ciyaar ka mid ah ciyaaraha somaalida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @zamiitaaxaseyn2978
    @zamiitaaxaseyn2978 4 ปีที่แล้ว +12

    Tolow xarunta ree abtigeey hadaan aado wiil aan guursado aana wilisaqo la ciyaaro maka heli doonaa jecliyaa gobta aan caanahooda nuugay ree faarax rooble gob iyo nasab❤❤🙏

  • @najmaabdiseyruuq5186
    @najmaabdiseyruuq5186 5 ปีที่แล้ว +49

    If this is not performed on my wedding, then i’m not getting married😂. Someone give me a ticket to Cadaado 😭

    • @thabitmaadhiin126
      @thabitmaadhiin126 4 ปีที่แล้ว +1

      Ooos 🤣😂

    • @bilaal04
      @bilaal04 4 ปีที่แล้ว

      😀😃😃

    • @sagalduraan3489
      @sagalduraan3489 4 ปีที่แล้ว +4

      Hhhhhhh please don't take the decision so quickly we are doing our best to get you to Cadaado

    • @najmaabdiseyruuq5186
      @najmaabdiseyruuq5186 4 ปีที่แล้ว +3

      Sagal duraan you better hurry im losing my dulqaad 😂

    • @Hobyosultana
      @Hobyosultana 4 ปีที่แล้ว

      This ciyaar is a pre-battle ciyaar, walaal. Soldiers would play this to get hyped up and warm up their bodies.

  • @fargetofargeto5494
    @fargetofargeto5494 7 ปีที่แล้ว +67

    This is our War Dance. before our men go to war before Islam we would hold this dance to shake our blood up. we hold our Somali women in high regard, and never compare them to any women from any ethnicity. So when the woman enters the dance circle they go all out, and give our men the last dose of euphoria and highlight why winning this battle is important, because the woman dance this trance that shows how they will go mad if we lose the battle, or not return as winners. if the men lost the war, they could easily lose all their women too to the other army. Our Women were the last we see before battle, and the first we see after battle. all this history I said was before Islam, and Somalis were one unit, who went to battle as one ethnicity joined by hundred of tribes all fighting for the common goal of Somalinimo. now we are all spread like lost wilderbees throughout the world. hope we unite for our greater good someday.

    • @bintali1550
      @bintali1550 6 ปีที่แล้ว +3

      Thanks

    • @qaradd4265
      @qaradd4265 5 ปีที่แล้ว +2

      run badanaa

    • @axmedcbdlwaduudmustafaqali4346
      @axmedcbdlwaduudmustafaqali4346 5 ปีที่แล้ว +3

      Sadly today we have being fragmented and our Islam and land is at stake because all the so called Somali neighbours see as as threat and would never cease to put there noses in our affairs...but Allah willing we will once again rise up strong and the Quran and sunnah of our udgoonow nabi muxamad will be our threshold and values

    • @nadfiali3400
      @nadfiali3400 5 ปีที่แล้ว

      Fargeto Fargeto how do you know this information and where did you get it? Just curious.

    • @demarvelous8536
      @demarvelous8536 4 ปีที่แล้ว +5

      We can keep our culture and and be Muslim, why are you trying to make Islam look bad cz you changed by non believers you live with

  • @fatimahnoor-ix2wk
    @fatimahnoor-ix2wk 9 ปีที่แล้ว +51

    wow this is beautiful piece of advice these are the type of people who should be representing us Somalis and our culture instead of some people who can't even move their bodies due to lack of knowledge to their culture this is awesome well done :)

    • @xasanxaajicabdullhi4859
      @xasanxaajicabdullhi4859 5 ปีที่แล้ว

      qaaraamisomaali

    • @qaradd4265
      @qaradd4265 5 ปีที่แล้ว +2

      you are more then right

    • @AhmedOmar-no1ci
      @AhmedOmar-no1ci 3 ปีที่แล้ว +1

      Absolutely ishaad ka tuurtay dadkaan baan u baahannahay iney fagaarayaasha caalamigaa nagu metelaan .

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 6 หลายเดือนก่อน

      Somaali maxaa kuu diiday

  • @proudamhararaya4668
    @proudamhararaya4668 4 ปีที่แล้ว +15

    We have this type of dance in the shewa Amhara culture but not as hard as this 😂. Love it tho

    • @Hawd
      @Hawd 3 ปีที่แล้ว +1

      True ☺️

    • @Hawd
      @Hawd 3 ปีที่แล้ว

      That's how we used to entertain each others long before modern music.

