤمنوا بها حتى اذا جاءك يجادلونك يقول الذين كفروا ان هذا الا اساطير الاولين
    sabar iyo iiman insha allah shaikh mustafa
    ان الله مع الصابرين

  • @فاطمةمحمدخيري-ح7س
    @فاطمةمحمدخيري-ح7س 3 ปีที่แล้ว +8

    Sh tawxiid cadawgaaga waa cadawgeena ee cagta hoosteeda rabi hageliyo amiin

    • @yasindahir3611
      @yasindahir3611 3 ปีที่แล้ว

      Siiq matihid allh haku cadaabo adiga iyo kuwa kula jera

  • @lieutenant101
    @lieutenant101 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah yaa sheekh, suufi diin ma taqaano khuraafaadka ay habraha ka gadaana banaanada ka socon maanyo oo qof caqli leh ankee oo aanan waxba u dheereyn yeeli maayo.

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa xaaraan in ilaahay lagu baan abuurto oo qof ladhigoh booskiisa

  • @maankacade9027
    @maankacade9027 3 ปีที่แล้ว +10

    Shiek Mustafa cali caanod allah soo hanuuniyo umada kuwad kheyrka intay shirkiga iskaga dhaafayaan

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 3 ปีที่แล้ว

      @الطرق الصوفية هم الطريق إلى الله war anigu wixi kutubta lugusheegey unbaa shegey wxn aniga layimid mise sh. Umal uu layimid maaha ee wxn kudhahay warka badan dhaafe kac baxthi soraadi miyeysan eheen afkaaga igaxiro aniga geed malahadlaayee

    • @attaxawicaqiid9040
      @attaxawicaqiid9040 3 ปีที่แล้ว

      tuug lamid tahay

  • @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن
    @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن 3 ปีที่แล้ว +7

    جزاكم الله خير فضيلة الشيخ مصطفي علي عانود الله يجعل في ميزان حسناتك

  • @cabdulaahimacalin1523
    @cabdulaahimacalin1523 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha alaah sheekheeni sheekh musdhafa cAli caanod جزاك الله خيرا

  • @tahliiltaani5897
    @tahliiltaani5897 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh musdhafa kheyr allaha Ku siiya suufiyada allaha naga qabto waa dad mushrikiin ah

  • @farxiyoisxaaq543
    @farxiyoisxaaq543 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheikh Mustafa cali suufiyada kufriga allahaa ka hanuuniya

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 3 ปีที่แล้ว +3

    الحمد الله رب العالمين
    Alle ayaa mahad o dhan iska leh shirkigaan iyo baadidan naga bad baadiyay inta aan kadhimano allow nagu dil khatumo wngsn

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 3 ปีที่แล้ว +9

    SHEEKH MUSTAFA CALI CAANOO JEZAAKA ALLAHU KHERY SHEIKH

  • @فاطمةمحمدخيري-ح7س
    @فاطمةمحمدخيري-ح7س 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa layaab wali wow is adketnayaaba

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ilahay haku barakeyo sheeikh caali canod

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 3 ปีที่แล้ว +1

    maansha allh maansha allh shiikh waa runtaa 💘💘💞💙💙💚💚❣❣💜💜💞💘💘💘💙💚💚💙💞👍👍👍👍👍

  • @plasmastudents6248
    @plasmastudents6248 3 ปีที่แล้ว +3

    Allahu akbar

  • @abdirahmanhashiabdi2118
    @abdirahmanhashiabdi2118 2 ปีที่แล้ว

    Illaahay haku sharfo sh mustafe caanood geesi geesI dhalay ku garaac mushrikiinta gaalada ah

  • @jimaamina7554
    @jimaamina7554 3 ปีที่แล้ว +2

    Sh.mustf mashaallha u told as true way Allah akhbar .Allah help u always Jazkalllah

  • @umuhaala4661
    @umuhaala4661 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallah Somalia diinteeda suufiyada ayay aheyd waligeed alxamdulillaah sheekh Allah ayaa nookaa soo direy suufiyada beentooda ay cuntada ku cunaan way dhamaandoontaa insha'allah

