KIISKA QADAR IYO DOCTOR MATIIN!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #qiso_cajiib_ah #sawdabillan #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

ความคิดเห็น • 393

  • @ramla-kf49db3h
    @ramla-kf49db3h 16 วันที่ผ่านมา +54

    Ani qisada maba unaleyn in hada lasoo galiye mopilka iga haleesan hada leeba arkay unee hal saac soconeyzo biri baan dhar ku dhaqan lahaay lkn waanba dhameestay aowda ilaahey hanoo ka xifdiyo habo ❤🎉🎉❤

    • @KeyfMohha-ji5xl
      @KeyfMohha-ji5xl 13 วันที่ผ่านมา +3

      hedhe anu wxn jecelahay shaakada capsida ah

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 16 วันที่ผ่านมา +5

    Masha Allah tabarakallah. Illaahay qofba waxbuu siiyaa, adiga qisooyinka sida loosheega hibodeeda aa lagu siiyay. Cid kugu gaartana ma jirto masha Allah. Qisooyinkaaga hadii laba saac ay socdaan xitaa anoo wali sii xiisaynaayo ay dhamaadaan. Jazakallahu khayran wactiga aad noo hurtay ukhtuna.

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 16 วันที่ผ่านมา +16

    sowdaay isku fikir ayaa nahay aniga waa necbahay is cayilin iyo is cadees alxm waa ku faraxsanahay midibka uu alle isiyay alxm alxm alxm❤❤

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 16 วันที่ผ่านมา +23

    Ascw Scw scw scw Sawda sister masha Allah today waxaan so galay iyado 20 minutes ku jira ayaan helay ilaahay walalaheen falatiin culayska allaha ka qaado iyo inta islaan ah meelkasta ay joogan allaha xafido adigana ilaahay aduun iyo akhiro guulayso

  • @Ruunfamily-f6l
    @Ruunfamily-f6l 16 วันที่ผ่านมา +29

    Wllhi sowdaay taagerayashaada waad ix tiraamtaaa masha allllah sheekoyinka dhaadheer ee dhibka badan sidaad ugu soo gudbisid ka garan kartaaa guuleyso abyo❤❤❤❤

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 16 วันที่ผ่านมา +13

    Beryahan turkiga bey inoo shidantahay kabax 😅❤

  • @maaidachannel-lg3pw
    @maaidachannel-lg3pw 16 วันที่ผ่านมา +21

    صلي الله عليه وسلم❤
    Mnta waa jimce saliga nabiga badiya❤😊

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maryanruun21
    @Maryanruun21 16 วันที่ผ่านมา +7

    Queen ayamahn waad naga waleysa ❤qiso 1 sac soconeyso mashalla wihl like hadii qofka loo sari karo 10 mar waku sari lahay ileheey qerry haka siiyo ❤

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 16 วันที่ผ่านมา +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 16 วันที่ผ่านมา +7

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw jumca mubaarak all muslimiin around the world ❤specially my soomali people ❤❤❤

  • @MunoAxmed-lw7ro
    @MunoAxmed-lw7ro 16 วันที่ผ่านมา +13

    Sawda bilan waa kuuxiisay quruxey❤❤❤❤❤❤❤

    • @SawdaAnFac
      @SawdaAnFac 16 วันที่ผ่านมา +1

      si ka dhaadhicinta iska daa

  • @raznakhadar3726
    @raznakhadar3726 16 วันที่ผ่านมา +50

    Malin jimce weyee badiyaaaa saliga😊 nebiga scw scw ❤
    Mahadsanid sowdaa ❤🎉

    • @sacadfuaad8273
      @sacadfuaad8273 16 วันที่ผ่านมา +2

      Scw scw scw scw scw❤❤

    • @ZahraAbdirazaqJibriil
      @ZahraAbdirazaqJibriil 16 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queensajaa1234
    @queensajaa1234 16 วันที่ผ่านมา +11

    Yaa iga horeeya maanta❤❤🎉🎉

  • @hodoali6253
    @hodoali6253 16 วันที่ผ่านมา +6

    Masha allah sawday jumce wangaasan alle haku sharfo cod macaan sawda qaalib ❤️❤️

  • @nadirahmed8634
    @nadirahmed8634 16 วันที่ผ่านมา +10

    Mansha Allah sawda Qisooyinka baadhista aadban ujeclahay haday doonayaan sacado badan ha igagag baxdee Alle ha ku xafido

  • @MohamedDhuhulo
    @MohamedDhuhulo 16 วันที่ผ่านมา +16

    SCW SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️ Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha Ku barakeeyo Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah ❤️❤️❤️❤️ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL ❤️❤❤❤