    • @Hawd
      @Hawd 3 ปีที่แล้ว

      We have other ones even more hardcore than this

    • @Kendndnd
      @Kendndnd 2 ปีที่แล้ว

      This is south somalian dance

  • @fathiahmed4953
    @fathiahmed4953 6 ปีที่แล้ว +15

    Dadka rer gobolka wa dadka ugu cfmdka badan uguna dacadsan😘🇸🇴samo guwaaara👌

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 5 ปีที่แล้ว +12

    What a Dance ! Great performance from Galmudug State people! Peace and Love.

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 ปีที่แล้ว +4

    I love somali people 🌹🌹🌹😍😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇪🇹🇪🇷🇹🇷

  • @damaceey
    @damaceey 10 ปีที่แล้ว +12

    I can't stop watching. Thiz awesome

  • @sahraosman1155
    @sahraosman1155 6 ปีที่แล้ว +9

    Waaaw I like it
    Inaan mar un saas cml uciyaaraan rajaynaa 😍

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 6 ปีที่แล้ว +24

    *_Mashallah this makes me happy to see my people happy Viva SOMALIA_*

  • @junaanadali1695
    @junaanadali1695 9 ปีที่แล้ว +29

    This is more than amazing.... aad ayaan ugufaraxsanahay inaan soomaali ahay

    • @abdiftaahomar6544
      @abdiftaahomar6544 8 ปีที่แล้ว +4

      ku faan sxb illaahey dad qurux badan buu kaa dhaliyay

  • @abdikadirali1761
    @abdikadirali1761 5 ปีที่แล้ว +10

    Afrika Somalida ayaa ugu cayaar badan, maalinba mid hor leh ayaad arkaysaa

  • @mireabdi5336
    @mireabdi5336 5 ปีที่แล้ว +16

    You have to eat falfaliir before you go to dance this dance😁

    • @AhmedOmar-no1ci
      @AhmedOmar-no1ci 3 ปีที่แล้ว +3

      Alla maxaad taqaan iga daa Xaradheere yaanan tigid u goosane.

  • @aminadahir875
    @aminadahir875 7 ปีที่แล้ว +11

    OMG THIS IS VERY NICE GAME I LOVE TOO WHEN THE SISTER ENTERED

  • @shukriqalanjo9861
    @shukriqalanjo9861 8 ปีที่แล้ว +9

    I lyk saar more than this ama my walalo hawiye iskaleh viva al somalia nyc ciyar anyway

  • @matantajecliyaajawigaxamar5794
    @matantajecliyaajawigaxamar5794 7 ปีที่แล้ว +17

    Wuuw gabarta💟💟💟💟💟

  • @regularwarya
    @regularwarya 8 ปีที่แล้ว +4

    wallee gabadha pinkiga sidata waa tempeste , innaba caadi maaha jiib iyo jaan energy masha allah ka xayisan kana qurxoon ciyaar lagaroonaha boringka ah ooy cayaaraan dadka halkaan ka barooranaya.

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 6 หลายเดือนก่อน

      Isku xishoo maskax uskaga ka tirtir

  • @keepitcutesis8744
    @keepitcutesis8744 9 ปีที่แล้ว +14

    😂😂😂😂😂😂👏🏼 wlhi caadi mahan gabdhaha sidee iboodayan cajiib ah

  • @fatumaomar4119
    @fatumaomar4119 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah beautifully culture dances awesome 😍😍🤗👌🤘💙💙💙kept up for our cultures somalia. Other country want take our are cultures,history are land🤔🙄😭😭

  • @mahadosman3668
    @mahadosman3668 9 ปีที่แล้ว +5

    Kkkk ceelgarwayne holwadaag aan soo xusuustay waalo gabadh caadi mahan guulaysta

  • @dearabii
    @dearabii 5 ปีที่แล้ว +4

    waw ar gabadha amaan oroda ku daraa waa wada fiisikaal 100m camale ii ordi laheyd 2020

  • @hamseganey4383
    @hamseganey4383 9 ปีที่แล้ว +27

    Walaahay waa asal . CIYAARTAAN HADII chines ka ama japaniisku ogaan lahaayeen waa fajicilahaayeen waxay u haystaan ianay iyaga uun ay hawada kudagaalamaan.

