SUBXAANALAAH HALKAASAAN MARAYNAA LAAKIIN 2 HOOYO OO WANAAG BADAN SAMAYNAYE WEEYE 2 GABDHOOD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 232

  • @shobtosaid177
    @shobtosaid177 3 ปีที่แล้ว +26

    Cimraan ma gurigeygii baad soo gashay fadumo waa walashey waa gabadh ilmaheeda Minneapolis ku korsatay ilahey ha u xafido waa ilmo baari ah wlhi MashaAllah

    • @abshircade4193
      @abshircade4193 3 ปีที่แล้ว +5

      Soomali waxan uga yaabay inta qof aan mudnayn in la difaaco bey difaacayaan yaaab

    • @miskicali8360
      @miskicali8360 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abshircade4193 de wilka yarka luqada somaliga ma garanayo , female iney naag thy buu yaqan o u maqlay , macnaha fasirka ayu yaqan , blse naag in hoyo ladhihin mayaqan , weyna saxesaa wad aragtaa oo ay rabtaa iney barto luqadii hoyo

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

      @@miskicali8360 ilmaha qurbaha ku dhasha wadanka lageya o luqada iyo dintaba ku baranaya ingilish iyo luqad galo waxba u tari mayso waxna ka dhimi mayso mihimadu wadinta wll

  • @marianhaji1210
    @marianhaji1210 3 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allah wiilka hooyadii bay ahad in ay afsomaaliga barto wiilka ceebmalaha mana ah caasi

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 3 ปีที่แล้ว +10

    I know her she is a good mom Fadumo.

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 ปีที่แล้ว +13

    mashaallah wiilka yar ku hadal afsoomali maama hooyo eed ma leh ilmaha inta ay guriga joogaan ayaa yar maxaan af soomaali barnaa

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 3 ปีที่แล้ว +14

    Dhaxalka Qurbaha. Alloow noo Sahall Subxaann🙏

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 3 ปีที่แล้ว +7

    Reer waqooyiga waxay dhahaan islaantan, wiilka yar waa runtii English kii buu kufasiray somaliga 😂😂😂😂😂❤️🌹❤️🌹😂😂😂

    • @deqoiskaabulo1498
      @deqoiskaabulo1498 3 ปีที่แล้ว +1

      Ahahaha been ma ahan xita majeertaanka dahan islaanta

  • @ldnkhl7407
    @ldnkhl7407 3 ปีที่แล้ว +16

    It’s the language what about it??? Idinkana markaa Englishku hadlaysaan ma is maqashaan?? Leave-the kid a lone he tried his best!!

    • @iskufilan174
      @iskufilan174 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh you are so right up side down

  • @zakiamaxamed429
    @zakiamaxamed429 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha yar ka dhamaaw irsaakhad haku raadin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +1

    dumarka somalida iyaga dhandhana caruurtay ayay is yidhahdan adiga ha ku baro aniga walahay kuma dhalan wadankii ubadkaygana kuma dhalan abahay hooyaday walahay kuma korin wadankii hadana waa aniga sidas u qoraya hadana hada ilamahayga walahay wuu qora wuu akhriyaa wuuna ku hadla nagaha somalida waxay yidhahdan ma wadanki baad ka keentya waxan idhahda aniga xata kuam dhalan isagaa daa abhiisana walahy ila awooowahii 4 ad kumana dhalan way fajacan afka waxa bartay cadanki iyo madowgi idinkana waxa ku fanaysan afkaygii ma garanayo akhas reer badiye soo qaxay baad arkaysa afkoodii dayacay is faninaya wa idin jahailnimo ilamahaga naag kugu odhanaya waad u qalanta inu kugu yidhahdo ilahay waxan ka dharanaya xitaa walidkay ku korin inkasto ay tageen oo degan mudo hadaba awoowgay walahay wuu tegi jiray qurbo war islayaab somaliyey wadanka xataa magacayo af qalad bay ku wada qorayaan magacayadoodii bay ka faanayan waxad arkaysa qarsita new york toronto dal malaha miya magaca ma samysan karan miyaa somali xishooda hooyo garayn luqadaba ilamaheediina ilaway af somali maxay ka dawo noqta

