HEES |Kuu Imide Ii Tali | Ruqiyo Cali Guutaale | Original + lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025
  • ereyadii : Maxamed Nuur Shareeco
    The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
    Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
    In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

ความคิดเห็น • 35

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 3 ปีที่แล้ว +3

    Ruqiyo cali guutaale cismaan ow,cali reer dhuusamareeb asal ah gabadhii ugu horeysey ee kuso baxday heesaha hirgalay

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaa salaam heestan mudaan raadinayay maan ogayn inay qaado ruqiyi. Cod dareen leh oo xadanto kalgacal kugu beerayay leeday.❤️👑

  • @bashirmxmd3250
    @bashirmxmd3250 4 ปีที่แล้ว +12

    number 1 ayaan noqday caawa yaa igu haysta

  • @gamayare2767
    @gamayare2767 4 ปีที่แล้ว +6

    Music 🎸🎺 daren leh jcylow maxad qof adkan jiray kaga ilmaysisay 😭💔🔥

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 3 ปีที่แล้ว +2

    Ereyada laxanka maxamed nuur shareeco HUN

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 4 ปีที่แล้ว +1

    Axsan Axsan ruqiyo codkeedu waa cod dareen iyo xiisa kalgacal leh, ifka nabad ku nooloow Aakhirana halkii roon......

  • @abdullahimohamedali9741
    @abdullahimohamedali9741 4 ปีที่แล้ว

    Axsan hees micno weyn leh 🙏
    Thanks MAADEYS tube

  • @kheyrtv1
    @kheyrtv1 4 ปีที่แล้ว +2

    waa sida waa igu socotaa caawa

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว +3

    🎺🎻🥁🎸📯🎤🎛
    أحلي الصوت

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 2 ปีที่แล้ว

    Shucaacii arooryiyo
    sida ooga waaberi
    intuu sagalku soobaxay
    baalaha iftiinshee
    Fadadlagu asteeyoo
    intuu caadku ila xiray
    sarsarada ilayska leh
    dhibco laga arkaayaa
    ku afxiray jacalkee ilwaadkaa ladheehdaa

  • @hasaanmahmoud7273
    @hasaanmahmoud7273 4 ปีที่แล้ว +1

    Runtiii cod miisaan leh waaa kan

  • @Dhexdhexadin
    @Dhexdhexadin 4 ปีที่แล้ว

    horay usocod wacan maadays

  • @maxamedaxmed2986
    @maxamedaxmed2986 4 ปีที่แล้ว

    Alla ya cizak maadays
    Salan sare

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว

    Ruqiya cali gutaale aha dadki hore

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur1060 4 ปีที่แล้ว +1

    Erayada iyo Naaxiyada Cida Leh Yaa igu Caawin Kara

  • @wadanimedia1874
    @wadanimedia1874 4 ปีที่แล้ว

    Maadeys saaxib
    Iga saacid
    Heesta : Qalbigaga yuu jabin
    Fanaan : Hanuuniye

  • @dhiblaawemedia8538
    @dhiblaawemedia8538 4 ปีที่แล้ว +1

    Madax sare salaan guud

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว +1

      fan yaqaan waa lagaa qaaday sxb dhiblaawe

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics 4 ปีที่แล้ว

      Dhiblawe heesta dami

    • @dhiblaawemedia8538
      @dhiblaawemedia8538 4 ปีที่แล้ว

      @@Laalayslyrics Tan damis ma gasho aan isku qaacshee sug

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 4 ปีที่แล้ว +5

    Qofba maaha in uu heestaan ila dhagaysto xitaa sxibada Madays Tube halaga damiyo dhawaaqa heestaa. Inta aan anigu ka dhargaayoo! Ma dhici karto in ruux kale ila dhagaysto😡.....
    Kuu imide adna ii tali
    Ifka taan ku yeeshaay.
    Waa codka aan ugu jawaabayo erayadaa aan loo adkaysan karin ee ka soo burqanaya gabadha...
    🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻

    • @maadeys
      @maadeys  4 ปีที่แล้ว +2

      kkkkk ku raaxayso sxb 👍👍👍👍

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maadeys qofkan ku arko asagoo dhagaysanaya xukunkiisa iisii sheeg. Kolley xukunkaa adiga xitaa waa kugu fuli doonaa kkkk

    • @saamibeauty
      @saamibeauty 4 ปีที่แล้ว +1

      Mr. Hami zare wllo aniga un maad idayso heestaan naftaa ubaahane hayla dhagaysan heeso kale waku jiraan boggaane dhagaha isaga culay kuwaa😅😅😅 tan un iidhaaf

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics 4 ปีที่แล้ว +1

      @@saamibeauty codsigaada ma celin karo laakin waan noo fududeynayaaye ma iga yeeli taladaan soo jeediyo?

    • @saamibeauty
      @saamibeauty 4 ปีที่แล้ว

      Hami sare haday macquul noqoto waa hubaal ina abti hadal ma doonto ah