Su alo & jawabo sh Maxamed Umal & Sh Mustafe Xaaji - December 2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

ความคิดเห็น • 200

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 5 ปีที่แล้ว +3

    Allahywoo culumada noo xfdyii jazak allah kheyer sh. Mohamed sh. Musteef ❤❤🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @manbile_HD
    @manbile_HD 6 ปีที่แล้ว +9

    Ilahay ha idinka abaalmariyo my 2 sheikh anigana ilahay xaas diinleh baari ah ha ii sahlo aamiin

    • @aragsanabdallah9683
      @aragsanabdallah9683 6 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin amiin ilaahay mid khayr qabta haku siiyo Akhii

  • @hamzemaahir8024
    @hamzemaahir8024 6 ปีที่แล้ว +157

    Like ta isaara wlalayal Hesahaba wad like garaysabne

    • @qarqaraaye8847
      @qarqaraaye8847 6 ปีที่แล้ว

      Dislike ku saray mesha ma channelada munkarka maad moday

    • @hamzemaahir8024
      @hamzemaahir8024 6 ปีที่แล้ว

      Xaarami aqon yari iyo waxad isku darsatay nacasnimo

    • @qarqaraaye8847
      @qarqaraaye8847 6 ปีที่แล้ว

      Adaaa xarami u eg nin weyn thy like lagu lahaa doqon dabaal nacas dislike qado

    • @hamdamohammed7068
      @hamdamohammed7068 6 ปีที่แล้ว

      Hamze Maahir kkkk

    • @zakariaali1757
      @zakariaali1757 6 ปีที่แล้ว

      Hamze Maahir hhh ku saray zxb ma waliga lagama wayo melaha khyrka masha allah zxb

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 6 ปีที่แล้ว +9

    Mansha Allah sheikh mustafe xaaji ismail Ilahay cimriga iyo caafimaadkaba hakuu dheereyo

  • @zaytuncalinur9907
    @zaytuncalinur9907 6 ปีที่แล้ว +6

    Muxadaradan waan jooge mombaza waaye masjidul furqan mansha allh

  • @tubtatoosan65
    @tubtatoosan65 6 ปีที่แล้ว +26

    AHLU SUNNAN WAJAMACA ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR JIZA'KUMALLAH KHEYR

  • @farhiyaabdi5196
    @farhiyaabdi5196 6 ปีที่แล้ว +9

    Jazakala khayr culimadena somaliyed

  • @aisharowdakurweyne619
    @aisharowdakurweyne619 6 ปีที่แล้ว +7

    mashalah ilahay ha noo barakeeyo culimadeena.hana naga yeelo kuwii ku intifaaco

  • @maxamedshukri8979
    @maxamedshukri8979 6 ปีที่แล้ว +2

    mashaa allah allaha noo xifdiyo culimada
    jahli badan bay umadda kasaareen
    جزاهم الله عنا خير الجزاء

  • @nasroisak2626
    @nasroisak2626 6 ปีที่แล้ว +6

    Mash allh Sheikh mustafe jasakumu allah dhamantin

  • @adanhussein5827
    @adanhussein5827 6 ปีที่แล้ว +3

    Wlh blh sheekh mustafa Alle dartisa ayan u jeclahay

  • @MohamedIshakOsman
    @MohamedIshakOsman 18 วันที่ผ่านมา

    Culimadena allah inoo xafido dhamaantood ❤❤❤❤

  • @amalmoha8243
    @amalmoha8243 6 ปีที่แล้ว

    masha allah allah idin xafido

  • @asmamohamed8183
    @asmamohamed8183 6 ปีที่แล้ว

    SheeKh Mustafa alle cimiriga ah ku dheeriyo SHeekHa uma alle cimiriga ah dheeriyo

  • @najlaabdullahi5652
    @najlaabdullahi5652 6 ปีที่แล้ว +7

    ماشاءالله جزاك الله خير

  • @abdiyarebashiir1797
    @abdiyarebashiir1797 6 ปีที่แล้ว +1

    Xafidu'LAAH Sheikh Mohammed abdi Umal

  • @farhiyaabdi5196
    @farhiyaabdi5196 6 ปีที่แล้ว +8

    Masha alllah ilahayow culimada no barakee

  • @shuceybmohamed3809
    @shuceybmohamed3809 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazzakallahu kheyran

  • @abdiyarebashiir1797
    @abdiyarebashiir1797 6 ปีที่แล้ว

    Xafidu'LAAH Sheikh Mustafe Xaaji Ismaciil

  • @sabriina444
    @sabriina444 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah illahay ha idin xafido dhamaan tiin

  • @vlogs4youlike
    @vlogs4youlike 6 ปีที่แล้ว +9

    Jazaakallaaahu khayr.

