SH UMAL OO CIIL DARTII JAWAAB CULUS BIXIYAY & ODAY CABDULLE OO AFKA FURTAY DHACDADI U DAMBEYSAY ILA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 369

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 5 ปีที่แล้ว +83

    Wallhi waan ooyey markaan dhageestey iimaanka UU leeyahay sheekh umal illahey haku barakeeyo 😭😭😭😭😭💯❤️❤️❤️👇💯😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲👍🏿👍👍👍👍👍🏻👍🏼👍👍👍👍👍👍👍👏

    • @sahraabdi8407
      @sahraabdi8407 5 ปีที่แล้ว +1

      😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥❤❤❤🌹🌹🌹🤲🤲🤲

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 5 ปีที่แล้ว

      @@sahraabdi8407 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

    • @cismaanxasan6555
      @cismaanxasan6555 5 ปีที่แล้ว

      Waxb kama taqaanid jalbo umbaa ku hayda

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 5 ปีที่แล้ว

      officials sxb iisaar an kusare

    • @ozil3071
      @ozil3071 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @rowdah6972
    @rowdah6972 5 ปีที่แล้ว +61

    Sheikha waaa runtis wlh somalida inta dhibka wado allaha ka qabto yaarabbi

    • @hanaaly8020
      @hanaaly8020 5 ปีที่แล้ว +3

      Aamiin yaa rabi

    • @hodansheikh4558
      @hodansheikh4558 5 ปีที่แล้ว +4

      Asc sheikh umal waa lagu dunbiyey runtii danbi dhaaf alaha kaaga dhigo Aamiin Aamiin Yaarabi.

    • @aaminoumlul2916
      @aaminoumlul2916 5 ปีที่แล้ว +3

      Sh umal cadawgiis alaha jabiyo.

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 5 ปีที่แล้ว

      @@hanaaly8020 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 5 ปีที่แล้ว

      @@hodansheikh4558 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @abdirashidhassan4222
    @abdirashidhassan4222 5 ปีที่แล้ว +34

    Allah dartis ankujeclahay sheikh umul,

  • @xajinabaddoon5918
    @xajinabaddoon5918 5 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi Waxaan ka xumahay in la diiday in oo sheikh Umal ka muxaadarayo magaaladii muqdisho. In saas la samayo ma fiicna! Anaga Waxaan u dihi laheyn asaga sheek umaloo cafis iyo saamax baad tahay! Allaha ha ku xifdiyo ameen!

  • @dadkadalkadanta5592
    @dadkadalkadanta5592 5 ปีที่แล้ว +6

    Allaahu❤ Akbar 💝Afkisa wanag❣ moyane ❤wax xuman😍 ma❤ muqato💕 masha❣ Allaah 😍gulayso ❣shiikh💕 qali aya tahay💋 ilahay 💯haku❣ xafido❣ insha💛 Allaah 💯💯💯💯💯💯✅✅✅✅

  • @nuuhjele8084
    @nuuhjele8084 5 ปีที่แล้ว +5

    Shiekhena Alle haku xafido
    Ameen

  • @محمدالمسعري-ذ3ض
    @محمدالمسعري-ذ3ض 5 ปีที่แล้ว +6

    Allahu Akbar 😭😭😭 waa kalimad aad uwanaagsan ayuu jeediyey sheekheena illah ha xifdiyo

  • @haliizaahmed3583
    @haliizaahmed3583 5 ปีที่แล้ว +3

    allah barakeeyo sheikh umal hooygiisana allah ka dhigo janatul fardawsa ❤❤❤❤❤❤xadawgana allah ka xijaabo allahuma aamiin

  • @elmiiyasiin3244
    @elmiiyasiin3244 5 ปีที่แล้ว +17

    Maansan Ciwaanka iska saxa waxaad soo qorteen sax maaha shiikhana Caro ma sheegan
    Hadal kululna ma sheegin si hufan buu ‘ u hadlay

    • @dadkadalkadanta5592
      @dadkadalkadanta5592 5 ปีที่แล้ว

      Sx wll dadku way ben badan yihin ilahay qeer ha siiyo shiikha

  • @mumtazbintiahmed7860
    @mumtazbintiahmed7860 5 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا يا الشيخ الكريم ، الله يحفظك يا استاذنا ، أن العلماء ورثه الانبياء ،cuulumada waa dhalka anbiyada ee halagaxishodo , my de peace and blessings of almighty God be upon 2 u .ammin

