qofka leh haduu sidan u jilicsan yahay waa qof aan diin lahayn waxaa jilicsan qofkuu illaahey jecel yahay diintiisana jecel ee is xisaabiyo intan la xisabin bashiir illaahey haku xifdiyo cabsida allena ku dadal
MAANSHAA ALLAH BASHIIR WAA QOF QALBI FIICAN DIINTANA JECEL, BASHIIR YOU'RE SO GREAT MAN THANKS ILAAHAY WAA CAFIS BADANE. QOF WANAAGAAN BAAD TAHAY ALLAH DHAMAANTEENBA HA INA WAAFAJIYO TOOBADA SAXDA AH AAMIIN.
dinta iskma 3 ka sheg Ina dhahado adigo Muslim ah damirka ku siyay waa maxay ma lacag Aya Ku radine alaha kuso hanuniyo adiga iyo inta dinta Ku xad gudubto
WAA RUN ILAAHAY U TOO AD KEEN OO QALBI SAAFI AH LA IMAW SHEEKHANA HADALKIISA TIXGELI MAADDAAMA UU YAHAY CAALIN RABBAANI AH OO XAQAD U TAAGAN❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
Qofka haduu war noocaan oo kale ah kuhadlo oo gaalnimo ixtimaali kara, waa in qofku kaxumaado, kaqoomameeyo oo Shahaadada kudhawaqo, ilaahayna utoobad keeno. Ee maaha in uu qofku buunbuuniyo qaladkisii.
Somali maryoley wxa lagu gaalooba shirki Ilahay lagu la sameeyo wa cayuda billah lkn hadalkas uu yiri wa khalad kale wuna ka toobad keeni kara diinta hala barto buuqa joojiya
wiilka bili aadan kama ooyayo ee naftiisa ayuu u ooyayaa oo leeyahay amad meelxun o hogaamisaa ee kudayda oo illaahey ka cabsada dadka aad modo in aanla xisaabi neynin ee afkodu furan yahayow
qofka leh haduu sidan u jilicsan yahay waa qof aan diin lahayn waxaa jilicsan qofkuu illaahey jecel yahay diintiisana jecel ee is xisaabiyo intan la xisabin bashiir illaahey haku xifdiyo cabsida allena ku dadal
bili aadan haqancin lkn illaahey amarkiisa raac iyo sunada nabiga ha ooyin illaahey haku xifdiyee
Laailaaha ilalaah muxamadarasuululaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ma qaldame waa Allah illahey ha na cafiyo Aamiin anago dhan
MAANSHAA ALLAH BASHIIR WAA QOF QALBI FIICAN DIINTANA JECEL, BASHIIR YOU'RE SO GREAT MAN THANKS ILAAHAY WAA CAFIS BADANE. QOF WANAAGAAN BAAD TAHAY ALLAH DHAMAANTEENBA HA INA WAAFAJIYO TOOBADA SAXDA AH AAMIIN.
Ha ubixin dad warkoode Allha raali Gali Asagaa ku farxaayee SOO noqoshadaadee
Asc bashiir Allah Raali hakaa noqdo, qof iimaan leh ayaad tey,
Sidey kuu gubtey ayaa markhaati cad ah ,ilaahay danbigaaga ha dhaafo,iyo dhamaan kuligeen
Gaalnimo wax sahlan maahan booskasna waxaa galli doona Adoonkasta oo Bashiir gaalnimo ku tilmaamey waayo hadalkasi melcidla ah ma dhacayo waayo Bashiir waxuu cadeystey oo marqaati ka nahay Aniga iyo inta illa midka ah waanna mumin Bashiir ❤Alxamdullillaah ❤
Bashiir Allah u ooy bini aadam ha raali galin Allah kaliya raali gali
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
dinta iskma 3 ka sheg Ina dhahado adigo Muslim ah damirka ku siyay waa maxay ma lacag Aya Ku radine alaha kuso hanuniyo adiga iyo inta dinta Ku xad gudubto
Mardambe ha u noqon arinkaas Bashiirow ok dambi dambe ha galin
Walaalow ilaahay baan gaf kadhin dadku way gafaan. Iska qafi dadkaas adigay kuu feecantahay
Allaahu akbar allahu akbar allahu akbar