  • @fiqiluuq
    @fiqiluuq 9 ปีที่แล้ว +24

    Omg I love my people they're so mach fun

  • @kabtanaabaska9370
    @kabtanaabaska9370 7 ปีที่แล้ว +5

    waaaw waaaw waaaw waxkan ciyaar wadhafeen waliba gabar sidaan uciyareysa

  • @bshaff1166
    @bshaff1166 9 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa la yiraah Gadoon waana qayb ka mid ah Wililisaqada lagana ciyaaro Dhuusamareeb, Har qaboobe iyo inta wadada ku teedsan illaa Cadaado galbeedna ilaa Caabudwaaq. Si gaar ah reer Dhuusamareeb xiliga nabada baa lagu gartaa.

  • @abdullahishariff2295
    @abdullahishariff2295 3 หลายเดือนก่อน

    I love my people. The oldest history in Africa.

  • @somaliairlines2240
    @somaliairlines2240 5 ปีที่แล้ว +6

    Good stuff..." i have a feeling inside
    my bones"

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว +4

    I love seeing my people happy peaceful and dancing

  • @fatimahnoor-ix2wk
    @fatimahnoor-ix2wk 9 ปีที่แล้ว +53

    i love how the men goes wild when the girl enters the circle hhhhhhhhhhhh

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 2 ปีที่แล้ว

    saleebaan saruur iyo ceeyr xaradheere jooga oo inta falfaliir ka dhargay GADOON ciyaaraa allaheey kuma ag joojiyo, xeey meeshaas dhuuso ku kilkileen

  • @44Moe
    @44Moe 9 ปีที่แล้ว +33

    Things like this makes me wanna leave this mf country and go back home... I'm missing out on a lot of fun and that last girl killed the whole show 💯💯💯💯

    • @hibaqraheel5179
      @hibaqraheel5179 6 ปีที่แล้ว

      Is called saarr

    • @AhmedOmar-no1ci
      @AhmedOmar-no1ci 3 ปีที่แล้ว

      Absolutely, she made extremely irresistible .

    • @Kendndnd
      @Kendndnd 2 ปีที่แล้ว

      @@hibaqraheel5179 wilisaqo in hawiye regions

  • @hiraalfilms9579
    @hiraalfilms9579 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaartii HG MURUSADE IYO DUDUBLE❤

  • @hodonhibo6889
    @hodonhibo6889 4 ปีที่แล้ว +13

    Why isn't this type of Somali dance represented?

    • @Hobyosultana
      @Hobyosultana 4 ปีที่แล้ว +1

      This is a pre-battle ciyaar.

    • @rukiawarsame4794
      @rukiawarsame4794 3 ปีที่แล้ว +5

      @@Hobyosultana kadibna? It doesn’t matter how it was originated it’s just how it’s represented now

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 6 ปีที่แล้ว +7

    Very acrobatic and energetic dance, it looks like a war dance

    • @bahjom658
      @bahjom658 5 ปีที่แล้ว +6

      Defense General it is a war dance

    • @melaninqueen5344
      @melaninqueen5344 5 ปีที่แล้ว +3

      Defense General it is

    • @Hobyosultana
      @Hobyosultana 4 ปีที่แล้ว +5

      It is. A show of how ferocious and unhinged and chaotic the warriors will be on the battlefield.

  • @bashirabdi7526
    @bashirabdi7526 7 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw inaba caadi maaha walaahi anaa ubaahan

  • @nanah7658
    @nanah7658 4 ปีที่แล้ว +2

    Am Somalis but wlahi I never seen this kind of Somali traditional dance Omg I love this so much energy they have also the dance looks so so fun what is the dance called and which region of Somalia does it come from?😭😭😭

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 ปีที่แล้ว +2

      It's called wilisiqo it comes from gobolada dhexe specially galgaduud

    • @saafimedia3589
      @saafimedia3589 4 ปีที่แล้ว

      @@somalitv9331 ma ahan wilsaqo ee waa gadoon wilsaqado sidan looma buudo dheesha wey ku kala duwanyihin jeebta iyo sacabka ayey mid ka yihiin lkn gadoonka waa la buuda sida aad arki karto

    • @nimohaji
      @nimohaji ปีที่แล้ว

      It's a war dance abowe

  • @highlyrandom7339
    @highlyrandom7339 4 ปีที่แล้ว +4

    Qof Walba English buu ku hadlaa.
    Aniga: 使用您的语言伙伴

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 ปีที่แล้ว +7

    Wilisiqo Wadno U Roon ❤❤😂
    Bilaash magacaas uguma Bixin
    .
    .

