MUSTAFE DOLLAR| JAMASHO| OFFICIAL VIDEO 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 658

  • @Mustafedollarr
    @Mustafedollarr  9 หลายเดือนก่อน +624

    Jiilka kacaad u sidataayo
    Xubno jalaqsan jaahaga
    Jismi qurux wanaagaaga
    Ma jirtoo habdhaqankaaga
    Gabadh lagu ag joojaaye
    Qalbi jamasha kuu qaaday
    Ayaa jiriya muqaaga
    Miyaan jaray xasuustaada
    Nafta waad la joogtaaye
    Naf ku jeelanbaan qaali
    Ku haye jujuub uune
    Jeex wadnaha ku yaalatay
    Iyo ruux iso jiita
    Bog ku jecel badhkiisaad tay
    Mana jiro qof kula yeeshay
    Miyaan helay jacylkaaga
    Waa jaanis nolaleede
    Hadalkiyo jalbeebtaada
    Nafta wan ku jalayaaye
    Xiisaa jiree ku mee huuno
    Rajo waan ku jiifaaye

    • @SuhaypAhmet12
      @SuhaypAhmet12 9 หลายเดือนก่อน +10

      Goat 🐐

    • @khadarzaxane3548
      @khadarzaxane3548 9 หลายเดือนก่อน +16

      Waa fanaanka kaliya ee aan jaasin is ruxruxin balse jilida wax walba kugu dareen siinaya Dollarkah❤😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @carfooney
      @carfooney 9 หลายเดือนก่อน +5

      Goat🐐 ❤

    • @hananomar6915
      @hananomar6915 9 หลายเดือนก่อน +4

      Best one thanks fannan❤

    • @sh.saciid.khaashic9288
      @sh.saciid.khaashic9288 9 หลายเดือนก่อน +5

      Mahadsanid Ustaad

  • @waffamahamed-pu3ye
    @waffamahamed-pu3ye 8 หลายเดือนก่อน +28

    Bog ku jecel badhkiisaad tay
    Mana jiro qof kula yeeshay
    Miyaan helay jacylkaaga
    Waa jaanis nolaleede
    🥺

  • @updifatahcasaanyo9359
    @updifatahcasaanyo9359 9 หลายเดือนก่อน +28

    Miyaan helay jacaylkaaga waa jaanis nololeede❤.
    Mustafe dollar is the best

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 9 หลายเดือนก่อน +49

    MUSTAFE DOLLARKA fanaan🎤🎤+ abwaan+laxamaystee🎻🎻+daganaan wooow it's amazing pro keep going pro ❤❤♥️♥️

  • @Misaanka.culus1
    @Misaanka.culus1 9 หลายเดือนก่อน +36

    Mustafe Dollar legend weeye 100k gaadhsiiya🙏❤️⬆️

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  9 หลายเดือนก่อน +6

      👏✌️

    • @NimcoAbdi-ml8kp
      @NimcoAbdi-ml8kp 3 หลายเดือนก่อน

      Inshalah😢

    • @MaxedAboo
      @MaxedAboo 2 หลายเดือนก่อน

      Qlpi jamasho kuu qaaday aya jiriya muuqaaga

  • @khalid.anshax
    @khalid.anshax 9 หลายเดือนก่อน +15

    Mustafe Dollar Qalbiyda le ka hadasha
    Qalbi Jamasha kuu Qadey
    Ayaa Jiiriya Muqaaga
    Miyan jaray Xasuustaada
    Nafta waad la joogtaaYe❤

  • @abdirihmanhassan4550
    @abdirihmanhassan4550 9 หลายเดือนก่อน +65

    Qalbi jamasha kuu gaaday🥹
    Ayaa jiriya Muqaaga. 😢
    Miyaan jaraY xasuustaada💔
    Nafta waad la joogtaaYe❤️‍🩹🫂
    Rajo uunba Ku jiifaye 🥹
    100 mayl adoo ijira Ayan Hdana xasustada wxay ii ag joogta sidii inaD Laabtayda ku jiiftiD 🫂🥲 ~(sat,23Dec 2023~)