    • @nuurcadenuurcade7157
      @nuurcadenuurcade7157 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk dee cunto Laguma cunee dinta jahiloow jahilkan hortisa din majirin miyaa miskaxda kadhimatay

    • @umuhaala4661
      @umuhaala4661 3 ปีที่แล้ว

      @@nuurcadenuurcade7157
      Diin suufiya ayaa jirtay hada ayaa xaqii cadaaday cunto la cuno ma jirto kkkkkkkkkkkkk

    • @markahorealaah8793
      @markahorealaah8793 3 ปีที่แล้ว +1

      Allusuna wal jameeca waa kuwa xaqa kutaagan wahaabiyada sucuudi iyo imaaraadka ayay lagacta kadhameeyeen shabaabka wax karxinaayo waa wahaabi wahaabiyada waa kuwa muslimiinta dhubaato kudhagan

    • @iimaanabdulle467
      @iimaanabdulle467 3 ปีที่แล้ว

      @@umuhaala4661
      Waaku sugtay wll No more 👉 bun iyo 👉cambuulo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @umuhaala4661
      @umuhaala4661 3 ปีที่แล้ว

      @@iimaanabdulle467
      dadka wali wax ma fahmaayaan
      الحمد الله الذي هدانا لهاذا وماكنا لنهتدي لولا ان هدان الله
      Allah ayay mahad oo dhan usugnaatay Alahaasoo nahanuuniyay oo xaqa nagu hanuuniyay ma anan ahaadeen kuwa hanuunikaro hadii uu Allaah na hanuunin lahayn

  • @jillamiesheickh4365
    @jillamiesheickh4365 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi billaahi waa runtiisa sheekan

  • @qasimabdi2820
    @qasimabdi2820 2 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @aishasheikh9785
    @aishasheikh9785 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haku xafido sheequnaa

  • @fardowsaabdi1690
    @fardowsaabdi1690 2 ปีที่แล้ว

    Acudubilahi yaahuuu subxanalaaah alow nasuk adun iyo aqiroo wle sufiyaduu waluumeeen

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @mohamedadenhussein3844
    @mohamedadenhussein3844 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a sheeq Allah xifdiyo

  • @maryamaruun1068
    @maryamaruun1068 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah sheequnaa allaha kuxafido aaqiro iyo aduunbo jasaakumulaah qeeyr

  • @maxamuudmaxamad1194
    @maxamuudmaxamad1194 3 ปีที่แล้ว +5

    Suufiga kama hadlin wixii uu maalintii hore sheegay ee wuxuu kahadlayaa arimo aan muran kajirin.

  • @maryamacumar314
    @maryamacumar314 3 ปีที่แล้ว +12

    Suufiyo waxaa kalayaabey shirkiga ay aaminsanyihiin kuma kalsoona.
    Way ogyihiin inay baadil ku jiraan .

    • @maryamacumar314
      @maryamacumar314 3 ปีที่แล้ว

      Arey xaad ku hadashay.
      Qoraalkaaga qalqala kujiro .
      Beenta laydin ku qabtay miyaa.
      Kuma fahmin eebow.

    • @iimaanabdulle467
      @iimaanabdulle467 3 ปีที่แล้ว

      @@maryamacumar314
      😂😂😲😂😂😲😂😂😂😂😂😂😂Kkkknnnnnkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkllllkkkll

  • @maryanabdinasir248
    @maryanabdinasir248 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheq mustafa Allah haku xifdiyo
    Xaqa iyo badhilku wey kalacad yihiin
    Ilaahey hadu Hanuun ladoono haso hanuuniyo hadi kalana umada ey fitnenayan haka qabto

  • @musdhafcismaan1405
    @musdhafcismaan1405 3 ปีที่แล้ว +10

    ولو تقول علينا بعض الأقاويل لاخدنا منه باليمين ثم لقطعنا منه الوتين فما منكم من أحد عنه حاجزين

  • @cabdulaahiyacquub5261
    @cabdulaahiyacquub5261 3 ปีที่แล้ว +3

    Cayow nosokali qatka muxaadarada walaaxi wa dhararaa markasta aat sharxiiso towxiitka walaaxi wan dhararaa sh. Musdhafe wan kujaclahay