    • @cazmiwaleed4941
      @cazmiwaleed4941 4 ปีที่แล้ว +3

      Wixi comment ahaa saa usoo waday adaa kaaa dhex aqonsady😂😂😂salama wllka

    • @Bb-zm4pj
      @Bb-zm4pj 4 ปีที่แล้ว

      @@cazmiwaleed4941 Gudooman wlaaalka👋👋

    • @cazmiwaleed4941
      @cazmiwaleed4941 4 ปีที่แล้ว

      @@Bb-zm4pj walasha ahy wllka mihi👋

    • @Bb-zm4pj
      @Bb-zm4pj 4 ปีที่แล้ว

      @@cazmiwaleed4941 Sorry abayo
      Cazaam baan u qaatay😉😍✌

    • @saafimedia3589
      @saafimedia3589 4 ปีที่แล้ว

      @Bb4 wilsaqo mahan ee waa gadoon ciyaarta wilsaqda sidaan looma dheelo balse jeebta iyo sacabka bey isaga ekyihiin

  • @sulubu04able
    @sulubu04able 5 ปีที่แล้ว +4

    I like this, wonderful.

  • @zakihadi5305
    @zakihadi5305 9 ปีที่แล้ว +7

    this is energetic hido iyo dhaqan, u should eat before u do this ciyaar MASHALLAH LOVE MY CULTURE

  • @tnamaleleahmed8027
    @tnamaleleahmed8027 8 ปีที่แล้ว +28

    wlhi odayga kofiyada qaba caadi maaha waa iga qosliyy😂😂😂😂😂😂😂

  • @stayblue759
    @stayblue759 7 ปีที่แล้ว +10

    Tani waa car isoo dhowow abti hhhhh qaar bad moda inay china ha kaso safreen

  • @zakariyemohamednur8289
    @zakariyemohamednur8289 5 ปีที่แล้ว +6

    reer galgaduud miyaaa

  • @calixasan1599
    @calixasan1599 2 ปีที่แล้ว

    ciyaartaan waxaa la yirahda gadoon waxaana laga cayaara galmudug.

  • @Salaam114
    @Salaam114 7 ปีที่แล้ว +3

    Ciyaarahan waxaa laga ciyaaraa Bariga iyo kofurta Galgaduud iyo hareera ceelbuur. Ciyaar Caadi ah ma ahan. Masha allah, Dhulkaa hada Cadaw ayaa degay!!

  • @قاسمباوفا
    @قاسمباوفا 6 ปีที่แล้ว +2

    Al ciyaartaa waan heclahy markaan yaraa ayaa daawan jiray xafad suuq bacad meeqo sano kahor toban iyo shan sano ka hora waaye

  • @munamaanka6903
    @munamaanka6903 8 ปีที่แล้ว +4

    www xijaab pinkidu caadi maaaha wllleee waa habar hoooooog

  • @yuuniscali2084
    @yuuniscali2084 4 ปีที่แล้ว +5

    Hidaha iyo dhaqanka leg saar

  • @janjano6576
    @janjano6576 6 ปีที่แล้ว +3

    Ciyaar iga dheh wow

  • @kowsarxasan6969
    @kowsarxasan6969 8 ปีที่แล้ว +6

    alle ha inii siyaadiyo nabada aad ku ciyaareysan

  • @nunuissa6376
    @nunuissa6376 ปีที่แล้ว

    This dance is called walisqo. It’s not easy to dance. You need energy

  • @habibai6812
    @habibai6812 5 ปีที่แล้ว +4

    Ciyarahan galmudug alaga ciyaara xaradheere cad iyocamaro ayalaga iyaara0

  • @mahmoodissoo2778
    @mahmoodissoo2778 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaw ciyartan inte wayay igarta geb dhaha aya kadaran

  • @idalahow
    @idalahow 9 ปีที่แล้ว +14

    ciyaarahan weey dumayaan...hala soo ciliyo

  • @galhareeri5189
    @galhareeri5189 7 ปีที่แล้ว +3

    Wwwwww wllhi ragbadan aan aqaano ayaa maha kamuuqda nolaada asxby

    • @faarax2
      @faarax2 8 หลายเดือนก่อน

      waa xagee meshaan sxp

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 5 ปีที่แล้ว +2

    Meshaan jogo ayan wlhi ka gariraya saan uu xiseyoo ciiyaartaas biladshaarf ayay iga joogta nolaada wilasheenii

  • @alidheere9906
    @alidheere9906 8 ปีที่แล้ว +4

    Gabadhu sida ay u ciyaartay anaa yaabay. Allah maxay habeen dhaaxa ah bowdka jabsatay.