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24. 9 หลายเดือนก่อน +15

    Jiilka kacaad u sidataayo
    Xubno jalaqsan jaahaga
    Jismi qurux wanaagaaga
    Ma jirtoo habdhaqankaaga
    Gabadh lagu ag joojaaye
    Qalbi jamasha kuu qaaday
    Ayaa jiriya mugaaga
    Miyaan jaray xasuustaada
    Nafta waad la joogtaaye
    Naf ku jeelanbaan qaali
    Ku haye jujuub uune
    Jeex wadnaha ku yaalatay
    Iyo ruux isoo jiitay💯
    Wow 😯 Amazing man😮ereyadu waa cajiib laxanku kaba sii saran music heynok atlabachew legendry💯mustafe nin codkiisu fadhiyo muuqaalkuna iga gadan 💯@mustafe dollar keep up legendry👍

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 9 หลายเดือนก่อน +9

    Aad waxaan uga helay markasto hees cusub aad soo qaadid wxaad ka hadlaysaa quluubta dadka sida inaad dadka qalbiyadooda ku dhex nooshahy
    Halkaas kasii wad pro ❤😮

  • @AbdiBashiir-tg8ie
    @AbdiBashiir-tg8ie 9 หลายเดือนก่อน +105

    Laxanka music voice intaba 100/100, keep going the greatest of all time 💪♥️

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  9 หลายเดือนก่อน +22

      👏✌️

    • @NimcoDagan-l9l
      @NimcoDagan-l9l 7 หลายเดือนก่อน +4

      تبنين الله عم

    • @AsmaDheeman-gb7oy
      @AsmaDheeman-gb7oy 5 หลายเดือนก่อน

      awas~±^~~~​@@Mustafedollarr

    • @ifraaxCabdirixman
      @ifraaxCabdirixman 4 หลายเดือนก่อน

      IU66U7Y0​@@AsmaDheeman-gb7oy

    • @MaxedAboo
      @MaxedAboo 2 หลายเดือนก่อน

      Alla ku jecliyas abti mcn😅❤

  • @haashimmoha9588
    @haashimmoha9588 9 หลายเดือนก่อน +46

    Heesahaaga Dhamantod waa Dareen hadlayaan Alla maxaad fanaan cajiiba tahay Mustaf Dollarow👌👏🏻

    • @AxmedGabyeeye
      @AxmedGabyeeye 8 หลายเดือนก่อน

      Really ❤

    • @saabirnajiib
      @saabirnajiib 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@AxmedGabyeeyeSumayo makula duuboso zhp❤😊

    • @yazmiin-ud8lt
      @yazmiin-ud8lt 6 หลายเดือนก่อน

      Woow mustafe dolar fanka wad wada bowe cde lkn gabdh aan walalo nahay ku dhimata runti❤

  • @SacidAbdikadir-po8ll
    @SacidAbdikadir-po8ll 9 หลายเดือนก่อน +8

    Mustafa doller really wan ku waata waxa tahey qof darensan xasraddaha bulshada ❤

  • @xadaari129
    @xadaari129 9 หลายเดือนก่อน +5

    mustafe ($) dolar best song midhaha iyo laxanka way fadhiyaan 100% horumar wacan pro ❤❤

  • @abdizakigacaliye8031
    @abdizakigacaliye8031 9 หลายเดือนก่อน +7

    The Real Mustafe 🔥❤

  • @HamdaHaldhaa
    @HamdaHaldhaa 8 หลายเดือนก่อน +6

    Mustafe dollar ninka keliya een fanka ka taageero ❤

  • @osmandiranehkawrah8478
    @osmandiranehkawrah8478 9 หลายเดือนก่อน +15

    Laxanka daay Best cameramen and Best singer of Somali mustafe dollar #frome_Djibouti 🇩🇯🩸❤

  • @adnanismacil
    @adnanismacil 9 หลายเดือนก่อน +10

    Dollarka Caadi maha Saaxib Heestu 🔥✌🏼

  • @mohammedluqman2116
    @mohammedluqman2116 8 หลายเดือนก่อน +8

    Mustafe dollar what a good song 🎵 from 🇨🇭 Switzerland

    • @Dalxiis21
      @Dalxiis21 8 หลายเดือนก่อน +2

      Alamayeey Africa 😅😅 muhiimadu waa inaa somali tahay

  • @moubarikahmed7412
    @moubarikahmed7412 8 หลายเดือนก่อน +15

    What a song from France 🇫🇷 (Paris) balse kudhashaaaay Djibouti 🇩🇯

    • @AshrafCarab
      @AshrafCarab 8 หลายเดือนก่อน

      Paris dadka keliye taga tihin reer jabuutow

    • @MaxamedMukhtara
      @MaxamedMukhtara 8 หลายเดือนก่อน

      Oo markans😂

    • @BileMuhidiin
      @BileMuhidiin 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@AshrafCarab😂😂😂😂😂😂😂

  • @lisaa19861
    @lisaa19861 8 หลายเดือนก่อน +4

    Truly artistic! Never disappoint! MashaAllah taagso daruuraha our boy!! ❤ I love the story telling in your clips .

