17 DAQIIQO OO SOO KOOBAYSA WAXA JEELOGAADEEN KA JIRAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 191

  • @saxarlaelmi571
    @saxarlaelmi571 5 ปีที่แล้ว +11

    Maamada ugu danbeysa waxay dhahday, "dadkii sidaa ahaa iyagaa hadda xune yaan laga daba xumaan" runtii damiirka alle dadka uu siiyo sahal kuma dhinto. Ilaahayow dadkaasi masaakiinta ah xaqoooqada si adag ugu abaal gud oo sii wax ay aduun iyo aakhiro ku nastaan. Yaa rabbi🤲

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 5 ปีที่แล้ว +5

    Muuqaalkaan waxa Duubay Oo Soo geliyey
    Cabdi Maalik sheekh Musse Coldoon
    Walaalayaal
    Waxa Loo xirey
    Waa Siyaassad
    Wuxuu Ahaa
    Iftiimiyihiii
    Tooshka Ku Shiday
    Maamulkii Faahirka iyo fasahaadka iyo Jariimooyinka Ku lansaday
    Marka maalintiisa coldoon
    Coddheeer aan Ku Wada caaawino
    Wuu mudanyahay
    Wuu astaahilaaa
    In sha allaaah
    Salaadaha
    Ha loogu Duceeeyo
    In musse biixi
    Rabbi U qasbo
    Illeeen Garsoor caddaallad ku dhisani Kama jireeee
    Mahadsanidiin

    • @fartuunsaid1141
      @fartuunsaid1141 5 ปีที่แล้ว

      Ilahay idankii wuu so baxayaa wallken cabdimalik

  • @hamse8904
    @hamse8904 5 ปีที่แล้ว +33

    From somaliland anagU wxan Tv ESTV aYan ka daawan jirnay ceelal biyo aH iyo dhaanTo wxan uHaystay inay horumar ggaadhe illahow ninan wxba ogayn ha cadabin

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 5 ปีที่แล้ว +1

      Wllhi runtaa riigag waaweyn ayaan daawan jirnay iyo dhaanto meelo qurux badan

    • @hamzethomas1686
      @hamzethomas1686 5 ปีที่แล้ว +2

      Been maad sheeegin wllhi shp waa sidaa aad sheegtay illaaahow nimaan waxba ha cadaabin

    • @samafaletv3375
      @samafaletv3375 5 ปีที่แล้ว +2

      Walhy run baad ishagtay zxb waligay hormar moyene dhiba kajiray isma odhan jirin

    • @noordiinhussein5639
      @noordiinhussein5639 5 ปีที่แล้ว +1

      Walahi waa runtaa waa geed kor kaquraxsan oo hoosna kabuko

    • @abdirahmaankhadar6395
      @abdirahmaankhadar6395 5 ปีที่แล้ว

      wlhy been maaha
      intaasan daawan jiray
      waa meel hoosa ka ba,day

  • @qabiilnindiidooqarandifaac544
    @qabiilnindiidooqarandifaac544 5 ปีที่แล้ว +7

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 From Somaliland
    Wlhi waan Ooyay Markaan arkay Hooyo somaliyeed oo dhib loo gaystay
    ragan Hooyo may dhalin
    ILAAHOOW Dumarka somaliyeed
    Ka fogee dhibaatada

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว +9

    Walaahi jeelkiii Libiya ayaa nasteexo ii noqonya cajiib

  • @xzkhemelton3493
    @xzkhemelton3493 5 ปีที่แล้ว +12

    Hooyoyinka Sidaan loo dhibateyay
    wiilashooda Aaaway .......Cabdi ileey
    Alllah kucadabo

  • @mohamedomarvlogs4522
    @mohamedomarvlogs4522 5 ปีที่แล้ว +27

    10 years experience in Jail is not easy walahi

  • @MohamedAli-im2fb
    @MohamedAli-im2fb 4 ปีที่แล้ว +1

    Lilaha ilala walahi waan oyay baldadka somaliga ah ee hoyoyinku ku jiran bal sida loo galay eega ilahow cabdi ilay iyo Intii ku luglahad ba if iyo akhiraba kaga jar cabdi ilay ilahay ma soo saro ileen isaga umadan masuliyadad qadaye cadabta ilahay ku gee cabdi ilayow

