Cadeyn: Labadan nin oo uu ku dhaarto Madaxweyne Xasan ayaa lahaa hubka lagu furtay Caabudwaaq, Halis

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024
  • Xulashada-Wararka kala soco Wararka Somalia l Wararka Caalamka | Arimaha Sirdoonka | Sheekooyinka Qarsoon | Xog-Xasaasi ah.

ความคิดเห็น • 20

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy หลายเดือนก่อน +4

    Hubka.sharcidaro.ayuuahaa.shcabkana.xaqbaayuleeyihiin.hadiilaiskudayana.inlaladaagaalo.waxay.noqonaysaa.hawiye.iyodaarood.91kiibaaloonoqonayaa.mariixaan.waykusaxanyihiin.in.aay.bililiqestaan.wixiisharcidaro.ah

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx หลายเดือนก่อน +1

    HUBKAA YAA LAHAA LOOMA BAAHNA ,YUU GACANTOODA KU JIRAA OO LEH MAREEXAAN MA YEELI DOONA CUUCCAAC DA XASAN DHIIQO IYO XULUFADIISA,ANOO DHULBAHANTE AH MAREEXAAN YAYSAN SINABA SOO CELIN HUBKAA YAA LAHAA IYO YAA LOO WADY YAYSAN YEELIN MAREEXAAN GUUL HADAD HUBKA HAYSATAAN ILAAHY AMARKII ❤

    • @Aminaabdi-oo3jc
      @Aminaabdi-oo3jc หลายเดือนก่อน

      Hanoo baqiin hubkaas celiinmeyno huud ancaam haddey aqriiyan Ina adeer,🤝

  • @BayleWali-ov9nb
    @BayleWali-ov9nb หลายเดือนก่อน +2

    munaafaq alle kafurtay xasan baa dadkalaayey hadanadoonaaya in lalaayo dadkale cirku intuujirobay ujirtaa in hawiye looceliyo hubkaan aan helnay xasan munaafaq baarabay inuu fadkayaga lagulaayo ilashaybaana kaqabtay ilah baa mahafi usugnaatay

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 หลายเดือนก่อน +1

    HADIBA UU HUBKANI LAGA SOO DIRAY DJABUTI MAXAABA BADDA LOOSO MARIN WAAYEY OO DEKEDA JABUTI ILA DEKEDA MUQDISHO LO SAMEYN WAAYEY.
    WAR WAXAAN DOWLADNIMO MAAHAN.
    WAXANI WAXA LAGA RABAY IN AMNIGA UMMADDA LAGU KHALKHAL GELIYE ALLAANA NAGA QABTAY

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj หลายเดือนก่อน +1

    Kuma dhacaan in ay soo galaan geesiyaa kasoo horaya

  • @ahmedjimale7588
    @ahmedjimale7588 หลายเดือนก่อน +1

    Waxas sax ma han cali adon iyo xasan heshiis ma ahan

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 หลายเดือนก่อน

    Hubkii magaaladaba wuu dhaafey meelo meelo sii socdaa

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    ilahay bah kah shifay Argagixisadah u hogamiyoh xasan moryan iyo shuluq

  • @abdulkadirabdi9333
    @abdulkadirabdi9333 หลายเดือนก่อน

    Hubka wuxuu ahaa mid la rabey in lagu dhibaateeyo umadda marka ciddii so doonanata dhegta dhiiga ha loo daro haddii ay dad soo dirsadaan oo waanwaan wada laaya iyagana hubka idinkaa is ka leh reer cabudwaaq

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 หลายเดือนก่อน

    Hawiye daalad magac isticmalayah oh mooryana, aah ciidnah maa, aaminaysoh waah laaskaceelin aanagay nothing soogateen iilahbaah naalajiira

  • @user-wg6mc4vv8x
    @user-wg6mc4vv8x หลายเดือนก่อน

    Hassan waa fashilmay ee haa is casilow waayuu nin Qabiil ma xugamiin karhow 5 taa somaliyeed

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 หลายเดือนก่อน

    tuga halaga soqado

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t หลายเดือนก่อน

    Xaq baa feeraha kandilacay Reer cw dowlada iyo qabiilada horkacayo waya iskaga Filan yahiin hadii dagal kuso qadan ayago hub haysan baay iskaga filnayeen cidwalno so ado hub sharci daro ah baa la qabtay

  • @hassanhussein772
    @hassanhussein772 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮😮😮 dowlad hade hub rabto dalbatey dekado iyo garoon ledahay freedom utahay Maxa rafaadkan dhulka dheer hub loso marina mel colaad sokeeye raagtey maalin weliba mudug lesku laaynayo waxas hub qofka ugu talagaley ine so marsiyan dambiga iska leh gobal galduud colaad sokeeye xal laheen Ka taagan waxan hub in laso marsiyo side ugu fakiren dadka so ibiyey waxba qaldan hubkan sifo sharci daro Ku yimid qawaarijta alshabaab lo wadey ama qabiil lo wadey in Galmudug lagu dagaalamo colaad sokeeye lasi huriyo logu talagaley qabaailka islaayan dadka degaan ahan degan cabudwaaq iyo galgadud Galmudug qabiil doona ha ahaado awood dhaqaalo maleh shacabka xoola dhaqatada ma awoodan so ibsadan hubkan inta la eg siyaasinta ka danbeyan beelahaas ine hubeyan raben ganacsatada ma waxey Ka ganacsadan waayen marka hub uso aruurinayan Galmudug yaab badana

  • @QoraneMaxamad
    @QoraneMaxamad หลายเดือนก่อน

    Hala soociliyo

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂 sheekoy sheeko

  • @user-bt6jk9ne1z
    @user-bt6jk9ne1z หลายเดือนก่อน

    stupid been low ah warya runta sheeg