  • @mustafabdikariim494
    @mustafabdikariim494 6 ปีที่แล้ว

    Maanshaa alaah culimadaan aad ayaan u jeclahay waliba si gaar sh umal & sh mustafe haji

  • @abdirizakomar107
    @abdirizakomar107 6 ปีที่แล้ว +2

    mashalah shiikh umal ilahay haku barakeeyo

  • @sowdaomar1599
    @sowdaomar1599 6 ปีที่แล้ว +11

    MASHA Allllaaah

    • @raybadlebi5000
      @raybadlebi5000 4 ปีที่แล้ว

      جزء كم الله خيرا جزء

  • @naimajamac2299
    @naimajamac2299 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @MOHAMEDMOHAMED-hi4qf
    @MOHAMEDMOHAMED-hi4qf 6 ปีที่แล้ว +19

    Jazakhallah sh umal/mustafe

  • @nuursnill8351
    @nuursnill8351 6 ปีที่แล้ว +4

    dhamantiin ilahay cimriga iyo caafimadka haydiin dheereyo

  • @yusufmohamed5954
    @yusufmohamed5954 6 ปีที่แล้ว +5

    baraka Allahu fika

  • @laylaqueen5644
    @laylaqueen5644 6 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha idin ka abaal mariyo ameen yaa allah

  • @abdirahindahir4614
    @abdirahindahir4614 6 ปีที่แล้ว +30

    Shekh Umal allaha haku barakeeyo mas’alada nabiga hooyadiisa waxaa mudan in aad baraarujisid in nabiga hiiyadiis ayna soo arkin rasuul ugu yeera diinta islaamka iyo ayada iyo dadkii rasuulka scws soo diritaankiisa soo gaarin lagu magacaawo asxaabul الفتره.

    • @sareyairad3024
      @sareyairad3024 6 ปีที่แล้ว

      masha allah jazakillah kheer shekh

    • @axmedweyrax1581
      @axmedweyrax1581 6 ปีที่แล้ว

      abdirahin dahir brother masladani ma adka waana wax fudud fahankeedu ee bal culimada waydii

    • @abdulkadirmohamedahmed6858
      @abdulkadirmohamedahmed6858 6 ปีที่แล้ว +2

      Meseladaan sh. Umal wuu ku gafay, Xadiithka uu soo daliishaday ee ka hadlayo nabiga Hooyadii waa xadiith aan saxiix ahayn, wuxuu ka hor imaanayaa Aayado badan oo quraanka ka mid ah, sidaas darteed waa mowduuc, mana la soo daliishan karo. sida walaalkaan sheegay Nabiga hooyadii waa Ahlu fitra,, ilaaheeyna Addoomada Ahlu fitrada ah ma cadaabo. وما كنا معذبين حتى نبعث رسولا

    • @axmedweyrax1581
      @axmedweyrax1581 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdulkadir Ahmed ani ila soo xidhiidh xadiith baa daciifa ha ku wareegaysane .
      أحمد الفقي baa facebookga iigu qoran haduu ku diidana +966583235738
      Iigu soo codso.

    • @maxamedshukri8979
      @maxamedshukri8979 6 ปีที่แล้ว

      wll sheekhu oo muuna gafin si day tahay buu sheegay
      axaadithkan aad tiri waa daciifna dib oogu laabo saaxiixu muslim buu kuyaalaaye axaadiith nabiga kasugan inaad dhahdo waa daciif oo waxba kama jiro khatar teeday leedahay
      tan labaad
      diinti nabi ibraahim baa soogaadhay oo lahay
      ee bal adoon sheekha ku dhiiran
      mas alo cilmiyaysan buu sheekhu kahadlaye
      dib oogu laabo axaadiithta iyo shuraaxda
      iyo imaamu nawawi wuxuu kayidhi
      وبالله التوفيق

  • @mohamedkulmiye102
    @mohamedkulmiye102 6 ปีที่แล้ว +1

    asc maasha allah culumadeena allaha xafido dhammaantood jazaakalah qeyr

  • @nimcocumarxasan9891
    @nimcocumarxasan9891 6 ปีที่แล้ว +1

    masha alaah ilaahaw culimada nooxifdi Aamiin Aamiin

  • @mahamedali6870
    @mahamedali6870 6 ปีที่แล้ว +15

    Mansha Allah

  • @muhudinhassanmohamud4899
    @muhudinhassanmohamud4899 6 ปีที่แล้ว +4

    جزاكم الله خيرا الله يحفظكم في كل مكان.

