WALEE XUUTIGA CAADI MAHA : JIMCA HAAN WUXU AHA JIMCIHI UGU ADKAA ASRAI : SUURIYA O FARXAD KA SOCOTO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 100

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 2 วันที่ผ่านมา +4

    Sahnuuniyada cidi Kama dhimato Miyaa waa yaabe lkn waa yuhuud oo wax ka been badan ma jirto,guul reer🇪🇭🤲✌️❤️🇪🇭

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 2 วันที่ผ่านมา +8

    Yuhuudu wey is buurtaan un ee Rabbiyoow uu baqtigoodu is barkadaa aamiin.

  • @CusmaanShiikh-fw5bu
    @CusmaanShiikh-fw5bu 2 วันที่ผ่านมา +8

    اللهم انصر لأهل فلسطين واهزم عدوهم

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 2 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah, ilaahey ha ubarakeeyo suuriya dadkeena soomaaliyed ilaahey quluubtoda hawanaajiyo oo colaadan waxleysku heystaba lagaraneyn ha ugu badalo wanaag iyo maxabo,aamiin yaarabi yaarabi.

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 วันที่ผ่านมา +5

    ❤❤❤❤❤maansha allaah illaahoow shacabka reer falastiin ugargaar yaarabi dhibka kasaar

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j 2 วันที่ผ่านมา +4

    ❤illaahow❤ isllaamka qalbiyadooda isu keen aamin aamin aamin ❤yaa allah❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 2 วันที่ผ่านมา +1

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi

    • @rahyouss7820
      @rahyouss7820 2 วันที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤

    • @luulwarsame87
      @luulwarsame87 2 วันที่ผ่านมา

      Amin Amin

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 วันที่ผ่านมา +2

    آلهم آنصر أخواننا في غزة الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @mohamedabdullahi2577
    @mohamedabdullahi2577 2 วันที่ผ่านมา +2

    MashaALLAH Suriya nin dal jaceyl aya qabsadey oo hoor socda oo wadankisa iyo dadkisa jaceyl , maaha nin dadkisa iyo dhulkisa ibsanaayo hassan sheikh cml , ilahow hogaamiye lamida kan suriya noso saar inchaALLAH

  • @alaminshaikh3948
    @alaminshaikh3948 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ya Allah Pak save Palestine or Yemen ka logu ko hifazat farma OR Jo logu Shaheed hue hai israel or America ka hamla me unko Jannatul Ferdous Dana Ameen summa ameen ameen ❤

  • @cabdiraxmantiimo
    @cabdiraxmantiimo 2 วันที่ผ่านมา +6

    si kazto aad u mashquulsantahay igula saliya xabiibkeena muxamad sala laahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @TeacherIdrisd-sg1bh
    @TeacherIdrisd-sg1bh 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa wada basaasiin oo gododkii ay ka basaasi lahaayeen ayay kabqodanayaan laakin cilaaqaad iyo dib udhiska suuriya u masocdaan

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji วันที่ผ่านมา

    WCS_WWB
    SHUGRAN AKHII SHEEKH MUSTAFA CALI ALLAHA KU XAFIDDO
    WALAALAHEEYN REER PALESTINIAN ILLAAAHEEY HAKA DUL_QAAADO_
    CULEEYSKA HAAYSTO WAA UDAM QANAAYAA

  • @UmerUmer-f8s
    @UmerUmer-f8s 2 วันที่ผ่านมา +1

    وعليكم ألسلام و رحمة ألله وبركاته

  • @CabdiYuusuf-h3e
    @CabdiYuusuf-h3e 2 วันที่ผ่านมา +1

    yaa rabbi yahuuda ilaaheyow jabi

  • @abdiabass4197
    @abdiabass4197 2 วันที่ผ่านมา

    Ma sha Allah
    May Allah pay dm abundantly

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahow ugargaar walaaleheen palestine iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 2 วันที่ผ่านมา

    Dhulka alle ha dhigo dhaqale& nafba 🤲

  • @FadumoCawad
    @FadumoCawad 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha u gargaaro muslimiinta