  • @cabdulaahiyacquub5261
    @cabdulaahiyacquub5261 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc sh.musdhafa allah xakuxafido tedakale markaat sharxayso towxiidka wan kufarxaa wan dhararaa markaad sookaliso qatka qamiistaan wa iga soodaaxay ayoow nosogali san ugu raaxatsano towxiitka markaat sharxayso asc

  • @abdulkadirhassanmoalim108
    @abdulkadirhassanmoalim108 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh allah ha kuxafido naf iyo maal diyaar ayaan kuula ahay

  • @aliiskudays1730
    @aliiskudays1730 3 ปีที่แล้ว +5

    💯 ✅ runta way cadahay macalin illahay haku ilaaliyo macalin😍😍😍 amiiiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mahadhussein9115
    @mahadhussein9115 3 ปีที่แล้ว +3

    ماريت
    أحد اجهل من مسطف عانود

    • @cumarmuxudinaxmed2154
      @cumarmuxudinaxmed2154 3 ปีที่แล้ว +1

      وما رأيت شخصا أجهل منك يا صوفي

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 3 ปีที่แล้ว +3

    Wa dhaqnka suufiyada inay caamada iyaga uxirxiran kujahawareershaan waayo wadad iyaga kadabeeyo aan iyagu cilmiga raadsankari rabina inay cilmigabartaan

  • @sabiriinxasan6113
    @sabiriinxasan6113 2 ปีที่แล้ว

    Allahu aclam

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +2

    SubhanAllaah 40sano miyaa hal weeso lagu tukata rabbigey ayaa xumaan ka hufan

    • @adamyuusuf5097
      @adamyuusuf5097 3 ปีที่แล้ว

      Halkaa maad fahmin walaal macnaha sheekhu ujeedaa waxa weeye Culimada waysada cishaai ku tukadeen kama jabi jirin ilaa salaad subax ay ku tukadaan ....culimadii Shaafici iyo Axmed binu Xanbal way sameeyeen sidaa

    • @iimaanabdulle467
      @iimaanabdulle467 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cilaajinight4336
    @cilaajinight4336 3 ปีที่แล้ว

    Wa xaqqiiqd ineey baadil thy waxa u sheegaayo allaha mahad iska leh an naga dhigin sidiisa oo kle
    Diinta ayeey sheko iyo wax dhalan teed ah oo weliba kufri ah ku mithaaly qur, aanka iyo Sunada ra, ligiisa ayuu isticmaalaya midka oo kle ayaa shikh u ah dhalinyaro han kle aqoonta diintooda war waalidiinta ku baraarujiya faafia beenta xiroowgan meesha ku haayo
    Allaha na hadeeyee

  • @nasruddiincambuulo914
    @nasruddiincambuulo914 3 ปีที่แล้ว +1

    شيخ مصطفى على عانود حفظه الله ورعاه
    SHEEKHUNAA WAD DACWADA KHEER ALLAAH KU SIIYO

  • @MohamaedAhmed-pc4vx
    @MohamaedAhmed-pc4vx 6 หลายเดือนก่อน

    Sh musdhafa alaha kuxafido alahu akbar

  • @qasimabdi2820
    @qasimabdi2820 2 ปีที่แล้ว

    Waayaaab

  • @adenismael1805
    @adenismael1805 3 ปีที่แล้ว +2

    Sufiyiintu waa mushrikiin Allaah Baa Wax nooleeya war suufiyoow Allaah Ka baqa Qabri Baa idinka Danbeeya

  • @musdhafcismaan1405
    @musdhafcismaan1405 3 ปีที่แล้ว +3

    Micnaha shiiqooda illaah miyaa aayadaha illaaha iskaleh awoodaas dhan alla suufiyo weywareeren

  • @maryamacumar314
    @maryamacumar314 3 ปีที่แล้ว +3

    Ictisaam iyo jadiidiyo intey shabaab ujeedaan .
    Uma jawaabayaan suufiyo.
    Sababtoo ah cadowgooda kuwaad waa muwaxidiinta fii sabiilillaah utaagan.

    • @maxamedosmail9172
      @maxamedosmail9172 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxp alshabaab muslimiintay kujihaadaan taas madiidantahay??

