Alla sagaleey ninka iskoobaha ku garaac hooyo la caayo laguna dhaqmo dhaqan uma lihine jileeca naga daa karbaash ninka weyoo way runbaaban moodey hooyo cayga
Filmadiina wan dawa da wana filimad fcn lkn talan idin sinaya tim asad iyo sagal mom da mataleysa sagal hoyaded kla hadla mar waliba wxy tirahda kufurtu bilaibtas sida an samey naya wa hadal xun culimadana wey diya anigu koley sheik ma i hiye lkn wa arin qatar ah kla hadla ha joji so hadalaka
Asiya fariid, Gabar wa hooyaded 😍😍
Haa wllhi😂😂😂
Cunugta yar “Asiya “ akhlaq maleh 😂warifo yar 😂😂😂😂
Waa cunug yar oo la buufiyay🤣 Lug gooyada waalidku qaar caruurta ku sameeyaan baa la ina tusaya
@@hodanhawsi575 mustaqbalka aga ciyaranaya
Xayeysinti waana jarteen wad mahadsantihiin
Asc Aasiya gabar fiican baa tahay shaqadaada qabso Abaayo hbo keep going
War qoftaan Maxaa Kaqaldan Sacdiyo Ma Aqoon La aan Ayaa Ugeeneeso Mise waa Kas maxee Tiri Kufurtu Heeee Subxanallah😢😢😢
Filimka waxaan ugu jeclahay markay ku jiraan sagal iyo asiyo ❤
Ani xitaa😂
Ruwayadn cbdishuri iyo zhro iyo jama iyo hodan kum.max logu so dari wayey kuwas kusey kusobaxeysaye 😂😂
War axlaaam cdiya lo dilay wlhi 😂😂😂 Mac sokor
Hhhh😂
Sogarah ayaan usalamaya sagal dheman❤❤ ❤
😂😂😂 ala axlam waa laxashaya 😂😂😂😂
Filimkaa waa midka kaliya ee aan wardiyeyso allah idinshafo jilayasha sharaftaleh
Aasiyo eedo mcn shaqo fiican baad haysaaa horay usoco gabadhaydii❤
"KUFURTU BILLAHI" WA ORAH QALDAN EE YAN LA ISTICMALIN 16:33 ❌❌❌❌
Waa Sax walal waa Eray Qaldan
Gabadha sagal hooyada jilee
Oo dhahaysa rabi baan ku furtay
Subxanalaah rabi qofka muslimka ah wa xirenyiihiin qof rabi ku xireen wa gaalnimo walal iska ilaali tobadkeeen
😂😂😂😂Aasiyaa walhy gadhaayar baan filmka ujeclahy Alle hadaaye❤
Anaa caaway ugu horeeya
Waaw asiyaa keep going ❤❤❤❤
Asad ereyga habarta hoyada ah iska daaa waa erey xanaf le
Asadow sodahada dil de😂
Eraga kufurtu bilaah maad iska dhaaftid gabarey alah hayaab adne sagaley jooji hadalada islam mahi hadan waxas sameyn
Aasiyo fariid ❤❤❤
Aasiyo wariifo
Hhh😂
Asad ma fahmin waxaad bulshada barayaid?
Umadaan kufirtu billaah ku haayo ineey dambi tehe sooma oga
Yesssss anaa uhoreeyey😂❤❤
M.a
@@fudamamohamed-hh9cy thanks sami
@@faadumocabdikaafi1881 ok al.x walal qali
❤️❤️❤️
Saan waa ceeb sodohda safican ula hadal
Duqda maxaa daaray
Cayeyow keep going mum and sagaley too
😂😂😂
Lkn waa dharaneysan dhaarta jojiya
Alla sagaleey ninka iskoobaha ku garaac hooyo la caayo laguna dhaqmo dhaqan uma lihine jileeca naga daa karbaash ninka weyoo way runbaaban moodey hooyo cayga
Aasiyo yar shaqo qaran bay haysaa kkkk
Aasiyo warifo rufiyanad
anaa ka horeeyq
😂😂😂asiyo say u nxdaba qosola
Hhh ani xitaa😂😂😂😂😂
ASC HINTANNE YARE ASSIO BILLAHADABIHADDE WEYNE BEYNaley iyo Warreheykallawadooo😅 ABAYAHAY ASAD HOYADAYY KOUDIIRRI I DISAGREE INDISCIPLINE IMPOLITE 😅😅😅😅😅😅😅
Caadi maha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Sagalay naagaha iska jeceli 😂
Trigaas🤣🤣🤣
Asiya cadaye
Aasiyo😂😂😂
Asiya akhlaq xumo ayan labary
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Filmadiina wan dawa da wana filimad fcn lkn talan idin sinaya tim asad iyo sagal mom da mataleysa sagal hoyaded kla hadla mar waliba wxy tirahda kufurtu bilaibtas sida an samey naya wa hadal xun culimadana wey diya anigu koley sheik ma i hiye lkn wa arin qatar ah kla hadla ha joji so hadalaka
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 😂😂😂😂😂😂
HAYE SLANIMADA KA DAA DHAARTA ISKA ILAALI
Sagaley asad jilci ul qado wasaqa ciil mel xun iga jogah😡😡😡😡
😊😊😊😊
Insaado ninkeedu noolaada kuu roon
Riwaayadaan waxbaa sika ah odaygii oodhan ayaadhimanaayo bariisne waaleysku hestaa naagaa toorey lagudhufanaa cideeda iyodhibkeeda lama wadaageyso habartaan sodokta ahne waqtidhan mayeelaneeyso goormaaleeys jafaa oosaado iyo axlaam iyo eky ay xaq helaayiin xoogaa cusbo kudarabahasha fanaxleyne sideeda
Axlam xaqa ka maqan xe the bastarad iydaa guri dhisan dumineyse
Asiya cadeey
Asaa
😂😂😂
Ayyyy duqda cawa dhigga lacsan
Gum
Wawarey
Maxishode sodoh ayad cayda xisho
Oo hada odaugii muus3y madhinty mise filimka lagu jiloya Ani wanba yabee
Waa ku daayay haa 😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤
Ragahaceben
Ma sugi karo xiligeey saado kusoo biiri doonto reerka
Musasalka cabsi cabsi ayu isku bedelay ee dejiya
Aasiyo eedo mcn shaqo fiican baad haysaaa horay usoco gabadhaydii❤
Sogarah ayaan usalamaya sagal dheman❤❤ ❤
❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂
Aasiyo eedo mcn shaqo fiican baad haysaaa horay usoco gabadhaydii❤