  • @FaadumoxassanFaadumo
    @FaadumoxassanFaadumo 2 วันที่ผ่านมา

    Alaha noo xafido walaala islaamka eeer fastiin alaha guuleeyo

  • @maryanabdullejimaale8709
    @maryanabdullejimaale8709 2 วันที่ผ่านมา +2

    hore u soco😊😊

  • @dhoofodrye5474
    @dhoofodrye5474 2 วันที่ผ่านมา +1

    ALLAHU AKBAR,ALLAH HA BAD BAADSHO

  • @Suleikhaxasanmuhumedmuhumed
    @Suleikhaxasanmuhumedmuhumed วันที่ผ่านมา

    ❤MAANSHA ALLAH❤❤❤MAANSHA ALLAH❤❤❤MAANSHA ALLAH❤❤❤ ILAAHAYOW SOMALI BARKEE DADKEEDAN ALLOW DURIYAD DIINTA KU DHAQAANTA KA YEEEL CADAWGEEDNA JAB ILAHAYOOOW PALESTIN FREE BI IDNI LAAH ALLAHUMA AAMIIIN.............❤❤❤

  • @ashoibrahim5826
    @ashoibrahim5826 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mansh Allah Akbra Akbra

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha kusoo dumiyo godadka insha allaah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call allaha kubarakeeyo

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢 Allaha ugargaaro nabad hasiiyo

  • @FadumoCawad
    @FadumoCawad 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha u gargaaro

  • @daauudcabdi6397
    @daauudcabdi6397 2 วันที่ผ่านมา +2

    MusLimiinta guuL 💪💪💪💪💪💪💪

  • @adenmohammed2065
    @adenmohammed2065 2 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah weove you for the sake of ALLAH

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 2 วันที่ผ่านมา +1

    KOW MEDIA XUUTIGA WARKIISA SOO QAADO

  • @UmerUmer-f8s
    @UmerUmer-f8s 2 วันที่ผ่านมา

    أللهم أنصر ألإسلام وألمسلمين يارب ألعالمين

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 2 วันที่ผ่านมา +1

    😊لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 วันที่ผ่านมา

    آلهم آنصر أخواننا المسلمين أجمعين في كل مكان

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 2 วันที่ผ่านมา

    Alahakubarakeeyo sxb

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 2 วันที่ผ่านมา

    Nasrigiisaa ilahay ugu hiiliyey, xuti mida kale xuti waxa kujira qolo layidhaa xamdan

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sida somaliya oo kale allow noo gargar

  • @AbdullahiHalane-z4k
    @AbdullahiHalane-z4k 2 วันที่ผ่านมา

    ALLOW U GARGAAR reer falasdhiin iyo dhammaanba muslimka.

  • @mohamudsufi716
    @mohamudsufi716 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow xisbullahi dagaalka soo geli, si ay xuutiga u gacan siiyo 😊

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 วันที่ผ่านมา +1

    Anigu waxaan layaabay sheekhan kafaanaaya caruurta soomaaliyeed ee dhibaataysan unadoodaaya caruurta dhibaataysan carabta waxaan ogahay in aanay ku aqoonin caruurta carabtu laakiin hadaad kawaramilahayd caruurta aabayaashood iyo hooyooyinkood oromo dishey ee kunool qoloji waxaad gali lahayd taariikhda

  • @halimoahmed809
    @halimoahmed809 2 วันที่ผ่านมา +1

    14:47 ❤❤❤😅😅😅

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan kujirnaah Bishi barakayisnaayidan kujirnaahsxb

