ความคิดเห็น •

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 2 หลายเดือนก่อน +13

    Mawliid ku mahadsanid markasta HBN WAA WEHELKAYGA

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 หลายเดือนก่อน

    HBN mowlid wcs falastiin 🇵🇸❣️❣️♥️ Iran xiisbuulaah yamane gull gobonimo inchallah doua jumca Moubarak

  • @sabahmyusuf6663
    @sabahmyusuf6663 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ilaahay ha ugargaaro muuslinka aamiin yaarabi

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 หลายเดือนก่อน

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏

  • @AbdixaafidAbdullaahi
    @AbdixaafidAbdullaahi 2 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar xaqaa guulaysanaya insha allaah

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 หลายเดือนก่อน +6

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

    • @DjMüllar
      @DjMüllar 2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤

    • @BintoAli-v6g
      @BintoAli-v6g 2 หลายเดือนก่อน

      Yakudhibaya ankufahane

  • @ReserveAreabank-l5v
    @ReserveAreabank-l5v 2 หลายเดือนก่อน +4

    Allayoow Dumi Israel Iyo Munaafaqiinta Taageeraysaba

  • @AhmedCali-vw8jc
    @AhmedCali-vw8jc 2 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid Mowliid xaaji

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow.hiiiilkaaaga.nosodedeji..ilaahoow.naxariistaada.noosodedeji

  • @SmilingSeagull-jd8lp
    @SmilingSeagull-jd8lp 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallaah.yàarabii.ugargaar

  • @canabciise6593
    @canabciise6593 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsandiin❤

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 2 หลายเดือนก่อน

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.

  • @DjMüllar
    @DjMüllar 2 หลายเดือนก่อน +2

    GUUSHA WEYBA SO DHAWATAY XMS IYO XISBULLAHI IYO XUUTIYIINTA DHAMAN INTA DAGALAMEYSO ALLOW CADOWKA JABI DUCADA AAN BADINNO 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸JUMCA MUBARAK

  • @Diinteenasuuban
    @Diinteenasuuban 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa habeen jimca ah . Ilaahy waxad ku faraxdo oo khyr leh ha ku siiyo. Na Soo Booqo walal. Diinteena Suuban youtubkayaga. Jazallah khyr. Kala soco muxaadarooyin

  • @SalahMohamedHussein-h6g
    @SalahMohamedHussein-h6g 2 หลายเดือนก่อน

    Wariyow hanoo xayeesiin yahuuda yahuuda alle aya jabiyey allaha jabiyo

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 หลายเดือนก่อน

    walee rabi nasrigisa ayaa so dhaw rabi culayska ayuu ka qadaya rer gasa rabiyow qom halaaga yuhud ku salid oo cirka kaga Soo daji rabi halaag oo baabi yuhud rabiyow guuldaro iyo burbur ku rid aamin aamin yaa rabi

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c 2 หลายเดือนก่อน

    Ma wuu dhintay wuu baxsaday miyaa ❤❤❤

  • @MohamethHusien
    @MohamethHusien 2 หลายเดือนก่อน

    ilahay ha u gar gaaro falastiin 😢

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iran 🇮🇷 libaax weeye,, Iran 🇮🇷 mahaa carabta dhuusada Qadhmuun ee badawga..

  • @Somali651
    @Somali651 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa arin yaab dalisay 😂😂

  • @KulmiyeAbdulahi
    @KulmiyeAbdulahi 2 หลายเดือนก่อน

    HAA WAA IN LOO AARAA TARAAM 3:16

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 2 หลายเดือนก่อน +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haday u Diideen gurigìisa ma yiraahdo soomaaliya ayaan siiyey Hantidayda

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yuhuud maraykan ingiris iyo imaaraadka oo ah wakiikooda aygooda basaaskooda dabadhilifkooda waana mid ka xun cadawga gudaha