  • @fadimaayglan6284
    @fadimaayglan6284 14 วันที่ผ่านมา +1

    Gabdha jilesa sumayo mia. Ise waidhahega❤🎉

  • @Abdillahi.1
    @Abdillahi.1 9 หลายเดือนก่อน +10

    Ninka kliye dadka qulubyoda ka hadla only mustafe dollar guulayzo zxp😢🎉❤

  • @hassanabdi2747
    @hassanabdi2747 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waan ka danbeeya zhp mustafe 💵 ❤ goatka fanka

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 9 หลายเดือนก่อน +10

    MUSTAFE DOOLLAR wllhi wan sugi kari la aa hestan legend yow wan ku taageraah Cod baa kugu jira shp🎉🎉🎉🎉❤

  • @FathiOmar-fi8qj
    @FathiOmar-fi8qj 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ayyyyy hees way dhaaftay tan mustafe dollars thanks pro😊❤

  • @QuenDagan
    @QuenDagan 9 หลายเดือนก่อน +5

    Miyaan jarey xasuustada 😢
    Nafta waad la joogtaye😢 keygiyow ♥️mustafaheygih 😢😮❤

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  9 หลายเดือนก่อน +1

      ✌️👏

    • @MissFarhia
      @MissFarhia 8 หลายเดือนก่อน

      𝐖𝐨𝐰❤

  • @nafizacraxman6929
    @nafizacraxman6929 8 หลายเดือนก่อน +6

    MiyaaN helayyy jacayL kaaga waa janisss nololeede Nadiiroww hppi3❤😭

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  8 หลายเดือนก่อน +2

      ✌️

    • @Moon0312
      @Moon0312 5 หลายเดือนก่อน +1

      Naabal shaydaanka Iska naar

  • @Subarman32
    @Subarman32 9 หลายเดือนก่อน +3

    Goatka fanka mustafe dollar laxamayste+abwaan fanaan directory ❤

  • @OdayAhmed-tl7cs
    @OdayAhmed-tl7cs 9 หลายเดือนก่อน +6

    Goatka fanka
    Fadlan xageen kaala so xidhiidhaa

  • @Youzeph18
    @Youzeph18 9 หลายเดือนก่อน +11

    Muztaphe Dollar best artist 🎉

  • @user-Heersare
    @user-Heersare 9 หลายเดือนก่อน +6

    Heestan wan sugaynay xalay baa la so fasax fanankena mustafe dollar madaxa dhacdoyinka weye waxba lagama qaban karo ❤

  • @xamseCali-w6s
    @xamseCali-w6s 8 วันที่ผ่านมา +1

    MUSTAFE DOLLAR AABAHA CALAALKA CIDKALE MASOO RAACDO REALY

  • @Deeqabunaverati
    @Deeqabunaverati 8 หลายเดือนก่อน +1

    The Real Goat Song Big Fanaan Qamar Sugani Nin Tagay Wan Ku Wataa Legend Nlw Yqy 👍

  • @farxiyacali6851
    @farxiyacali6851 9 หลายเดือนก่อน +3

    Miyan jaray xasustada nafta wad lajigtaye❤😊

  • @LiibanCisman-z7x
    @LiibanCisman-z7x 6 หลายเดือนก่อน +1

    Jiilka kacaad u sidataayo 😊😊❤🎉
    Xubno jalaqsan jaahaga🎉
    Jasmi qurux wanaagaaga❤
    Ma Jirtoo habdhaqankaaga😊

  • @axmedrasto6141
    @axmedrasto6141 4 วันที่ผ่านมา +1

    Best song ❤

  • @cabdirabbisaleban3488
    @cabdirabbisaleban3488 8 หลายเดือนก่อน +14

    Lyrics 100%
    Melody 100%
    Voice 100%
    Music 100%
    Editing 100%
    Background 100%
    Acting 100%
    What a singer🫶