  • @ahmedheensaley5526
    @ahmedheensaley5526 5 ปีที่แล้ว +4

    God bless them
    Its very painfull to watch

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 5 ปีที่แล้ว +2

    Walahi wixi siyad Bare isaaq u gaystay bay ku dhawayda waxay sameyen allahu akbar allah hadin gargara

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 ปีที่แล้ว +1

      Tanaa ka xumayd wll isaaq si sharaf leh bay dawladii afweyne u duqaysay lkn xaar dusha lagagama shubi jirin😥

  • @sacdiyaabdulahi5581
    @sacdiyaabdulahi5581 5 ปีที่แล้ว +2

    Ma daWan karo wlahi wan oynaya wayo 2011 ayan abtigay uguwgayn jiray cuntada halka yaa alah ada nasri ukenay jigjiga alhamdulilah

  • @BareMacalin
    @BareMacalin 5 ปีที่แล้ว

    Illahay Qaafil kama ahan dhibaatada meshaas ka dhacday rabi waxan ka baryeyna ciQaab aduun iyo mid aakhiro in ay la kulmaan umada wey dhibaateyeen ku waasi

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin 4 ปีที่แล้ว +1

    كل نفس بما كسبت رهين

  • @muxsinmahmoud4390
    @muxsinmahmoud4390 5 ปีที่แล้ว +10

    nin kastoo aduunka ku qooqa . oo umada dulmiya maalin kale ayuu rabi ka goyni.

  • @muunacabdilahi4534
    @muunacabdilahi4534 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi blhi dadkan waajiranaayeen ilaahay ayaa mahad leh idin kazoosaray ina ilay ilahay waxaan kuu baryay iftiinkana caarcaar kunoolaw aakhinana cadaabtii aamiin dhaha wllyal

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomalida ogaadeenka uugu liita dhaantaduun ban daawan jiroo waxan moodi jiray nin wadanka wax uqabtee waa maxay cinqaabta intaa leeg ee aad INA ilay Ku eegayseen isagaa imika jeel kujira

  • @habooncadeey835
    @habooncadeey835 5 ปีที่แล้ว +2

    Acuudu bilaahi minasheydaani rajiimi😭😭😭😭😭👇

  • @muusefool5431
    @muusefool5431 5 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana allaah illahow unaxariiso intii kugeriyootay allaaah

  • @qabiilnindiidooqarandifaac544
    @qabiilnindiidooqarandifaac544 5 ปีที่แล้ว +3

    Subxaana-Allah
    Somalida isku wada cadaw ah

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 5 ปีที่แล้ว +3

    Ka wax sameeynaayayna wuxuu ahaa ogaadeen ka lagu sanaynaayayna wuxuu ahaa ogaadeen.......wa beel is xasuuqday iyadu.......subxaanalaah.......cabdi iilay ogaadeen buu ahaa wuxuu ku raaxaysan jirray ogaadeen dhiigooda

    • @umamaxamed3705
      @umamaxamed3705 5 ปีที่แล้ว

      cabdi iley cadowga somali weyn waaye ilahay hanaga qabto asaga iyo wixi shar wadaba

  • @kingmafiyo6804
    @kingmafiyo6804 5 ปีที่แล้ว +1

    Ogaden macala nigu yalo uf wa umada lenayo dadakodi balayo nigu dhacadeya walhi wa dada lito wan ka xumahya inta hoyo lagu dhiwateya walhi wan ka xumahya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqanka Daaroodku mar Haddii uu Noqdo Madax Amase Sarkaal CiidaN way kibbraaN Dicteytar Guumeyste iyo Ciqaab uu kula kaco Shacabkiisa masakiinta Ah

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wan iska oya ,war miyeysn dadkan qiyaaamo iyo aaaqiro aqonin

  • @muxsinmahmoud4390
    @muxsinmahmoud4390 5 ปีที่แล้ว +1

    subxaanalaah ilaahay aduunka hadaanu ka goynin aakhiro ayuu la sugayaa niet. l

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 5 ปีที่แล้ว +4

    sanadkasti waxan rajayn in somalidu xusto dhibi logaystay dadka intan nolnahay ilawbi mayno..axmarkana insha allah wan ku arsan tona gumaysiguna udhaman gushana ilahay iyo tasulkisa iyo mumina leh

  • @Nuuradan-ck6pj
    @Nuuradan-ck6pj 5 หลายเดือนก่อน

    Waalidiin aari doonaa inshaa alaa

  • @macruufaxmed3387
    @macruufaxmed3387 5 ปีที่แล้ว +3

    I really cried when I listened this video, when prisoners are talking about how they were treated ....