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x 2 หลายเดือนก่อน

      Imaaraadka kaliya maaha sxb ee waa Suniga oo dhan gacan biraa lagu qabanaayaa Insha'Allah hadii aan Israel kasoo jeesano adinkaa ku xiga😂💪💪🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yuhuudi yuhuudi dhalay iiraan ayuu kaasina ku walashay alle ma Soo celiyo damiir laawe Donald trump waayo waa ay yuhuudu ku adeegato maraykankana waxba Uma Soo wado aan muran iyo nacayb ahayn

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 2 หลายเดือนก่อน

    ‏‪2:03‬‏
    😅Waakuceeb sirdoonka Maraykanka

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wll Biden marks uu leeyahay netanyahu danbiile ma ahan waa gardaro garab og mareykanka waa laba wajiile aan arxan laheyn

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 หลายเดือนก่อน

    Safarka solaabashada Nataniyahu Allah hakadhiga kii Ibrahim raisi gii iraan

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 2 หลายเดือนก่อน

    anaa ina libaax sanka taabte waa soo af jarantay😊

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 2 หลายเดือนก่อน

    Waa nagu ceeboobeen mareykanku

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Daandaansi la rabo in iiraan lagu weeraro

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 หลายเดือนก่อน

    Mowliidoow ereygaan Qurxoon ee ah HOWLGAL Jooji oo ku beddel Weerar ay waddaan Ciidamada Israa'iil

  • @muminamir-t1y
    @muminamir-t1y 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤✌✌✌💯💯💯

  • @Qani_boy
    @Qani_boy 2 หลายเดือนก่อน

    Maraykanku.wadanbiile.muslimka.gumada

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂 kulahaa hadii iran idisho kulahaa ,maxaa laga baqayaa iran haysma gaadhin🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxwaynuhu eraan ayagaa dilay aysar baa diyaarii lagu riday hadana yuhuud aa i sheegtay warkaas

  • @mahdiliibaan63
    @mahdiliibaan63 2 หลายเดือนก่อน

    Wu iska ciyaraya sxbkeen

  • @Kmn3214
    @Kmn3214 2 หลายเดือนก่อน

    Trum ma shakiyey in la diluu ka baqay odaygu kiniinka hurdada hala siiyo

  • @JamaMire
    @JamaMire 2 หลายเดือนก่อน

    Habeenimo khamiis ah ma ahee waa habeen jimca ah malin walba habeenkeeda horeeya . Goormaa wax walba ladabarogay

  • @ConfusedFireDragon-mq7xw
    @ConfusedFireDragon-mq7xw 2 หลายเดือนก่อน

    Asc waxan layaway mexey u shegayan iney midobayan ama eey waxan is ababul sirta danta gabled iyo kuwakale walayabanahay falastin mexey u midobi layihiin

  • @AbismanNoor
    @AbismanNoor 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekadaan waxaan ukaseynaa hadaan reer hamar nahay nin fiyoow oo jini lagu ridaayo 😂😂😂

  • @AhmedfadoulAhmed
    @AhmedfadoulAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 หลายเดือนก่อน

    Iran ayaa USA soo weerarty waa iska sheeko

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa ujawangiliya in qofka dhintay

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 หลายเดือนก่อน

    Hindida cawaanimada iyo is cawaanaynta ayaa ku badan! Laakiin waa xukuumad burcad ah oo ka daran burcad badeedii soomaaliyeed! Waayo ruux nool ayaa qabri lagu xukumaya si hantidiisa loo xalaalaysto.

  • @Qani_boy
    @Qani_boy 2 หลายเดือนก่อน

    8daalooomuslima.ayu.burburyay.maraykanku.