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 9 หลายเดือนก่อน +10

    Legend Mustafa dollor big legend keep going ❤❤

  • @ridwanabdirehman4489
    @ridwanabdirehman4489 9 หลายเดือนก่อน +61

    G.O.A.T GREATS ALL TIME 🐐

  • @kaafi_ahmed6934
    @kaafi_ahmed6934 28 วันที่ผ่านมา +1

    Qalbi jamasho kuu qaadey
    Ayaa jiriya muuqaaga
    Miyaan jaray xasuustaada
    Nafta waad la joogtaaye 😢
    Heesihiisa si gaar ayey ii taabtaan fanaankan😐🕊💕💕🤍🤍

  • @Sakilyric54
    @Sakilyric54 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ala sidaa usugaayey the best song

  • @MonaAbdirazak
    @MonaAbdirazak 2 หลายเดือนก่อน +1

    The one and only mustafe dollar cod dahab ❤

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi 9 หลายเดือนก่อน +2

    Goat is doing goat things 🐐

  • @hamzecadde6348
    @hamzecadde6348 9 หลายเดือนก่อน +6

    Waad shidatay
    100&100🎹❤️😁

  • @qadankayd
    @qadankayd 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qalbi jamasha ku qaday ayaa jiriya muqaagaa😊
    Miyaan jaray xasustada 😴
    Nafta wad lajoogtaye❤
    Xasus 19 June 2024😊

  • @SalebanFilmsandVlog
    @SalebanFilmsandVlog 8 หลายเดือนก่อน +2

    Emotional song Henok wlahi waa macalin mustafe dollar ugaaska fanka heesaha qisoyinka horey usoco wll

  • @mahamedahmedofficial8372
    @mahamedahmedofficial8372 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤dollar ❤ Best singer in this generation the place miyaan Helay jacaylkaaga😢❤ keep up Mustafe❤

  • @AbdywakilMuse
    @AbdywakilMuse หลายเดือนก่อน

    Xiisaa jiree kumee huuuuno!!!
    Rajuunban ku jiifaye 😢❤

  • @Yoolpodcast2018
    @Yoolpodcast2018 2 หลายเดือนก่อน

    Bog ku jecel badhkiisaad tay
    Mana jiro qof kula yeeshat
    Miyaan helay jecylkaaga
    waa jaanis nolaleede ❤

  • @Abdwiilhoog0987
    @Abdwiilhoog0987 หลายเดือนก่อน

    Cakuye laxanku iyi music 🎶 waa high level runtii
    Dollar iyo Roda layaab malahan codkooda tolmoone🎉

  • @hibaqsharifmukhtar9912
    @hibaqsharifmukhtar9912 6 หลายเดือนก่อน +1

    Daga nan m.bk two❤

  • @NuurMuhammed
    @NuurMuhammed 5 หลายเดือนก่อน

    Laxanka music voice intaba 💯 The great of all time ❤ mustaf dollar

  • @Mudane.
    @Mudane. 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mustafe dollar awaleadan maxamadbk saddexdii ugu waynaa ee taarikhdan casriga soo maray fanka soomalida💚🫣🙈

  • @Nle_thomaz
    @Nle_thomaz 9 หลายเดือนก่อน +5

    GoaT dollarka🎉❤

  • @apdihalimapdimalik7836
    @apdihalimapdimalik7836 9 หลายเดือนก่อน +10

    The goat mustafe 🐐🤴

  • @zafamohamed3824
    @zafamohamed3824 8 หลายเดือนก่อน +3

    Fanan lama dhaho qofkasta kan waaye fanankaygu hore usoco indr ❤

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  8 หลายเดือนก่อน +1

      Thank u wllo🫶👏

  • @zamzamabdirizak
    @zamzamabdirizak 4 หลายเดือนก่อน +3

    Fav song 🎵 💓

  • @UsaameCabdilaahi-x1h
    @UsaameCabdilaahi-x1h 28 วันที่ผ่านมา +1

    100/1000 is beast

  • @DeeqaDeeqaaffro-gd8pw
    @DeeqaDeeqaaffro-gd8pw 9 หลายเดือนก่อน +3

    Hees way dhaaftay tani poqorka codka❤

  • @HamishandIsmael
    @HamishandIsmael 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maba dhagaysan hees ka macaan , ka miisaaman oo ka raaxeysan. ❤

