Amiga ayaa tii i dhashay guri iga dumosay marka quf kasto walid ah oo asaga nolasha ka halawdo waxu jecel yahay ilmaha ee dhalen in losha ka burburiyaan wlh wa haqiiq 😢😭
Gabdho pleas marka hore nin hooyadii ku hoos nool yaan la guursan nin noloshiisa ka adag kaligaa guri ku dajisan karo guurso hooyadii salaan uun iskuugu imaataan
Hooyada waa in odaygeeda loosoo celiyaa hadii kale qeylada ma dhaafeyso hooyo single mother gabadheeda ama wiilkeeda lama guursado ayaa maqli jirey hooyo nin ka tagay kaba daran xanaaqii & ciilkii ninkeeda u qabtay ayey wiilasheeda ku furaneysaa allaha qaboojiyo sodohyada qaarkood
Horta gabdhaha masaakiinta ah maxay sodoh xun ugu soo Aadaa taas Ani hadaa Ahaan lahaa gooraa rifo lee weyn lahaa dulqaad kaas maba lihi hdaa faraha I cuncunooyaan naagaha macal habarta waaba wada rifi lahaa Ani sodohdeey Allah unaxariisto Lkn hal dumashiyaa qabaaa Lkn maalintee igu kibirtu cashiraa u dhigaa no more miskiinimo habar xun inaysan I gumeysaneyn sheeko
Dul qaad badana ani jiq marky tirhado wilkeda ka jari lha marky ledahy se wiilkyga kijo u galaa aniba se u galaa waali dadka marka hore asxan loma galo
Akhas caku nin doqon ah iyo sodoh edeb daran Qaali kaas dulqaad lama oran karo ilaahow aysan habar gurigeeda igu gumaysan. Gabdhaha guursan raba waxaan kula talin weligiin xidid hala degina sikasta oo ay u fiican yihiin. Ninkuna inuu guursado maba ahayn haduusan hooyadiis hamayn ka dhixi karin
@@hanisaciid9655 hadi ad sodoh fcn noqon rabto sxby alxm waye hadi mid xjn noqon rabto adée ku talaa mugô sodoh wà habaraa lee gabdho masakiin aya malin walibo oyo😅😅😅😅😅
Ani marka iga arko leba dhaha mcn xiriga magari halmar isar go an assay is qan qaninaa iga dhan mid hdl iga dawa socelinkarto malah xan xan maxay iga qade
Xasbuna allh Xasbuna allh uqubo ninkaas doqon sodoh qumayo inkaar allh hakurido uqubo qabtaa
Amiga ayaa tii i dhashay guri iga dumosay marka quf kasto walid ah oo asaga nolasha ka halawdo waxu jecel yahay ilmaha ee dhalen in losha ka burburiyaan wlh wa haqiiq 😢😭
Farxiyo cade waa iska jecelhy wlhhi had xamra joogo waa ku ima lahay isha allh ika noolhay ina ku ardo ayaa jecelhy isha allha
❤❤❤❤momy rabi haiku xafiido aduun iyo akhirabaa momy farhiyo GuLeysoH😊💋💯👸
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
SubhanAllah, some people are just beyond crazy
Asc umada muslimiinta aan meshan kukulanay dhaman waxan idin leyahay💐 ♥️Ramadan kariim ♥️
Sodoh faido leh wa dhif iyo qaliil wlhi yahu ilahey ka magan galay sodoh inaa la dago allow hay badin waka ducestaa
Alxmd ilahay sodoh fican wuu isiiyay 🙏❤️ markan gabadh ahaa waxan kaducaysan jiray sodoh xun iyo dumashi xun ilahay family fican ayuu igusoo hagajiyay
mxa uku duceysanese 😅 dhiblay
@@najmosaid3584 sodoh xun yaa rabay ninkay kaa fureeye 😂😂
Ramaadan mubraak farhiya team nabad allaah nogu dhamayo waxan ino rajana in iallahah nabad nogu dhamanyeyo ramdan kale illanay cadimd nugu garsiiyo cafis ❤❤❤