  • @IftinSiciidxaashi
    @IftinSiciidxaashi 16 วันที่ผ่านมา +7

    Sawdaay huno qisooyinka sawirka ah nagadaa dhadhan malhn lkn markaad live qisoyinka u aqrinaysan rabnaa fadln sawda indha kuuseey😂😂

    • @NawaaalAbdiqani
      @NawaaalAbdiqani 15 วันที่ผ่านมา

      Markay sawirka soo saarto way dheeraysaa qisada way boobsiisay😂

  • @AaminoMahamed-zi1eo
    @AaminoMahamed-zi1eo 16 วันที่ผ่านมา +11

    Maanta Ana uguhoreya😂 wakusalamay sowda ❤❤❤ jimaca wanagsan

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 16 วันที่ผ่านมา +11

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CaishaMaxamed-w2i
    @CaishaMaxamed-w2i 16 วันที่ผ่านมา +4

    صلي الله عليه وسلم. ❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoahmedmohamed9511
    @nimcoahmedmohamed9511 16 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid sawda jecliyaa qisooyinka dhaadheer ee la soo dhamays tiro guulayso wll

  • @muuseh99haybe
    @muuseh99haybe 16 วันที่ผ่านมา +2

    Sawda ha sii sheegin qisadu halka ay ku dhamaanayso qisadoo wali socota

  • @MaymuunAbdullih-us6hq
    @MaymuunAbdullih-us6hq 16 วันที่ผ่านมา +8

    Sowdoy codkaaga allaha ku daayo masha allah ado somuqda naso daa video-yada

  • @cabdiraxmancismaancilmi6876
    @cabdiraxmancismaancilmi6876 16 วันที่ผ่านมา +6

    والله والله

  • @sumayowehliye-tz4hv
    @sumayowehliye-tz4hv 16 วันที่ผ่านมา +19

    Waxa is dhahayay manta adiga commantiga ugu horeynaya dad ayayba barkintu usii dhex taalay😂😂 sawday saa kuu jeclahay lee kisto jawi murug ku jiray marka muqalkagu iso dhacay farxad daremay allah ka farxiyo❤ muqalka xata weli ma dawan😅

    • @hibocadar5342
      @hibocadar5342 16 วันที่ผ่านมา

      Ilahy mel aka filayn hakaga farxiyo apyo😭

  • @Ayuub-u6r
    @Ayuub-u6r 16 วันที่ผ่านมา +34

    Aan uducayno walaalaheen muslimiinta ah ee falastiin❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา +1

      Illaahey awoodiisa ha ugu gargaaro walaaleheen palestine iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

    • @KhadijoAbdirahman-q3c
      @KhadijoAbdirahman-q3c 13 วันที่ผ่านมา

      Alow dhibta kasar yhuuuda alow dhul gariiir kurid iyo dufano amen yalh

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud 16 วันที่ผ่านมา +3

    Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah

  • @sabirinabdi5646
    @sabirinabdi5646 16 วันที่ผ่านมา +6

    macanbadan sowdaa waxyar sodahey lakiin hada dawanaa insha lala❤❤❤❤❤

  • @ikraam28
    @ikraam28 14 วันที่ผ่านมา

    Scw wll sowda alle dartii ayan kujeclahay janada alaha nagukulmiyo i.n amiin❤❤

  • @maxamedshuceyb2396
    @maxamedshuceyb2396 16 วันที่ผ่านมา +2

    Maansha allaah hore ugumaan xidhneyn barnaamij yadaada haddaan ku soodiray aad ayey ufiicanyihiin

  • @Safia.cabdi.salaan
    @Safia.cabdi.salaan 16 วันที่ผ่านมา +11

    Jimca kariim dhaman umada somaliyed 🙌🏻👸🏻🤝🏻🇸🇴

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 16 วันที่ผ่านมา +5

    Wsc sooday صل الله عيه وسلم ❤❤❤ anaaa gasti aj jumca wanagsan asxabta

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 16 วันที่ผ่านมา +5

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา +1

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FadxiyaYuusuf-x1o
    @FadxiyaYuusuf-x1o 16 วันที่ผ่านมา +2

    Sawda qli alle haku sharfo wll qli

  • @FarahShire-h6n
    @FarahShire-h6n 16 วันที่ผ่านมา +3

    Asc dhamantin Drs sawda Billan qisadu waa wada cajaib Waxan ka faidayna in da wadi halistahay sikastoy munafacad u ledahay Iska jira dawoyinka ❤❤❤❤❤