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 5 ปีที่แล้ว +1

    جزاك آلله خير الجزاءShiikh umal🙏🙏🙏

  • @asmadeeqa6444
    @asmadeeqa6444 5 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh Maxamed Cabdi umal Alle haku sharfo جزاك الله خيرا

  • @mohamedabukar7887
    @mohamedabukar7887 3 ปีที่แล้ว

    SH UMUL ILLAHOW KUXAFID INTA MUSLIM AH OO DHIBAATEESAN ALLAHA CAAFIMAAD SIIYO ❤ MAANSAN ABAHAAA IYO ODAY CABDULE WAN IDIN JECELNAHAY ALLAHA HA IDIN XAFIDO IDINKANA ❤❤❤❤

  • @nortaa5654
    @nortaa5654 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Alaah sh Maxamed Cabdi UMUL JAZAAKALAAHU khayr Ilaahay Ajar iyo xasanaad an la Soo koobi Karin ha ku siiyo. Qalbiyadena aad Quranka tafsikisa iyo muxaadaro ku nuurisaa ee Alle Subxanawatacalaa qalbiga iyo qabriga ha ku
    nuuriyo. Cimriga Alaha ku dheereyo. Duco qalnbigayga Ka timid ayan ku duceyay ilaahay ha ku XAFIDO ALAHA KU XAFIDO ALAHA KU XAFIDO. SOMALINA HALOO WADA DUCEEYO XATAA HADAY JIRAN KUWA GAALO AH HALOO DUCEEYO.

    • @maryamcumar5894
      @maryamcumar5894 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi 🤲🤲 shekh Umal ilahay dartiis ayaan ujeclahay ilahay haku xafido sheekh waa ku jecelnahay reer Muqdisho dhan maku necbanaha waa ku mahadsantahay tanaasul sameysay jazakumulahu qeeyran

  • @saadiamohamed7699
    @saadiamohamed7699 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waxaan tamaniyaa inaa ka qeyb qaato muxaadaro sh umul jeedinaya inshallh illaahey ha waafijo taaa ❤🧡❤🧡❤🧡

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 5 ปีที่แล้ว +1

    Shikh ilaahay haku xifdiyo shiikh umal

  • @cabdikariimdaqare5760
    @cabdikariimdaqare5760 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninki nabiga caayay kuwa lasafan alaha xaqa haidin tuso

  • @anwarkamil5113
    @anwarkamil5113 5 ปีที่แล้ว +11

    Intii jacel MAANSAN isaar SUBSCRIB iyo like wll qaali ❤️

  • @mushtaaqmacalin2084
    @mushtaaqmacalin2084 5 ปีที่แล้ว +15

    SaaS waaye dad waalaa layahey in lees cafiyaa wanaagsan culumo isheesto Allah nabad dhexdhigo SaaS hadii LA is kugu tanaasulu wanaaga ayaa kujiro

  • @fartunmohamed9845
    @fartunmohamed9845 5 ปีที่แล้ว +7

    Waan yaabee xagee loo socdaa allahayow na dabo qabo aamiin war culumada xushmey mudantahay sh.umul qayr ayuu ka talinaayey .ninka dagaalameyey ee allah ka baq ee xumaanta aad wado jooji iyo umada aad fidnada u horseedeyso war soomaaliyey aqliga ha shaqeeyo ee dantiina barta marka hore

  • @Footballpass01
    @Footballpass01 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah haxiftiyo Seekh Umal

  • @somalisijuichannel3896
    @somalisijuichannel3896 5 ปีที่แล้ว +19

    Ati kulaha sheikh umul ciil dartii jawab culus bixiyey, ma sheikha kuu sheegay inu ciil dartiis jawab ubixiyey mise hawada kuu shegtay iska dambiga warya

  • @yooniscadeflims26
    @yooniscadeflims26 5 ปีที่แล้ว +17

    Wll mid itopian ah aya dad igu faanay ee subscribe isaara tuusa inaan dad leyahay tuusa