Ramadan mubarak asaxbta qaliga 🎉❤❤❤
Azxby habo farxiyo 100kun and garsino si dagdag ah way u qalantaa intaa iyo inkabdan wlhi
Asc mashallah Ramadan mubarak Allha kuxfdo abyo
Gabdho pleas marka hore nin hooyadii ku hoos nool yaan la guursan nin noloshiisa ka adag kaligaa guri ku dajisan karo guurso hooyadii salaan uun iskuugu imaataan
Subaxwanagsan.alaha.kuxafido.mahadsanid.sida.waqtiga.qaligaa.nogu.hurto.🤩💎👑👒💥💞💝
ماشاء الله
رمضان (2023)💫🌜 يوم الخميس ❤️🔥🔥 شهر 3💍💎 يوم 23👈🏻♥👉🏻 الافطار 6:19🌸🍥 الفجر 4:15💙🐦 قال رسول (ص) من نشر موعد رمضان حرمت عليه النار 🔥+♥=❤️🔥
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Hooyada waa in odaygeeda loosoo celiyaa hadii kale qeylada ma dhaafeyso hooyo single mother gabadheeda ama wiilkeeda lama guursado ayaa maqli jirey hooyo nin ka tagay kaba daran xanaaqii & ciilkii ninkeeda u qabtay ayey wiilasheeda ku furaneysaa allaha qaboojiyo sodohyada qaarkood
Abyo horaa lodhahy sodohda marna waalid marna waa wad ku qarsoon Hanrahan qaarkod waa laka duceystaa 😅😅😅😅😅
Kkkk😂😂😂😂 abaayo saad u fahantey igu daran kkkkkkkkkkkk
Salaamu caleykum w.w
Mahadsanid wll
Subxanallah💔😭😢
Meesha eey wax ka qaldameen ineey ilmaheeda eey dhiibto ma aheeyn
asc cabiibti sidaan hargaysa u imi caawa ayaan sifiican an ula kulmay
Horta gabdhaha masaakiinta ah maxay sodoh xun ugu soo Aadaa taas Ani hadaa Ahaan lahaa gooraa rifo lee weyn lahaa dulqaad kaas maba lihi hdaa faraha I cuncunooyaan naagaha macal habarta waaba wada rifi lahaa
Ani sodohdeey Allah unaxariisto
Lkn hal dumashiyaa qabaaa Lkn maalintee igu kibirtu cashiraa u dhigaa no more miskiinimo habar xun inaysan I gumeysaneyn sheeko
Dul qaad badana ani jiq marky tirhado wilkeda ka jari lha marky ledahy se wiilkyga kijo u galaa aniba se u galaa waali dadka marka hore asxan loma galo
Sodohyasha qaar wa kuwo Dhib bdn balaaayo Ilaahow sodoh haila dajinin 😂
Wlhi maskiinta waxweey aragtay
FARXIYO TAWAKAL SHEKOYIN WALAHI WAQISO MACAN BADAN SODOG KIWIR BADAN WAYE WALAHI ANIGA WALAHI MALGA JOGLHEN😘😘
Subxaanalah 😭💔💔
Wcs wallo❤❤❤
Abayo farxiyo Wlhi wan ku bahanahay wll qali side ayaan ku helaa
Qoys nocaso kale ilahey wax noguma daro
Habo mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅💯🙏❤👭🎁🌹🙆
Hapo farhia hbn wangsan 🌹♥️
Farhiyoy abayo shekathatha wakahela ilahey amarkis from kenya somali sijuu
Hamar waligey maarkin wanjecle inan imatho gurigaga maigusodaweyne
Sodoh Waa Balaayo😂
Lkn qali mxa ka qaldan wilka walasha ku dhaqaysa may ayado dhaqato
Akhas caku nin doqon ah iyo sodoh edeb daran Qaali kaas dulqaad lama oran karo ilaahow aysan habar gurigeeda igu gumaysan. Gabdhaha guursan raba waxaan kula talin weligiin xidid hala degina sikasta oo ay u fiican yihiin. Ninkuna inuu guursado maba ahayn haduusan hooyadiis hamayn ka dhixi karin
Sodoh xun allaha ka magan galay
Subxan alah waba cid mucjiso ahe
Qaali kuma raacsani in ay dhahdo sodahdeed wiilkaaga 2 daas tii u roon ha raaco oo aniga ninkayga dhihi lahaa guri kale i dagso.
