ماشالله عليك بارك الله فيك يا قالي احسن بتقرير ك المميز كثرالله امثالك في الشعب الصومالي برجال غيورين في بلد هم وشعبهم مثلك اللهم احفظ بلادنا الصومال الحبيب من المرتزقة وهم شقي دني وموسى بيحي وامثالهم وعدو الصومال وهم الحبشة واذنابها اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين اللهم إنا نجعلك في نحورهم اكفنا بما شئت من شرورهم إنك على كل شيء قدير اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
Ethiopia wayi kibiritayii wa burburkedii wayo somali wa 1 somaliya malahaa Ethiopia waxayi u malayisa somaliya inayi Ethiopia ka tirsanatahayii war somaliya wa wadan madaxa banan🇩🇯
itobiya 33 sadex sano ayey somaliya lugta ku walaqaysay iminkana waxay is la hayd wakhtigad midhaha bisladay guran lahayd bad jogta lakin lugta walaqa edab darada ah baratay la jari laha Aya laso gadhay wana Layska celin...
Soomaliya wadan madax banaan weeyi ciday doonto heshiis la samaysan karta itoobiya waxay u haysataa inay Soomaliya leedahay ama maamusho laakiin way qaldantahay itoobiya
Waaba khalad heshiis itoopiyo lalo galo maxaa daciifnimadu tahay 😎itoopiya xoog bey wax ku dooneysaa oo mulki yey rabtaa marka waa khalad in lagala hadlo bad somliyed takale gooxda gooni u goosadka shaqa laga qabto ama dadkooda dhinac kasooraacaan hoow 😎😎😎
Lafta gareen oo isku aamini waayey wiilashii Raxanwayn ee ciidamada Soomaaliyeed ah wuxuu isku aaminay nin ciidamada Itoobiye ah oo rabo vada iyo dhulka Soomaaliyeed boob ku wado. Marka jaas oo jale waa in la hor keeno naxkamasa horteeda.
War is too expensive the question here is, does Egypt have the financial capacity to get into this war ? They are already in the worst economic crisis and inflation currently. Whereby their only financial source the swez canal is collapsing due to the red sea blocked by the huthis !!! 😂
Itoobiya war keeduu waa anaa 33 san0 saandono umaamulayay soomaaliya ee say cid kale u iman karaa waa been inbadan uhirgashay balse maantay ku beetii usocon ladahay ee masar bagoy yimi dalka soomaaliya kkkkk qotigii oromo dayaay cabaadkiisa hhhhh
Anfac Media, you're on a roll with your videos
Guul Dowlada somaliya
ماشالله عليك بارك الله فيك يا قالي احسن بتقرير ك المميز كثرالله امثالك في الشعب الصومالي برجال غيورين في بلد هم وشعبهم مثلك اللهم احفظ بلادنا الصومال الحبيب من المرتزقة وهم شقي دني وموسى بيحي وامثالهم وعدو الصومال وهم الحبشة واذنابها اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين اللهم إنا نجعلك في نحورهم اكفنا بما شئت من شرورهم إنك على كل شيء قدير اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
😢😢 🐣🐣🧄 ❤❤ ,
Itoobiya waanu burburin doonaa insha allah Somali Galbeed Somaliya
Anigoo kasoo jeeda DDS
Hhhhhhh wle waad arkidoonta
Ethiopia wayi kibiritayii wa burburkedii wayo somali wa 1 somaliya malahaa Ethiopia waxayi u malayisa somaliya inayi Ethiopia ka tirsanatahayii war somaliya wa wadan madaxa banan🇩🇯
Mash'Allah guuuuuuul 🇪🇬❤🇸🇴🌟🌟🌟
itobiya 33 sadex sano ayey somaliya lugta ku walaqaysay iminkana waxay is la hayd wakhtigad midhaha bisladay guran lahayd bad jogta lakin lugta walaqa edab darada
ah baratay la jari laha
Aya laso gadhay wana
Layska celin...
2030 Itoobiya waxay noqon doontaa 7 Dawladood oo 4 Muslim tahay, Abeyna waa soo xiri lahaa tallaalkii ACUM.
Waa guugaa shekekadu war gasa igalayo
Xaqiiqdu waa sidaas aniga aan iska walaaqdo meesho waa golle xabashi weeye arigtida xabashidu. Lkn taas waa dhamaatey insha allah macaan iyo qaraar ba.
I love egptyian
Somaliya wadadi burburka ayuu kuwadaa Hassan sheikh .
