Sh shariif naftiisa warrant lagu soo xiraayo dowlada ha u jarto Ahmed madoowe waxa u taageerayo waa labadaba inay yihiin sxbo hore oo argagaxisada na wareerisay kuwii abuuray
Shariif wuxuu u baahanyahay Ina Farmaajo oo kale ee uma baahna Xasan shiikh oo kale oo shilin raadinaya kana xishoonaya tuugta uu xilkii dalka oo dhan kutixay ayaguna ah maxishoodayaal madhargayaal ah.
Hassan gurguurte maxaa laga wada hadlayaa adiga iyo qotiga abiye wax alla waxa laga wadalayaa ayaa iska yar waar waxaan ku idhi Hal taako oo biyaha iyo dhulka somalia aduunkan cid ku nool oo bixinkartaa saaxib kuma noola wax dhici Kara maaha adigu dhaxal aabahaa leeyahay haduu jiro dee saaka dee saaka dee sii waataase kaas ayaad bixinkartaa markaa xaafadiinii ku noqo soo eeg wax aabahaa ka dhintay am done
Sh Sh Axmed waa mid ka mid ah Madax wayneyaasha soomaaliya soo maray kuwa ugu fiican waana yaqaan danta dalka.
🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Warka shiikh shariif waa hadal run ah balse waxaa nasiib daro ah arimaha xasan shiikh ka wado jubaland. Madax waynihii loo doortay dalka ma wuxuu bilaabay inuu burburiyo maamuladii dawlad goboleedyadii Nabada ahaa halkii dalka ka xorayn lahaa cadawga ku hare
Sh shariif naftiisa warrant lagu soo xiraayo dowlada ha u jarto Ahmed madoowe waxa u taageerayo waa labadaba inay yihiin sxbo hore oo argagaxisada na wareerisay kuwii abuuray
Shariif wuxuu u baahanyahay Ina Farmaajo oo kale ee uma baahna Xasan shiikh oo kale oo shilin raadinaya kana xishoonaya tuugta uu xilkii dalka oo dhan kutixay ayaguna ah maxishoodayaal madhargayaal ah.
Ninkana war kulul
Shariif,Deni,muuse
biixi iyo axmed madoobe uma baahna sharci iyo sharaf ee waxay u baahanyihiin weelka aysitaan in wax loogushubo.