CAYDARUUS HEESTII SIDA NEEFTA WEYLAHA KABAN MACAAN HD|2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @khadarbaadil3419
    @khadarbaadil3419 3 ปีที่แล้ว +8

    Aydarous is a unique Somali singer, musician, and artist. An educated man, he conducted extensive research on Somali music and aimed at revolutionizing it. In this song, previously sung by Ahmed Ali Egal, Aydarous is playing guitar set up as the Somali oud/lute. Astoundingly, you will find him playing Somali poem with music. Unlike the founders of modern Somali music who had deep ties with Arabic music, Aydarous is influenced by Western blues and other classical music. This could be a plausible reason why, since Western and Somali music did not share much, his efforts were not widely accepted in the Somali context.

    • @nomadicphilosopher3110
      @nomadicphilosopher3110 3 ปีที่แล้ว

      Beautiful analysis...you sir have hit the nail on the head.... spot on....spot on

  • @LiweweLori
    @LiweweLori 4 หลายเดือนก่อน

    Il est vraiment incroyable, il mérite un prix spécial 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LiweweLori
    @LiweweLori 4 หลายเดือนก่อน

    My only one ❤❤,i will like do like him inchallah one day j'écoute à chaque fois*amsa*❤🎉

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 5 ปีที่แล้ว +7

    Ninkani waa mucjiso fankii somalidu wax badan kusoo kordhiyey cigaal wuu ku diley heeskan walee

    • @kennedidgabriel
      @kennedidgabriel 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan u saarney the Somali BB King!
      Caydaruus wuxuu ku takhaakhusey heeso loo garaaco sida American Blues-ka.

    • @SuugaanSafari
      @SuugaanSafari 3 ปีที่แล้ว

      Mar haduu Nuuradiin gacan u taagay maxaa iga reebaya.

    • @khayre4094
      @khayre4094 3 ปีที่แล้ว

      @@SuugaanSafari channelkan qaraam media ali ma nouradin ali amaan baa leh

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว +1

      @@khayre4094 Haa saaxib

    • @axmedkaayfjj5085
      @axmedkaayfjj5085 ปีที่แล้ว

      Labada fanan ma tartamayaane cayduruus Western rhythm buu ku tumay cigaal soomali rhythm

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 4 ปีที่แล้ว +1

    Mr halas, the greatest guitarist in the horn of Africa. 4 sure. Noolow mucallim.

  • @kmuuse26
    @kmuuse26 6 ปีที่แล้ว +1

    Notre star djiboutien " Aidarousse the blues man". Bravo tonton!

  • @abdallahhassanabdallah9880
    @abdallahhassanabdallah9880 6 ปีที่แล้ว +2

    Ce l'homme qui a inventé le style cocktail du kacii-accord.

  • @hanaloulahanadjama4285
    @hanaloulahanadjama4285 3 ปีที่แล้ว

    Al Ustaad Caydarus Apo Nolow aad Yaan U jeclahay Kaban kaga iyo Codkaga Waw

  • @AhmedAliJohar
    @AhmedAliJohar ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤

  • @saidisak1642
    @saidisak1642 4 ปีที่แล้ว

    Cayduruus boqorka kabanka, walaal goorma Muqdisho imaaneysaa? Raggeedi sxb I love your music.

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 5 ปีที่แล้ว +4

    Lama gaadhin wali halkaad wax marineyso eesh callaa

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 5 ปีที่แล้ว +1

    Fariid fariid dhaley somali waad ugu horeysaa noolow

  • @kaltounnour3710
    @kaltounnour3710 2 ปีที่แล้ว

    Woooow 💐👏❤️❤️👏💐🎁👏💐💐❤️

  • @abdifattahibrahimisse422
    @abdifattahibrahimisse422 6 ปีที่แล้ว

    Best calaacal aan arko ever 😍

  • @qaysmohamed659
    @qaysmohamed659 ปีที่แล้ว

    Talented🙏

  • @somalileopard6223
    @somalileopard6223 6 ปีที่แล้ว +1

    Heesta fanaanka iska leh maxaad magaciisa u xusi wayseen

    • @omalkhairismaelabdirahman5925
      @omalkhairismaelabdirahman5925 5 ปีที่แล้ว

      Ahmed cali cigaal

    • @KhanKhan-ky6mc
      @KhanKhan-ky6mc 4 ปีที่แล้ว

      Isgaaba laxankasaaray caysaruus malaha waxaad uhaysataa nin jadiida warugcadaa

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 4 ปีที่แล้ว

      @@KhanKhan-ky6mc kkkkkkk 1978 bay soobaxdey heestaan kkk warfanka yaan lagu cayarin

    • @abdofarah334
      @abdofarah334 3 ปีที่แล้ว

      Caydaruus cid Somaali ah oo kaban ku gaadhaysaa majirtoo. Waan salaamay al Ustaad Caydaruus.

    • @mahamoudgaas2611
      @mahamoudgaas2611 3 ปีที่แล้ว +1

      Laxanka iyo luuqdaba waa Ahmed Cali cigaal---waana erayadii abwaankii waynaa ee YamYam alle naxariistii jano ha siiyee.
      Badina Caydaruus ayaa Accoustic guitarkan ku tumay laguna bartay oo soo cusboonaysiiyay.
      Intuba waa rag waawayn, oo fanka soomaaliyeed wax wayn gashaday.