    • @farxadafamilka1941
      @farxadafamilka1941 5 ปีที่แล้ว +2

      baashaal lkn benta kareeb wa ku saaray keep going

    • @abdugabo9684
      @abdugabo9684 5 ปีที่แล้ว

      Ani itopian Aya ahay wana kabDineynA Somali ma naga badan anaga

  • @maryamaabukar5247
    @maryamaabukar5247 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa ka xumahay Sheikheena in saas Loo galo Wixii ku been abuurtayna aĺlaha ka Abaal mariyo😥

  • @kamg3450
    @kamg3450 5 ปีที่แล้ว

    Subxan Allah ahlu khayrka dabeecadodu wa sidani sheekhu sameyay waayo culimaddu wa dhaxalkii ambiyada. Waxay u dhaqmaan sidii rasushu
    ILAAHAY ha xafido sheekh umal iyo culimada isagoo kale ah. Jazakal alaah khayr rasuulkenii maxamed Aya badbaadi wayay mise wa sheekh caalima ah.

  • @qadriisaqaali2414
    @qadriisaqaali2414 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh umul waa runtiisa Allah ha xafido Aamiin

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay caloosheena ha isku fayoobeeyo dhamaanteen🤲🤲🤲

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha xifdiyo Sheekha Umul

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 ปีที่แล้ว +2

    Culumada markaad kahadlaysaan
    Ciyaarta iyo Kaftanka, kareeba
    Aniga waxaan ahay, Taageerihiina

  • @ayanabdirahman3330
    @ayanabdirahman3330 5 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu kheeyr shiqunaa

  • @xalimoali2100
    @xalimoali2100 5 ปีที่แล้ว +4

    Asc,sheekh allaah yaxfadka Fi dunyaa wal aakhira yaaa sheekh umul kheyr badan allaah ha ku siiyo dadka xakha allaah ha tuso khasatan somali maryoolay

  • @abdullahimusehassan4879
    @abdullahimusehassan4879 5 ปีที่แล้ว +2

    In sheikh umaal uu qaban wayo maxaradadii wan kaxumahaY wllhy sheikh insha allh marke imaneee❤❤❤😍

  • @xuseenxaaji3605
    @xuseenxaaji3605 5 ปีที่แล้ว

    Caaba ana ogu horeeyo liketa dhac isii

  • @suheynaasraflove4578
    @suheynaasraflove4578 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah haku xafifo shiikh umal adun iyo aakhiro

  • @yaarabii1364
    @yaarabii1364 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaahu Akbaar Sheekh Allaah hakaa Qabto sharkooda kuli shar Ameeeen

  • @abdikadirabdi7387
    @abdikadirabdi7387 5 ปีที่แล้ว +1

    Umal waa Gaalo الكفر

  • @shukriaden1360
    @shukriaden1360 5 ปีที่แล้ว +6

    Somalia ilahey hasoo hadeeyo shiiqow raali noqo meeshan qalad qalad ku sax ayaa socdo culumada isku mid haloo soo dhaweeyo

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج

    Sh. Umal. Xafidak allah♥🙏

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 5 ปีที่แล้ว +1

    sheeq umal samir sheeqenow waa aaqiro sabaan runtii ilaahey ha kaa qabto munaafaqiinta ilaahey ha ku xifdiyo

  • @abuuzulfa8700
    @abuuzulfa8700 5 ปีที่แล้ว +3

    Allah haxifdiyo shekhena

  • @saher5308
    @saher5308 5 ปีที่แล้ว

    alaahu.akbar.sheeqeena.oo.mash.huurka.ah.alaha.haku.xafido.yaaarab

  • @shamsoabdi3740
    @shamsoabdi3740 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah kheeq ilahay hakuxafido jazakalah khery shekh

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha ku saamaxo sheekhunaa Illaahay dartiisa ayaan kuu jecelnahay.