  • @hani8826
    @hani8826 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa allaah.way fiican tahay in ilmaha afsomali la, baro.👍🇸🇴🌹

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 ปีที่แล้ว +3

    13 jir weeye Laakiin Gar leh maasha Allah qaar caruur hagaastey ilaahay siiyey oo dhalay baa orandoona waa 18 jir 😓😓

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalo anigu waxaan ahay hooyo wurbaha caruur ku dhashay kuna korisaya afsomaliga waxay ugu hadla isda in ay somaliya kudhaasheen

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 ปีที่แล้ว +1

    Faadumo waa Naag Adag ee mida kale usheeg in Ay Asturatkh gabdha baaliqday 😢

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 3 ปีที่แล้ว +2

    Qurbaha ma Luqadaaduu ku baraa CILADA waa waalidka. Caruurtayda Dalkii may tagin Jaamacadna way ja baxeen Afkooda HOOYANA way ku hadlaan qoraan aqriyaan. Reer America Maraykanay isku maleeyaan.

  • @maiza4163
    @maiza4163 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah ilahay ha idin xifdiyo adiga iyo xaaskaga waaligaa sh baarliin caawa dacad fiican ayaad hooyada Soo maliyeed iyo hableheeda siisay xaga xiabka inay madaxa wax kusoo xidhan intaasi waa diintii ooad walasha gaadh siisay jkh awlaad saaluxiina ilahay haidinku irsaaqo

  • @sadiyogulled5663
    @sadiyogulled5663 3 ปีที่แล้ว +3

    Hooyooyinka qaar baa qurbaha yaraan ku yimid. 3o Sano dagaal waa wixii laga dhaxley. Ilahey hanoo hagaajiyo dalka.

  • @ilhalabdullahi266
    @ilhalabdullahi266 ปีที่แล้ว +1

    Salalahu caaleyhi waasalaama salalahu caaleyhi waasalaama

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 3 ปีที่แล้ว +1

    Afsomali sidee ku baranayaan isniin to Jimco school ayey aadaan Sabti iyo Axad na dugsi bey aadaan habeenkii baan is aragnaa ana waan daalanahay iyagana waa daalan yihiin. Allow wadankeeni nabad nooga dhig.

  • @dramaqueen3780
    @dramaqueen3780 3 ปีที่แล้ว

    Waa uu kaftamayaaa wiilka yarkaaa ee xumaan iyo inuu garan waayo Hooyo macaaan kama ahan dadkeena hooyadood lama kaftaman dhibkaan qabno war ilmahaga waa lala kaftama waana uu kula kaftami karaa

  • @braawaaqomohamad795
    @braawaaqomohamad795 3 ปีที่แล้ว +5

    It's OK he's still learning Masha Allah

  • @bilicdumar7403
    @bilicdumar7403 3 ปีที่แล้ว

    Walahi wilka yar waa kuweyga oo kale ala hoyoy allah sahlo amuraha ciyalkii qurbaha somaligi waa ka dhinten xuman kama aha nagtan waa hoyo luqada ka gashey

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 3 ปีที่แล้ว +9

    Ilmaha say wllhiga erayada qaar ay ku hadlayan ma ufahmayan wax xun because English ahan bu ufasiranayan that means naag :female

  • @ashahassan4104
    @ashahassan4104 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaan allah waa waliidka dhibtu waayo iyaga barii kara chine afkiisa ayaay baran india iyaguna afkoda ayaay kahormariyaan ka wadankay joogan marka somalay is dabo qabta Waxaan arkay hooyo caruurtay qurbe ku dhashay midkii ugu yara uleyahay hooyoy afkii galada ayuu igulahad layaa ayuub

  • @Hayatshali
    @Hayatshali 3 ปีที่แล้ว +2

    Diinta first ah no matter luqada uu kuhadlayo intay afaomali baranayan xijaabka ka horeeya

  • @maryancaateye3553
    @maryancaateye3553 3 ปีที่แล้ว +2

    Sck
    Waan ku salaamayaa aan ku saxo adiga xataa ta hare waa sax sidaad u sheegtat lo waa magac guud waxayna u kala banan sac waa dhidig macnaheedu dibina waa lab markay dhasha yihiina waa waylo adhi waxa la yidhaa riyaha waxayna u kala banan ri oo ah dhedig iyo orgi oo ah lab dhashooda yaryarna waxa la yidhaa waxaro ido waxay u kala baxaan lax oo dhidiga iyo wax oo lab ah caruurtooda ama dhashoodana waxa l yidhaa naylo soomaaliga ha la nooleeya yaan la qudayn

