is daalinina imaaraad gabdhihiisii iyo naagihiisii iyo wilashiisa ayey u heysaa rikaato u heysataa uu ka soo cararey hada wiikiisi ayaa isagoo sakhraan ah ku dilay baabuur durkiga uma soo celiyeen heshiiskii bada iyo hawada ayuu khasab ku saxiixay imaaraadna wey u diidey inuu famaligiisa u celiyo turkiga hana isku daalinina itoobiya inuu baxeyo ayagaa keeney rekaato ayey ku heystaan idinku nin aduunkii qoorta u wada dhiibtey ama ixiya saad u keenteen ama iska daaya aduunku hanawada heystee
☝🏻🙏♥️✨️✨️✨️
Waakusaxanyahay sh shariif dorasho qabsado
Tooga waye iyaga dorto xasan
Waa sax shalay xasan baad taageerayseen farmasjo oo aan idin dhicin baad maagteen
Xassan xumow yaxilka nogodiibe
Ilahow somaliya maslaxo dhax dhig dowlad cadalad ah noo sahal Ada awood leh ilahoow
😂😂😂shanbey aaa
Nabad helimeysaan hadiidnan sadex dhafin 1) qabiilka 2) benta iyo 3) habaarka !
MADAXWEYNAHA MAREYKANKA AYAS IDIIN HADLEY SHALEY XASAN KUWII UU DHULKA LAGA GADEY OO LAGA SOO CELIN DOONA HADABA DHUL HAGADANINW
Xasan usheego adaa doortay
is daalinina imaaraad gabdhihiisii iyo naagihiisii iyo wilashiisa ayey u heysaa rikaato u heysataa uu ka soo cararey hada wiikiisi ayaa isagoo sakhraan ah ku dilay baabuur durkiga uma soo celiyeen heshiiskii bada iyo hawada ayuu khasab ku saxiixay imaaraadna wey u diidey inuu famaligiisa u celiyo turkiga hana isku daalinina itoobiya inuu baxeyo ayagaa keeney rekaato ayey ku heystaan idinku nin aduunkii qoorta u wada dhiibtey ama ixiya saad u keenteen ama iska daaya aduunku hanawada heystee
Hhhhhhhhhhhhh
Farmajow waa marexan ee filada ka so bax tan maa ka dambeysey haa caano ka dhama hee adinka shaley doortaye
Calooshu idin xanuuntay adinkaa, shalayto uqaylinaayey Xasan dhiiqo😂
Xasan xamar haloofiraaqeyo ciida madaxweye ha u noqdo