  • @nafiisamaclin5041
    @nafiisamaclin5041 16 วันที่ผ่านมา +3

    Wlhi waad iga. Qoslisay qarxiye iyo faaxiye 😂😂

  • @fatoumaabdallah6586
    @fatoumaabdallah6586 16 วันที่ผ่านมา +5

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
    اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنك حميد مجيد

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmindekAli-qk5pp
    @AmindekAli-qk5pp 15 วันที่ผ่านมา

    sawda bilan qisooyin macmacaan ayaad noosoogudbisaa❤❤❤

  • @user-ch2cj8fv4s
    @user-ch2cj8fv4s 16 วันที่ผ่านมา +11

    Qadar sidee reer koofurku ugu dhawaaqayeen ayaad mnta magaca u soo qortay sawdadaydi❤i reer woqooyi khadar ayaan ugu dhawaaqnaa sidaas ayana asax ah

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j 16 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂 abayo khadar wax jiraba mahane bal dib ugu laabo qadar baaa saxa

    • @SawdaBillan
      @SawdaBillan  16 วันที่ผ่านมา +8

      Khadar tan naqanay maha waa qadar sidaas ayuu magacu uqornaa

    • @FATIMASHEIKH-tc4pe
      @FATIMASHEIKH-tc4pe 16 วันที่ผ่านมา

      Sawday wankusalamay ❤❤❤❤❤❤❤

    • @KhadijoAbdirahman-q3c
      @KhadijoAbdirahman-q3c 13 วันที่ผ่านมา

      Anaga rer puntlnd hada nahy khadar ban dhhna

  • @SadiaUmuzaki
    @SadiaUmuzaki 15 วันที่ผ่านมา +2

    Sallallaahu caleyhi wasallaam ❤❤❤❤❤❤❤

  • @queennaima1645
    @queennaima1645 16 วันที่ผ่านมา +5

    Jimco wanagsan jazakllh kheyr abyo aniga waxn aad ujeclhy markad ina soo horfariisatoo qisada inoo soo wari neesid waxn dareemayaa sidii inaad i hor fadhido wxaana kuu dhagesta sidii inaad ihor fadhido alla yaxfidak qali dumreey sawda dar alle ku jeclahy abyo❤

  • @abshirasheekhahmed3922
    @abshirasheekhahmed3922 16 วันที่ผ่านมา +13

    Abayo wnku jeclaha alle haku sharfo adun iyo akhiraba

  • @shukrinur3956
    @shukrinur3956 16 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha Allah, salamu caleykum walal Sowda runtii waa case meelo badan soo wareegay. Qof walbana meesha uuku dhimanayo asaga ayaaba tagaya intii dhimatayna Allah ha unaxariisto Aamiin. Intaas kadib daawadan lagu dhintay ama hadii la’iska badiyo heart attack dadka kuridaeysa waxaa qora dhakhaatiirta , dadka sida khaldan u cunana suuqa ayey ka gataan fitamin maha waxaa loo qoraa dadka qaba xanuun dadbadan oo dadkeena Soomilyeed ay qabaan waxaana la dhahaa ADHD , ama ADD . Waana daawooyinka la control ka lagu sameeyo ayaan mihii dhawaa wixii dhalinyaro badan naga dilayna waa ayada iyo kuwo badan oo la is ku daray. Markaad baartid waxa police ka kadhheen ama dhakhaatiirta waad naxeysaa hadaba daawada waatan magaceeda (Amphetamine) waa 1:03:14 1:03:14 isku dhawaaq, Mfitamin laakiin waxaa kala gadisan qorida. Jazakalahu khayr sidaad qisaska noogu soo baartid!!

  • @SaynabIbrahim-ek3ee
    @SaynabIbrahim-ek3ee 16 วันที่ผ่านมา +3

    asc sawda qurux baryahan kisaska kashidantahay alla yaxfiduka ukhtii

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 16 วันที่ผ่านมา +6

    ياعزيز ياغفار أغفر لي ذنوبي وذنوب المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات فاءنه لا يغفر الذنوب الى اتت

  • @HodonXusen
    @HodonXusen 3 วันที่ผ่านมา +1

    Saawad waanu ku jeclen nahay❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊

    • @HodonXusen
      @HodonXusen 3 วันที่ผ่านมา +1

      Sawad😊

  • @user-ks1oh9rt2y
    @user-ks1oh9rt2y 16 วันที่ผ่านมา +9

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️ scw ❤️❤️ scw ❤️ scw scw ❤️ scw scw ❤️ scw scw ❤️

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aminaabdalaomarsalax
    @Aminaabdalaomarsalax 16 วันที่ผ่านมา +5