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

    Sxbyaal Hassan Sheekh haduu dooni 10 Sano ha’joogo kaliyaata haduu qabto waxa 100% shicibka Somali ay doonayaan uu qalbiga ka’jabin Somalida xalaasha ah uunan cadowgana uu qalbiga u dhisin eena ah Ethiopia 🇪🇹 iyo kenya 🇰🇪 waana qasab in cadowgeena dalka laga saaro Ciidankooda iyo shaqaalahooda ee sirdoonka ah waana Cadowgeena koobaad#1. Baddaheenana ilaahay nasiiyay ee awoowayaasheen soo difaaceen aan lagaba gorgortamin oo Ethiopia 🇪🇹 si cad loogu yidhaah bad aad lug ku’lahaato kuuma hayno aan ka’ehayn wixii kuu soo’dagaa Somali ayaa kuugu keeni Xuduuda SomaliGalbeed oo waliba SomaliGalbeedna la’soo celiyo iyo NFD Ethiopiana buuraheedii ay kasoo dageen la’isaga celiyo intaa haduu sameeyo uu shicibka qalbigooda dhowro uunan cadowyada ka’fatxin rabitaakooda sharka ah sxb WALAHI wuu guulaysan laakiin khiyaamada uu wado imika wadkiisii ayuu soo dadajinayaa walahi oo owlaadiisuna badbaadi maayaan waligood oo shicibku way ka’aarsan walahi kulligooda inta Badaheena iyo Dhulkeena 5ta Somaliya ka’gorgortama xitaa SomaliGalbeed NFD & Jabuuti Cidna kama gorgortami karto walahi waana dhaar cidii ku dhaqaaqdaa way ka’shalaayi maalintay noqotaba waa laga aarsan meeshuu dooni dunida ha’u baxsado InshaAllah geesiyada xalaasha ah way is arki’doonaan bi’idnillah 🤲🏼 SXB Baddaaasna waa la’difaaci oo saldhig cidna lamasiin karo walaa Turkida🇹🇷👎🏼👎🏼 walaa masaari 🇪🇬 walaa Kufaarta gadaal kataagan kuwaas ee soo dirsaday walahi waa la’holcin meelwalba ay joogaan Turkiduna kama dhisi karaan saldhigga dayax’gacmeedka hadii kale markay dhismaha dhameeyaan dhulkaa la’dhigi sabab cadowgeena ayay garab siiyeen waan shaqaale Yahuuda&ReerGalbeedka ay Islaam ahaan noogu soo direen markay iyaga wax naga’qaadi waayeen ayaa khiyaano naloogu soo’diray Massarna mewdkooda ayay ka’carari doonaan waadna arki Ciidanka Masaarida waa wada yahuudii masar oo sirdoonka ahaa ayaa muslimiin laga’soo’dhigay sxb indhaha fur jaahilnimada ka’soo’bax sxb! InshaAllah waannu difaacaynaa dhiig iyo maalna waa loo daadin waadna arkidoontaa Muqaawamada inay soo noqoto walahi Somalida xalaasha ayaa guulaysan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
    Haduu Hassan khiyaano intaa sameeyo 10 Sano haku darsado annagaa u ogol oo ciidanka ah special commandoes force ka ah oo dalal badan ka’soo dagaalamay oo Turkidaa xitaa aan garab siinay tabarta yar walahi ciidankooda Kursidaa ka’adag doolka kafool oo annagaa ugaga saarnay xuduudada iyo Azerbaijan 🇦🇿 Iyo Armenia 🇦🇲 isbuucyo gudaheeda aan kaga sifaynay Armeniankii 🇦🇲 ciidankooda dhulka sxb Turki🇹🇷👎🏼 tabar malaha walahi Diyaarahaas issuuliya kaliyaata ayuu isku haleeyaa ee 30+ sano Azerbaijan 🇦🇿 wuu kaga xorayn dhulkaas sxb maantana Turkidu shicibka Somali wuu khiyaamay walahi waannu ka’aarsan InshaAllah waan u aamusaynaa laakiin godkiisa ayuu’qotay shidaalaasna Hassan waxuu dooni ha’saxiixo Turki way uga dhamaatay badaheena waadna arki’doontaa haduunan towbad keenin InshaAllah sxb waa laga difaaci cadow walba annaguna maanta dalka ayaan ku’sugannahay inta kalena waysoo wada noqon ilaa kuwa Syria 🇸🇾 Iraq 🇮🇶 xuduudaha ku’sugan oo calooshood u ahaqayste ahaan uu u kaxaystay dalkaana lagu soo wada noqon InshaAllah sxb🙏🏼
    Ciidankeenu waxwalba oo khalad ah oo khiyaanona ah waannu aragnaa laakiin dulqaad ayaan siinaynaa Arsenalna wuu ogyahay Hassan meesha laga maamulo & kuwa maalgaliya waa Xerada XALANE isagaana Ciidanka khiyaama & xukuumadiisa baarlamaankay ka buuxaan sxb oo ciidan badan oo xeryo ku’jiray ayaa la’fasaxay oo Somali ah waxaana lagu badalayaa oon ognahay ciidamo aan la’garanayn heebtooda oo badankooda aan Somali u ekayn sxb laakin way soo idlaan waxaas InshaAllah isagaana barooran sabab ciidanka Somali waa geesiyaal dalkooda difaacaya kuwaas kalana waa kuwo looga sheekeeyay dhulkan ayaa Cadowga lasiinayaa idinkaana dhaxal u leh Somali iska dhiga oo ciidan liyuu bolis ah ayuu Abby isku halaynayaa waan aragnaa maalin walba xeryaha la’soo galiyo iyo kuwo baydhabo laga’keenay oon luqaddab ku’hadlin xitaa maymayga jajab ugu hadla oo ciidanka Somalida ah xerooyinkaas laga ilaa’liyo walahi waan aragnaa oo Arsenal loogu balamiyo inta kalena qabaa’ilada ay hubka kadhigaan iyagoo la’odhanayo waa Arsenal walahi badankoodana xoola dhaqata ah waana laga qixiyaa deeganadaas shicibka Hassanna isaga cadowga u fulinaya damacooda qalifan sxb annaguse waan u aanusaynaa shicibku cadhadooda ha’bato ilaa meel’walba maalintay noqoto shicibku wuuqarxi maalintaana Hassan meeshuu gali ayaa la’isku haystaa waana lagu maxkamadayn sharewcada Islaamka waan daldalaad InshaAllah wayna soo dhowdahay iyo Madaxda oo idil iyo kuwii ka’horeeyay iyo Tuugta shaqaalaysiiyay InshaAllah Somaliya oo idil waa lagu go’doomin cadowga InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Somalida xalaasha ah way guulaysan sida xaqqa ah cadowguna wuu quusan wayna halaagi doonaan hadaynan intaa wax iska badalin dhaqanka Hassan uunan cadowga iska eryin inshaAllah dulqaata shicibow farjigii rabbi ayaa soo dhow ilaahayna kaa’shada guushu way soo DHOWDAHAY bi’idnillah kariim🤲🏼💪🏼Allahu Akbar💪🏼🤲🏼

