Jilicsanaanta iyo ad-adeegga keebaa dan u ah Xiriirka?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Go'aan noocee ah ayaad ka qaadan laheyd qof Xiriir kaala dhaxeeyo balse aad dhibsatay qalafsanaantiisa?

ความคิดเห็น • 21

  • @abdigeedi8931
    @abdigeedi8931 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @sihammukhtar9679
    @sihammukhtar9679 ปีที่แล้ว +2

    Jazakillah Kheyr Xabibti ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @UsaameCade-m9n
    @UsaameCade-m9n ปีที่แล้ว +1

    MahaDsanid wll suhaybo❤❤❤

  • @rafiiqsheikh6097
    @rafiiqsheikh6097 ปีที่แล้ว +1

    Suheyla waxan ku jeclahay si qalbiyan ayay u hadashaa

  • @AbdirahmanHussain-ix1hp
    @AbdirahmanHussain-ix1hp ปีที่แล้ว

    👍👍👍

  • @AhmedmohamedNur-cr7su
    @AhmedmohamedNur-cr7su ปีที่แล้ว +2

    Jilicsananta waxaa kena
    Jacelka qof haduu xabad jacelyahay wa inuu jilicsanadaa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 ปีที่แล้ว +1

    Ader Raga mad waraysatid hawen umbad kawaraysataa arimaha qoyska ragaa xogta haya iyo khaladka ay hawen badan kujran

  • @adonallah
    @adonallah ปีที่แล้ว +1

    Walal suheyba sabarka iyo dulqaadka kulan kaqabo

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 ปีที่แล้ว +2

    Labaduba ma fiicna haddii xadkooda ay ka baxaan.

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 ปีที่แล้ว +1

    Abayo noo keen wadaada caayi mayo my sister. Kama helo dadka ka hadlayo waxaan intifaac laheen

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sh Suhayba wll magaca bad qas kubadal bad sasexe

  • @dahabo4381
    @dahabo4381 ปีที่แล้ว +1

    ❤noso badi mawduc yadaan

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 ปีที่แล้ว +1

    Mshl

  • @shukriabdikadir233
    @shukriabdikadir233 ปีที่แล้ว

    Asc habo suheyba codkada xoga waa gabanyahy qofka waresaneso aa codkisa saaid lo maqla maybe in microphoneka ka fogyayhy intasa jirto thanks habo❤

  • @adonallah
    @adonallah ปีที่แล้ว +2

    War nabad kubaaqa dumaroow war Hala isu dulqaaTo cilada ugu weyn ee soomali haysaTa waa sabar la,Aan rag iyo dumar furiin dag dag ah somalidii hore wa isu dulqaadan Jiren gaar ahaan dumarka maanTa sabarkaa kuyar

  • @AbdikadarMohamed-jn3iu
    @AbdikadarMohamed-jn3iu ปีที่แล้ว +2

    Suheybo badqas wariye anjeclahay

  • @FardowsaAbdishakur
    @FardowsaAbdishakur ปีที่แล้ว +1

    ❤❤😂😂

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 ปีที่แล้ว +1

    Illhay ayaan ka magan galnay wax waxqase plz and plz ubadel magaca bad sexe insha allah igana raali noqon insha allah