  • @qosaliyoqaraxochannel6080
    @qosaliyoqaraxochannel6080 5 ปีที่แล้ว +8

    Mansan fiyowga ciwanka magac uku so dhigten iyo sheikh umul sido u hadlay lama is qabata mahin dib isku ega

    • @nimcoali7554
      @nimcoali7554 5 ปีที่แล้ว +1

      WeQornet insha allahu waimandonta somali shiQ ralinoQo boQolkibaboQol

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 5 ปีที่แล้ว

      @@nimcoali7554 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

    • @jamalmohamed8766
      @jamalmohamed8766 5 ปีที่แล้ว

      Sheam Sheams sax

    • @catoshe1457
      @catoshe1457 5 ปีที่แล้ว +1

      waxay ahayd intaydin barnaamujka soogudbin inaad iska saxdaan ciwaanka

  • @sakariyeabuurka9100
    @sakariyeabuurka9100 5 ปีที่แล้ว

    Wllah waa waxaa laga xumado arintas shiekh kheyran Allah ku siiyow Allah ha ku xifadiyo

  • @maxamedilkaweyne4407
    @maxamedilkaweyne4407 5 ปีที่แล้ว +9

    Sheikh umal srre aad ayan
    Ugu xumahay wallhi srre

  • @halyeydulmidiid3014
    @halyeydulmidiid3014 5 ปีที่แล้ว

    War culimada wali giiiin is ka ilaaaliya oo yaaan Waxa laga sheegin oo yaaan Waxa beeen abuur ah yaaan laga sheeegin illaaahay ka cab sada. Alle ha xafido sheikh umul illaaahay dar tiiisa ayaaan ku jacelahay

  • @amiromarali3770
    @amiromarali3770 5 ปีที่แล้ว

    Xafiduhulaaah sh. M. Umal khayr alle hakusiyo amiiin

  • @iqrahussein7746
    @iqrahussein7746 5 ปีที่แล้ว +1

    Libaax laba maha ya sheikh xafiduhulah🤲🤲🤲🤲

  • @bilowboshbilowbosh8649
    @bilowboshbilowbosh8649 4 ปีที่แล้ว

    Allah akbar alle haku barakeyo dar alle ku jeclahy

  • @bilediiriye6562
    @bilediiriye6562 4 ปีที่แล้ว

    Alaha barakeeyo sh umal

  • @isamaancumarcilmiyaash9586
    @isamaancumarcilmiyaash9586 5 ปีที่แล้ว

    sheekh umul siyaasad uu ku dhacay ee culamada naceeb iskuma qaaban qeer allah siiyo sheeq umul

  • @rahmarahma9457
    @rahmarahma9457 5 ปีที่แล้ว +1

    sh umal muu nooyimaado anagaa jecel sheekhayaga hadaan nahay reer BORAMA noosoolaabo sh umal marlabad aankusoo dhawaynee xamar shiftaa dagane cid walba waalagu bahdilaa

  • @abdizamad5264
    @abdizamad5264 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha xifdiyo

  • @saabiriincadey649
    @saabiriincadey649 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah allaah haku xafido adun iyo aakhiro sh.maxamed cabdi umal insha allaah

  • @isgoowNuure.143
    @isgoowNuure.143 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sh umal, sawarkaad sawartay ilahey haka ajer siiyo. Dariiqa xaqaa ilahey hanagu toosiyo insha Allah☝️

  • @muhiyadindahir4806
    @muhiyadindahir4806 5 ปีที่แล้ว +6

    Sh maxamed cabdi umal allah yaxfidka

  • @Shukri127
    @Shukri127 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah wa muqaal qurux badan,O shekha soo diray haleys cafiyo

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 5 ปีที่แล้ว

    Shiiq Umul daaci baatahay wax walba waa kusoo wajihi samir iyo dulqaad badan Allah haku siiyo