  • @AminaIssa-q6k
    @AminaIssa-q6k 2 วันที่ผ่านมา

    Alxamdulillaaah!

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada วันที่ผ่านมา

    الله أكبر❤الله أكبر

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa layaaba in carabtii hilibka iyo bariiska duurka iyo bucaadka qaliijka kubaashaalayeen in lagawaayo damqasho islaam iyo carbeed iyo insaaniyo waalayaab!.

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 วันที่ผ่านมา

    Allah ka qabto waxa kasta oo munafaqniimad kuwa reer sryia darxadooda

  • @mohamudsufi716
    @mohamudsufi716 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekadaan masoconeyso heshiiska

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 วันที่ผ่านมา +1

    Sidee wax loo gaarsiiyaa reer falastiin

  • @JamacSalax-f8g
    @JamacSalax-f8g 2 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia hadeey xuduud la lahaan lhyd falastiin kwrn. Xaqiiq sida looma gumesten. Weysa,ka baxayan siisiga masarna wax urajyna sida bishar al asad inu qaxooti naqdo

    • @JamacSalax-f8g
      @JamacSalax-f8g 2 วันที่ผ่านมา

      @robb3648 hadalkeyga,maadan fhmin muqalkn shekhu kutusayo sow somali cawisay gasa maaha. tankale wxn ku dhahay hadi somalia deris la ahan lhyd dhibk manta heesta ma hesan laha

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 วันที่ผ่านมา +1

    Markast ma is buurtan may iska dayaan dadka maskiinta ah ee aay dilayaan haday rabaan nabad 😂😂😂😂

  • @FatimamohamedHassan-l5j
    @FatimamohamedHassan-l5j 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allow faraash dag dag aha u fur ree gaza

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 2 วันที่ผ่านมา +1

    CAQLI MALAHA DOWLDA CUSUB SYRIA

  • @CabdiMaxamuud-n5s
    @CabdiMaxamuud-n5s 2 วันที่ผ่านมา

    Walsal
    Waxaan.kaaavga.mahad.celinayaa.sida.aad.hadh.iyo.habeen.ugu.taagantahay.waxsheegmada.wararka.caalamka.iyo.wararka
    Islaamkawaankugu.garabtaagantahay

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaad kafaanaysaa inaad kawaranto caruurta soomaalida adigu macarab ayaatahay

  • @Hannamzq
    @Hannamzq 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka Somalia walaal wadkujirataa kanoqo Medaha Dhib ba'dan ayaa kajira Gobolada Somalia o dhan

  • @deqamohamed3931
    @deqamohamed3931 2 วันที่ผ่านมา +1

    ma lubnaan maa dhul kaga qabsaday???

