Muuse waa Madax weynihii ugu horeyey ee magac xumo kaga tagaya dalka SL, tani wexay ka turjimaysaa in exi jirtay oo ay heego ka samri la dahay sad buursigii iyo dulmigi ay ku hayeen dalka uu babiyey
KKK wallahi inanay jacayl Ka ahayn EE xaaranti loo qoray EE musuqa Ahayd Ayay Rabaan EE muse jacayl kama aha waayo Muse Wax Lagu xasuusto UU qabtay ma Jirto car ha sheegeen Waa TUUG 😅😅😅😅
Kkkkkkk goojacade ciro iyo inta la socotaa shirqoolay oo u adeegsaday ina khaliif oo ay speaker u doormen si cod ugu qarankiibaa jabay ceebtooduna haday bilaabantay in yar sug insha-allaah
Kolba waji cusub heego wali ma aqbali waydeen in la idinka guulaystay dhadhanaankii waa dhamaaday ana barooro ama qiiro muuse tag lacag danbe been been lagu bixinayaa ma jirto imisaad cunteen qaar kale ayay u bilaabanaysaa jiif oo jaq aniguse maka mid noqon doonaa hayeey cabsi cabsi walaahi.
***Waa fikrad wanaagsan***, Laakin Raacine ee Line gala, hadaad raacdaan Mudaharad bay u ekaanasyaa. Daawada sida madaxwenye loo gelbiyo lama raaco waa wadada hareeraheeda ayaaa Ubaxyo iyo Boardhadh fariimo ku qoran yihiin lala istaagaa. ***Talo ka timi taageere Xisibiga Wadani***
Snm waa dhimatey ee ka samra ma nin dhintey ayaa la soo dhaweeyaa ooya ooya waa l idinka adkaaday 180000 oo cod ayaa la idinka badiyey joojiya baroorta
Muuse biixi guul iyo gobanimo soomaaliland buu ku suntan yahay oo wuu guulaystay si dadban maadaama uu cadawga soomaaliland uu fashiliyay qurshodoodii ay rabee in doorashada lagu murmo oo lays dilo
Muuse wuu istaahilaa❤
Habar Awal is muujiya😂 kolay dhag wayeen baad tihiine😂😂
maansha allaah Geesi MBC noloow abid 🎉🫶😍
Manshaallah Manshaallah ❤
Lkn madaxweyne maha imanka
Masha allah madaxweyne muuse bixii cimri iyo cafimaad ku nolow
Somaliland love ❤️ muuse Biixi abdi xildiid hero ❤
Qaranku waa somaliland💚🤍♥️
Exactly waa qarankii muuse
waaxay qiiradan socotaa MOVE ON GUYS dhegaa
Allaha SI khayr qabta nagu dhafiyo sharkiisa iyo xumatiisa runtii tharikhda iya xusi doonta dibaatadii qaranka Somaliland uu geystey
BAROORTII AYAA KA DHAMAATAY WUXUU SIINJIRAY BADNAAYE . REER DAWLAD QUUTE IIMAANKA BEELA XAARAANTII AYAY KA SAMRI LAAYIHIIN .
Muuse waa Madax weynihii ugu horeyey ee magac xumo kaga tagaya dalka SL, tani wexay ka turjimaysaa in exi jirtay oo ay heego ka samri la dahay sad buursigii iyo dulmigi ay ku hayeen dalka uu babiyey
Habarawashii xaqdarradii ay cuni jireen bay waayeen bis bis bis
🎉🎉🎉masha alaah madaxweyne muuse biixi cabdi geesi qaran qalbiga yaga ayuu ku dhex nool yahay jacaylka aan uqabo aloow ku xafid amiin🎉🎉🎉🎉🎉
Muuse Somaliland waxuu u ahaa waa la ogaandoonaa inshaa allah
Mr Baloodh….Mr Isku diir….Mr Qabyalad…Mr Ir Samale …Mr Lafti Naga….Mr Gojacade….Mr Qasaab Share ii Sii….Mr Kaligi Tali…Mr Afo Qaran….Bye bye Muuse madaxwaynehii oo xumaa tarikhdaa Somaliland soo maraa
Astan gaar aa aye mudanyihin hawenka Somaliland in lo sameyo mashllh guul somaliland
WAXAD NA BARTEY INAAD ODEY NOO AHAYD HADAANU NAHAY SACAD MUUSE, WAANANU KA XUNAHAY IN LA INAGA GUULEYSTEY...
Somaliland guul ❤❤madaxwayne muuse biixi guul ❤❤❤❤❤soo noqo adoo nabad ah cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar iyo wadani alaha haligo
maansha allaah lacagtii dalka aad ayaad ugu naaxdeen idinkoo sacad muuse ah sii sagootiya anagu tuug ayaanu u naqaan reernimona ku sharfi mayno
Gabadhaha waxa ka muuqda qiiro iyo niyad jab wax aanay fileyn baa malaha dhacay....WLHU ACLAM
❤❤❤❤❤❤ MBC
Nagasii kaxeeya,Ducaanu idiinku daraynaa.