  • @mohammednoor7729
    @mohammednoor7729 3 ปีที่แล้ว

    marka 1aad hooyooyinka muslimaadka ah allaah ha wada cfiyo dunuubtooda cadaabta allaah ha ka koriyo janadiisan allaah ha geeyo ( waxaan kula talin lahaa maamooyinka qurbaha ku dhaley caruurta ama ilmaha ineey af soomaaliga baraan ilmaha inteey yar yar yihiin hadii kale waxaa dheceeysa sidan beryahaan saan caawa u qosley weligeey uma qoslin ) maamooyika waa la kaftamaa qaar buu ka dhumey af soomaaligii marka wadamada aad tagteen idinku ma lihidiin dhaqanka yaalla shaqo kuma lihidiin ee ilaashada dhaqankiina wanaagsan iyo diintiina suuban insha allaah

  • @muminoomarrage8742
    @muminoomarrage8742 3 ปีที่แล้ว +1

    Laailaaha illalaahu maxamada Rasuululaah naagtan aa

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 3 ปีที่แล้ว

    Cimraan ilmaheena dhan afsoomali kaseyn ilmaheyna mame aye na dhahaan ilmahaha anaga ka qaldan guriga dhexdiia af soomali kula hadal wiilkeyga waa asagoo kale soomaliga waa qoraa waana aqrinaa maku hadlaayo

  • @ilhaamaliosman2248
    @ilhaamaliosman2248 3 ปีที่แล้ว +1

    Haa waa run asturaada ayaa luqada ka muhiimsan

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallaah
    Waa in la baraa naag iyo nin iyo adiga iyo asaga iyo adiga waxa dhan way isaga qasan yihiin

  • @hikmarashid1729
    @hikmarashid1729 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalow ado rali ah mad fikrad laimatid san wa lagaficanyahay walal qali

    • @shushuprince9149
      @shushuprince9149 3 ปีที่แล้ว

      Was fikrad ficaan burarijin ayey nagu tahay runti xalay ayan ku bilawaye inaan kasaxo afka ilmaha habaryar u ahay maba aqanan

  • @maiza4163
    @maiza4163 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniguna waxaan idinku waaninayaa heesahs iskadaa iyo fanaaniinta iaad heesohooda sii fash faa hisaa sheet kooyinka dhacaya ee sad uxiisaha iyo qiirada badan ayuu ilaahay idiin barakaynayaa

  • @deqoiskaabulo1498
    @deqoiskaabulo1498 3 ปีที่แล้ว

    Allah ku mahadiya ciyalka waxa tahay baay kugu noqdan aniga hoyaday iyo abahay waxan ogu yero ba igu yeraan wana hoyoo macanto & papa janagale

  • @ashahassan4104
    @ashahassan4104 3 ปีที่แล้ว +1

    Hooyoyinku waa inay ilmohooda somali kulahadlan somaligu inu yahay afkodi hooyona ushega I like my mother language

  • @ldnkhl7407
    @ldnkhl7407 3 ปีที่แล้ว +2

    Waryaaa nooga leexda ilmaha kuwa ad ka hadlaysabo hadii English ku hadal la dhaho wax kadaran buu dhihi lahaaye! The kid is so innocent! Plus whats the benefit from somali language ,except caay , harowsi iyo bahdilid???? Walaahi ilmaha bananka joogo are very respectful then kuwa somaliya joogo

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 3 ปีที่แล้ว

      And I don’t like the woman’s reaction!

  • @sultana4711
    @sultana4711 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxnllh Taya ma laha waana la weydiin hooyooyinkas maalinta khiyaame masuuliyadda ey dayaceen, waa wax laga ooyo ee wax lagu qosla ma aha Cimraan.