  • @abdikadirabdi7387
    @abdikadirabdi7387 5 ปีที่แล้ว +1

    muslim ma ahan

  • @sahrosiciid6391
    @sahrosiciid6391 5 ปีที่แล้ว +2

    shiiq cabdi umul xafiduhullah ilhey ajar haka siiyo

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 5 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallaha waa waxlaga naxo
    Inshiiqa loogu hanjabo in uukabaxo muqdisho oo uklaabto
    Kenya waxan isweeydinaya
    Muqdishow ma halqabiil baaleh?
    masa waa meel umada somaliyed oodhan leeyahiin waa shiiqi labaad oo lagu bahdilayo muqdusho shalay waxaan arkeenay shiiq Kenyawe oo labahdilayo isla kuwii barlabanka somaliya kaceeynaye shiiq Kenyniwe maantana shiiq umul xafidulahi beeyka dabalaldan
    Waa wax isweydin mudan qofwalbo somaliah naa kajawobo
    Ilah xaqa haina fahansiiyo
    Dadka dhibta naguhayo ilah haloo baryo in uunaga qabto khabiilna qaran waa uu noqon waaye
    Dowladeena sharafta leeh na ilah ha nooxifdiyo kuwa aan rabin kharan somaliyednah ilah hanaga qabto jizakallah 😡😡😡😡

    • @abdixusen7230
      @abdixusen7230 5 ปีที่แล้ว

      Haa hawiya leh ogaden iyo baqti kle wa la wasaa

    • @wiilhawiye5972
      @wiilhawiye5972 5 ปีที่แล้ว

      @@abdixusen7230 nafsadada kaliya matasha xamarna somaali weyn baa leh nacasyahow

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 5 ปีที่แล้ว

      @@abdixusen7230 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 5 ปีที่แล้ว

      @@wiilhawiye5972 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

    • @raqad4642
      @raqad4642 5 ปีที่แล้ว

      shukrilibax sh kenyaawi iyo sh umul haday xaq yaqaana dameer madoobe bay usheegi lahayeen inusan dadka jubooyinka kenayati ku gumaadin goobweyn ban shaah ku cabeena Ma aysan dhihi lahaayeen qabiileestayaal weeye

  • @deqoabdullahi5817
    @deqoabdullahi5817 5 ปีที่แล้ว +1

    Umal meesha hadalkii uu kari la,ayahay nabki ay ugeeysteen hawiye habar idinku dhac

  • @hodanabdiali3527
    @hodanabdiali3527 5 ปีที่แล้ว

    maaashaaa allaah shikha allaaha xifdiyo

  • @cuudnuuu7345
    @cuudnuuu7345 5 ปีที่แล้ว

    Qoraal ka sax mahan shiikha ilaah hanoo xifdiyo

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa duni i aakhirsamaan soomaaliyey diintii 72 firqaa looqeybiyey ilaahayow dhexdeena hadaan sopmaalinahay qeyr.dhig

  • @yatharibyatharib4527
    @yatharibyatharib4527 5 ปีที่แล้ว +3

    Jizaka Allah qeyr sheeq umul
    Adigoo kalena Allah hanoo badiyo ❤

  • @umusafiya8349
    @umusafiya8349 5 ปีที่แล้ว

    Shiikhow jizkalahum kheyran allah ha ku xjfdiyo waxna ha u arki sheekh soomow warkisi insha allah hadi nahay reer xamar aad baan ku jecelnahay sheekh umal soo dhowow xamar waa dalkagi

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh ween oo qaalin ah oo dintu biyo dhigtay ayaad ciisheen idinkana alllaaah ha idin ciilo aaaaaaaaaaaaaaaaax🤦‍♂️😢😢😢😢😢😢ciiil badanaaa

  • @nastexosiman8292
    @nastexosiman8292 5 ปีที่แล้ว

    masha allh jazakulaahu kheer sheikh

  • @khadrauk
    @khadrauk 5 ปีที่แล้ว

    Allaha xiifdiiyo sheikh Abdi Mahamed Umal aaduun iyo akhiiraba amiin

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx 5 ปีที่แล้ว

    Walahi aad ayan ugu xumahay in sheekha maskiinka in sidaas loola dhaqmo isagoo meel fog ka imaaday haddana magaaladiisi in lagu gumeeysto

  • @erfg2538
    @erfg2538 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa alla waamarkii uguhoraysay eeaan maqlo magaca abahaay cabdiqaadir

  • @simrancadey4153
    @simrancadey4153 5 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah sheq umul illaah ha ku sharfo hadalka wanaagsan waa sadaqo hadaan nahay soomaali ilaah qalbiyaden hanoo nadiifiyo sheeq umul ilaah ha ku jeclaado