    اللهم صل على سيدنا محمد رسول الله آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AnzalMaxamed-v7c
    @AnzalMaxamed-v7c 16 วันที่ผ่านมา +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nadaomer3333
    @Nadaomer3333 16 วันที่ผ่านมา +6

    صلى الله عليه وسلم

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yu3tu5tg3e
    @user-yu3tu5tg3e 16 วันที่ผ่านมา +3

    Maashaa alaah uqtii dadaal wacan dadbaa tartan kula jirtaa lkn adiga isma ogid ee dadaalka Laba jibaar anakana garabkaagaa ahay Hassan aniga iidheh iyo dacaayada aan kuu sameeyaa marwalba

  • @edilupdy6438
    @edilupdy6438 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ♥️♥️♥️♥️عليه افضل الصلاة والسلام 🤍♥️♥️

  • @UkhtiiMonia
    @UkhtiiMonia 16 วันที่ผ่านมา +2

    First one ❤😂 plz reply

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 16 วันที่ผ่านมา +3

    Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam Salalaahu caleyhi wasalaam

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา +1

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 16 วันที่ผ่านมา +1

    Sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam ❤❤❤sallalahu caleyhi wasalam sallalahu caleyhi wasalam ❤❤

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy 16 วันที่ผ่านมา +11

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 🥰🖤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา +2

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AyaanMohamed-f9k
      @AyaanMohamed-f9k 10 วันที่ผ่านมา

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊p​@@ugaasocismaan733

    • @AyaanMohamed-f9k
      @AyaanMohamed-f9k 10 วันที่ผ่านมา

      😊😊😊😊😊😊😊pokpkmmmk😊Lopp😊mmmkmlooooo😊lkmmloolml😊😊😊😊😊​@@ugaasocismaan733

  • @khadandiini8606
    @khadandiini8606 16 วันที่ผ่านมา +5

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asliibraahim9786
    @asliibraahim9786 15 วันที่ผ่านมา

    M.a guuleeyso habo mcn kiiskan qadar qebteda waxba ka qaldan ila tahy

  • @BilanYusev
    @BilanYusev 16 วันที่ผ่านมา +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @ixsaanmaxamed2070
    @ixsaanmaxamed2070 16 วันที่ผ่านมา +2

    صلى الله عليه وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FalastiinMBC
    @FalastiinMBC 16 วันที่ผ่านมา +6

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 16 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤

  • @sumayoali2172
    @sumayoali2172 16 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid abyo Allaha ku barakeeyo❤❤👐

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 9 วันที่ผ่านมา

    Jasaaka Laahu khayran Xabiibti Al Qaaliyah🎉

  • @FurtunMuketar
    @FurtunMuketar 16 วันที่ผ่านมา +2

    ASALAMA ALYKUM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @remlatahir8633
    @remlatahir8633 16 วันที่ผ่านมา +1

    Wxn ka faaidey shekadan chemicals drugs ka in risk ay yihiin qanacsananta naftada wa shey ad u muhiima gabdhow cafimadkina ku xamdiya illahay wuxu yiri فبما كسبت أيديهم ..."gacmihina ayad ku kasbanysan " e ka fogada gabdhow arimahas naftina cudurka ku noqonysa 😊

  • @aishamohamed6531
    @aishamohamed6531 16 วันที่ผ่านมา +1

    Wan xanusana shaqadi iyo cashadina waa isugysay xanunki waa ku ilaway shaqadina gora dhameyay ma ogen alle abakaga janno haka yelo wll walhi Malin iyo hbn ba adaa I qurxiya❤

  • @RahmoGulled
    @RahmoGulled 16 วันที่ผ่านมา +2

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw sce❤❤❤❤❤

  • @MariaAbdisalansheik
    @MariaAbdisalansheik 16 วันที่ผ่านมา +5

    6 minutes ❤scw scw scw scw scw scw scw

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatimaApdirahman
    @FatimaApdirahman 16 วันที่ผ่านมา +1

    ❤ sawdayy Alle nagama kaa qaado xpptie❤🎉

  • @munamnir171
    @munamnir171 15 วันที่ผ่านมา +1

    Wa qiso cajiib ah

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu 16 วันที่ผ่านมา +2

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤

  • @SamroCabdi
    @SamroCabdi 16 วันที่ผ่านมา +2

    Anaa uhoreeye maanta😂❤

  • @user-wj6jh7bj3k
    @user-wj6jh7bj3k 16 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤ allaha ku xifthiyo walashy Sawda