  • @suheybasalaad6987
    @suheybasalaad6987 8 ปีที่แล้ว +2

    Wooow waa wilii saqo waxana lagadheyela gobolada dhexe ilakuwahose sida garablo celbuur dhusamareb ceyburwaq ilaa muqdisho dhaman adba uguxisay ciyartana ugu xisay waqti igudabesay waxaa jogay garablo cadey rumahanti ciyartan wee sii dhuumii heesa dhalayarada waxaa dhihilaha halaso ceelsho

    • @stunnintube
      @stunnintube 7 ปีที่แล้ว

      garablo ayaan ka imaaday anigaba. xagee ku nooshahay hada?

  • @bilaal04
    @bilaal04 4 ปีที่แล้ว +4

    Wilisaqo wadna uroon ayey dhihi jireen dadkii hore

  • @yusufisse6812
    @yusufisse6812 7 ปีที่แล้ว +4

    authentic stuff Beautiful

  • @gutale-ww5rn
    @gutale-ww5rn 4 ปีที่แล้ว +1

    2021 wilasqo kaama daalo dawashadeeda 🤩🤩🤩🤩😁😁👍👍

  • @cheerbozz
    @cheerbozz 9 ปีที่แล้ว +4

    this is part of Somali cultural dances, its called Wilisaqo.

    • @nimohaji
      @nimohaji ปีที่แล้ว

      Not wilisaqo

  • @musemuse8734
    @musemuse8734 7 ปีที่แล้ว +3

    caadi maahan waa dheel fiican

  • @awbustaale5719
    @awbustaale5719 6 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaaraha Qadaadweynta waa qosol wallahi😂😂😂😂😂

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 6 ปีที่แล้ว

      BISINKA TH-cam waxkasta ugu kaalay.

    • @melaninqueen5344
      @melaninqueen5344 5 ปีที่แล้ว

      Maxamed Maxamuud war anuga qaad maba cunno ee qadaadweynta intee ka imid? adu qooti ciyaar maba lehid lool

    • @awbustaale5719
      @awbustaale5719 5 ปีที่แล้ว

      @@melaninqueen5344 kkkk Waa kaftan indr. Anagu haddaanu nahay Reer Woqooyi ciyaaro badan ayaanu leenahay soo baadh.

    • @AbdirahmanMohamedAli-h5t
      @AbdirahmanMohamedAli-h5t หลายเดือนก่อน

      Meeshan wa Galmudug.
      Ciyaartaan magaceda wa gaddoon ama Wilisaqo wadna u roon.
      Waxa la ciyaari jirey marka laga yimaado dagaalka lana so guuleysto. Wa ciyaar xambaarsan farxad,iyo colaadba.

  • @khalud1272
    @khalud1272 10 ปีที่แล้ว +7

    Gabarta caadi ma'ahan

  • @thetruthx235
    @thetruthx235 3 ปีที่แล้ว +3

    Some seleebeen warm up😂😂

  • @adnahfaysal8095
    @adnahfaysal8095 2 ปีที่แล้ว

    War gabdhaha say.ubodoyin iga gadan Masha allh ♥️👌😂

  • @soomaaliasal9357
    @soomaaliasal9357 6 ปีที่แล้ว +1

    soomaliyeey ciyartaan magaceeda igu caawiya gobaladeese laga ciyaaraa waan ka helay

    • @abdimalik2017
      @abdimalik2017 6 ปีที่แล้ว

      Waxaa layiraahdaa gadoon waxaan laga dheela gobalada dhaxe lkn hada meesha lagu dheelaayo waa xamar

    • @AbdirahmanMohamedAli-h5t
      @AbdirahmanMohamedAli-h5t หลายเดือนก่อน

      GALMUDUG OO dhan aya laga ciyara haba kala darnadeene

  • @yaxyecabdikafi9289
    @yaxyecabdikafi9289 6 ปีที่แล้ว +11

    Lol wili saqo 😂😂 1year ayaa iku danbeyze ceelbur 😂😂Minnesota aan ku arkya holiday mrkaa lgu jiry

    • @AhmedOmar-no1ci
      @AhmedOmar-no1ci 3 ปีที่แล้ว

      Rogmad baa la yiraa tan

    • @calixasan1599
      @calixasan1599 2 ปีที่แล้ว

      war waa gadoon bahashaan anaga ciyaari jirnay. wilisaqo waa nuuc kale.