Bashiir dadku wuu qaldamaa denbi kastana allah wuu cafiyaa waxaad tahay qof qalbi wanaagsan oo garanaya in khalad ka dhacay laakiin kuwo jaahiliina baa views kugu raadsanaya.❤❤
Allah ha ku xafido❤❤
Bashiiir Wa Nin Wanagsann Alle ha ilaliyo Dadkann Somaliyeeed Lama Qancinnn Karo
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴
اخي كل امرئ ادم خطاء …لا تحزن
ان الله غفور رحيم
Ninka Iiman Buu leeyahy Qalbadey ka jabiyeen wlhi Ilaahay Uun utoobadan keen soomali maryooleyna warkeeda dhagaha ka furayso
Allaah baan Khaldamin Biliaadan hadaanu nahay waan khaldamaynaa Ninkaan haduuba ka ooyayo Erayga Gaal baa lay yiri waa Nin wali Qalbigiisu Qoyan yahay oo Fiican Runtii ee Kadaaya Erayga Gaal Eray aad iyo aad u xun weeye ee Qof aadan Ogayn Qalbigiisa in aad Gaal Tiraahdo ma banaana oo adaa Diinta Toos uga baxaya Saanu Culimada ka Maqalnay
waad fiicantahy ha cafinin
Beeeeeenale rabika baqa yahuu
Allahu akbar alaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WTF! THEY NEED TO LEAVE HIM ALONE PLUS HE DOESN'T HAVE TO ASK NO ONE WHAT HE DID EXCEPT ALLAAH AND REPENT /ASK FOR FORGIVENESS PERIOD!
Walale dadaka kuadulamaya Ilaahay daradii kuacafi ayaga ayaa dhibaqabo samarakan adunayada waa qarayahay balale ruxii Ilaahay imanalah siyaya ayaa qata samiraka 🙂🙂
Bashiir waa Adoon mumin ah Ee munaafaqnimada Joojiya hadii kalle waxad ogatan inaad ka Qoomameysan Allaah sw hortiisa
Bashir what matters is Allah!! Go back to him repent to him and stop asking people to accept you. Allah is more merciful than people
WAA RUN ILAAHAY U TOO AD KEEN OO QALBI SAAFI AH LA IMAW SHEEKHANA HADALKIISA TIXGELI MAADDAAMA UU YAHAY CAALIN RABBAANI AH OO XAQAD U TAAGAN❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
Haujabib cadawgada wallkey
Bashiir reer cabdille cuqubadoodii ayaa kugusoo dhacday iska dulqaado oo towbadda xaji
Somalidu waaa sounds wlhi
Shaydaanka Allah naga qato
Walaal dadka ha dhageysan adigu ilaahay isku xidh ilaahay wuxuu eegaa qalbiga af Nino, aadam laahuma gaaloobo ee Quraanka ka akhriso dadka sharkooda
Walalo ha oynin
BASHIIR WAXBA HA WADWADINA HADALKIISA WUU QALDAMAY HADALKAA SHEEKHA AYEYNA ARRINTU KU EGTAHAY IYO CULIMADA KALEBA WAA QALAD CAD OO TOOBAD KEEN MUDAN WUUNA KA TOOBAD KEENAY SI CAD INUU KUFRIGAA UU KU DHACAY ICTIQAADI YAHAY ALLAAHU ACLAM ILAAHAY BAA OG NIYADDIISA LAAKIIN ISAGU INAANU CAQIIDA AHAAN AAMMINSANAYN INUU DIINTA ISLAAMKA TABANE AMA NAAAQIDH KU JIRO WUU CADDAYEY ZALLA CARRAB KA AH AYEYNNU U DEYNEYNAA WAANA IN LAGA HADHAA OO AAN LA SII WADWADIN QOFKII SII WAD WADAANA ISAGA AYAA KU DANBAYNAYA OO KU DANBAYNAYA FARAHA KALA BAXA WALAALKIIN OO KA HADHA XUMAANTIISA
Waad qalbi fiicantahay lkn heesaha iskadaa
heesuhu dhiig ma daadshaan.
كل إبن آدم خطاء وخير الخطائين توابون
Marking horaba diin maadan heysan oi waxaad ku jirtay fanaanimo ma wax fiicnbaa
Soomaalidu
Gaalnimada wax fudud bay u haystaan,
Qofkii gaal kugu sheega isagaa denbi galay iyagaa iyagaa towbad ubaahn bro don't worry
Subxana Allah
Qofka haduu war noocaan oo kale ah kuhadlo oo gaalnimo ixtimaali kara, waa in qofku kaxumaado, kaqoomameeyo oo Shahaadada kudhawaqo, ilaahayna utoobad keeno.