  • @banadirhey3011
    @banadirhey3011 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxanumaleye jiiraye reer muqdisho kaliya ineeye cadiban yahin wale somali meel walboyo joogto noolasha midka xun waligeye ma maaqalin waliba walalka anaga hal cadaw ban leenahaye wa shabab iyo cali dheere intena ka waxa nahaye walalo an is neecbeyen walahi waxa manta iga yabiiyaye nin dadkisa sidas ola dhaaqamayo saxro jiirtil xabsi dheer gabdho la kufsado walahi cadab aduunyo walahi walalahayo wa wax laga xumaado ilaaheye dhiibka idiima so ceelsho gabdha somaliye e sida xun loola dhaqamaye wanka taacsiyoynaya ilaahe dhibkina cafimad alah idiinkugu badalo subxana lah

  • @muusefool5431
    @muusefool5431 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi murug weye iyo uurxumo allah kheyr iyo barako aduun iyo aalhira ah ha idiinkugu badalo wlhi waan ilmeeyey

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 ปีที่แล้ว +1

    waa sheeko aad uargagaxle waana wax ilaahay lagamagangalo from hargeisa

  • @rahmayuusuf4642
    @rahmayuusuf4642 5 ปีที่แล้ว +2

    Soomalidu waa dad ka ugu xun aduunka

  • @macaashabdi6565
    @macaashabdi6565 5 ปีที่แล้ว

    Abdi Ibrahim sahal from Kenya waxa loobahanyahay caadaalad lahorkeno kuweekadambeye

  • @rabiicyare8501
    @rabiicyare8501 5 ปีที่แล้ว

    Allla ilhy dumarka sida u u aburayban la yaabay naxarista bal gabadha ugu dambaysa hadalkeda dhagaysta

  • @aymanali8228
    @aymanali8228 5 ปีที่แล้ว +1

    Anigu from Somaliland xogaa wan ka warqabay dhib inu jiro lkn sidan marna madaxayga man galin qofka sidan amar ku bixinayay in dadka lociqabo ma fayoba waali coon ah iga dhe

  • @AhmedAli-zk7cv
    @AhmedAli-zk7cv 5 ปีที่แล้ว

    Kuwii waxas oo dulmi iyo tacadi ahba gaystay way jogaan Alle swt ayaana Maalin aan Maanta ahayn Kala xisaabtami doona.

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 5 ปีที่แล้ว

    Inaa lilaahi qalbigìi ayaa na gilgilmey walaahay ilaahay iyagana qalbiga haw dhayo kuwiigaystana ilaahay ha ka aaro

  • @muxsinmahmoud4390
    @muxsinmahmoud4390 5 ปีที่แล้ว +3

    anigu ma aaminsani maxkamed cadaalad ah ayaa soomaaliya sidey u dhan tahay anoon kale Reeb in
    balse maxakameddii ilaahay Ha lagu sugo.

  • @poom5180
    @poom5180 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaan somaaliye waxa saas uciqaabay ilaahay idin ciqaab

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 5 ปีที่แล้ว +7

    walaahi wali.lama bislaanin
    war sheega magacooda
    maxaad ka qarinaysiin
    daalim waa lakashifaa

  • @ifraaxmukhtaar5669
    @ifraaxmukhtaar5669 5 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah qofkii dad dhiway illahey ha qabto

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 5 ปีที่แล้ว +8

    Wali isma aanan odhan qof Somali ah ayaa dad Somali ah sidaa u geli doona

  • @waxaro-raacchanale250
    @waxaro-raacchanale250 5 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhaha waa ka naxay walaahay raga waa loogu tagalay in la ciqaabo

  • @themenuaziziya1996
    @themenuaziziya1996 5 ปีที่แล้ว

    waxa aad iyo aad u wacnaan lahayd Abdi iley iyo wuxuushtii la midka ahayd in gododkan lagu soo rido asbuuc walba ay booqdaan dadkii ku jiray meeshan ha u horeeyaan haweenku walhi walhi walhi

  • @cabdicasiisrooble8005
    @cabdicasiisrooble8005 5 ปีที่แล้ว +10

    Fircoon yar buu ahaa

  • @samsammaxamed8598
    @samsammaxamed8598 3 ปีที่แล้ว

    Xasbiya Laah Wanimca Wakiil Warmiyaanay Islaan Ahayn

  • @Adamsioproductions
    @Adamsioproductions 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar, xaqii baa dilaacaY 😢