  • @Garanwaa
    @Garanwaa 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay Sheekh yada dhan janada Ha geeyo

  • @aliabdikadir8368
    @aliabdikadir8368 6 ปีที่แล้ว +3

    shaykh jaceel gabar mabanaataxay

  • @kobciye79
    @kobciye79 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah allaha idin xifdiyo

  • @abqanisaleban9272
    @abqanisaleban9272 6 ปีที่แล้ว +15

    JazaakalaaH shiikh ilaahay hakaa abaalmariyo

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 5 ปีที่แล้ว

    maasha allaah allow shuyuuqda no xifdi🖑🖐

  • @awilabdi8654
    @awilabdi8654 6 ปีที่แล้ว +18

    ilahay culimada ha ino barakeyo

  • @فطوومنور
    @فطوومنور 6 ปีที่แล้ว +23

    Allah idinka awaalmariyo

  • @zakariaali1757
    @zakariaali1757 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah jazakalah khyr

  • @marwanshamakh8508
    @marwanshamakh8508 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnzh allaah alaaah ha idinka.jasa i siyi

  • @maxamedaaminnuurjaamac8265
    @maxamedaaminnuurjaamac8265 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @important_55
    @important_55 6 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah Culumo

  • @caashacismaan1215
    @caashacismaan1215 6 ปีที่แล้ว +19

    Alle culimada hayno xifdiyo

  • @important_55
    @important_55 6 ปีที่แล้ว +4

    mnsha Allah Culumo @

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow 6 ปีที่แล้ว +7

    masha allaah

  • @mowlidmohamud8506
    @mowlidmohamud8506 6 ปีที่แล้ว

    Maasha'Allah Allah idin xifdiyo dhamaanteen

  • @khaalidfirta5195
    @khaalidfirta5195 5 ปีที่แล้ว +1

    Culimadayda cimrigooda iyo caafimaadkoodaba alla hadherayo

  • @farahhusien2392
    @farahhusien2392 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shikh baraka llah

  • @عائشه-ط8ط
    @عائشه-ط8ط 6 ปีที่แล้ว +2

    Shukran mahadsanidiin shuyukhada qaaliya ah

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo Lafta gareen is laka soo buri mujrimiinta wadanka kaa qasaysa xabsi ku aruuru Sakiin iyo noociisa guul koonfur galbeed yaanan la idin soo dhexgelin ❤

  • @msmaxamed5430
    @msmaxamed5430 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh culimadena alx

  • @ABDILLLAHI
    @ABDILLLAHI ปีที่แล้ว

    باركلهما الشيخين مستف و محمود

  • @anabfarah5037
    @anabfarah5037 6 ปีที่แล้ว +9

    Masha alla

  • @abdikaremibrahim9963
    @abdikaremibrahim9963 ปีที่แล้ว

    Mnsha allaha ❤️

  • @rodomohamed7872
    @rodomohamed7872 6 ปีที่แล้ว +2

    manshaallaah

  • @zaydbinthabit1
    @zaydbinthabit1 6 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم جزاكم الله خير الجزاء

  • @adanadan6884
    @adanadan6884 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah sheikh mustafe iyo sheikh umal

  • @xamseibrahim6603
    @xamseibrahim6603 6 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @yurubfuad8697
    @yurubfuad8697 6 ปีที่แล้ว +2

    masha aallaah alloow noobarke culimada alayaa xafiduka

  • @dhiiriyetube5378
    @dhiiriyetube5378 6 ปีที่แล้ว +3

    manshllahh Allah noo ilaaliyo culimada

  • @mohamedrashiid2144
    @mohamedrashiid2144 6 ปีที่แล้ว

    Jazakumullah kheyra

  • @sadiyahahmed5439
    @sadiyahahmed5439 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah jazakallah khayra

  • @ugaaskanuneto9784
    @ugaaskanuneto9784 6 ปีที่แล้ว +11

    Nabiga hooyadis gaal miyaaa asaga ka hor baayba dhimataye

    • @abdallesaidisse1337
      @abdallesaidisse1337 5 ปีที่แล้ว

      Waxaa macquul ah in ay haysaty diintii nabi ibrahim

  • @abdikarimmuuse3768
    @abdikarimmuuse3768 6 ปีที่แล้ว

    Alle culuumda hano barkeyo Amiin

  • @وورااننتت
    @وورااننتت 5 ปีที่แล้ว

    mansha Alla

  • @apdiqadirhasan3282
    @apdiqadirhasan3282 6 ปีที่แล้ว +3

    war dadka dislke tasaraya mawaln yihn subxnallah

  • @mustafeaxmed4966
    @mustafeaxmed4966 5 ปีที่แล้ว

    Maanshalaah

  • @naciimonaasir5600
    @naciimonaasir5600 6 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaa rabi

  • @ugaaskanuneto9784
    @ugaaskanuneto9784 6 ปีที่แล้ว +12

    😢

  • @anabfarah5037
    @anabfarah5037 6 ปีที่แล้ว +10

    Allow culimada

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shugran

  • @waxogow358
    @waxogow358 6 ปีที่แล้ว

    mnshalaah

  • @abdilatifsalat9912
    @abdilatifsalat9912 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah culumadeena.