Ee maaha in uu qofku buunbuuniyo qaladkisii.
Huduu saan u jilic sanyahay muu futadisa yar ku fariisto somali wataa
Bashir huuno matching gal e waxatahy musni ale utobad keen ale kalian caabud
Oo quraanka ku akhri codkaaga.waad libaani doontàa ina adeer
SHEEKHYADY MISKIIDKA HA KUEKAADAAN. BOOLIIS MA AY AHA. MIDA KALE SOOMAALIDAN WAALATEY EE WELIBA CARRUR AAN AHAYN WARKOODA HANAGU WAREERINA
Somali maryoley wxa lagu gaalooba shirki Ilahay lagu la sameeyo wa cayuda billah lkn hadalkas uu yiri wa khalad kale wuna ka toobad keeni kara diinta hala barto buuqa joojiya
Doqon
Usooco
Ninkaan imaan baa ka oohiyay
Intill aanku daawanaye maanta baad ruunta sheegtaye kvar alle ha kuu siiyo xumaaha lama faa iiyo dadbayse bariis ka randiga ee alle halaga baaqo
😢😢😢😢
War bin aadam wuu gefaa tobada Allah baaleh. Maxaa idinka galay arimaha u dhaxeeya adoonka iyo rabigiisa? War kaalintiina garta!!!!!!
wiilka bili aadan kama ooyayo ee naftiisa ayuu u ooyayaa oo leeyahay amad meelxun o hogaamisaa ee kudayda oo illaahey ka cabsada dadka aad modo in aanla xisaabi neynin ee afkodu furan yahayow
❤❤❤❤❤❤❤❤
war hororkii ina carraad l a bacday miyaa horor media iga dheh
dadkan waalan ha u joojin
Hadii qof binaadan ah haduu qalad galo. Maxaa qabiil loo caayaa. Somali waxay horumar ugaari waayee calool qurun kabuuxo.
Kkkkkkk
Somali waa taas
Mac ayey gugu tahay inaad shalaydo
Haduu qofku xumuhuu falo kawalbahaaro waa mu,min
Kan waaba doqon muxuu ku keenay nagativ ka sheeg diinta maxay tahau duli diinta baro diinteena xumaanba malahan
Ilahay ha utoobat keno that is it marwalba towbada way furan tahay
Ha ooyin cidma waxba kaa qaadi maysowalaal muslim ayaad tahay soomaali aj
Soomaali ah
WAR NADHAAFA😡.
SOOMALI WAY WAALATAY. MIDA KALE WAR SHEEKHYADU CID AY XUKUMAAN MAJIRTO.
😂😂😂😂
Sorry walalo wlhi
Shiekh dirir hakajawaabo waxa hargeysa ka dhacaya
Raga somalida iyo haweenka isticmaala tick talk waa rag iyo dumar aan xalaal ku dhalan ...raga labeebka ah ayaa isticmaala tick talk......marka waxaan kula talin lahaa labeebyada tick talk isticmaala inay diinta islamka afkooda ibnul sharmuudka aysan la galin....
Sheeq dirir marki la lenayay dadka lascanod madafiicda lala dhacay weligisana kama hadlin maxu sheegi marka
We were and still commited fighting terrorist groups everywhere on sea, on land, and on air. Fuck Khaatomo Alshabaab
Qofkii adiga gaal kugu yiraahda ogow isna wuu gaaloobay waayo qof islaama oo khaldamay oo ka qoomamaynaya oo ashahaadanaya maaha in gaal lagu sheego iska iloow waxaas
waxaa naloo abuuray markan gafno in aan tobad keno oon illaahey danbi dhaaf weydiisano ee sujuuda badi hana u vixin dadka xun tiktokna kansal
Adaa doontay waad toobad
Keentay laakiin jaahilnimaa
Kaa haysey diinta waayo
Negatif diintu malaha ww
P0stif hawnoqonina iimaankii
Baad beesheene
Ma jilicsanide jaahi baad tahay, yaa kugu yiri gabadh social media ha kala hadal adoon diinta wax ka aqoonin caacda gur
Madan galobin ee diinti haday siday tahay loqadanayo way leedahay negative bosatif badana waa leedahay isilaali hada kadig yaan laguhosgelin
Toobada waa furan tahay,,laakiin diinta islaamka iyo kitaabka ilaahay wax negative ah ma ku jiraan ama iin leh ama ceeb ah in aad qofweydiiso oo uu ceebyeelo diin maxaad sameen laheed