Asc itoopiya waa yuhuuda afrika weyna burburi in shaa allaah soomaali galbeedna waa xoroobi in shaa allaah 😎
Waan jaah wareerindoonaa abiye faano ayaan is ognahay wayna qabsan adis ababa hubkana waalawareegi doonaa waayo ciidanka wato waa gaajoonayaan from awdal
Soomaliya wadan madax banaan weeyi ciday doonto heshiis la samaysan karta itoobiya waxay u haysataa inay Soomaliya leedahay ama maamusho laakiin way qaldantahay itoobiya
FEFA hassan sheikh mohamud
Etiopien ma dhulka somaliyed ayay xakuntaa Aby wu nogu washay hog aleh hakudhaco
waxan aad akriyayso halkeey ka shaqaysaa jaamacada carabta iyo boqolaal ka madar ee aad dhergaysaa ha xoreeyaan faladtiin somakiya waa hore ayay ku daysay adna wariye waxba kuma lihid somalia raac dalkaaga itoobiya
ITOOBIYA AYAANU KA BARBAR DAGAALAMEYNAA SOMALIYA ILAHOW JABIY🎉GUUL MUSE BIIXI GUUL ABIY AHMED 🎉❤
Orom injir loow ah dawarso
Angus.hargaysa.ayaan.caawa.ka.bilaabayaa.dagaalka.itoobiyaan.jooga..oodadkaqaar.uyaqaanaan.shicib.laakiiin..ainivu.aan.ogahay.inaayyihiin.milatari
Soomalidu Waxaay Si Dagaalan Oo Ay Is kala Qeybqeybiyan Markey Dhexedad Tahay Lakin Hadi Cadawgedu Yimaado Waa Mid
Oo Itoobiya Idudu Ma Waxaay Isku Aragta Sokeeyaha Soomaliya Oo Ay Badooda Ay Boobeyso
ITOOBIYA HA OGAATO 5TA SOOMAALIDU WAA DIYAAR INAY DAGAAL 100%
Waaba khalad heshiis itoopiyo lalo galo maxaa daciifnimadu tahay 😎itoopiya xoog bey wax ku dooneysaa oo mulki yey rabtaa marka waa khalad in lagala hadlo bad somliyed takale gooxda gooni u goosadka shaqa laga qabto ama dadkooda dhinac kasooraacaan hoow 😎😎😎
Lafta gareen oo isku aamini waayey wiilashii Raxanwayn ee ciidamada Soomaaliyeed ah wuxuu isku aaminay nin ciidamada Itoobiye ah oo rabo vada iyo dhulka Soomaaliyeed boob ku wado. Marka jaas oo jale waa in la hor keeno naxkamasa horteeda.
Wala wasaya oromada dhulka somalida galbed Anagale wariye
Itoobiya waa in lagu qaadaa dagaalkii 1977kiì oo kale.
Wadamada carabta iyo kuwo islaam midna waxba inoomatarikaraan may kuwagubanaya utaraan itoobiyaan walaalonahaye yaan layskukeendirin dabdhexdeena lagashidin
Ethiopia haloo sheego Gobolka wuxuu qalalaase galey maalintii ay soo damaaciye dhulka Soomaaliyeed inkireen madax banaanideena dhuleed, siyaasadeed iyo wadajirka Soomaaliya.
Waxba yaan la barooran, Nin walba geedkuu beerto ayuu miraheeda gurtaa!
Itoobiya Iska Dhaaf Inay Bad Soomaaliyeed Qabsate Waxaan Ka Xoreysanayna Soomaali Galbed
Sodhawow : Ethiopia waxay tahay sanadkan ayaad arkeysan:,
@@ahmedhassan6097 Waa Dhawahay Koley Waa Sidaas
Turki daacad kamaha laakiin egpty waa kadaacad hubanta soomaaliyeed
YAAN LARAACIN DIYAARDAHA ETHIOPIA NO SERVICE GOOD PECUOSE SIVIL WAR COUNTRY IS DANGEROUS
Caawa waxaa bagaalada boorama dulmaraya diyaarado
War is too expensive the question here is, does Egypt have the financial capacity to get into this war ? They are already in the worst economic crisis and inflation currently.
Whereby their only financial source the swez canal is collapsing due to the red sea blocked by the huthis !!! 😂
Waxaan ishaynaa waa oromo ogaada soomaaliyeey
Shidalka ayuu sosaraya
Itoobiya war keeduu waa anaa 33 san0 saandono umaamulayay soomaaliya ee say cid kale u iman karaa waa been inbadan uhirgashay balse maantay ku beetii usocon ladahay ee masar bagoy yimi dalka soomaaliya kkkkk qotigii oromo dayaay cabaadkiisa hhhhh
Waxaan ishaynaa oromo abiye wuxuu oromo usameeyay cadaawad jiri doonta 100sano ciidanka uu kasoosaaray gobolka ahmara faano ayaa qabsandoonta adis abab
😂😂😂😂
Itoobiyaan gorman sokeye noqonay?
Mise kilal ka 6aad bay naga dhigatay
Kuwan oromada nacaya ee amxaaro jeceli maxay ahaayee hooyadiin amxaaro wastay
😅😅😅 Falastiin Carab maahaan?
Ma iyada wadan leh maxa ka galay cidamada so galay
Wa la iska celini doona dawuladan oromo daa e gajadu wadoo
Waxaa lawaayi doonaa cid oromo sheegata
Waa been
👎🏽👎🏽👎🏽