  • @UmmoRayaan
    @UmmoRayaan 16 วันที่ผ่านมา +3

    Mnzhalaa waxaabad moodaa inaan ku sugaayey❤

  • @ixsaanmaxamed2070
    @ixsaanmaxamed2070 16 วันที่ผ่านมา +1

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaltumamuhumed2240
    @kaltumamuhumed2240 16 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤ uu walashey mcn keep going

  • @raaxocabdiqadir5819
    @raaxocabdiqadir5819 16 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah sawda Guleyso qaali❤😊

  • @MulkiMohamed-r4v
    @MulkiMohamed-r4v 15 วันที่ผ่านมา

    Qisooyinkaaga waa cajiib🎉

  • @HAAWOapdulllahi
    @HAAWOapdulllahi 16 วันที่ผ่านมา +1

    maxan bari hadi alle idmo jikada ku gali dona🥺🙃 lknn mahadsanid abyo

  • @RihaamMohamed-t3d
    @RihaamMohamed-t3d 16 วันที่ผ่านมา +2

    Alla manta anaa u horeyay farxad ❤

  • @AmishMohammed-w9w
    @AmishMohammed-w9w 16 วันที่ผ่านมา +1

    Habo❤ sowdoay mahadsanid 🙏❤allha ku xifdiyo🤲 habo mcn🤩

  • @CulumoCali
    @CulumoCali 16 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤❤❤

  • @CaliAdan-zi2xt
    @CaliAdan-zi2xt 16 วันที่ผ่านมา +1

    Allha ku xifdiyo sowdo wll

  • @fardosamohamed9652
    @fardosamohamed9652 16 วันที่ผ่านมา +1

    Salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰 salalahu calayhi wasalam 🥰

  • @Aniitaakhan
    @Aniitaakhan 16 วันที่ผ่านมา +4

    Meeshaas anoo kale iku fiican tahay waa is cateenaa aa dhahaa hadaneh anoo cuntada isku dal dalaayo leeba arkaa😂😂😂😂

    • @IqroShafeec
      @IqroShafeec 16 วันที่ผ่านมา +1

      Sidokale wllhi😂😂 max. Samena

    • @Aniitaakhan
      @Aniitaakhan 16 วันที่ผ่านมา

      @@IqroShafeec meeshaas aaba noo wada fiican😂

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 16 วันที่ผ่านมา

      Sidoo kle cuno cunaa malin kasto hbnki biri cuna qudaar ah cun baa is dhahaaa😂😂😂

  • @SaynabIbrahim-ek3ee
    @SaynabIbrahim-ek3ee 16 วันที่ผ่านมา +2

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنك حميد مجيد

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา +1

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MunaHaybe-b7u
    @MunaHaybe-b7u 16 วันที่ผ่านมา +3

    Mashalah

  • @fatimahodey
    @fatimahodey 16 วันที่ผ่านมา +1

    Qisaska turkidu waaba yaab uguyaraan wa 10 qof lagu mareeeato

  • @bashirgedi3090
    @bashirgedi3090 16 วันที่ผ่านมา +1

    Esh calaa qisah mahadsanid sawda

  • @user-tn1ll4kn3d
    @user-tn1ll4kn3d 16 วันที่ผ่านมา +3

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @Iqrayariy
    @Iqrayariy 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc abyo mcn halayi cawiyo😢😢

  • @SihaamAlihAd3m
    @SihaamAlihAd3m 16 วันที่ผ่านมา +3

    Thanks ...❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา +1

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaanoShariif-hc9ej
    @MaanoShariif-hc9ej 16 วันที่ผ่านมา +1

    Scw scw scw scw❤❤❤

  • @hodanali5651
    @hodanali5651 13 วันที่ผ่านมา +1

    Scw scw ❤

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 16 วันที่ผ่านมา +3

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وبعد

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdurahmaanMaxmuud
    @AbdurahmaanMaxmuud 16 วันที่ผ่านมา +59

    صلي الله عليه وسلم like

    • @hibocadar5342
      @hibocadar5342 16 วันที่ผ่านมา +10

      😂

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา +2

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @NuuraCali-l7b
      @NuuraCali-l7b 15 วันที่ผ่านมา

      ^^-٪٪
      ​@@hibocadar5342

  • @Laabtauroon
    @Laabtauroon 16 วันที่ผ่านมา +2

    صل الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 16 วันที่ผ่านมา

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nwabdi6632
    @nwabdi6632 16 วันที่ผ่านมา +3

    Allaahuma sali calaa sayidiina muxamad wacalaa aalihii wasaxbihii wasalim kamaa salayta calaa ibraahim wacalaa aalihii wasaxbihii wasalim