    • @maryamacumar314
      @maryamacumar314 3 ปีที่แล้ว

      Kenya ,ithobiya ,amisom iyo murtad intaba waa la qararamsanaa .

    • @maxamedosmail9172
      @maxamedosmail9172 3 ปีที่แล้ว

      @@maryamacumar314 hhhh adi hadaad qarax kudhimato murtad aatahay sow ma aha hadaad maihi dhahdana dadka masaakiinta ah oo wadooyinka iska maraayo waa muslimiin ogow

    • @maxamedosmail9172
      @maxamedosmail9172 3 ปีที่แล้ว

      @@maryamacumar314 teeda kale waligaa ma aragtay alshabaab ooraali galin kabixiyay oodhahay qof muslim ah ayaa gacanteena kubaxay may sow ma aha😁

    • @maryamacumar314
      @maryamacumar314 3 ปีที่แล้ว

      Masaakiinta ama shacabka Markastaa lagu yiraahdaa ka dheeraada goobaha bartilmaameedka.

  • @abdihakimabdinasir9612
    @abdihakimabdinasir9612 3 ปีที่แล้ว +1

    (وَحَرَ ٰ⁠مٌ عَلَىٰ قَرۡیَةٍ أَهۡلَكۡنَـٰهَاۤ أَنَّهُمۡ لَا یَرۡجِعُونَ)
    [Surah Al-Anbiya' 95]

  • @abdullahiadowmusa1206
    @abdullahiadowmusa1206 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadkaan wa dad kufrinimo caad kudoodaayo

  • @sabinadeem1457
    @sabinadeem1457 3 ปีที่แล้ว +2

    Intas o ayada o aad so dalilsatay waxa lasiyay rusushi allh e seylici iyo sh cabdulqadir marusul ilaheya wayabe

  • @zeinabmuse7670
    @zeinabmuse7670 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin amiin yaallsh

  • @daahirmaxamed467
    @daahirmaxamed467 3 ปีที่แล้ว +2

    mustaf waa nin walan

  • @omarmoud4586
    @omarmoud4586 10 หลายเดือนก่อน

    Kaaafiir

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow tawxiidka kor ka yeel shirkigana rabow dunida ka suuli

  • @cabdallasalman7298
    @cabdallasalman7298 3 ปีที่แล้ว

    Shiq Mustafa xaaji

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 3 ปีที่แล้ว

    Sheekhow sheekhaad is haysan naguma odhan sheekhbaa nooleeyay ee Illahay ayaa loo wada baryay

  • @mintidmusse1140
    @mintidmusse1140 3 ปีที่แล้ว +1

    Maad sugtid qurunlow illaah iyo awliyo midna mataqaanide sug intuu kuu jawaabayo yaa raafida

    • @mohamedhassanismail2260
      @mohamedhassanismail2260 3 ปีที่แล้ว

      Adigu ma waxaad tahay kuma taageersan awliyada ilaahay ka cabso

    • @mintidmusse1140
      @mintidmusse1140 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedhassanismail2260 haa walal waxaan taageersanahay sidii illaahay yiri oo uu yiri. Kuwa illaahay iyo rasuulkiisa rumeeyayoow waxaad la rafiiqdaan 4 ta illaahay u nimceeyey

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedhassanismail2260 oo hadii aan awliyada la taageerin yaa la taageera ma yahuuda walee waad hoogtay wahaabiyaw

    • @AxmedAbdi-m1y
      @AxmedAbdi-m1y 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉

  • @cabdulahishekhcali7621
    @cabdulahishekhcali7621 3 ปีที่แล้ว

    Adeer sheikh canood wuxuu kutaaganyahay jidka alle mana iilanayo waxaan dhihikarnaa raaca oo taageera sheikhan wuxuu kadigaya shirkiga iyo xumaantiisa

  • @faadumomaxamed811
    @faadumomaxamed811 3 ปีที่แล้ว

    Allaahu akàbar allaahu akabar

  • @musdhafcismaan1405
    @musdhafcismaan1405 3 ปีที่แล้ว +6

    Asigoo shirki kujiro ayuu cawaam dadka dhahaa kawarn afkiisu kaqirtay inuu sheekh soo nooleeyey mushrig waaye yaana lagu daba xeranin salaada