Kkkkkkkkk
Inaalilaaah naa muuse wuu dhacay hoo baaruud kkkk
Ma sha alla alla❤❤❤👍
Si nabada oo ilbaxnimo kujirto umuujiya lkn waxa inaga reeban waxa dalkeena iyo dadkeena waxyeelaya Soomaaliland guulaysta guulaysta
Waxani way waasheen waxyow miyirsada
hablahan bilaaa camalka anagu wadaniya ayan gursanaynaa ee diyar garobaaaa
Maashaalah good job ❤️❤️😍
Guul iyo Gobanimo
Masha Allah ❤❤
Heego iyo Abaarso u sheeg
Wuu mudan yahay halgamaa halyay ah oo aan quluubta ka dhacay ninxumaa iyo kii dalka dhacayay iyo fikir kale watay baa u heshiiyay iyo horumarka somaliland quudhiwayday ilaahay cimriga iyo caafimaadka hakuu siyaadiyo
KKK wallahi inanay jacayl Ka ahayn EE xaaranti loo qoray EE musuqa Ahayd Ayay Rabaan EE muse jacayl kama aha waayo Muse Wax Lagu xasuusto UU qabtay ma Jirto car ha sheegeen Waa TUUG 😅😅😅😅
Muuse waba ninki xaraantas joojiyay oo cuqashisi io dadkisiba markay wax kawayeen kacodeeyeen e madax wynaha kafuq 🙄
Ku darsada suqarkow
Muuse judan inu yidhi ano habar arkaya duco ku doorsan mayo haidin wase 😂😂😂
Waa yaab kursiga ma muusa lahaa waa maxay hadyad baad u bixisay muuse dorashuu Ku yimid kuna tagayaa xilkuna waa wareegto
😂😂😂😂😂26ka juun 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Somaliland guul ku ❤❤❤ nabada ilaaliya dadku waa dadkeenii dalku waa dalkii guushu
🎉🎉
Madaxweyne wadafiicanbaadfur waxaanad noqondootaa tusaale somalilander Dhabi ah
ALAAAH ALAAAH BAAA NA DHAAAFIYAY MUUSE BIIX WAA QOFIL MUUSE QOFIL ALAAAH BAAA NA DHAAAFIYAY OROMA 😂😂😂😂😂😂😂
😢😢😢😢😢😢
😂😂😂😂😂😂😂 Ama soo baxaa amaa oyaa ama qalyliyaa oo bodhaadh soo qataa Muuse afoo qaraan Mr Baloodh iyo Gojacade waa tagayaa bye bye
MADAXWAYNE KA LIITA SOMALILAND MA SOO MARIN TUUG XUN OO FULAYNIMO IYO DOQONIMO ISKU DARSADAY AYUU AHAA QARAN DHAMAYSTIRAN AYAA LOO DHIIBAY BARI WUXUU WAREEJINAYAA DALKII OO QAYBSAN
WAXA xusi doonta madaxwaye muuse biixi cabdi oo ah geesi mujaahod muuse biixi cabdi
Soqata calanka kulmiye please❤❤❤❤
😂😂😂😂😂👍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Waa sagootin aan soonoqod lahay dalka dib iga talinmaayo ee samra reer kulmiye laydin baray
SUBHAANALLAH KUWANI WA FRIST TIME AY MADAX WAYNE NOQDAN HADYAD BANU U BIXI NAY 😂😂😂😂😂😂KU TAH WAL WASHA
YA ASTAMO MAXAY AH YA MUUSA WA MADAX WAYNE A
🎉❤❤❤❤🎉❤❤❤🎉❤❤❤🎉 0:35 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉🎉❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉mashallah madaxdawayne ❤❤muusa❤❤
Biiixi❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉
Bye bye muuse 😅😅😅😅😅
XAAFFADIISA UN KADHIGA ADEER BUUQ KALE LOOMA BAAHNEE😂
Muusaw bye bye abti
Maxaa camala’aan kabadatay dadkan😂😂
Kkkk Waar xaafadi maxay waalatay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Muuse Goojacade, miyaad halyay utaqaaniin,
Libintisa sii
Kkkkkkk goojacade ciro iyo inta la socotaa shirqoolay oo u adeegsaday ina khaliif oo ay speaker u doormen si cod ugu qarankiibaa jabay ceebtooduna haday bilaabantay in yar sug insha-allaah
Kolba waji cusub heego wali ma aqbali waydeen in la idinka guulaystay dhadhanaankii waa dhamaaday ana barooro ama qiiro muuse tag lacag danbe been been lagu bixinayaa ma jirto imisaad cunteen qaar kale ayay u bilaabanaysaa jiif oo jaq aniguse maka mid noqon doonaa hayeey cabsi cabsi walaahi.