  • @nuuranalka4323
    @nuuranalka4323 9 หลายเดือนก่อน +1

    Miyan helay jacaylkaga waa janis nolalede.axyaa hees 🎻❤😫

  • @ahmedshaqaleelmi5251
    @ahmedshaqaleelmi5251 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mustafe Dollar pure talent weeyi wooow

  • @xaliimosugulle
    @xaliimosugulle 8 หลายเดือนก่อน +1

    G.o.a.t.k.a Fanka 🫶🏻🥹🫵🏿🩶

  • @AyanlePato123
    @AyanlePato123 9 หลายเดือนก่อน +3

    Goaka saxda🐐

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 9 หลายเดือนก่อน +2

    Melody 💯 🔥 top 💯 🔥
    Yaa dollar waxbo lagaama qabo karo
    Editing 🎥 🎞 💯
    Music 💯 🎶 🔥🎻🎹🎼

  • @abdifatahodey6794
    @abdifatahodey6794 หลายเดือนก่อน

    Mustafe wax kale mida kale innantu halkeedii bay kula dhigtay.

  • @Muniirpoi
    @Muniirpoi 8 หลายเดือนก่อน

    THE REALLY GOAT MUSTAFE DOLLAR🐐😈🥃

  • @KataareYare
    @KataareYare 26 วันที่ผ่านมา

    Miyan jaray xasustada nafta wala jogta 😢😢😢Big song ❤❤❤

  • @AadanAxmed-jy8ht
    @AadanAxmed-jy8ht 3 หลายเดือนก่อน

    Mustafe Dollar legend weeye 100k gaadhsiiya wllo❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @MaxamedAmien
    @MaxamedAmien 6 หลายเดือนก่อน +1

    Father of the love ❤️

  • @mohamedhaadi497
    @mohamedhaadi497 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qarnigan ninkan baa iska leh fanka mustafe dollar ❤

  • @SouhaibBoy-bn7cd
    @SouhaibBoy-bn7cd 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mustapha 🎉🎉is n'ot young 😊

  • @YacinAhmedAbdillahiYacinAhmedA
    @YacinAhmedAbdillahiYacinAhmedA หลายเดือนก่อน

    Legend Mustafe doller ❤🎉

  • @Gulletjoseph3
    @Gulletjoseph3 9 หลายเดือนก่อน +1

    MIYAAAN JAREY XASUUUSTAADA 💓
    NAFTA WAAD LA JOOGTAYE ⚘️😭❤️
    MUSATAPHE DOLAR 🔥
    Alla MAXAAD || FANNAAN DHAAFTEYYY || 😮‍💨🙉

  • @oubaha.mohamed6938
    @oubaha.mohamed6938 9 หลายเดือนก่อน

    Big love mustapha dollar heesa haga waa kuu kaliyaa ee qalbiga kahadla midnaa ii maa daftoo Djibouti 🇩🇯 ban kaa soo salamaya ❤❤ maar uun Djibouti kalay wan kuu sugeynaa

  • @hamsaahmed547
    @hamsaahmed547 6 หลายเดือนก่อน

    Miyaan jaray xasustada ❤
    Nafta wad la jogtaye🥺

  • @NALIFTIINSHE143
    @NALIFTIINSHE143 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mustafe axmed wanku salamYa inader🐐

  • @DozieAdem
    @DozieAdem 7 หลายเดือนก่อน

    This guy never ceases to amaze me🫰

  • @kiMMicH32-rg7zb
    @kiMMicH32-rg7zb 27 วันที่ผ่านมา

    Hisa jiree kumee huno
    Rajo unban ku jifaayeh❤😢

  • @YazeiNHeNders0N
    @YazeiNHeNders0N 9 หลายเดือนก่อน +3

    100k iN0 pLaNa ❤🎉IncHa allH

    • @Mustafedollarr
      @Mustafedollarr  9 หลายเดือนก่อน +2

      Inch Allah wll👏

  • @dhameysmohamout8735
    @dhameysmohamout8735 9 หลายเดือนก่อน +1

    Miyaan helay jacaylkaaGa Waa Jaanis Nololede😫♥️

  • @hanadali
    @hanadali 8 หลายเดือนก่อน +1

    Fanaan cod halaasi leh mustaafe dollar horey u socod wanagsan 🎉🎉🎉

  • @muxiidinmaxamed1112
    @muxiidinmaxamed1112 9 หลายเดือนก่อน +1

    fanaan tagey oo talaabsaday walalkay mustafe dollar jiilka haatan jooga boqorkooda ayaad u tahay
    guulayso fanaan