    • @فاطمةمحمدخيري-ح7س
      @فاطمةمحمدخيري-ح7س 3 ปีที่แล้ว +3

      Haa wll waa mushirik ruuxii kashakiyana waa lamin rabi haku xifdiiyo amiin

    • @nuurcadenuurcade7157
      @nuurcadenuurcade7157 3 ปีที่แล้ว +1

      Adiga salada aa lagula xirankarin jahilin atahiin

    • @zaxnuuniaarkaofficial2575
      @zaxnuuniaarkaofficial2575 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nuurcadenuurcade7157 jaahilin baad umadda ku tiri adiga aya ka jaahilsan caqligaga aaway qof baa qof so noleyay mrka aad u arkayso in ay saxan tahy masajidada kutubada kuwoda an shirkiga laga baran aad wad arki donta

    • @nuurcadenuurcade7157
      @nuurcadenuurcade7157 3 ปีที่แล้ว

      Kkkk aniga iyo adiga yaa salada lagu xirankarin jahiloow

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +2

    ALLAAH xaqa hana gu sugo

  • @attaxawicaqiid9040
    @attaxawicaqiid9040 3 ปีที่แล้ว

    MUSTAF CALI CAANOD WAA MUSHRIK WEYNAA EE YADUUDA YAASHA LASHQEENEYEY

  • @MohamedIbrahim-cc1xo
    @MohamedIbrahim-cc1xo 2 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @zakibinumohamed1284
    @zakibinumohamed1284 3 ปีที่แล้ว +2

    sheikh c.rizaq sheikh cali ilaahey ha xafido
    wa sheikhii ugu horeye oo an ka arkay maxabada nabiga

    • @abdisalanalinor
      @abdisalanalinor 3 ปีที่แล้ว +1

      Subxana alaah mxaa maxabidii nebiga scw ah maa inladhahaaa sh.abduqadir qof so nolaynkaraaa miyaa aminsanthy

    • @asaduzamanalmaxmud7671
      @asaduzamanalmaxmud7671 3 ปีที่แล้ว

      Wahabi qermaha

    • @abdinasiradan6633
      @abdinasiradan6633 3 ปีที่แล้ว

      اللهم اهد من ضال

  • @ibraahimadow2321
    @ibraahimadow2321 3 ปีที่แล้ว +2

    Mustaf cali caanood diinta xoog iyo is ceebeyn ma aha waxa ka qaldan aadabta dacwadda diinta Islamka ee adiga xaddii jeceshay diinta in Somali loga dhaqamo dadka tacliin sii lkn sida TH-camrada Somali waalan cml u qaaliso ma aha Muslimka caalamka dhan % kii 85 was suufii adiga waa ku soo barbartay yarantada cml ee shaley inta gaala aheed manta Muslim saliim ah ma tihiid ee isdajii ahlo bid'aa waxa lagu adkan kara in Quran iyo tafsiirka iyo axadiith ka dadka la baro oo qaylo iyo cay iyo buuq la'aan ee jooji dhaqanka TH-camrada Somalida cml

  • @HasaNAli-mc3hf
    @HasaNAli-mc3hf 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanaallh

  • @fadumosheekh9549
    @fadumosheekh9549 3 ปีที่แล้ว +1

    ALSHABAB yaadhago uhaya Allacnatullah

  • @feisalmohamedmah4818
    @feisalmohamedmah4818 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nafisomahamud1592
    @nafisomahamud1592 3 ปีที่แล้ว +1

    Ino adeeg alle wuxuu nooleeyaa laskuma hayo ader kaad tiri jiilaani ayaa wax noleeyay meelku sheeg

  • @فاطمةمحمدخيري-ح7س
    @فاطمةمحمدخيري-ح7س 3 ปีที่แล้ว

    War rabi xaqa haku tuso oo alle hakaa dhigo bidjii fahamay oo kudhaqmay amiin walaahi waxan kanaxayaa dadka run moodayo arinkaan oo been shaydhaan ah