  • @ciisehumbule3654
    @ciisehumbule3654 6 ปีที่แล้ว

    Nabiga hoyadiisa ayaa galeysii haa . Allaha kabaqa

  • @maxamedabdiqadir4019
    @maxamedabdiqadir4019 6 ปีที่แล้ว

    Masha alah alah yubarikikum

  • @nuursnill8351
    @nuursnill8351 6 ปีที่แล้ว +1

    jzklahu khyr

  • @abdullahiguledcbd7506
    @abdullahiguledcbd7506 6 ปีที่แล้ว +15

    mashaallah

    • @zamzamxusen3005
      @zamzamxusen3005 6 ปีที่แล้ว

      wilka sharafta leh mashaallah maasha allah

  • @abdulahiartan5271
    @abdulahiartan5271 6 ปีที่แล้ว

    Jzakalaahu kheran sheikh

  • @abdirahmanbenmashege3000
    @abdirahmanbenmashege3000 6 ปีที่แล้ว +5

    Eebe culumathena cimri deer haasiyo

  • @saammu8231
    @saammu8231 6 ปีที่แล้ว +1

    suaal hada garanayo meel aad ka weydiyo su,aasha eh gaal maloduceyn kara sida Allaha soo hadeeya ma dhihi kara ayan dhihi laha

  • @mahamedali6870
    @mahamedali6870 6 ปีที่แล้ว +14

    Allow colimada no daa

  • @faadumoxuseenmacalin6044
    @faadumoxuseenmacalin6044 6 ปีที่แล้ว

    Mn sha Allah

  • @mustaphaothman4167
    @mustaphaothman4167 6 ปีที่แล้ว +1

    ilhayow I wafaji adeeca waalidka

  • @maxamedaaminnuurjaamac8265
    @maxamedaaminnuurjaamac8265 6 ปีที่แล้ว

    culimada waa Weyn allo noda

  • @mukhtaarxaylej
    @mukhtaarxaylej 6 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakala khayr

  • @naajhf1032
    @naajhf1032 6 ปีที่แล้ว +16

    Asc, sualaha halkee lagu sodirikara?

  • @zamzamadan7201
    @zamzamadan7201 6 ปีที่แล้ว +1

    Maashallah

  • @noorkheire8043
    @noorkheire8043 6 ปีที่แล้ว +1

    Alle hainoo xifdiyo culimada

  • @muqdishomediaanetwwork
    @muqdishomediaanetwwork 6 ปีที่แล้ว +1

    carab haa nooshegin sheykh

  • @mustafyare9610
    @mustafyare9610 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤

  • @anabfarah5037
    @anabfarah5037 6 ปีที่แล้ว +8

    Nooxafdi

  • @najmaabdi2421
    @najmaabdi2421 6 ปีที่แล้ว

    MnchlaH AllaH hka jaaza mriyo zhuyuukhda

  • @عائشه-ط8ط
    @عائشه-ط8ط 6 ปีที่แล้ว +1

    Arc sheekoow sina uma roone anigiina wanaag kumaheysto waalidkeyna marbo sow laga tilaabsan mahay kaas oo hadalkii waaridka waxaan ka fadlilaba ma arkee

  • @idirisismacil2014
    @idirisismacil2014 6 ปีที่แล้ว +1

    allow culimada no badi anana hanunkaga nagu rid

  • @istarlinmohamed628
    @istarlinmohamed628 6 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh ale ah kaa raalinoqodo

  • @dahabomohamoudabdirihman2670
    @dahabomohamoudabdirihman2670 5 ปีที่แล้ว

    Aasar

  • @tushgirl9923
    @tushgirl9923 6 ปีที่แล้ว

    Dabaqid sheikha waxuu ula jeedo ama micnaheeda yaa fahmay oo ii turjumi karo wllyaal

    • @maxamedshukri8979
      @maxamedshukri8979 6 ปีที่แล้ว

      walaal macnaheeda waa
      dhaqmid maxay oogu dhaqmi laayihiin
      maxay uhirgalin laayihiin
      labadaa macnaba way leedahay

    • @maxamedshukri8979
      @maxamedshukri8979 6 ปีที่แล้ว

      walaal macnaheeda waa
      dhaqmid maxay oogu dhaqmi laayihiin
      maxay uhirgalin laayihiin
      labadaa macnaba way leedahay