  • @AmranHassan-ro8oo
    @AmranHassan-ro8oo 9 หลายเดือนก่อน +1

    inta danbe xiso jire kume hooyo 😊😊inta maqashay sidayda ayay dhaga fiiqanyihin

    • @Dalxiis21
      @Dalxiis21 8 หลายเดือนก่อน +1

      🤩🤩🤩🤩 Absolutely wllhi waan u fiirsaday kumee hooyo

  • @mahermehdi2407
    @mahermehdi2407 8 หลายเดือนก่อน +1

    Bog ku jecel badhkisa tahay, mana jiro qof kula yeeshay, miyaan helay jaceyl kaaga, waa jaanis nololeede....❤‍🔥

  • @Sister.shrek135
    @Sister.shrek135 9 หลายเดือนก่อน +6

    Woow mustafe dollar, what a good song! Good job from sweden🎵🎵

  • @muxamedismaaciil4455
    @muxamedismaaciil4455 4 หลายเดือนก่อน

    Qalbi jamasho kuu qaaday
    Ayaa raadiya muuqaaga
    Miyaan jaray xasuustaada
    Nafta waad la joogtaaye
    Balse waad I qiyaantay Ana waan baxay anoo sharafteyda ilaalinaya wax kaste hadeey dhacaan xitaa dunida dhan hadeey idiido masoo labanayo anigoo kujecel 😢

  • @OsamaAbdillahi
    @OsamaAbdillahi 8 หลายเดือนก่อน

    Mascha Allah moustafe dollar keep going pro ❤❤❤❤

  • @anizamuuse1265
    @anizamuuse1265 8 หลายเดือนก่อน

    Rajo ban ku jifaye mustaf dollar best singer😢❤

  • @muuseseemal7036
    @muuseseemal7036 8 หลายเดือนก่อน

    Legendary mustafe dollar keep going bro

  • @Ryker.55
    @Ryker.55 หลายเดือนก่อน

    10/September/2024 Qalbi jamasho ku Qaadey ayaa jirraya muqaaga Miyaan Jarey Xasuus tada Nafta waad lajogtaye 💝😓

  • @abdirizaakqurboofficial3334
    @abdirizaakqurboofficial3334 8 หลายเดือนก่อน +2

    legand bro maxaad samaysay amizing keep going wllkay

  • @A.zhakur_Cr
    @A.zhakur_Cr 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dollarka Wan Ka HaYaa Goat👑🙏❤

  • @nimcohassan7268
    @nimcohassan7268 9 หลายเดือนก่อน +1

    inankan Dar Allah ba u jecelahay isaga iyo fankisaba mustafe 🫶🏽🫶🏽 kama hawl yara Ninka eryadasi ka so baxeen talow muxu cabay 😁

  • @MssIbtisaaam
    @MssIbtisaaam 9 หลายเดือนก่อน

    Hadalkiyoo jalbeebtada nafta wanku jalayaaye
    Xiiso jiree kumeee huno
    Rajuunbaan ku.jiifaaye ❤❤

  • @ayeeyokorizay2849
    @ayeeyokorizay2849 9 หลายเดือนก่อน

    Muztaphe goat 🐐 2024 keep going beo❤🎉🎉🎉

  • @nasracali4790
    @nasracali4790 7 หลายเดือนก่อน

    Miyaan jaray xasuustaada
    Nafta waad la joogtaye
    Best song ❤❤😊 💯

  • @canabnuuriidow
    @canabnuuriidow 8 หลายเดือนก่อน

    Badh kujcel badhkiisa tahy❤
    Mana jiro qof kula yeeshay😢
    Miyaan helay jclkaaga🤐
    Waa jaanis nololeede❤

  • @maxamedfaarax7623
    @maxamedfaarax7623 9 หลายเดือนก่อน +1

    Great all dollar ka❤

  • @ShamsaHassan-g9f
    @ShamsaHassan-g9f 2 หลายเดือนก่อน

    Tha best fanaan keep going legend 👏 ❤