  • @cabdullahixuseen7865
    @cabdullahixuseen7865 3 ปีที่แล้ว +1

    Is qab qabsiga culumada wax ma tareeso ee umada wax halo sheego si wanaagsan

    • @albasairmedia1277
      @albasairmedia1277 2 ปีที่แล้ว

      Walaal isqabqabsi ma ahanee waa shirki dadka looga digaayo hadii aan shirkiga dadka loo cadeenin diinta waxa ugu horeeyo waaye

  • @mohamedabdi-nu5is
    @mohamedabdi-nu5is 3 ปีที่แล้ว +1

    انالله يهدي منيشاء

  • @caamirsalah7776
    @caamirsalah7776 2 ปีที่แล้ว

    سبحان الله
    Waligey MA arag ninkaan ookale waa beenaale masiixu dajaaj

  • @cabduwaaxidxasancabdiqaadi8510
    @cabduwaaxidxasancabdiqaadi8510 3 ปีที่แล้ว

    Asc wallal away sh.musdhafa

  • @fadumosheekh9549
    @fadumosheekh9549 3 ปีที่แล้ว

    Ah ma Ahan

  • @blacklifesmatter3791
    @blacklifesmatter3791 3 ปีที่แล้ว

    Sh. #Caanood ragaan anoo intaan ka yar kana #Cilmi iyo #Caqli yar ayn ka baxay jamaaacadooda... sababtan uga baxayna wxy ahyd xiligaa iyaga ila sxnaye, wxd wydiiso wxn ahyn ayey kugu jwbayan.

  • @abeyibrahimyussuf1622
    @abeyibrahimyussuf1622 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin walan walan walan

  • @abuzuheybbalackii3604
    @abuzuheybbalackii3604 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc shekh mustafa telfonkiisa iigu caawiya fadlan

  • @haruunhusseinshuriye6400
    @haruunhusseinshuriye6400 3 ปีที่แล้ว +2

    kkkkk sh mustafe cali caanood garabkaaga ale hagalo kuwad suufiyo waycadaatay

  • @mohamedabdi-nu5is
    @mohamedabdi-nu5is 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan waa miskiin

  • @aqoonwaaiftiin1359
    @aqoonwaaiftiin1359 3 ปีที่แล้ว

    فلولا ان كنتم غير مدنيين ترجعونها أن كنتم صادقين (٨٧)سورة الواقعة
    Sh. U sheek gaalada taxadiga ilaahay ku soo arooriyey(NAF ILAAH QIBLOODAY ON AAN LASOO CELIN KARIN)

  • @CabdulahiXariir
    @CabdulahiXariir 6 วันที่ผ่านมา

    Suufiyada waa mushrikiin qabuuraha caabuda qofkii kashakiya gaalnimo Suufiyada waa inuu ogaado gaalnimadooda

  • @jimaamina7554
    @jimaamina7554 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxhanllah

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 3 ปีที่แล้ว

    Dadka qaar alle nuur siyo ayaa jira hadii ladhaho awoliyaa gargaarto oo dhuka korkiisa joogto sheydaan ayaa iskagasodhigaayo awliyo gan ayuu galayaa nuurka lagu siyey waa in aad ladagaasho sheydaanka kuna dagaasho magacyada alle iyo qur aanka kariimka odweydiisato alle kaalmo

  • @mohassan2096
    @mohassan2096 3 ปีที่แล้ว

    ويعبدون من دون الله مالا يضرهم ولا ينفعهم ويقولون هؤلاء شفعاؤنا عند الله قل اتنبئون الله بما لا يعلم في السماوات ولا في الارض سبحانه وتعالى عما يشركون
    waxaa laga weriyay al Bukhary (434) iyo Muslim (528) in Caa'isha, Allaha ka raalli noqdee, laga weriyey: Rasuulka SCW hortiisa, kaniisad ay ku dhex jiraan sawirro ama Naqshad ay ku aragtay Abyssinia. Markaasuu Rasuulku yidhi, naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ahaataye: Kuwani waa dadka - marka qof xaq ah uu ku dhinto dhexdooda - oo qabrigiisa ku tukada meel lagu tukado oo lagu qurxiyo sawirro ama farshaxanno caynkaas ah. Kuwani waa dadka ugu xun Eebbe maalinta qiyaame.