  • @muslimgirl2665
    @muslimgirl2665 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa meeshii abahay la galiyy sadex sano kaliyuu ku xiranaa xiskiisiina ku waayey

    • @ayanmohamed1453
      @ayanmohamed1453 5 ปีที่แล้ว

      😢😓😢😢 miskiin rabi swt cafimaad taam ah hasiiyo wll

    • @muslimgirl2665
      @muslimgirl2665 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ayanmohamed1453 amiin wllo😭

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 5 ปีที่แล้ว

      Wll ilahay ayaan uga baryay in caafimaad sareeca u siiyo adoonkiisaas yaa raxman

  • @maryansheikh2085
    @maryansheikh2085 5 ปีที่แล้ว

    Ma awoodo inaan dawado ama dhegeysto inayar baan maryaa waxanse rabi ka baryaa kuwa sidaa ugalay dadka muslim ka ah in uu tusiyo xanuunka ey tusiyaan waa maxay hoga madow allahu akbar

  • @abdiwahabmursal5348
    @abdiwahabmursal5348 5 ปีที่แล้ว

    Guuleed saxiip allaha kudaayo geesi geesi dhalay

  • @حسينمِرى-ذ3خ
    @حسينمِرى-ذ3خ ปีที่แล้ว

    لاحولا ولاقوة إلا بالله العلي العظيم

  • @mohamedomarvlogs4522
    @mohamedomarvlogs4522 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdimaalik coldoon aniga waxaan qabaa in Xabsiga jeel ogaadeen Maxdar loo badalo

  • @sheekhabdillahi7318
    @sheekhabdillahi7318 5 ปีที่แล้ว

    Abwaan qaasim baa yidhi nin kastoo salaan dheer u baxa siibashaa xigi

  • @noordiinhussein5639
    @noordiinhussein5639 5 ปีที่แล้ว

    Hooyadaan ugu dambeeysay hadde waa Hooyo wanaagsan oo iimaan leh

  • @qadaafi123
    @qadaafi123 5 ปีที่แล้ว +4

    Soomaliland wax dhaama wali ma hayo allow sahal amuuraha qaar lagu hoogaa jiree alla maxaa soomali dad qala hareeraha iga xiga muqdisho, allow nabadeeda soo cali ameen ya allah

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 5 ปีที่แล้ว +2

    wallahi wa wax qalbiga dadka damirkale tabanaya.ilahay ina ilay halag sidad u halagtay fircon iyo cidankisi

  • @ladanmohamedahmed8929
    @ladanmohamedahmed8929 4 ปีที่แล้ว

    Magaciisa maxaad u qarineysaa habo ewelaawa dhimatay

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 5 ปีที่แล้ว +5

    Cabdi badow meel aan kugu arrko xabad baa inoo taala .....40sano haday ka soo wareegto xataa.....adigu I garan maysid laakiin anigu waan Ku aqaanaa.....naftaada waa ii xalaal cabdow....adiga iyo caynsane....iwm

    • @mahmuudmahamed5925
      @mahmuudmahamed5925 5 ปีที่แล้ว +1

      MAXAAD KU SAMEEM CABDI WAA NIN REER CABDILA AH WASAKH YAHOW ADIGA IYO CAGJARBA AYGA ORAMADA USHAQEEYA

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 5 ปีที่แล้ว

      walaal waxaa jira filim liyu laga duubay oo cabdi bade waraysanaayo askarta jeelka ooy leeyihiin gabadha quruxda badan waan la baxnaa, ragana waan dilnaa markay sidaa usoo galaan miyaad maqasheen ubo dumarkoodi oo qaylyaaya beryahan maya dee qol uunsi leh ayaan lagalnaa hadaad ubahato waan kuu soodiri, waxana laga soo dayey 2015 tv iswidhan cabdilahi xusen cagara ayaa la baxsaday CD uu ku duubay

  • @samsammaxamed8598
    @samsammaxamed8598 3 ปีที่แล้ว

    Waa cadaab Aduun Laakiin Maantuu Hayaa wuxuu Galay

  • @mohameddek8154
    @mohameddek8154 5 ปีที่แล้ว

    In aan sheego marabo hadal maahane hada xorbaa tihiine hadii waxa idinku dhacey ay yihiin wax jiraaan ku cadee ruuxa aad ka garaneyso qofka ka taqaan