    • @nimohaji
      @nimohaji ปีที่แล้ว

      Wa ciyaar laciyaro duulan daagaal kahor

  • @niquabispeaksabyssiniaiman9048
    @niquabispeaksabyssiniaiman9048 5 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Somalis

  • @faadumoccabdiraxmaan9866
    @faadumoccabdiraxmaan9866 6 ปีที่แล้ว +1

    allow noo daa wiilasheyna soomaliyed

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 6 ปีที่แล้ว +3

    Cayaartaan hawada sare ayaa lagu dheelaa ayaan umalayin

  • @sulekhaali4287
    @sulekhaali4287 8 ปีที่แล้ว

    I have try to this whi but l can't (l like the way Sh is jumping uperdown)

  • @ahmedaj6264
    @ahmedaj6264 6 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh macaan ahaa cuyaartaan

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 5 ปีที่แล้ว +4

    Abgaal Osmaan knows how to party and fight as well

    • @abdiabdi4390
      @abdiabdi4390 5 ปีที่แล้ว

      Thanks for liking it

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 ปีที่แล้ว +3

      Ciyaartan galgaduda laga dhela hg iyo murusade aad u ciyaara agal shiribkay yaqanan

    • @maxamedcabdi4946
      @maxamedcabdi4946 4 ปีที่แล้ว

      @@somalitv9331 waa sax sxb

  • @ismailmohamed8329
    @ismailmohamed8329 5 ปีที่แล้ว +2

    So much fanny hada kadib melahan o kale le ha la iga so radiyo

  • @Qarnijoog
    @Qarnijoog 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc Walal

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 4 ปีที่แล้ว

    Ciyaartan looguma tala gelin qof macawis xidhan iyo dumarka.Waa ciyaar ku fiican qof fudud,dhuuban oo surwaal dheer xidhan.

    • @calicade3834
      @calicade3834 2 ปีที่แล้ว

      Dadka macawista wata sobilaba

  • @fadumocumor8003
    @fadumocumor8003 5 ปีที่แล้ว

    Walahi dadkena waa kuwa ugu farxada badan dad ahan ilahow dalkena nabad warta sii hadanu nabad heli lahen calamka anagey naga damben lahayen

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 6 ปีที่แล้ว

    Waan u xiisay cayaartan waxaan ku dooran jiray marka cadeey oo aad looga cayaari jiray inteey San Iman Al-shaydaan

  • @suckmyanaconda7644
    @suckmyanaconda7644 4 ปีที่แล้ว

    why do somali people have very different culture than other africans. i am american , somali people are interesting, good interesting

    • @fargetofargeto5494
      @fargetofargeto5494 4 ปีที่แล้ว

      Alim Africa has about 53 nations in which each nation has it's own unique culture. There are many who share same culture practices because they have been Neighbors for thousands of years.
      As for Somalis our culture and genome is unique and only shared with other ethnic groups who descend from Cush the Son of Noah, and Father of Nimrod.
      As for Anthropology and genetic results you are more than welcome to see my DNA and joing the hundreds of people discussing our gene pool.
      At end of day we are African also, and the only difference between us and other Africans is region, bloodlines, and culture.
      Simple example would be how Some African nations have Kente clothing which is colorful and has many patterns and all those patterns represent all the cultures within that nation, or region sawn in clothing. While in Somalia we wore white clothes to highlight how we dont have any other admixture of other cultures.
      All thought our Woman do wear some clothing that have patterns, those patterns only speak of how our woman do mary within many tribal lines within the Somali culture and that especial dress is called Gareys.
      I will give you two links one is for my DNA results, and the other brief history of our adventuress culture.