  • @iimaanabdulle467
    @iimaanabdulle467 3 ปีที่แล้ว

    Sufi gaan waxuu sharxaayo shaqo iyo. Waxa lagu heesto shaqo iskuma leh
    Quraan ka. Wuxuu ka hadlaa. Dadkii Nabiga. Scw ka horeeyay
    Iyo Nabi scw. Mucjisadiisa iyo Nabi scw. Nabi Nina diisa
    Xadiiska Wuxuu kahad laayay Nabiga scw. Iyo Saxabadii. RA iyo taarikhda. Islamka iyo. kufaartii. Kasoo. Horjeestay. Islam ka iyo Toowxiid ka .
    Marka Quraanka. Iyo Xadiiska. Goormuu kahadlay . Shaikh cabdulqadir . jilaani Ra . Iyo shaikh uweeys Ra
    Marka. Aaway. Daliishi shaikh jilaani inuu asaga mucjiso lahaa.
    Quran ka. Iyo Sunada hanaga. Tusaan. Sufiyo indho adeeg. Iyo kufri CAD Eey meesha. Ku haayaan
    Suufiyooy Xataa. Haduu. karaamo lahaa asaga. Oo dhintay maa caawinaad. Weeydiiney . Siin.
    Ilaahii. Idin abuurtay oo shiikh jiilani Ra abuurtay oo hadana dilay maa caabudan. Oo caawinaad. Iyo. Kaalmo. Weeydiisa. Taan
    Xataa kiristaanka ka nabi ciisa Cs
    Inuu binaadan ahaa uu dhashay oo hadana dhintay ee aamin sanyihin Hadana. Weey. Caabudaan
    Daliil waxeey ka dhig taan. Mucjisaduu. Lahaa Quraan ka baa inoo sheegay iyo xadiis kaba sabab taas beey u weey diistaan
    Caawinaad iyo Kaalmo Eey weey diistaan waxeey aamin San yihiin inuu cadaabka ka bad baadayo marka. Haduu aqliga shaqeey naayo qof inta laqaawiyay calaa Mada karoos ka lagu xir xiray bir lagu kawi yay saas ku dhintay naf tiisa silaca iyo bahdil ka iyo dhimashada ka bad baadi waayay suu kuu bad baadaa Ayagaan nool
    Waa caqliga kufaarta. Kiristaanka Nabi ciise. Cs. saas. Inuu ku dhintay Eey aamin yihiin hadana weey sii baryaa yaan cawaan ka aqli xun suufiyadan ka arkay.
    Sabtoo ah Nabi ciise cs Mucjisadiisa Quraan ka. Iyo. Xadiiska aa lagu sheegay
    Shiikh jilaani. RA. Mucjisadiisa. Quraanka iyo Xadiiska naga tusa Suufiyooy
    Ileen diinta islam ka. Waa Sunada Nabiga scw iyo Quraanka
    Waxan quraan iyo xadiis saxiix ah lagu sheegin aamini meeyno.
    Saxaabada. RA. Suurad quraan aa lagu sheegay suratul. Axzaab
    Iyo Saxiix Xadiis ah bukhari iyo muslim qaar kood waa ehlu janno
    Waxaan. U aaminay saxiix xadiis ah baa inoo sheegay
    Marka Suufiyooy
    Umada Nabi Muxammed scw qof Saxaabada Rc ka sareeyso xaga mumin nimada oo ehlu janno lagu. Sheegay II sheega Quraanka iyo saxiix xadiis ah.
    Magacooda. Soo raaciya
    hadaa muslim tihiin hadii kale ne meel kale ku rafta iyo Waxanba . Meesha oolin sida shiikhiina 🤯 sameeyay 😳video gaan u idha cadeeya 😲idin kana 😳
    waayo ardayga Wuxuu raaca macalin kiisa.

  • @saalahhimmo172
    @saalahhimmo172 3 ปีที่แล้ว

    Tawxiid kulahaa
    Wajigaan aad twxiid ku sheeganeyso xataa gaalku malahan
    Hadiise leys habaaro adaa daalim ah

  • @CabdiCali-kb5wz
    @CabdiCali-kb5wz 4 หลายเดือนก่อน

    40 Sano ayuu halweeso kutukaday kuye subxaanalaah

  • @ahmedsiciid2437
    @ahmedsiciid2437 3 ปีที่แล้ว +2

    Kuwaa qur ànkaa lagu shegay e hal aayad ah oo jeylaani ka hadlaysa mahaysaa?