  • @safiaahmedofficial4506
    @safiaahmedofficial4506 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc Allaah ayaa idinka soo bixiyey cadabtii jahanamo Allaha geeyo C/di iley waa inka ciqaabo lamariyaa uu dadka mariyey

  • @axmedxasan449
    @axmedxasan449 5 ปีที่แล้ว

    Wixii umada sida ugalay ale narta haku fegeyo

  • @shueybibrahim754
    @shueybibrahim754 5 ปีที่แล้ว +1

    Why somalis dislike each other?God knows

  • @ishowspace1
    @ishowspace1 5 ปีที่แล้ว +2

    holly crap 😭😭 abdi iley inkaar alla kugu rid

  • @حسينمِرى-ذ3خ
    @حسينمِرى-ذ3خ ปีที่แล้ว

    Ninka la dhaho cabdi bide jeelka haysetay ma la so qaabtay ?

  • @nimcocumarxasan9891
    @nimcocumarxasan9891 5 ปีที่แล้ว

    Alla talo alle xakeey ka galaya

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyah 5 ปีที่แล้ว +1

    Sootan hada Ethiopianka qaatay Shidalalkii iyo macdantii. Ayadona lala xisabtamin, Umad alle wada rogay baan nahay. Somali u dhamatay ee aan is daba qabano.

  • @munestervlog4500
    @munestervlog4500 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax iga qalbigaygu ma daawan karo ax ax ax wllhi aad ayaan u ilmeeyay

  • @abdirahmanahmed1421
    @abdirahmanahmed1421 5 ปีที่แล้ว

    Intay dhaanto noo ciyaarayeen ayay hawshana hoosta ka wadeen

  • @rooneyali8551
    @rooneyali8551 5 ปีที่แล้ว +10

    AX AX wallhi waxaan dareemay inaa tihiin jiirtayda wayo wan ilmeyay Alx hadda wadd kaguleysateen walalahay qalia ayaa tihiin ilaahow soomali mid kadhig

    • @abdirazakwarsame7409
      @abdirazakwarsame7409 5 ปีที่แล้ว

      لا إلله إلا الله aduunkaa lagucadaabay daalimka allah wuu ukaadinayaa ilaa uu qabto halmar

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 ปีที่แล้ว

    Innaa LIllaah Wa Innaa Ileyhi Rjcn, waar Abdi Iley muxuu ahaa, sidee dadkiisa waxan ugu samayn karaa, dunidu maxay uga aamusnayd, weligay intaan war akhriyey ma arag maxaabiis Xaar la dhexgeliyo,

  • @mohamedxaji6298
    @mohamedxaji6298 5 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi ilay alaha kucadaabo

  • @hasanfarax6793
    @hasanfarax6793 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaa Allah

  • @ibrahimkrama1711
    @ibrahimkrama1711 5 ปีที่แล้ว

    Siyad baraba sidasa ku dhacdy marku dulmi gaysty ogaden wakuwa is fahme rer somalia ya ka dhadhicinaya

  • @xassanxabbad750
    @xassanxabbad750 3 ปีที่แล้ว

    Magab dhahaa iyo hooyooyinkaa kufsi mudan dhamaan halalaayo tigree iyo wixii raacsanaa

  • @fatimasaed6838
    @fatimasaed6838 5 ปีที่แล้ว

    Mustafe Cagjarooow indr Adiga iyo Shacabkaagu Haka hadhina Dadka hooyooyinka sidan yeelay.....

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 5 ปีที่แล้ว

    Cabdi ileey inkaartii masaafurka aa qabatay askartiisa reer muqdisho oo qaxooti ah ay wadada u fadhi jireen wax tegreega falin ay fali jireen. Ubana inkaarti shacbigay leyhayen aa heshay

  • @cabdiraxmacali9997
    @cabdiraxmacali9997 5 ปีที่แล้ว +1

    Showdadbadanoo lawaayay halkaasayaykudhinteen

  • @user-horo
    @user-horo 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ma saamaxo kuwii umadda dhibay, balaayo ha dhufato walaahi waan ilmeeyay waan judhidhicooday wuxu msxay ahaayern?waa kuwo aad moodo inay bukeen oo cuqdado kabuuxday dadnimadana katagay acuudu bilaa