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ma ogtahay in aad noogu jirilahayd kaalinta uu oromo ugu jiro jawhar maxamed kaasoo udooday caruurta oromo

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marna shiicada caaya marna soo amaana dhinac uun ayaa la ahaada waa hadii aad mawqof leedahay weeyi.

  • @sunniic
    @sunniic 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilbax nimo aaa ooh

  • @saidaSalah-q7g
    @saidaSalah-q7g 2 วันที่ผ่านมา

    Amiin

  • @xalwodalmarxalwodalmar
    @xalwodalmarxalwodalmar 2 วันที่ผ่านมา +1

    wali maxad noshegeysa xita ma dhahayo sida ay ledahey yahuuda

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 วันที่ผ่านมา

    Cuz they’re well educated.

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 วันที่ผ่านมา +1

    ❤wcs ❤xutiyinta + xamas ❤ alahu akbar ❤..xisbulahi. ........alahu akbar ❤

  • @abdiabass4197
    @abdiabass4197 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wcsww bro
    😂😂😂

  • @AxmadCiire-h7r
    @AxmadCiire-h7r 2 วันที่ผ่านมา

    Germany & Franceis waxay u ordayaan kaliya waa sidii Gacma kudhiklayasha ay udifaaci lahayeen, ama Carab waxooga waa Masayr Turkey ay kaqaban.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 วันที่ผ่านมา

    Asc kow Somali media habeen wanaagsan

  • @Fatima-h7g6c
    @Fatima-h7g6c 2 วันที่ผ่านมา

    Fadlan ii sheeg meesha wax loogu diro Somalia ama Nairobi,dhinaca Somaalida.

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 2 วันที่ผ่านมา +1

    Shekhow ma ahan ilmaha falastine waa suuriyaan taas ku laabo anagaa kala socono tiktokga

  • @xalwodalmarxalwodalmar
    @xalwodalmarxalwodalmar 2 วันที่ผ่านมา +1

    waxad ka dhigeysa in warka israiil waxa ay shegto larumeysan karo war sida wariyayasha u hadal o ah warka israail an lagu kal sonan karo

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 2 วันที่ผ่านมา

    Wll Mustafa wararkii hore sheekadii ninja marked so qaday magica in aan wadaagno noocas waan ka xumahay image mid maahin

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 วันที่ผ่านมา

    Wow wow

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahow dhibka ka kor qaad reer gaza

  • @SayidAli-uv1tj
    @SayidAli-uv1tj 2 วันที่ผ่านมา

    Ok waxa ishegta side cuta kuhelayan ilen somlida lcg ayey udiren cunta umadirine cuntda inté Ka helen

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 วันที่ผ่านมา

    Daandaansi badanaa oo fuleysanaa

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 วันที่ผ่านมา

    Suuriya waa wadan xadaarad fog leh kuna taal mee istaatiiji ah

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v 2 วันที่ผ่านมา

    Qatarta reer siiriya heeysata waa timadheer iyo sheydaanka weeyn waayoo uma'ogola deganaasho iyo horumar,inaan leeshureeyn ayeey umuuqataa.

  • @HanadDayax-qo5kl
    @HanadDayax-qo5kl วันที่ผ่านมา +1

    💐🇩🇯🇸🇴🇵🇸💖

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 2 วันที่ผ่านมา

    Masar iyaga cunuqabateynta ka dambeeyay yahuuda kashifay

  • @sabdullahi5292
    @sabdullahi5292 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ma dhintaan miya talow??

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ma Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??????

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dhimasho ma jirto?😮

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 วันที่ผ่านมา

    Hadii aan adiga ku ahaan lahaa soomaalina sidaada iidhagaysan lahayd waxaan badali lahaa soomaalibadan anigoon u eegayn qabiilka ayihiin waxaankawaramilahaa caruurta qoloji kunool

  • @abdirashid3322
    @abdirashid3322 2 วันที่ผ่านมา

    Laakiin tala haa lagu siiyo askarta gaaraacaayo dadka aay qabtaan yaaysan gaaracin intaas haa looshoogo

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 2 วันที่ผ่านมา

    Wcs