jaandher aad a qurux badan shirki nabadaynta adhicadeye subscribe sar siad uhesho ciyaaro jandhera

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @ubaxabdi436
    @ubaxabdi436 3 ปีที่แล้ว +8

    Wow Jaandheerti dhulka Dhulbahantee rer SSC Dhulbahantee laandhere garaadi layga beery allow idin barakee 👏👏👏👏♥️♥️♥️♥️🐎

  • @nimcodeganofficial2662
    @nimcodeganofficial2662 2 ปีที่แล้ว +3

    mnsha Allah ciyaar dhaqameedka wn jeclahay hhh

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว

    Waataa jaandheertii saxa ahayd

  • @abdisamedosmaan790
    @abdisamedosmaan790 3 ปีที่แล้ว +6

    Msha allh ciyaar qurux badan weeye waa hore iigu dambeysay noosoobadi saaxiib❤🙏

    • @jaandheer
      @jaandheer  2 ปีที่แล้ว +1

      Waa soo badinayaa si aad ila socotid subscribe isaar

  • @halimamohamed9350
    @halimamohamed9350 4 หลายเดือนก่อน

    Maakhir Mashaa Allah

  • @abshir2010
    @abshir2010 ปีที่แล้ว +1

    Ari Cadeeye umada wada degto waxaa isku diray Wasaqda SNM.

  • @jamamoh4649
    @jamamoh4649 2 ปีที่แล้ว +2

    Akhas akhas aaar jiibta ilaaahow Muslimnimada iyo dhulbahantaba nagu dil

    • @jaandheer
      @jaandheer  2 ปีที่แล้ว

      Subscribe saar saxib

    • @jamamoh4649
      @jamamoh4649 2 ปีที่แล้ว

      Waajib weeyee Bahashaa Soo Badi bahalaa igaga dhinteee

    • @jaandheer
      @jaandheer  2 ปีที่แล้ว

      Cawa mid masoo galayaa saxib

    • @jamamoh4649
      @jamamoh4649 2 ปีที่แล้ว

      Aar miyuu iskaleeyhy kusoo hurguf dadbaa taariikh macmala raba inay inaga gadaane

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla.
    Waa Cayaar gobaad ee xagee laga cayaara.Soomaaliyey

    • @jaandheer
      @jaandheer  3 ปีที่แล้ว

      Subscribe saar si aad noola socotid

    • @ubaxabdi436
      @ubaxabdi436 3 ปีที่แล้ว +1

      Sool Laascaanod

  • @calisharmaakeaw-jama5265
    @calisharmaakeaw-jama5265 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninka heesta ugu horaysa qaadaya ma mowliid cawilba

    • @jaandheer
      @jaandheer  3 ปีที่แล้ว

      May maha ader

  • @maxamuudsoomaali2201
    @maxamuudsoomaali2201 2 ปีที่แล้ว

    Jaan dheer .
    Giijiya

  • @meelaystedafuufe6078
    @meelaystedafuufe6078 2 ปีที่แล้ว

    Jaandheerta noosoo badi

  • @hodanlascanod9302
    @hodanlascanod9302 3 ปีที่แล้ว +2

    My home town

  • @salmaali3886
    @salmaali3886 2 ปีที่แล้ว +1

    Awoowyaal❤❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 3 ปีที่แล้ว +5

    Jaandheer waa ciyaarta ugu qurux badan ee ugu midho wacan ciyaaraha Somaalida. Waxa laga ciyaaraa degaanada Hawd Bari ee Somalilaand- Burco ilaa Taleex.

    • @thetruthx235
      @thetruthx235 3 ปีที่แล้ว +1

      Ciyaartan mudug xitaa waa laga ciyaraa dhanka puntland. Harti iyo isaaq baa dheela ayaan filayaa.

    • @januarySl2024
      @januarySl2024 3 ปีที่แล้ว

      @@thetruthx235 OK, taali noqo hadaan Garoowe aanan ku darin.

    • @thetruthx235
      @thetruthx235 3 ปีที่แล้ว

      @@januarySl2024 😂😂😂 wax la isku raali galiyo majiraane sxb.

    • @jaandheer
      @jaandheer  3 ปีที่แล้ว

      Subscribe saar walal kuwo cusub oo badan baanu soo wadnaaye

    • @thetruthx235
      @thetruthx235 3 ปีที่แล้ว

      @@jaandheer loogu noqon mahayo, weey saarantahay

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aadbaan uladhacay ciyaartan.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa. U. Diiday. Inay. Siidaa. U. Caayaran. Oo. Ka. Faaraxaan

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 3 ปีที่แล้ว +4

    Hidaha iyo dhaqan soomaliyeed waa caan meshani waa adhicadeeye gobolka sool

    • @jaandheer
      @jaandheer  3 ปีที่แล้ว

      Subscribe saar kuwo bdn ban soo wadaa

  • @sahromahmad4915
    @sahromahmad4915 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alllh👏👏👏👏

    • @jaandheer
      @jaandheer  2 ปีที่แล้ว

      Subscribe isaar walal si aad ila socotid

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว +1

    ciyaartan somaliland iyo puntland baa laga ciyaaraa gaar ahaan sool iyo togdheer bay aad ugu caan tahay heesta cambaro iyo hure jaandheertan oo kale baa layskugu tiriyey

    • @jaandheer
      @jaandheer  3 ปีที่แล้ว

      Subscribe saar walal

    • @nunuissa6376
      @nunuissa6376 3 ปีที่แล้ว +3

      Nah this is laascaanod Somalia 🇸🇴 Somaliland is Somalia byee

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 3 ปีที่แล้ว

      Sool,Sanag Toogdheer

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 ปีที่แล้ว +1

    Xubno qaaliya amay raqiis ama waayba jabtay layidha👏🏼🤣

    • @jaandheer
      @jaandheer  3 ปีที่แล้ว

      Subscribe noo saar walal videos cusub baanu so wadnaaye

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxa ay ku tusaysaa qiimaha ay nabadu u leedahay ummadeena 45 sanadood maan istaagin meel ciyaar dhaqameed lagu ciyaaraayo.

    • @jaandheer
      @jaandheer  3 ปีที่แล้ว

      Subscribe saar marka warwalba kuwo cusub baad nga helasaye

  • @saeedalhassan209
    @saeedalhassan209 3 ปีที่แล้ว

    Ciidanka dhaarsan ee somaliland ee sugay amniga gobolka sool
    Iska ciyaara oo nafisa
    Ciidan dhaarsan oo qaranka SOMALILAND baa jooggaa

    • @jaandheer
      @jaandheer  3 ปีที่แล้ว

      Subscribe saar walal

    • @mrdhalandhol
      @mrdhalandhol ปีที่แล้ว

      ​@@jaandheer k

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 ปีที่แล้ว

      Caac iska hadal dee aabaha miya leh adhi cadeeye raga u dhashay ba sugayee

    • @AminoApdi
      @AminoApdi ปีที่แล้ว

      😂