  • @abdullahieid4453
    @abdullahieid4453 5 ปีที่แล้ว

    Waa arin Murgo leh oo Ummada xuus gooni ah ku leh Lakiin ani waxaan kun talin lahaa taas way dhacday ee Horey haloo socdo wixii maantya yaal dib haloo hagaajiyo oo hormarka aan fiirino

  • @IbrahimMaxamuud-ip2jt
    @IbrahimMaxamuud-ip2jt 4 หลายเดือนก่อน

    Waa inladilo ina ileey iyo inti dadka laynjirtay

  • @dhagardiidnasruallaah4213
    @dhagardiidnasruallaah4213 5 ปีที่แล้ว +2

    Ina iley iyo wixii lashaqeenjiray iyo shabaaba cafis maleh ee meshii lagu qabto hala dilo oo hala ciqaabo

  • @ibrahimfarax9951
    @ibrahimfarax9951 5 ปีที่แล้ว

    inaalilaahi was inaa ileehi raajicuun

  • @abdirahmn5716
    @abdirahmn5716 5 ปีที่แล้ว

    Waar nio garacdii messhaa haysty way faa iideen 😎😉😎😙😎

  • @maryanyarow9130
    @maryanyarow9130 5 ปีที่แล้ว

    Walahi waa dhib Somali Somali kale saas ha u cadaabo laa xoola walaa quwata ilaa bilaah

  • @mohamedsiyad5198
    @mohamedsiyad5198 5 ปีที่แล้ว

    Waa. In. Laga. Qooraa. Buugag

  • @xalaalnews9402
    @xalaalnews9402 5 ปีที่แล้ว

    Aaaa aaaa ilah wlhi waan ooyay ilmaa iga socota alaa ilahaw cabdi ilay godka ku ciqaaab

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 5 ปีที่แล้ว

    dadkii waxan geystay hada miyaanay ku jirin ciidamada cabdi ileey uun yaaan lanacdaline

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 5 ปีที่แล้ว

    Ninkii sidaas umada ugalayey waa in Dil toogasho lagu xukumaa Laguna fuliya

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 4 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah waar wuxu miyaaney islaam aheyn sidey dadbiliaadmiya musqulo looguxiraa shawaadiin ayaaba derdareysa xitaa gaaladu waxaa masameyso

  • @nasirawil1232
    @nasirawil1232 5 ปีที่แล้ว

    In badanbaan daawaday dhacdooyinkii jeel ogadeen Dhibaatoyinka Raga marna ka maan nixin lakiinse hooyooyinka lagu dhibaataynayey markay ka sheekenayeen waan ilmeeyey wlhi

  • @sacdiyosiman9676
    @sacdiyosiman9676 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢

  • @MohamedElmi-ly1dv
    @MohamedElmi-ly1dv ปีที่แล้ว

    Abdi illey malinka qiyamaha sualo sugayo

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 5 ปีที่แล้ว

    waar adeer somali waa somaliyuune maan midawno qabiilka dhaafno ax ax yaa allaah

  • @Samawade25
    @Samawade25 5 ปีที่แล้ว +3

    Abdi iley halasoo geliyo godkan saxarada leh si xanuunka loo taabsiiyo

  • @sucaadshugri-cm2iv
    @sucaadshugri-cm2iv 5 หลายเดือนก่อน

    SUPXANALLAAH😪😭

  • @amalhappy4833
    @amalhappy4833 5 ปีที่แล้ว

    illaahaw meeshaad cabdi iley ku cadaabeyso hana joojin

  • @abdirahmn5716
    @abdirahmn5716 5 ปีที่แล้ว

    Waa run ragii xumaa
    YAAN LAGA DABA XUMAAN

    • @shakur2567
      @shakur2567 5 ปีที่แล้ว

      Abdi Rahmn shut man

    • @shakur2567
      @shakur2567 5 ปีที่แล้ว

      Ayagana haa lamarsiyo

  • @aduunchannel3008
    @aduunchannel3008 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk wlhi !!!!!!! Jeel ogaadeen waa jeel nafisa ayaa Ku maqli jiray oo xataa Quraanka lagu soo barto

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 5 ปีที่แล้ว

    ileey muslim ba mahayn miyaa subxanalaah waba sidii yahuuda loogalijiray siduu muslimkaan yeelay naxariid xumaa

  • @hersiahmeddiriye9831
    @hersiahmeddiriye9831 5 ปีที่แล้ว

    Brutal killing and more extent the conditions of of the jail is more worse actually so Abdi iley and college should be account for it