Firdhiye Qabiil Qabiil Ma Qabsabkaro Ceerigaabo Dagaalka Garxajis Dhulbahante iyo Habarjacel

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @Xograacmedia1
    @Xograacmedia1  11 วันที่ผ่านมา +1

    Garaad Ismail iyo Boqor Buurmadow Dagaalka Ceerigaabo Waxba La'isuma reeban
    th-cam.com/video/YFPislpXB60/w-d-xo.htmlsi=WRES4bktPG580Vhw th-cam.com/video/YFPislpXB60/w-d-xo.htmlsi=WRES4bktPG580Vhw

  • @SharmarkeMuse-n3e
    @SharmarkeMuse-n3e 11 วันที่ผ่านมา

    Waa sax

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 11 วันที่ผ่านมา

    Waa ila goormaa ?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud 10 วันที่ผ่านมา

    Islaanimo soomalinimo

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 11 วันที่ผ่านมา

    Markii muuse dhacay ayd bilowdey habarawal ha baxdo miskiin muusa tagee tag miyaa?

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 11 วันที่ผ่านมา

    Sawnagaa qabsanay
    Iminka guri 4 qol ah ayaan
    Leeyahay cidii iigu timaado aan arko 😂😂

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 10 วันที่ผ่านมา

    Suldaanka warsangali ma ciraa sandareerto u qoray ma runbaa waligey suldaan horgala ma maqal adeer dadkaaga soo raac soor qureed ha qaadan

  • @SharmarkeMuse-n3e
    @SharmarkeMuse-n3e 11 วันที่ผ่านมา

    Allaha kala qaboojiyo

    • @WorshipGodAlone
      @WorshipGodAlone 11 วันที่ผ่านมา

      Labo eey haddii ay islaayaaan, oo is cunayaan, Allahayow kala qabooji miyaad tidhaahdaa? Ama dhagax ku tuur oo kala eri, ama kii roon ee xoog badan ayuunba guuleysan ama wey isku daali oo kala tagaan isna daayaan. Taas ayuun baa dhici doonta. Nijaas qabyaalad isku dileysa sannadka 2024, Allah ayaa cadaabaya, mana arkaan. Uf.

  • @ya3746
    @ya3746 11 วันที่ผ่านมา

    Hooyadaa somaliland ah

  • @AminaJosef
    @AminaJosef 9 วันที่ผ่านมา

    Naa beeta hooji iidoorkii bay ahaayen

  • @AxmedMuxumedMagan
    @AxmedMuxumedMagan 11 วันที่ผ่านมา +1

    Dadkaa duliga ah ee qurbaha ku wareeray ee shaqa aan qabyaalad ahayn waayey ha isla yaabaan oo dadka ha ka fadhiistaan

  • @ogolearningenglish4399
    @ogolearningenglish4399 11 วันที่ผ่านมา +1

    Hooyadaa afka duuban ka was.
    Ismuuji garacyahow

  • @taammustafe147
    @taammustafe147 10 วันที่ผ่านมา

    Hhhh waar niyow awaalkii macaa ogaadenba ku awr kacsanaya waar

  • @raxmolayr1921
    @raxmolayr1921 11 วันที่ผ่านมา

    wiskuma aadana hadalkaagu maxatahay waa lawada leeyahy iyo soomaali laan nimo hanagu deeqdo mise tuke xagaa goor xaar kadhacay maoga ayaatahay husna laguugu darye

  • @SaleebanCaare
    @SaleebanCaare 11 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 11 วันที่ผ่านมา

    Muusa dabka Shiney imikana ka baxa miyaa kkkkk

  • @SaleebanCaare
    @SaleebanCaare 11 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 10 วันที่ผ่านมา

    Anaa leh Oo Isaaqa Ceerigaabo Dhulbahante Waxaa layidhi Gobol lakaalay
    Markaa Anaguu xasan shiiq wuxuu noosodiray dad waalwalan Oo aanasanay in
    Ninkaan sidaa Uhadla waa Nin awala Oo Xumaanta Ukhaba Reer bari Adoo Beri wajaale axmaar kugu garaavayo waa ku arki

  • @taammustafe147
    @taammustafe147 10 วันที่ผ่านมา

    Waar waxa meesha kahadlayaa ma filayo iney suber awal yihiin anigoo awal ah oo ciise muse isaaq baan ahay dhulabahantena waa daarood

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 11 วันที่ผ่านมา

    Sheeko ogaadeen kkkkk

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 11 วันที่ผ่านมา

    Ma duudhaa munaafaq munaafaq dhalay. Adeer isaaq waa horeeyaabasaas biidhiqaatay. Futada ka hadal

  • @AnisoAbdi-i3b
    @AnisoAbdi-i3b 10 วันที่ผ่านมา

    Nagta falaleyda ah ee ina fidhin is khabijiren ee nalaye xamad waxay reer aha iykadhalatey isheegen in nin habar gidirah gursadey dabadeedna mareykan usoo dhoofiyey eliborkii iney kaga fakatey xolo wixii uheysteyna iney ka khalin shubateysey meherkii iyada oo khabta iney Wilkan Ogaden ku gursatey oo cuqubadii ulagashey sixir bey umadii ku baabi isey ninkii marexan waxa wada watey anigu intan ku dharan karo in dhar laisugu yimado ayaa laga yaa baa nin wen oo dukano leh oo dumarka sixsixrada çıyalo Suqana adegsada war yaa wax yabihii aad sameysey gacantan ku heynaa Hamooden in aan ku ögen dadka wey badnayeen lakin anigu waan Hubaa labadas khof reer ka marexanow ee nin kaşı ka dhashayow dhar usoo diyar garooba in ninkasi waxba noo geysanin

  • @SamaDeri
    @SamaDeri 10 วันที่ผ่านมา

    😂😂 ceerigaabo hal calan oo kataagan baa la ogolyahay waana somaliland flag. Ninkii taa raba ahlan wasahlan haddii kale bye bye

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 11 วันที่ผ่านมา

    Magaalo daarood leeyahay oo lala dego maba jirto laasacaanood isaaq laba degmuu ku leeyahay jiingadna kuma laha buuhoodle isaaq baa ku wareegsan 20km bay u jiraan umana hoydaan degaan iska daaye horta dadku waxaaga ma kula yeeshaan mise adaa cidaad la degtaba dhulkooda ku qabsada illaa kismaayo dhul uun baad somalida ku haysataane maxaa idin waalay

    • @ya3746
      @ya3746 11 วันที่ผ่านมา

      Siilkii qarmuuna
      Islaanta iidoor u sheeg cuqdadaas
      Iyo Qoomuloodkii
      Abaarso