wliba kan xasan shiikh soosaxeexay jabuutina kama hor imankarto .samaroona kama hor imankaro .samaroon nacaybkii muyse biixi ay u qabeen ee kolba jabhad loogu sameynayey ee geele calool baaldi u sameynayey duminta soomaaliland. maanta itoobiya amarbuuxa o dowlladeed ayey uheysataa. iney bari iyo bad ay itoobiya qaadato
Kama macaashto Cidda dhibaateysa Somaliland.....taas in badan baa la arkay....... waxa kaloo la yidhi ina rag wuxuu walaal ku dhaamo la waa
Wa ictisamiyin Wana mid anu u firsan dono
Wilka borqor bur madow inankisu waxu ka mid yahay muwadaniinta somaliland,sidu muuse bixi wilkisa askariga darasho aan uu gadhin Ku taxay
wliba kan xasan shiikh soosaxeexay jabuutina kama hor imankarto .samaroona kama hor imankaro .samaroon nacaybkii muyse biixi ay u qabeen ee kolba jabhad loogu sameynayey ee geele calool baaldi u sameynayey duminta soomaaliland. maanta itoobiya amarbuuxa o dowlladeed ayey uheysataa. iney bari iyo bad ay itoobiya qaadato
Halkaa wuu ku khaldamay ciro ?????