  • @Osman-gn7go
    @Osman-gn7go 2 หลายเดือนก่อน

    Shekadaan anigey ihaysataa joga mareykanka magaceyga markii lageliyo ku bitarka waxaa isobaxaya inaandhitay lacagbadana iitaalo bangiga

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 หลายเดือนก่อน

    Ujeedada dhan waa in iiraan la weeraro

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 2 หลายเดือนก่อน

    Quudka lasiiyaa qasa waa gaajada xabada

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 หลายเดือนก่อน

    bismillah asc isaga ayaaba fulay ah oo waxa kahadal siinaya waa cabsi ogaday is og in uu yahay dakane ma iran ayuu tirtirikaraa waxey ila tahay in uu dabiib ubaahan yahay balaayo allaha kuridee xaaraanta xaaraantu dhashay illahow kuwan adunka ciriiri uga dhig illahow tus kuwan inaa tahay kan awooda badan adiga

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa la Rabay inuu yiraahdo ma qof dhintay baa wax Dila soo idinkii Diwaanka ii geliyey

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 หลายเดือนก่อน

    IRAN MAXAY 80 XAARKU KA DAADANAYO I KU FALAYSAA?

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 2 หลายเดือนก่อน

    OGI OGI DHAAWAC MOOYEE DHIMASHO MALAHA YUHUUDA LA LAAYAA.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 หลายเดือนก่อน

    Aqalka.madow.ayaa
    Caruuraha.laga.laayaa

  • @AbdimahadKariye
    @AbdimahadKariye 2 หลายเดือนก่อน

    Waan ka xumahay in aad maqaalka alcarabiya ay qortay ee trumb waxaa karkarinayaa si qeel logu samayn lahaa side loo weerari lahaa iiran in aad hor oradid ma aana jeclaysan

  • @kiinali409
    @kiinali409 2 หลายเดือนก่อน

    Ilähay idinkii falastiin alaa uhiillan doono

  • @sheersheer1896
    @sheersheer1896 2 หลายเดือนก่อน

    Layaabmale 60000 oo falastiiniyiin ah oo waxbagakabsanba waaladilay 100000 oon waxbagakabsana waaladhaawacay boqolaal kun oo gurina waa laburburiyey markaa inkastoy iyaduba qisotahay shekada ninkaa hindiga hadana wax siibuuran maaha

  • @Qani_boy
    @Qani_boy 2 หลายเดือนก่อน

    Danbiile

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 2 หลายเดือนก่อน

    Sheeko ciyaal mayd baanu soo furanay waa sheeko gaaban

  • @zulfafara3919
    @zulfafara3919 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 2 หลายเดือนก่อน

    Sida wax u sheegeesid ma fiicna koobiga bbc

  • @axmedtigta7323
    @axmedtigta7323 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh
    Aad baan uqoslay
    Alaah baa naga dhigay muslim
    Isagaana mahad oodhana iska leh

  • @candirashiid-nk3pd
    @candirashiid-nk3pd 2 หลายเดือนก่อน

    hbmsacadu hada waa 3dii oo20 la waana jimce adigu khamiis ayaad sheegtay xagiina wa imisadii

  • @muhudiinmaygag2345
    @muhudiinmaygag2345 2 หลายเดือนก่อน

    yadambila marka

  • @abdirahmandheere8465
    @abdirahmandheere8465 2 หลายเดือนก่อน

    TRUMP DAYUSKA XUN WAXA TOOGTAY YUHUD, IRAN AWOOD AMMA SIYAASAD AY KU SOO GAADHO MARAYKAN MA LAHA.

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 หลายเดือนก่อน

    maxaa ay iiran ka dili taram ilaahay ayaa dilay kufaarka murtadka ah

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 หลายเดือนก่อน

    Inmarkalasiyo xogta maxabista aybalanta fulinayan kaliya badamanadqad ubahan wayo inbadan waxayradinayen helista xogta maxabista wanahubal inay kabaxayan balanta kaliya waxay kuqimaysanayan istaratijiyadoda dagal tusale 112daas waxakanol 50miyanol 40miyanol 20miyanol dagalkay kuqimaysanayan tusale badiwamayd hadaynoqdan goankodu wainay maydsofurtan okadhigan inaysan waxba uturin dadka xasuqan

  • @Baareey
    @Baareey 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas iskulka weraray wuu khaldan yahay ficilkaas uu sameeyay waa dambi balse waxaa layaableh hadii dhimasho ama geeri loo diwaan galiyay balse isagii uu leeyahay waan nolahay iwaakan beentaas la'idiwan galiyay iga saara
    Maxay dowladu ninkas cabashadiisa utix galiwaysay marka qaladka ninkaas uu sameeyay dowlada ayaa masuul ka ah

