AHMED EESH CALAA 2020 | LACAG IYO JACAYL | HEES QOSOL BADAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 4K

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 67

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  5 ปีที่แล้ว +15

    Gabadhay maxaad samayn lahayd?
    Lacag mise Jacayl?
    Love-Kii Iyo Jacaylkaan
    U Lulaynay Ubaxyada
    Haddaad Maanta Laagtood
    Iga Raacday Lacaglaha
    Samir Baan Lifaaqsaday
    Lacag Baa See Eedda Leh!
    th-cam.com/video/Sl0KfaCByN8/w-d-xo.html

    • @apaliil
      @apaliil 5 ปีที่แล้ว

      RaGa Yaa wax faHansiYa war dumarku ma doonayan hanti iyo lcage
      qoodhaha qalalan bay diidayan ee la socda

    • @ladanloveladanlove3167
      @ladanloveladanlove3167 5 ปีที่แล้ว

      Ani han teyda jcyl magaceygaba waa ladan love ❤👈wan ka danbeyaa

    • @zeitunyussuf8309
      @zeitunyussuf8309 5 ปีที่แล้ว

      Muxuu loof marn hayaa walalow

    • @faarahali3483
      @faarahali3483 4 ปีที่แล้ว

      ESLAM MOSLIM lacag doon maahan iyo qoodhaha qalalan baysan dooneen kala sar bal adba

    • @frontiermedia8772
      @frontiermedia8772 3 ปีที่แล้ว

      Legend abwanka iguxariiri inan lhdlo ayn raba qisadan qisa kaxunun bdn aya ihysata manta

  • @MohamedDhuux
    @MohamedDhuux 2 หลายเดือนก่อน +1

    1000 waji oo quruxbadan waxaa ka wanaagsan hal qalbi oo wanaagsan

  • @MaxamuudCabdiqani
    @MaxamuudCabdiqani 11 หลายเดือนก่อน +1

    Lacageeeeeeeeeeeeey

  • @Fatima_abdalla11
    @Fatima_abdalla11 5 ปีที่แล้ว +8

    Jecelyku lacg ma sisteen aax😭lcgtu wey dhamaneysa lkn jecelku ma dhamaneyo💚

    • @zamzamabukar9532
      @zamzamabukar9532 5 ปีที่แล้ว

      Laacgtu we dhamaane lkn jecelgu madhdo taasne been mahn

  • @nadranuura2952
    @nadranuura2952 5 ปีที่แล้ว +8

    lacag wala hela lawaya e qof wngsn silagu helo adaga😍😍😍😍😍😍

  • @Razaam-20
    @Razaam-20 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abwanka marna sxpkey allow haku dayo

  • @faarahali3483
    @faarahali3483 4 ปีที่แล้ว +2

    Aryaa hee abwaanku qalinkuu ku xariiqay ina adeer esh calaa suugaan

  • @CabdideeqDiiriye
    @CabdideeqDiiriye 5 หลายเดือนก่อน +1

    Uleefsiisay ciidada lacageey dabkaa be

  • @RahmaNasir-f8z
    @RahmaNasir-f8z ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 4 ปีที่แล้ว

    Danyaroow durug
    Hadaad lacag lahaynoo
    Lahanshadu ku haysaa
    Anuguna mid ladan iyo
    Lahag baan rabaayoo
    Gaajo kuma ladaayee
    Maandhe laydha la cayaar

  • @shukrishacni1793
    @shukrishacni1793 5 ปีที่แล้ว +2

    Lacag io jaceel quruxbadan leskuma helo💖💖💖💖

  • @footballlovers230
    @footballlovers230 5 ปีที่แล้ว +6

    Waasax lacagbaa ladnaan leh lugooyada faqiirka kaleexda waligiin hhhh

  • @hanadamericaamerica3980
    @hanadamericaamerica3980 4 ปีที่แล้ว

    Lacagtaa anuu aminsanahay for ever jacayl maxaa hi itarayaa hadaanba haysan lacag lacag waan aamunsanahay

  • @sumayoxasan688
    @sumayoxasan688 5 ปีที่แล้ว +2

    Ax qof nah laga laguma raaco balse wng iyo is barshada ayaaaa qiimo leh lcg way dhamaan 😭

  • @husenmanahl5352
    @husenmanahl5352 4 ปีที่แล้ว +2

    Dadka hada joga wa lacg whi

  • @frontiermedia8772
    @frontiermedia8772 3 ปีที่แล้ว

    Qisadan qisa lamid ah aya ihysata in adunka garsiiyo ayn raba qisadyda abawanka iguxariiriya

  • @ladanloveladanlove3167
    @ladanloveladanlove3167 5 ปีที่แล้ว +2

    Jcylka waa doq lacag maha qofka hadow lacag ku sinayo xitaa hada ka helin lacag kuma doreysid