Ala dhiiga muusow
QARANDUMIYE NABAD GAL
Madaxwaynahan sowtii lanacay eelagacunay eelaga codeeyay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sacsac Muuse ficil xumaa wallaahay waa carruur cago weyn eeddo waddanka Garxajis ayaa xukuma siilka soo diyaariya kkkk
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Madha allah noolada
Cabadka joojiya oo liqa doorashada
Somaliland farteeda isku gawraday salamaad
Dadkan maqan cayaan miyaa habartan waalan maay iskafadhido
Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi xildiid Rooble wuxu uqalmaa in Taalo loga dhiso Bartanka caasimada jamuhriyada somaliland iyo qasri wayn maadama uu qaranka dhiigisa ushubay inta igu raacsan follow ♥️ 🙏🏼📌✔️
Madaxwayne an marnanba laga gulaysan karin
Muxuu qabtay jaahilka ugu jaahilsannaa ebid yimaado meesha jaahil buu ahaa 😅😅😅😊
Iidoor waxaa waalay cudur xun baa ku dhacay qabyaalad belo oo dhan buu muuse ga tagay waar dalkiina dhista waad walateene iidoor casad muuse waa bukaan
❤SPSW❤
Muuse wuxuu ahaa masiibo Somaliland soo martay xaafad hargeisa kaliya in laga jeclaado waxay muujinaysa dulmiga eexda iyo kharaabka uu wadanka ku waday ceeb iyo fadeexo ayey ku tahay isaga marka xaafadiisi u baroorato dadkii kalena leeyihiin hore noo dhaaf muuse ciil qabow
***Waa fikrad wanaagsan***, Laakin Raacine ee Line gala, hadaad raacdaan Mudaharad bay u ekaanasyaa. Daawada sida madaxwenye loo gelbiyo lama raaco waa wadada hareeraheeda ayaaa Ubaxyo iyo Boardhadh fariimo ku qoran yihiin lala istaagaa. ***Talo ka timi taageere Xisibiga Wadani***
Waxbaa idinka qaldan ama waad.badheedhaysaane
Malaha fiicnida iyo xumida ayaa iskaga kiin qaldan
Waa dadkii 3da mushahar fadhiga ku qaadan jiray.
Adeer tolkaa oo kuu ciyaaraya maaha wax lagu faaano.
Haday qaadan jireen wa la cashuurtay bixin jireen ee baro sida cashuurta lo bixiyo
Mouse biixi diamond la il duufay
Akhas akhas
𝐰𝐚𝐚 𝐫𝐮𝐭𝐞𝐞𝐝 𝐠𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐛𝐨 𝐧𝐢𝐢𝐦𝐨❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wllo ma ninka dalka kalagooyey oo sool iyo buhoodle kasoocararay 7sanno oo qabyaalada beelo gaara lagu quudinayey oo dadka qabyaalad kaladhexdhigay muxuu taray magabilay iyo galbeed aaway goboladii barrigu
Somaliland waxa halkaa dhigay waa isla xisaabtan la'aan. Ra'iisal Wasaarihii Israel ayaa lagu furay Maxkamad. Yuhuud Alle nacay baa sidaas isula xisaabtamaysa. Inagoo Alle Muslim inaga dhigay waan hurudnaa.
Maansha allah 😂😂😂
WAA RUUNTA
25 ayaad codka helay dalka ma jigjig yar
Muuse wuxuu ka taaga cookie shacaabk somaliland waxaa hadiya ma jirto
WAarurwaahalyeyqar sikasta ooaan ucaynay axma odhan waageesi abtiraganimada anaakugudhay waanad igubanaantahay geesiqar
Snm waa dhimatey ee ka samra ma nin dhintey ayaa la soo dhaweeyaa ooya ooya waa l idinka adkaaday 180000 oo cod ayaa la idinka badiyey joojiya baroorta
Waar muuse soo diray
Waayeelkiina Guryaha maad joogtaa Wle waayaab
😂😂😂 REERKII WAY WAASHEEN . MUUSE HA IDIN WASEE GURIGIINA GAYSTA . 180000 KUN OO COD NIN LAGAGA BADIYAY OO UMADU UF TIDHI AYAY XAAFAD KALIYA HOR YAACAYSAA . .
Doqonta soo raadsata buu wasaa ee afka cayayaanka haku hadlin isku xeji
Bisinka muxu qabtay
Waxaba muu qabane isku qabiil ayaanu nahay adiguna kaaga qabiil ku raac
gesi lagaranwayay lkn talaw xagu gayn afdasacle
😅😅😅😅😅😅😅😅
Bal sagootiya barri baa noogu danbayse 😂😂
Hoyada was
Wllo muuse waadan biile markuu xilka sidaa uwareeji waa in maxa kamada la soo tagaa markaa xaga maxa kada kusii dha weeya yanu baxnee sanee
HOOYADAABAA MAXKAMADA LATAAGAYAA QUDHUNYAHOW QUDHUNKUDHALEY WADANKII