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 2 หลายเดือนก่อน

    MAREYKAN KA AYAKAABA DENBIILE YAAL AH, LABA DANBIILE OO ISTAAGERAY LEE SOO MA AHA 😂

  • @abdimahadhussein3782
    @abdimahadhussein3782 2 หลายเดือนก่อน

    ARINKA NIN,KAN KU DACAY WAA JIB LAKIN WAXA UGA FUDUDEED INUU NIN POLICE AH FOORE

  • @nuuxismaaciilfaarax3452
    @nuuxismaaciilfaarax3452 2 หลายเดือนก่อน

    Hbn bal ninkaas xaalkii wuxuu ku danbeeyo bal nala soo socodsiiya marwalba waayaab ! Nin nooloo layifhi waaddhimatay.

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 หลายเดือนก่อน

    Hidleer dambiile dagaal ma ahan
    Hadii Nataniyahu usan ehen dambiile .

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 2 หลายเดือนก่อน

    Trump Ey Ey dhalay mudan in si xun loo dilo

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa laraby inuu yiraahdo aakhiraan kimid ee gurigayga ha aktagina haddi kale tooraybaan idin Kala daali

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 หลายเดือนก่อน

    Sahununiyada.qofksata..oo.reer.falastiin
    Waa.u.xamaas.reer.bani.israaiil.ilaaheey.ayaa.quraanka.noogu.sheegay.codownimada

  • @mohamudaden2906
    @mohamudaden2906 2 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 หลายเดือนก่อน

    Joe Biden isagiiba laclaca oo la care gareeya maxuu go aamo soo saara

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 หลายเดือนก่อน

    Waa ogaan doontaa

  • @fuaadcabdi6473
    @fuaadcabdi6473 2 หลายเดือนก่อน

    Jaaked maxud jaaked

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka hindiga ee isaga oo nool loo diwaan galiyay in uu dhinto 😂waaa waxaa haysto Fanaanka OMAR BARBAR oo laga dhaadhiciyay in la sixray isaguna illaa shalay wuxuu life ugu jiray siduu u cadeyn lahaa in uu caadi yahay

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 หลายเดือนก่อน

    Kani galbay ku kale mooyee! Biden waa qulqulay! Biden kale ma ogine.

  • @Qani_boy
    @Qani_boy 2 หลายเดือนก่อน

    Binnacle.dhanyl.hagare.sharciga.dunida.wax.buresay.sharci.majiro.sirail.habar.kugudhac.waxan.lahadlaya.hawAd.qasa.xanun.hakunoqoto.xanun.fiidha.sababka.hawareneto.cadamawa.israil.shacabka.falastin

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 2 หลายเดือนก่อน

    Cunta Uma qaybiye waxa uu u qaybiyaa I waa madaafiic iyo bambooyin Bergkamp lugu dhifay been badanaa

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน

    bidan haduu saaxiib yuhuud ahaa 50 sanno inshaaallaha bilyan sanno jahanamaa saaxib ku noqon doontaan

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 หลายเดือนก่อน

    Waa beenaalle asn isku shiixayn oo indho-adayg dartiis raba inuu ummadaha caalamka marin habaabiyo! Si uu culayska uga dhimo netanyahu safarkiisa.

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 หลายเดือนก่อน

    Inaxabada lajojiyo iyo inxamas mesha lagasaro iyo marka laga adkado xamas wahadalo isburinaya xamas malaga adkanaya? gormese laga adkanaya? hadalkas nafsiga ah ayay halkudheg kadhigten natanyahu kutagerayan baydhan cidinakamasugayso inuxabadjojin kashaqeyo

  • @kiinali409
    @kiinali409 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay kudil oo silic kuu dil jahanamana waakusugee allaha kugu rido cudur aadan ka kicin

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 หลายเดือนก่อน

    Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfadeeda