HABEEN: Imaaraatka iyo Masar oo kacareysiiyay reer Gasa, sidee wax udhaceen? Iyo israil oosheegtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • HABEEN: Imaaraatka iyo Masar oo kacareysiiyay reer Gasa, sidee wax udhaceen? Iyo israil oosheegtay in laga dilaya Taliye sare iyo warar kale oo cusub.

ความคิดเห็น • 178

  • @user-qm9mp3cp5u
    @user-qm9mp3cp5u 25 วันที่ผ่านมา +33

    Alaha jabiyo munafiqinta iyo kuba cadow ah falastin aamin

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 24 วันที่ผ่านมา +2

    Allah guusha iyo gacanta Sare hasiiyo
    Reer Falastiin iyo Muslim ka
    Dhamaan

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 24 วันที่ผ่านมา +6

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu 24 วันที่ผ่านมา +1

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @AbdirahmanMohamud-es3nj
    @AbdirahmanMohamud-es3nj 25 วันที่ผ่านมา +16

    اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم انصرهم

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 24 วันที่ผ่านมา +3

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 24 วันที่ผ่านมา +3

    Inaalilahi wa inay ilayhi raajucuun ilaahay swt haw naxariisto dadkaas la xasuuqayo ee reer Palestine 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 24 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @user-rb1fm6fg7g
    @user-rb1fm6fg7g 24 วันที่ผ่านมา +1

    Masar iyo imaradka allah haburburiyo dowladahooda allah ha hordhafiyo umada islamka

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 24 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 21 วันที่ผ่านมา

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن🇾🇪 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 24 วันที่ผ่านมา +1

    Alaahu akbar waan ku farxay sarkalka yuhuudiga ah ee maanta baxay

  • @user-oq5tj6no2d
    @user-oq5tj6no2d 24 วันที่ผ่านมา +1

    Nadara show mahadsanid Ducada Allah hakaa aqbalo, walalyaal adinkana Ducada aan badinno insha Allah 🙏🙏🙏

  • @hassanali4821
    @hassanali4821 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha. Xifdiyo. Gaza aamiin. aamiin

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 24 วันที่ผ่านมา +1

    allaha awoodale haburbursho najaaso iyo munaafaqiino dhan aamiin falastiin illaahow ugargaar oo degdagasii falastoon aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @saido528
    @saido528 24 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin Allow dulmiga Yahuuda &Xulafadooda wadaan Kaqabo

  • @user-hu7wm1sv5m
    @user-hu7wm1sv5m 24 วันที่ผ่านมา +2

    Rabbiyow xore oo badbaadi reer gasa iyo Falastiin oo dhan Amiin

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 25 วันที่ผ่านมา +13

    masar imaaraadka yahuud iyo mareykan waa isku mid dhamaantood masiibo allah kurido aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 24 วันที่ผ่านมา +3

      Waa yahaye hadeyba sids yihiin maxaan ku falnay Masar inan Heshiis Ciidan la saxiixano

    • @hawamohamed2377
      @hawamohamed2377 24 วันที่ผ่านมา

      ​@@rafiq5722waa khaadim khaadim u noqo ‼️

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 24 วันที่ผ่านมา +1

      ​@rafiq5722 ogw wll mcn israil iyo iiraan iyo marekanka waa is ku mid e maxadda cabarta waxe ilashqnayaan masalixdoda iyo kurastoda lkn shacabka carabtaa waaa dad qadiyad leh lkn madaxda suniga ayaa dacif ah wll qali thank you

    • @SadiyaNuh-zt3ct
      @SadiyaNuh-zt3ct 24 วันที่ผ่านมา

      Munaafaq magacyo badanaa. DAALİM maliibaanee Aan sugno jawaabta Alle

  • @Ubaxabduqadir-w5e
    @Ubaxabduqadir-w5e 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ha burburiyo madaxda imarad iyo Masar oo dabadhiilifka u ah mareykan iyo yuhuud aaamiiiiiiiiiiin yarabi aaamiiiiiiiiiiin yarabi aaamiiiiiiiiiiin yarabi Allah ha u gargaaro reer qasa iyo muqawamad reer falastiin Allah haa seeyo guuuuul warto yarabi xoree dhulkada barageeysan iyo masakinta muslimiinta ah oo laga hiliya oo lagu dawanaayo dhiibkas aaamiiiiiiiiiiin yarabi

  • @Ayaanlebarre
    @Ayaanlebarre 24 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka dawada nadara show walalayàl inta kun ee qof eeanku dawaneyno bal ega iyo inta liketa usartay xasidnimada inaga daya anku gubabino barnamijka nadara show likta plz inad ilowsantihina walaga yaba qarkin anigu wlhy anso galaba hora likta kasara ilaa inta uu sameyay barnamijkanba waxanka mid aha 10qof oo likta sari jirtay mantana Marshall alah intenuba yeyna ilobin likta ❤❤❤❤❤

  • @TaqasusDuuble
    @TaqasusDuuble 24 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahaw cadaw ga kadalqaad falastiin yaarabi yaarabi ilaahow guusha muslinka sii aamin aamiin yaarabi

  • @engilyas44
    @engilyas44 24 วันที่ผ่านมา +1

    Ciiraq laguma dullen
    Hadday Carabtu dida
    Cadawgii walalka
    Kujiro layiska celinwa
    ❤❤
    Massiibo haku dhacdo waddamada carbeed iyo

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 24 วันที่ผ่านมา +1

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @shaamabdillahi548
    @shaamabdillahi548 24 วันที่ผ่านมา +1

    Aakhirka way guulaysan insha alaah

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 24 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂❤❤❤😢🎉❤❤😂
    Allaha guuleeyo Iiraan iyo Geesiyaasha muqaawamada dhammaan muslimiinta 😂❤❤❤🎉😂❤❤❤❤

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 24 วันที่ผ่านมา +2

    Kuwa yuhuuda ah ee munaafiqiinta ah. Ee hogaamiya. Masar imaraadka. Baxrayn. Iyo marooko.. ..
    Ee xasuuqa shacabka falastiin qayb wayn ka qaatay. Ilaahay. Shucuubta. Ay xukuman. Ee ay cabudhiyeen. Haka xoreeyo. Amin. Cadawga sahnuuniyada. Illaahay masiibo haku saludo aamin yaa rabi

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 24 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 24 วันที่ผ่านมา +1

    illaahay labadaas munafaqiinta masiibo degdaga haku rido aamiin yaarabi wallaheen falastiina allaha guuleeyo aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f 24 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay ha jebiyo yuhuud iyo taageraba

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ugargaaro falastin yuhuuda Allah ha jibiyo

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 25 วันที่ผ่านมา +3

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil. Allaha u aqbalo Ducada muslimiinta aduunka oo dhan. Allaahuma aamiin.

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 24 วันที่ผ่านมา

    Amin Amin Amin

  • @HaashimAbdulkhadir
    @HaashimAbdulkhadir 24 วันที่ผ่านมา

    👑Aamiin aamiin

  • @habibaabowe7531
    @habibaabowe7531 24 วันที่ผ่านมา

    Aamiin Aamiin ya Allah

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 24 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @user-kc7ud1li6w
    @user-kc7ud1li6w 24 วันที่ผ่านมา

    *AAMIIN YAA ALLAH*

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 25 วันที่ผ่านมา

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤

  • @Abgureey
    @Abgureey 25 วันที่ผ่านมา

    Allahuma yasir amrahum

  • @fartunmahamud4454
    @fartunmahamud4454 25 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahey ha guuleyo reer Gasa♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 24 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @crisaqHussen-kv9ct
    @crisaqHussen-kv9ct 25 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin Aamiin guusha allaah hasiiyo iyo nasariga dhamanba umada isllaka

  • @Amiinkey-t9r
    @Amiinkey-t9r 24 วันที่ผ่านมา

    Guul walaalah reer falastiin Guuleeysta

  • @aftaxyassin1265
    @aftaxyassin1265 24 วันที่ผ่านมา

    Ilahay ha u hiiliyo shacabka falastiin guuuuuuuul

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 25 วันที่ผ่านมา +1

    Allow u gar gaar reer falastiin aamiin

  • @fartunmahamud4454
    @fartunmahamud4454 25 วันที่ผ่านมา

    Amiin yaarabi

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 24 วันที่ผ่านมา

    Allah akbar guul hamaas ❤

  • @ibrahimsheikh8898
    @ibrahimsheikh8898 25 วันที่ผ่านมา +1

    Ameen ya Allah ilaahoow ugargaar Palestine iyo islaamka

  • @user-ut6oz7tm6l
    @user-ut6oz7tm6l 24 วันที่ผ่านมา

    Aamiin yaa rabi

  • @user-dr6pg7yh4n
    @user-dr6pg7yh4n 24 วันที่ผ่านมา

    Amiin amiin amiin amiin

  • @Maxamedadanali
    @Maxamedadanali 25 วันที่ผ่านมา

    Amiin

  • @aliguha199
    @aliguha199 24 วันที่ผ่านมา

    Amiin amiin

  • @MukhtarGessy-dw4he
    @MukhtarGessy-dw4he 24 วันที่ผ่านมา

    A. S. C
    Madaxweynaha yahuuda waxuu ,
    La mid yahay Boqorka shinida .

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 24 วันที่ผ่านมา

    Masar waligiisbo makriga ey gaalada maleegaayaan waa soo dhayeeyaa balse ilaahaan kaogolaaneynin insha Alaah

  • @HajiJeybarton
    @HajiJeybarton 25 วันที่ผ่านมา +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ي استاذ عبدالقادر نطار

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 24 วันที่ผ่านมา

    ❤❤Wcs habeen wanaagsan ❤❤#Sabaax

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 21 วันที่ผ่านมา

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 24 วันที่ผ่านมา

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 24 วันที่ผ่านมา

    Rabi haw gar gaaro shacabka rer gaza

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 25 วันที่ผ่านมา

    Alyaasiinka isa soo barnayaan

  • @sahroosmanali7775
    @sahroosmanali7775 24 วันที่ผ่านมา

    Aamıın yaa alah

  • @abdiaziizwadani3452
    @abdiaziizwadani3452 24 วันที่ผ่านมา

    Abarta wey idlaney lkn ceeb ayey rebta Rer Gaza wey guleysanayin insha allh

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 24 วันที่ผ่านมา

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 24 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 25 วันที่ผ่านมา +1

    Mayaa mayaa Dubai iyo Qahira iyo Netanyahu waa halkoo

  • @OsamaArahmanYonis
    @OsamaArahmanYonis 24 วันที่ผ่านมา

    ilaaahayow usiyaaadi isqab qab siga iyo is

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 25 วันที่ผ่านมา +1

    Xayaysiis baad nafta noogu keentay, NADAARA.

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 25 วันที่ผ่านมา +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 24 วันที่ผ่านมา

    Come on sheekeeye

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 24 วันที่ผ่านมา

    Ilahaw jabi madxda masar, Imaaradka etc, mareykan nabad kama shaqeynayo wuxu ka shaqeynaya munaafaqad, Ilahaw u hiili reer Qaza o ku dulqaad dulmiga Ya Allah

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k 25 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow ugargaar falastin

  • @mahatabdiabdullahi5527
    @mahatabdiabdullahi5527 24 วันที่ผ่านมา

    Sharaxaaye waa kaa guureynaa
    Kadib markaad wixii oo dhan aad Xayeysiis ka dhigtay.

  • @saabkeysaabkey5494
    @saabkeysaabkey5494 24 วันที่ผ่านมา

    WWW, Naddaroow Hamiin feyllin.
    Ducaada ii docadaani ii intiibih docaayti , Amiin Yaa Rabbih Yaa Arxama Raaximiin Yaa Samiicul Qariibul Mujiibul dacwaad.
    Rabbiyoow niin gergaartey gergaarka niin ziyaadi. Amiin.
    Edda in mahasintih. Asc. Meggin Allih.

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 24 วันที่ผ่านมา

    Allaha ween ha badbadoiyo falastin iyo mati da malin walba la xasuqayo Allahu Akbar

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 24 วันที่ผ่านมา

    Laydin cun kalaabtii siisi iyo tuugta reer imarat ee yuhuuda u shaqeeya

  • @istarbeauty3560
    @istarbeauty3560 24 วันที่ผ่านมา +1

    Xayeeysiintan wadanaha noga qabateen nagadaaye please

  • @dalnuurshe9328
    @dalnuurshe9328 25 วันที่ผ่านมา

    Guul falastiin guul

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 25 วันที่ผ่านมา

    Wcs

  • @AdanNuur-og1no
    @AdanNuur-og1no 24 วันที่ผ่านมา

    Asc kkkkkkkkkk waxaasodhawayn doona alyaasin insha.alaah

  • @Qani_boy
    @Qani_boy 24 วันที่ผ่านมา

    Badlan.wiifii.mahayno.lacag.ayan.kudhagasana.walal

  • @umukhalid6892
    @umukhalid6892 24 วันที่ผ่านมา

    Yahuud allaha hajabiyo

  • @user-if8ye1kl3u
    @user-if8ye1kl3u 25 วันที่ผ่านมา

    yaa rabi 🤲 ugara gaar Gasa 😢

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 25 วันที่ผ่านมา

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم حتي يروا العذاب الأليم

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 24 วันที่ผ่านมา

    ilahey munaafiqiyiinta ha soo qabto iyagaa gaalada iyo yuhuuda nooga daran mujrimintii sisi iyo alzayd waa alsheydaane waa is ag fadhiyaan ummada allaha ka qabto

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 24 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow qoonkas xadgudbay ka dulqad ad awood lehe

  • @MrKayse2011
    @MrKayse2011 24 วันที่ผ่านมา

    Ilhaahow caafi muqaamada Gaza

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 25 วันที่ผ่านมา

    Ilahow Waxi dowladaha islamka sheekaniya ee holqalada uca réer galbeedka alow masiiba cane lagaraneyne quride

  • @hibo7569
    @hibo7569 24 วันที่ผ่านมา

    Ya rabi aider le peuple palestine yaarabi amine amine amine 🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲😂

  • @cabdigoosaar5878
    @cabdigoosaar5878 24 วันที่ผ่านมา

    WCs

  • @ibrahimsheikh8898
    @ibrahimsheikh8898 25 วันที่ผ่านมา

    Wcs ww nadaara siyaarada goormaa waaye

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 25 วันที่ผ่านมา

    Wcs wll w

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 24 วันที่ผ่านมา

    Cadowga falastiin illaahow ka qabo

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 24 วันที่ผ่านมา

    Wcs wr wbr akhii

  • @ahmedsadiiq8894
    @ahmedsadiiq8894 24 วันที่ผ่านมา

    Warka nadaran barr waa xayeysiin

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 24 วันที่ผ่านมา

    Sxb kuwan mudo horaadaaya may ayaga kumudo horaadaan oo guryaha ku weeraraan illaah way ujeedaane

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 24 วันที่ผ่านมา

    Emaaraatka maa qeyr kasugeysaa waa yuhuuda carabta sheegatee warhooy emaaraatka kadigtoonaada

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 24 วันที่ผ่านมา

    Asc Nadaara War Aduunyo ma jirto waatan gacan ku dhiig laha Natan yaahuu gu, uu Meel waliba Macalin ka weeyn uu leeyahay sida uu Shacabka reer Falastiin u Xasuuqayo haka dalo UN ka ee Shacab ka Reer Falastiin maalin waliba ha isku qarxiyaano meel aha aay dagan yihiin si iyaguna u dareemaa Xanuun ka illaaheey ha ka Bad Baadiyo reer Falastiin iinshaa Allah Qeeyr Cadaw ga Yahuuda, Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin Guul guul iinshaa Allah Reer Falastiin Aamiin Aamiin

  • @siteysirija1353
    @siteysirija1353 24 วันที่ผ่านมา

    Waa sax dawadaysha waxan iden ka codsanaya odeyga 500 garsiya

  • @naimaboor5646
    @naimaboor5646 24 วันที่ผ่านมา

    habibi come gasaa 😂😂😂😂

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 25 วันที่ผ่านมา

    Hajabto yuhudu

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 24 วันที่ผ่านมา +1

    Cadowga Islamka kuwa Mareykan Gumeystayasha reer Galbeydka wararkooda inta badan wa kuwa iskudira Calamul islamka,waa eey jiraan kuwa munafaqya ah Madax ka'ah Calamul islamka siiba kuwa khalijka,Tarikhda Cadowga iskubaheystay Xasuuqa matida Falastine waa kuwa maanta quus ah,Yuhudda mareykanka Gumeystayasha reer Galbeydka waligood dagaal qaatay hal sano iyadoo kuwa dagalamayo Awooda Rabi oo.kaliya iyo Gesiyaal goansaday guul ama Geeri,IAllah wakhtigii dhamaadka dabadhilifyada kibirka lasoo Afjari lshaa ayaa lagaray.