keenesiil dheh magaca Aabihiis saas ayuu ahaa markii dambe ayaa keenediid loo badalay ninkii gumeestihii taliyaaniga ugeen jiray gabdhaha majeerteen ee jaajuuska ahaa markii ay ku adeegteena ay inta ilkaha kasiibeen ay saldhiga xamar ku xireen kuna dhintay in halkaa
Allaw Galmudug barakeey💯💋❤️
Kampala unuka leh 😂🤣madaxaa nafuranaa viva galmudug🥰
Saas waye wan kula leeyahay taas ha hilmaamin 😂😂
Barakee alow galmudug from mudug
Galmudug aduunka yabay
Ar reer kambala caadi maahan gacan ayaan idiin taagay.
Waaw masha alah
Guuuuul glmudug
ajaanibta wadanka u dhalatay waa yabnyihin wlhi lol 😆
Masha allah
🤗
Hambalyo maalinta galmugud
Mashallah 🥰
Hamplyo
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
AUN 14 Aug 1925 maalin murugo ku ah Umada Somaliyed gaar ahan rer Puntland. Maalinkuu geeriyoday Suldaan Ali Yusuf kenadiid Suldanki Hobyo 😰😭😢
Allaha u naxariisto
🤣🤣🤣😂😂
keenesiil dheh magaca Aabihiis saas ayuu ahaa markii dambe ayaa keenediid loo badalay ninkii gumeestihii taliyaaniga ugeen jiray gabdhaha majeerteen ee jaajuuska ahaa markii ay ku adeegteena ay inta ilkaha kasiibeen ay saldhiga xamar ku xireen kuna dhintay in halkaa
Waxaan waxay sababaysaa in dadka looga mashquulsho maalmaha xoriyada iyo maalmihii qaranka