  • @Hakammed
    @Hakammed 5 ปีที่แล้ว

    Alle haku Xafido Sheekh

  • @farhiyamohamud9444
    @farhiyamohamud9444 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah allah hakuxifdiyo 💝💜💓💞💟💘💗💖❤💙👍👍👌👌👌👑👑👑👑👑👑👑👑👑🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 5 ปีที่แล้ว

    Reer muqdisho ileen suufiyaad tihiin

  • @farxadafamilka1941
    @farxadafamilka1941 5 ปีที่แล้ว +3

    ilaahey xaqa hatuso somalida

  • @iskufilancadey3428
    @iskufilancadey3428 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shiquna xafidullah

  • @AxmedcabdelahiCumar
    @AxmedcabdelahiCumar 2 หลายเดือนก่อน

    Wadajir kulahaa way adagtahay intaad nooshahay dhaqaalanahaydato wadadajir soomaaliyeed inlahelo

  • @eyebee715
    @eyebee715 5 ปีที่แล้ว

    Sheikh iskiga sotag alshabab aya aqanta asxankoda Somalia plz come back Kenya Kenya aya nagabadan🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪

  • @sheikhcumarsheikhaxmed6511
    @sheikhcumarsheikhaxmed6511 5 ปีที่แล้ว

    Sh umal alaah ku xifdiyo adun iyo akhiro yaxfada kallah

  • @nopainnogain117
    @nopainnogain117 5 ปีที่แล้ว

    Koonfur aduunkan uguu Neecbaahay waalahi markan arko ariimahan oo kaale caalankina haadan badalaya urtiisa

  • @faayiahmed5816
    @faayiahmed5816 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah 😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍sheekh umal

  • @abdijamahassan143
    @abdijamahassan143 5 ปีที่แล้ว +4

    Sheekha halaga fuqo

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @barlinyaasinjamac7508
    @barlinyaasinjamac7508 5 ปีที่แล้ว

    Awalba sheekh umal rabi hanoo xafido waa sheekh aad udul qaadban culumadu ma fanaaniin baa kulaha tageeradaada ayaa ku dhegey saneysa war culumadu diinta ayey dadka ku hagta waxbaa lagabartaa waa nuurkii umada tageera layne

  • @AliMohamed-xs2ci
    @AliMohamed-xs2ci 5 ปีที่แล้ว

    Sh.ilaahow sheekh danbigaada alle ha dhaafo allene hagu xafido

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 5 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah

  • @sucaadsheekh3913
    @sucaadsheekh3913 4 ปีที่แล้ว +1

    sheekh ale Haku xiftiyo adiga iyo labadaada Walid

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 ปีที่แล้ว

    Sheekh reer muqdisho waa ku jecel yihiin .ee culumada unbaa isheyyssta
    Haleysu keeno.culumada somaalida oo halaheshiisiiyo

  • @khadiijomaxamedciise2227
    @khadiijomaxamedciise2227 5 ปีที่แล้ว

    maasha allaah sh allaah hadhowro

  • @xaajimedia2912
    @xaajimedia2912 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah sheeqa si fican ayu u hadlay

  • @sakariyeabuurka9100
    @sakariyeabuurka9100 5 ปีที่แล้ว

    Shiekh Allah ha ku xifadiyo wallah waa waxa lag xumado arintas

  • @rashka143copy7
    @rashka143copy7 5 ปีที่แล้ว

    Allha inoo xafido sheikh umal

  • @reymaz8
    @reymaz8 5 ปีที่แล้ว +4

    Allahu akbar
    M.a
    Allaha ku xafido shuquna😍

  • @minaahmed6474
    @minaahmed6474 5 ปีที่แล้ว

    Cidii samesay ayaa dhibka kudanbeneeso insha allh ayaga ilaah hatakooro ayaga waa jaahiliin kuwa dhaqankas sameyay

  • @khadiijaabdillahi7108
    @khadiijaabdillahi7108 5 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah illaahay balaayo kuma tuso cimrigaaga alle haraajiyo

  • @nawaalabdirahiim1774
    @nawaalabdirahiim1774 5 ปีที่แล้ว

    Alle ka cabsada culimada islaysay wxy sh umal waa lagu khaldamay wuuna tanaasulay alle ha xafidee waa sh aan aad u taageero

  • @rowdah6972
    @rowdah6972 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh umul allaha dhowro