    • @fargetofargeto5494
      @fargetofargeto5494 4 ปีที่แล้ว

      My genetic results.
      th-cam.com/video/9FYZ7hvq00Y/w-d-xo.html

    • @fargetofargeto5494
      @fargetofargeto5494 4 ปีที่แล้ว

      Our history in a nutshell.
      th-cam.com/video/dI_lNFMpgzQ/w-d-xo.html

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 6 ปีที่แล้ว +2

    Hidah iyo dhQN1kii soomaaliyaan soo xasuustay

  • @khayreaqilkaynan3762
    @khayreaqilkaynan3762 2 ปีที่แล้ว +2

    Loved 😍it

  • @Organise.Your.health.111
    @Organise.Your.health.111 9 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkkkkk somali jabanis noqotey waa ii kow ciyaartan oo kale balse iney dhaqantahay ayaa u malaynayaa

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah walalayaalow diinta kudadaala iskadaaya ciyaarta

  • @DrrFatma-t2e
    @DrrFatma-t2e 9 ปีที่แล้ว +3

    Tanaa ciyaar lagaa dhahaaa

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 5 ปีที่แล้ว +2

    Qiroo culus ayaandarema mrkn arko

  • @halimamouhamad4890
    @halimamouhamad4890 10 ปีที่แล้ว +2

    Waa wilisiqo lakin noocyo isku dhow dhow ayay u ciyaartaa soomalida balse ma aqaano meesha häda cayaarayso hees qatar ah ayaa loo qaada.

    • @AhmedOmar-no1ci
      @AhmedOmar-no1ci 3 ปีที่แล้ว

      Gabar gabar ka yari dhaaftiyo
      Geel yariba uugaawyee. Ana ku baraya sharafey.

  • @hassankafi5594
    @hassankafi5594 9 ปีที่แล้ว

    Ciyaartan waa qeyb ka mid ah ciyaaraha loo yaqaano qilisaqada qayb ka mid ah waxaana laga ciyaaraa gobolada dhexe qasatan dagmooyinka xarardheere ceeldheer iyo inta u dhow oo dhan

  • @sagalmohamedhasanawalesaga2733
    @sagalmohamedhasanawalesaga2733 7 ปีที่แล้ว +1

    Wwww ciyaar iga dheh

  • @ayaanahmed1044
    @ayaanahmed1044 2 ปีที่แล้ว

    Taayar ee dharka cas way shidaysaa meesha

  • @damaceey
    @damaceey 10 ปีที่แล้ว

    I like it. Laakiin. Cayaartan magaceeda maxaaa waaaaye.

    • @cabdisalaanxasan5730
      @cabdisalaanxasan5730 8 ปีที่แล้ว

      ciyaartaan waxa layiraa gadoon aadbaan ugaranayaa raga ciyaaraya waxeey kasoo jeedaan degmada galhareeri ee goblka galkaduud

    • @calixasan1599
      @calixasan1599 2 ปีที่แล้ว

      gadoon baa la yirahda waxaa laga ciyaaraa galmudug.

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 5 ปีที่แล้ว

    Magaceedna?😲😲

  • @ayanlekhadar8278
    @ayanlekhadar8278 2 ปีที่แล้ว

    Siday ciyar u tahy waxni marka

  • @sataweluizeto8992
    @sataweluizeto8992 5 ปีที่แล้ว

    Maxa ciyaraya wa warabayane zidani hablaha ba yara dhame kuwane

  • @mohamedyare2507
    @mohamedyare2507 6 ปีที่แล้ว +1

    Aniga ciyaar leey dhihi lahaayee intaa saaqmo baan dadka ku dhaci lahaa

    • @iqrawarsame930
      @iqrawarsame930 5 ปีที่แล้ว

      Kkkk haba ciyaarin dadka hada ku dhacaysid wlo

  • @nasraabda1709
    @nasraabda1709 6 ปีที่แล้ว +2

    Ciyaartaan Markaa yaraay ayaa iku da beesay Adaa ayaa u jeclahay

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV 2 ปีที่แล้ว

    Wilisiqo ciyaarti eheed kuwaa inta xadeen Gaadoon u baxshay, ar maxaa qoowleesato dhaqan nagu badantahay beri neh Shiribkiyaan sugaa kuwo inta xadaan oo magac ka bedeshtaan ee hadhowti ku margahaayo oo si fiican u shirbi karin.

  • @nimcodheemandhalgobeed2947
    @nimcodheemandhalgobeed2947 8 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    kkkkkkkkk sidani maaaxay yaaab