  • @ladanbadqas5572
    @ladanbadqas5572 ปีที่แล้ว

    Asc waan Ku salamey walal alaha ku barakeyo

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka yar kama wado sidaas. Afsoomaaligaa sidaa ka noqday . Magaciisa markuu sheegay qoftaana waa (this lady is...) buu rabay inuu yiraahdo ,Lady buu u yaqaanaa naag luqadii buu tarjumay.

  • @sahrayusuf5879
    @sahrayusuf5879 3 ปีที่แล้ว

    aubxaanalah waan ilmeeyey illaaahayoq duriyada noo hagaaji yaarabi

  • @ayancadeywarsame6810
    @ayancadeywarsame6810 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa u ficanyahay intaas haduba kuhadlay intaas

  • @nastexoshariif9296
    @nastexoshariif9296 3 ปีที่แล้ว +2

    Anaa ugh horeyo Caawa allaha so hanuniyo

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 ปีที่แล้ว +1

    SUBXAANA LAAH ILAAH NABADBAADI ADUUN WAXKASTA WAA LA ARKAA ILAAH CARUURTA SOOHADEE

  • @naimaali4514
    @naimaali4514 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa iga bas kaarka qaxootiga waan iska jaraaya imraan hooyo mcn hadii ey noqotay naaktaan waa qasaaro wlh 🤭🤭🤭🤭🤭😭😭😭😭

    • @samiyusuf9440
      @samiyusuf9440 3 ปีที่แล้ว

      Meesha haisku imanin waalagu baa ba'ay

    • @naimaali4514
      @naimaali4514 3 ปีที่แล้ว

      Haday shar itahay alle ayaan kamagan galy waligey kuma duceesan dibad

  • @yunishussein3641
    @yunishussein3641 3 ปีที่แล้ว

    Subhaanalh walayab hooy naya

  • @raadiruntatv5358
    @raadiruntatv5358 3 ปีที่แล้ว

    LAAKAH SAXIB HOYOOYINKA MINNESOTA AYAA KU MASHQUUL SAN THAY AYAA MAHAAN WAXAA KU LEEYAHAY KA JOOG KA JOOG

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Niyoow umadan markay yarayeen. Ayyna waxba barin. hada maxay ku qaldan yhiin caruurtu. maamoyinkaa qaldan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว

    he said naagtan wa fathima hooyaday weligeeda magaceeda uguma yeedhin caruurteena magaceeda weligeeda uma yeedhno in kasto ay dhimtay ilahay ha u naxariisto

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk
    Subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah
    Oo heedheh hooyo miyuu Baran waayay agaaaaaaah

  • @ZamzamIsse
    @ZamzamIsse 3 ปีที่แล้ว

    subxanallah walle hooyadey hdan ku oran laha nagtan wixi iga raaci laha ilahey un ba lo shegta

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 3 ปีที่แล้ว +6

    Wiilka yar waa ka dacad waxba uma argo marka in loo sheego waa fican tahay. Qourbaha iyo dhahalkooda waaye Astaqfuralah. Ilahay ilmaha hanoo hafido

  • @Pip_hunter
    @Pip_hunter 3 ปีที่แล้ว

    Sxb so makala ahan Ido iyo Ari
    Ari:
    1.ceysaan
    2. Orgi
    3. Waxaro
    Ido hana:
    1. Wan
    2. Lax
    3. Naylo
    soo saas ma ahan saxiibayaal

  • @yussufiman1306
    @yussufiman1306 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayada horay ugu saxatay inaay san kuwado

  • @deqoiskaabulo1498
    @deqoiskaabulo1498 3 ปีที่แล้ว +1

    I like Cimran wanadisa wa will always runta ka cabsan intas ba ku jeclahay iyo ciyalkayga Ader koda ahahah

  • @faizoali7098
    @faizoali7098 3 ปีที่แล้ว

    Masllah wlle
    Cimran kawaran kuwagagah
    Soomaligah mayaqnsn

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa yaab wax walba waa la arkay la yaabin mayno afsomaliga cruurtaa qurbuhu ma yaqaan

  • @fahimaomar6471
    @fahimaomar6471 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka yarkaa qalad malahan hooyada ayaa looga baahnaa inay luqada somaliga barto waa umihiim caruurta in labaro afsomaliga