  • @cabdinasirxassan8215
    @cabdinasirxassan8215 5 ปีที่แล้ว +2

    Aar waa jimcee kuyaaca subscribers

  • @cAt-lh8wb
    @cAt-lh8wb 4 ปีที่แล้ว

    Abwan eesh calaa shib iska dheh

  • @najaxbella7959
    @najaxbella7959 5 ปีที่แล้ว +1

    War i love lacag maben ba shega

    • @wadani647784
      @wadani647784 5 ปีที่แล้ว

      najax bella dee lacag love maku siin kartaa misa

  • @khdracuud9195
    @khdracuud9195 5 ปีที่แล้ว +2

    Walhi in anan waligay qof lacag ku danen odayga hore lacag ma haysan lkn malinta is gabadhayda dhalatay ayuu lacag yeeshay hda xajigayga mustaqbalka dambe waa Dan yare lkn jacal iyo xushmad iyo wanag baan ku haysataa aduunka lacag waa iska imaan lkn daacad qof ku ah helimaysid waa dhif iyo naadir alxmlilaah ilahay niyada wanagsan igu deeqay abdi Askari

  • @ahmedsimbaofficial5064
    @ahmedsimbaofficial5064 5 ปีที่แล้ว +1

    War heesta nimco nacnac ku yaaca hadda ayaa la soo dhigay isla channel kan abdi askari mahadsanid pro

  • @hikamsanwa5850
    @hikamsanwa5850 5 ปีที่แล้ว +1

    Haad maanta laagtood iga raacday lacglaha samir baan lifaaqsaday lacag baasi eeda lih

  • @xaawacabdi4748
    @xaawacabdi4748 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @inamohamoutmo9189
    @inamohamoutmo9189 5 ปีที่แล้ว +5

    Muxuu love madhan taraabaa horay looyidhi qof qaraxa looma baaahna😂

  • @munaabdi6140
    @munaabdi6140 5 ปีที่แล้ว +4

    Lacag baa se eeda leh 😄😄

  • @cabbascadde9192
    @cabbascadde9192 5 ปีที่แล้ว +6

    Lacgta Eed malahan, naftaadane Eed malahan nasiib ayaad leedahay oo waxaad wayday quf aan kuu qalmin

  • @zamzamabukar9532
    @zamzamabukar9532 5 ปีที่แล้ว +1

    Yes

  • @cAt-lh8wb
    @cAt-lh8wb 4 ปีที่แล้ว +1

    Lacagta la aanteeda abaar waye

  • @moxamudhallac_official9117
    @moxamudhallac_official9117 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaa wax gabadaxeena somaliyeed kubadhan malmahan

  • @maxamedjabiyaa7492
    @maxamedjabiyaa7492 5 ปีที่แล้ว +5

    Jacaylku muxu yahy hadanad lcgba hayn

  • @MohamedyareYare-hb3px
    @MohamedyareYare-hb3px 5 ปีที่แล้ว

    Jacell waxaa debatayay WA lacag

  • @inamohamoutmo9189
    @inamohamoutmo9189 5 ปีที่แล้ว +1

    Inankan weriyaha ah ma fanaan buu ahaan jiray?

  • @AhmedAkrpoduction1
    @AhmedAkrpoduction1 5 ปีที่แล้ว +1

    мoney тalĸ wнιle тнe lιpѕ are cloѕed😓

  • @sultanashkawllka4581
    @sultanashkawllka4581 5 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂xaqiqo

  • @cashacanab428
    @cashacanab428 4 ปีที่แล้ว

    Good

  • @sultanashkawllka4581
    @sultanashkawllka4581 5 ปีที่แล้ว +2

    Mani took

  • @ayaanibraahim8467
    @ayaanibraahim8467 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @MusaMohamed-q1j
    @MusaMohamed-q1j ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭

  • @abdisalanmohamed4459
    @abdisalanmohamed4459 5 ปีที่แล้ว +3

    Nin aan lacag lahayn yaa rabo hhh

    • @dekj2572
      @dekj2572 5 ปีที่แล้ว

      Dhuunta maad hadashaa kkkkkkk walaahi funy girl hadaan kaaga sheekeyso guurkayga waad nici lahayd lacag 7 dhishay zero igu raacdey rer lacag leh ay ka dhalatey aniga iga raacdey ii kala kacdey USA reerkii aniga aabo u noqdey gqbadhu kabdhalay

    • @abdisalanmohamed4459
      @abdisalanmohamed4459 5 ปีที่แล้ว

      @@dekj2572 hhhhhhh😂

    • @queennadira9834
      @queennadira9834 3 ปีที่แล้ว

      Cidne wlahi 🤣🤣✌

  • @RahmaNasir-f8z
    @RahmaNasir-f8z ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maslahstudio5872
    @maslahstudio5872 5 ปีที่แล้ว +1

    Gotol daroori

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  5 ปีที่แล้ว +1

      Quutlul daruuri, yacni waa bajaajle
      maalinkii in kufilan wuu helaa

    • @maslahstudio5872
      @maslahstudio5872 5 ปีที่แล้ว

      @@ABDIASKARITUBE mahadsanid ustaad abdi askari wll from baydhabo janaay

  • @maxamedxasanmiremirre
    @maxamedxasanmiremirre 4 ปีที่แล้ว

    .

  • @faadumafarax5445
    @faadumafarax5445 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @maxamedxasanmiremirre
    @maxamedxasanmiremirre 4 ปีที่แล้ว

    .