Wa run dee gumesid ilahey rali kama ahn ma ogidoo tas
@@nuuranalka6083 ha abaayo anigaba gumaysi ma jeclaan laheen Lkn ninkayga sodohday darteed iskeegama fureen reerkayga Waan ku mintidi lahaa
Ooo hada maxa uharay kaded adun galiyen furinka wa fur cade nolol tii u xumeyen galiyen alle aya ka jazinaaa
@@rabiiconuur8549 ee shekada mamaqlin miya hoyadey 1 haben kama sp dhixi karo ayu dhahahy guri kale kuma dajin karo
@@Nintendo_mushroom Waan maqlay markaas goaan qaadan laha
Xiliyaa tumo la weyn lahaaa taas cml 😂baq baq dhan cid kama aqrisn kro wlhi
Sodohdaa waraa u yaal🤣🤣
Dulmi badanaa somalia waa waxay nbad😂u noqon weydey
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waxa fiican wiil iyo gabar ba in isku si loo adejiyo
Sodohey sun lagu sokoreyey tii sodoh xun noqon rabtoy illahow adaa ogee wiil alla kuma siiyo dheh
Hhhhhhhh sun laguuu sokareey
Hhhh wlhi wa ika qos li sisay sudah fican we jirta e niyada qer u sheg😂😂😂😂 quraxey❤😊
Bisinka hana habaarin abyo sodoh wngsan inaa noqdaa rabaaye
@@hanisaciid9655 hadi ad sodoh fcn noqon rabto sxby alxm waye hadi mid xjn noqon rabto adée ku talaa mugô sodoh wà habaraa lee gabdho masakiin aya malin walibo oyo😅😅😅😅😅
@@zamzamcumar2177 my sodoh wngsan inaa noqdo rajenayaa hda gabar ii joogto wiilka guursan doono madaxu ii saranyahy wiilkeyga cmlaa ka dhiganaa tan wiilkeygu guursadana sidoo kle
Sodoh qumayo inkaar qabto waaye
Waw m.a
Lkn anigu. Wiilka muxu. Alabta u dhaqaa😂😂😂😂😂😂😂😂
Dee waa caadi ma dhibaa ku jira🤪
😂😂😂abowe ma gorsan aa omalenaa adiga
@@sumayaahmed5264 ha wali ma guursan😂😂😂😂
Uuffff islaamaha somalida waan ka yabay bal haduu cawiiyo maxaa ka qaldan soow ninkeedi ma ahan who said kushiin ka dumar bees ayaa lo sameeyay ish
Habraha waa mucjiso subxanalah subxanalah
Qaali sodoh maseersan kusoo aadey
🎉🎉🎉anaa ugu horeeyo ramadan mubarak
Sodohyada Somalia qaarkoda waa nimciysan yihin
Saqajaamiin, dulleystayaal, dhaqan xun!!!!!!
Asc qaali
Asc
❤❤
Wsc
Fariid lkn nasiibka kaxumaaday
Ani marka iga arko leba dhaha mcn xiriga magari halmar isar go an assay is qan qaninaa iga dhan mid hdl iga dawa socelinkarto malah xan xan maxay iga qade
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
dulqad badana naagda
🥰❤️❤️❤️🥰❤️
Wcs xppti
Jaahilnimo dadka lafta iyo dhuuxa ka xun isma dhaanto iyo dhasheed!!!!!!
Kkkkkkk
Subxaaanalah😭💔💔