  • @alixamari1031
    @alixamari1031 3 ปีที่แล้ว

    Wcs walaal manshallh hota wax ka fican malaha afkaaga HOOYO mcn in aad baratid

  • @Yasmin1architecture36
    @Yasmin1architecture36 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofka walid caasiga awlaadisa casida

  • @Lekebil
    @Lekebil 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk habo ilahay ha ku xiftiyo way dhacdaa afsomaaliga ayaa sidaas la noqday

  • @gabadhasafiirka1097
    @gabadhasafiirka1097 3 ปีที่แล้ว +3

    Lax, wan iyo naylaha waxaan u aqiinay Iido, Lkn ri’da, orgi iyo waxaraha waxaan u aqaana Ari. 🤔

  • @qamarnur4977
    @qamarnur4977 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa ilmo aad u wanaagsan maxaa yeeley hada ayuu baranayaa

  • @halimaali431
    @halimaali431 3 ปีที่แล้ว

    Asc Wiilku qalad ma laha e waxa la qaladka Waalidka dhalay mexey u bari wayen marku yara ileyn luqada laguma dhashe waa la barta.

  • @farahahmed8550
    @farahahmed8550 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa iyada dhibka maaha isaga danbi malaha iyadaan barin

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 3 ปีที่แล้ว +1

    Guys come down he don’t mean he don’t know how to speak because of his mother she don’t speak Somali to her kids chill out he don’t know

  • @dahablow2846
    @dahablow2846 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhibaatadaan ayee leedahay caruurta markey yaryihiin lagulahadlin luqadooda hooyo

  • @aminosaid
    @aminosaid 3 ปีที่แล้ว

    Hooyoyinka ayagaa raba in ay English ku hadlaa caruurta waan ku hadal baranaa bowe marka saas ayaa leyesku dhaaf San yahay English caruurta ayaan ku bartay aniga waxa igu yaabka badaa waxay aheed subah ayaan arkay gabadhee deqo aan adin school markaa ayaan ku iri maxaa dhacay hooyo aad u adi wayesay school markaas bay igu tiri hooyo, "AYADA GADASHEE AYAA XANUUN AH" waxay ka wadaa waan xanuunsanahay maanta dhabaka ayaa I xanuunayo, ka sheekehee reer bari saa u hadlayo waa caji

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 3 ปีที่แล้ว +2

    Cimraan waa fanny👍

  • @queenfatimanz
    @queenfatimanz 3 ปีที่แล้ว

    Salaam aliekum cimraan walaal wiilka yar ma ahan dhaxal uu ka dhaxlay qurbaha ee waa dhaxalka odeyada dalka ka dhismi la yahay the young boy isn't his fault hooyaduna eed malahan

  • @muna-2015
    @muna-2015 3 ปีที่แล้ว

    Google translate buu ka soo helay ha la yaanin

  • @aliadam180
    @aliadam180 3 ปีที่แล้ว

    Wiilka iiga leexda waa dadaalay

  • @umukahindaggen3398
    @umukahindaggen3398 3 ปีที่แล้ว

    Iyadaaba ku hadlaysee waxaabaan ku xumaanay waxaa jooji baan dhahaynaa anagana ma joojinayno

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka maxa lola yaaba hooyadii yaaba dheheyso ingilishka aboow daaqadad ka tuureysa.Sideey hooyo aboowe u tiri wiilkeda? ayada ha isa saxdo horta.

  • @nimcocismaannuux6178
    @nimcocismaannuux6178 3 ปีที่แล้ว

    Mahaa malaa hooyadii

  • @shaxshax7836
    @shaxshax7836 3 ปีที่แล้ว +1

    Naagtaan waa faadumo subhanallah😭😭
    Wiil yaro aan habaryar u ahay ayaa dhihi jiray hooyo kor ay talaaa😂😂 markii la waydiiyo hooyo aaway🤔
    Qurbo ilmo lagu dhalo waa iska xaalkaan qurbow dabkaa ba'a😂

  • @munokulmiye1412
    @munokulmiye1412 3 ปีที่แล้ว

    waxaa lake rabaa sac iyo dobi

  • @hayatsalam9384
    @hayatsalam9384 3 ปีที่แล้ว

    Waa say walahi af somali ficaan uma yaqanaan hooyooyinka waa in af somali ga labara Inshallaha af hooyo waa muhiim in labaro waye