    • @iimaanabdulle467
      @iimaanabdulle467 3 ปีที่แล้ว

      Wax cadeeyn ah mahaayaan
      Indho cadees maahanee 🙄😳😲😲😲

  • @ahmedcasanyo7125
    @ahmedcasanyo7125 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhh tuuro dhera shekhu baqdaad illa masar tuuryo 😂🤣😂🤣😂

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣anigabo waanlayaabay beenta intaa kaweyn waligaa mamaqashe

    • @ahmedcasanyo7125
      @ahmedcasanyo7125 3 ปีที่แล้ว

      @@samirzain7212 walahi inaanan maqal been intaa leg

  • @cabdulahiaxmed5882
    @cabdulahiaxmed5882 2 ปีที่แล้ว

    Intaas abii jahalba waa uu aamisanaa

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 3 ปีที่แล้ว

    Suufiyada wey qaldan yihiin awliyada alle ducada laga aqbalaa ee alle masiin awood hulin ah idii nabi cise csw

  • @mohamedkheyrhassanmohamed8672
    @mohamedkheyrhassanmohamed8672 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh mustafoow mxaad bage ka facebooka iiga xirateen
    Ma waxaad dhibsaneesaan wiil caami eh comment kiisa
    Wlhi jahlikiina waa ii cad yahay

  • @gabyowshow5069
    @gabyowshow5069 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh waalan oo takfiir ah shiikh mustafa cali caanood.

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 3 ปีที่แล้ว +1

      Wahaabiya waa wada walnaayen lakin kani dharkaw dhigtay

    • @risktaker9119
      @risktaker9119 3 ปีที่แล้ว +2

      Hehhh markaa xaqa la idin cadeeye baa caay iyo caac la timaateen koley kuwiina oo kle ilaaheena baa noogu sheegay quranka in uu halaag idin dambeen doono hadaa tawbad keenin

    • @gabyowshow5069
      @gabyowshow5069 3 ปีที่แล้ว +1

      @@risktaker9119 xaqa awaloo noo cada sxb adiga halaguu cadeeyo khawaariij nabiga sheegay been miyaa dad dadka islaamka gaalo u yaqaano aya khawaariij la dhahaa sxb wac baro marka hore.

    • @quracdaalib9260
      @quracdaalib9260 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahaykabaq

    • @gabyowshow5069
      @gabyowshow5069 3 ปีที่แล้ว

      @@quracdaalib9260 shiikha xita u sheeg ilaahay haka baqo cadiifo urur yeey ku qaadin aniga ilaah in aan ka baqo waan ogo lahee sxb

  • @blacklifesmatter3791
    @blacklifesmatter3791 3 ปีที่แล้ว

    Sh Sufiyoow #Talyaanig ayan jogaaye kabtiinu ma isoo garysaa haddaad soo tuurtaan🤣🤣🤣

  • @abdallamacalinaxmed9834
    @abdallamacalinaxmed9834 3 ปีที่แล้ว

    Warheedhe kan ceytama dada dhegeeysa meelow kamarow la yahay shiiqa ufiirso ale waxnooleeyo wasax awoode ale ayuu xaqira

  • @fahiimo_____bintuahmed5957
    @fahiimo_____bintuahmed5957 3 ปีที่แล้ว

    Mushrikinta ilahay haa tir tiro

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 3 ปีที่แล้ว

    War Ilaahay kabaq Aayadaha meyl aysan kusocon hala aadin

  • @abdirashedbritish8457
    @abdirashedbritish8457 3 ปีที่แล้ว

    Garaac mushrikiinta wax ay hayaan ma jiro Af uryaasha

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 3 ปีที่แล้ว

    Culumo ayaa cawaana waa gefweeyn, nin Cilmi leh iyo caqli wakaas kuma hadlo

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 3 ปีที่แล้ว

    Suufiyo waa mushrik