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 3 ปีที่แล้ว +1

    Luuqada baa dhibka keentay wiilku waxbo ma dhimin

  • @Zxkimxha
    @Zxkimxha 3 ปีที่แล้ว

    Subhanallah dadka faraha ka qaad

  • @qamarnur4977
    @qamarnur4977 3 ปีที่แล้ว

    Waa cadi maxaa yeeley ma garanaayo naag taa Lady

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh Khaalid af soomaali ku hadal baa lagu qasbay marka qofkani waa hooyadey ma dhihi yaqaano malaha

  • @firduusahmed2060
    @firduusahmed2060 3 ปีที่แล้ว

    Aaadinkka Lee mana soo qaxininoo hadaa rag thiin

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaallah

  • @ibraahimaliaspro8334
    @ibraahimaliaspro8334 3 ปีที่แล้ว +1

    Mucjisooyin calami ah ha odhan ee waxaad dhahdaa edeb darooyin calami ah

  • @foossayidi878
    @foossayidi878 3 ปีที่แล้ว

    it fine nothing wrong

  • @uma-salmaawacays3014
    @uma-salmaawacays3014 3 ปีที่แล้ว

    Rag waa weyn oon ku dhalan baa lahaa habeen hore naag reer hebela qabiilkaasa i dhashay wiil yaro ku dhashay qurbo ha ku maadsanina english fasiraadiisa la gashaye

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 3 ปีที่แล้ว +2

    Aqoon la.aan wa if tihin la .aan
    Aasaas ki hore Bay aheed in lagu lahadlo

    • @deqoiskaabulo1498
      @deqoiskaabulo1498 3 ปีที่แล้ว

      Abayo wa kula hadaalna mana bartaan qurbo jogta wa ku dibqabna

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 3 ปีที่แล้ว

    Qaladka hooyadaa laheed

  • @fatinabdirahmanabdirahman8012
    @fatinabdirahmanabdirahman8012 3 ปีที่แล้ว

    subhanallah 😬😬😬

  • @saxansaxo5081
    @saxansaxo5081 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaha hacaayada ka daaya. I didn't like her reaction maxay oola yaabtay maba ayna barin. Mida kale markaad English ku hadlaysaan yaa idinku qoslo. Qosolka discouraged uu ka dhigay that is why he quit before he even started. Come on people. Khalad luuqad lalama yaabo. Dhiiri galiya and don't ever judge the kids.

  • @sophiaahmed9991
    @sophiaahmed9991 3 ปีที่แล้ว

    Cuusayb ma aha YURUB ayay taala Shegaatani

  • @ceynicumar9562
    @ceynicumar9562 3 ปีที่แล้ว

    Maya ariga iyo ido ayey kalayihiin mata qanid

  • @amalomar380
    @amalomar380 3 ปีที่แล้ว

    Yaa Allah my 3yeard knows toban lol
    Alle ha inoow gargaaro

  • @zamzammokhtar6784
    @zamzammokhtar6784 3 ปีที่แล้ว

    Waa Nardin walaahi

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 3 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo ma dhihin naagtan waa faadumo😂🤣🤣

  • @zainabmohamed9259
    @zainabmohamed9259 3 ปีที่แล้ว

    Mucjiso ma ahan ilmaha af soomaligii baa sa kanoqday

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 3 ปีที่แล้ว

    War waa wiil yar oo afsoomaligu ku adagyhaay , somalida waawaynba hooyadood habarta bay dhahaan , waxaad inaad ku ka hadasho maba ahayn oo waqti ku dhumiso

  • @fadumoaddow8552
    @fadumoaddow8552 3 ปีที่แล้ว

    Naagtaan waa Faadumo kuyeh

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay133 2 ปีที่แล้ว

    Caruurihiii qurbaha lagu dhalay waa gas dhagoole. Walaahi waxaan arkay ilmaha reer waqooyiga iyo kuwa jabuutiyaanka somaalga way uga fiican yihiin kuwa konfurta ka yimaada.

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 ปีที่แล้ว

    o ooy may good kulahaa. ayakaa afka barin

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 3 ปีที่แล้ว

    AF soomaaliigaa ku yar